Soomaaliya oo lacagtii caawimadda ahayd ee Mareykanku siiyo kula dagaalameysa Aqoonsiga Somaliland.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 дек 2024

Комментарии • 68

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 часов назад +16

    Somalilaan waa.lugu soo duulay hadad tihiin dhalinyarada somalilaan kakaca fadhiga oo difaca dalkiina oo ku difaca Af iyo Adinba guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo 💪💪💪💪💪✊✊✊✊💚❤❤❤💚❤💚💚❤❤🤍

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo 4 часа назад +3

      Labada dal ee Puntland iyo Somaliland waa in ay meel uga soo wada jeestaan, Maamulka xamar 😂

    • @abdishakur3791
      @abdishakur3791 3 часа назад

      Garacaw wad IGA qoslisay bax so xaar nio 😂😂​@@Cabdiraxman..Gaalkacyo

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 7 часов назад +12

    Somaliland love somaliland 💚 ❤️

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 5 часов назад +4

    INSHA ALLAAH SOMALILAND GUUUL CADOWGOODU HAJABO

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 2 часа назад +2

    DONAL J TRUMP waabu balan qaaday inuu joojinaayo lacagta faraha badan ee uu siiyo Somalia

  • @Eidhayne
    @Eidhayne 6 часов назад +5

    Somaliland Guuuul ❤❤❤❤

  • @SaadaOmar-q2q
    @SaadaOmar-q2q 4 часа назад +2

    Maasha allah guuuuul somaliland ❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 часа назад +1

    guul qaranka soomaaliland

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 4 часа назад +2

    Inshallah Guul Somaliland

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 часа назад +2

    SOOMALILAND MAAHA QURUURAD JIRITAANKA SOOMALILAND WAA GOAAN SHACAB

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 3 часа назад

    guuul Somaliland ❤

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 2 часа назад

    Somalilan guulo cadswga Somalilan hajabo aamiin

  • @AbdihamiidAbdilaahi
    @AbdihamiidAbdilaahi 6 часов назад +6

    HAWIYE WAA WASHAY SOMALIA 600K WAXBA MA BADALAYAAN SOMALILAND INZHA ALLAH WAY HELI

    • @aniga7280
      @aniga7280 5 часов назад +1

      Sida awoowayasha baad qabiil ka hadli

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b 4 часа назад

      ​@@aniga7280😂😂qabiil beynu qaran ku nhay

    • @isma-y1t
      @isma-y1t 7 минут назад

      Darood waka baqdiin marke wadanka hogaaminayan ma hadli kartiin waxa ogtihiin ine ni layeen hawiye ku dul meresataan

  • @ridwanmohamad
    @ridwanmohamad 7 часов назад +4

    Insha allah calanka tawxiidkaleh oo kurasta calamka kamuqda waan rajaynaynaa insha Allah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 часа назад

    waa run

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 часов назад +4

    Oo haday lacag lacag tagto ma Somaliland baa lacag lahayn dee tujaarta ugu badan ama ugu waawryn geeska Africa kaynu leenahay e Aynu malasyiin u ururino looyaro iyo luubi fufaaca Aqoonsigeena maxaa horta si walba aynu isugu bahdilaa wax kale Oo laynagaga badiyoba horta dee yaan iyada kacag laynagaga Adkaanin ileyn taasi waa inagu ceeb e Reer Somaliland now e Dawlad iyo shiciba guul iyo gobanimo jamhuuriyadda Somaliland 💚🤍♥️✌️✅🙏

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 4 часа назад +1

      Tujaarta aad sheegaysaa waa rag meel walba cagaa kula jira oo dhantooda yaqaan Somaliland marka la eego wadamada ku xeeran kama adkin xuduudaaheena dhanwalbana cadawgu wuu ka soo galaa Somaliland markaa waxa halkaa ina dhigay cidii Somaliland kasoo talinaysay ilaa 1993 maantana sida ay u muuqato xataa Inka Isaaq ahaan ayaa ka daalay waayo wadan cashuurtiis la iska cuno oo rag ku naaxeen halkii hub loogu soo iibin lahaa ee xuduudihiisa la sugi lahaa ayaa la iska cunaa cashuurta taas waxa cadayn u ah isbadalkii uu Maayar Mooge ka sameeyay Hargaysa dawlada dhexena waa lamid waa la cunaan cashuurta xataa Muuse biixi waa kii heshiiskii khaatumo iyo Somaliland qashinka ku riday markaa wadan isagu lugta is jiida maxaad ka sugi imika reer Somalia way ka buuxaan Somaliland bilaa sharcina way ku joogaan hadana waa ku cadaw oo waa wada sirdoon markaa runta marka anynu isu sheegno Somaliland waa magac u yaal aan dhaamin dawlada Gobaleed yada Somalia waxaasna waxa ka aabo ah musuqmaasuq baahsan ee la iska cunayo cashuurta wadanka.😊😊😊

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 5 часов назад +1

    Madaxdeena waxa lamoodaa inay ka fhagalayihiin waxkasta kasta oo loo baahanyahay faysal cali waraabe geesigii hiilka waayay alle aku dhawro ❤❤❤❤❤❤

  • @InaBeegsi
    @InaBeegsi 6 часов назад +3

    Raga Dowlada wakiilka ee Fashilka Ah ee xamar maamula shaqadoodu waa inay somaliland Daba Socdaan uun 😂 Wana Gartood waayo shacab Cawana oo la Xisabtamin bay Maamulan 😂😂😂👏

  • @KhalidAweys-s2u
    @KhalidAweys-s2u 6 часов назад +3

    Eg fasel Cali xuseen Faysal Ali waraaabe hubka kuwooda adag😂😂😂

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 6 часов назад +5

    Wxba inaga qaadi maayaan se wxy inoosii kodhinayaan magac

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 4 часа назад +1

    Xasbunalah. Wanicmal. Wakiil

  • @samiamohamedxasan
    @samiamohamedxasan 4 часа назад +1

    TAWXIIDKA ale ayay donayey inay baabiyaan
    ale habaabiyo iyo xaasidiintooda

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 4 часа назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuuuul somaliya somaliya waa mid❤❤❤

  • @zallaama
    @zallaama 5 часов назад +2

    Failed state of somalia waxba kama qadi karto Somaliland

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 6 часов назад +3

    Bagaad uso bandhigteen siraha la, dagaalanta somaliland

  • @da8660
    @da8660 5 часов назад

    Dadbaa shaqo kahelay Somalind iyo Somaliya. Somalinad cidi Ictiraaf uma soo socdo.

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman 5 часов назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 часов назад

    Wadanka Taiwan waa wadan aan waxba la qaban Somaliland hadana magac ku rasdisa Somaliland waayo Somaliland waxay u baahantay hub hadii ay Maraykan ka kirayso Barbera sidee ayuu hubku ku soo galayaa waa adigu cunaqabatay isku rid dawlada Somaliland waa wadan dhulkiisa Cadaw iyo cidwaliba iska dhex marto

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 5 часов назад

    Goormuu safiir noqdey yaa aqoonsan soomaaliland

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 4 часа назад

    Qadaad wayn waxba ka qaadimaayaan somaliland

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 часа назад

    Maraykanka aynu dhiirigelino haday banaanbax iyo waxwalba

  • @da8660
    @da8660 5 часов назад

    Maraykan uma baahna inuu ictiraaf Somaliland si uu berbera uhelo...isagoo aan ictiraafin ayuu heli karaa Berbera isagoo Somaraya Dowlad ku sheega Xamar.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 часов назад +1

    Ma waxay moodyan inay hada baiden jogo iyo dumuqrdigi waxba kama qaadi karan xisbiga jumhuriga iyo trump lacag walba bexiyan huwantu

  • @musesiciid3367
    @musesiciid3367 5 часов назад

    Faysal Cali warabe 😂😂 muxuu yiidhi aydu ha ciyaan😂

  • @dhebidhanan
    @dhebidhanan 4 часа назад

    Interesting maamulka Somalia arxan inagama dhaxeeyo dagaal xabada iyo dagaal qalinaba way inagula jiran si badheedha iyo dadbanba😂😂 welcome
    Shicibka Soomaaliya lakin waa xariir

  • @HappyHodan-k5b
    @HappyHodan-k5b Час назад

    😂😂😂 faysal maa sheegay kakac weeyaan hadaa

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 4 часа назад

    Ilahay shaartooda haku ceeliyo oo saay mustaqbalkayaga iyo farxadayada ula dagalamayan Ilahay waax ula dagalama oo farxaad u diida haku saliido uuf maxa nadaba dhigay xadhigay qabsadaanba uu goo

  • @nadiiranalkaofishil5677
    @nadiiranalkaofishil5677 4 часа назад

    Wax ku qabsada lacagtas tasi tagtaye😅😅

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 5 часов назад +3

    Faysal nin walan umadda meel kafidhiso dhaha

    • @zamzamwarsame7932
      @zamzamwarsame7932 5 часов назад

      Doqon

    • @Alicabdalla7332
      @Alicabdalla7332 5 часов назад +1

      @zamzamwarsame7932 maxa doqon ah faysal waa nin dadka somaliyeed neceb cuqdad qaba hadu qof cadiya yhy 4mar ma dhaceen

  • @abditahmanmohamud4000
    @abditahmanmohamud4000 Час назад

    Reer khaldaanoow wax la dhaho “Dowlada Federal ka Somalia” ma jirto. Xasan jeebkiisa bay lacag taa galin. USA ciday rab to bay ictifraaf taa bilaa lobbies.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 4 часа назад

    Vila wargailay hada uunbay siigoday , USA waa layaannhy falalka foosha xunee ay samaynso lkn USA sfcn ulasocdaa wxsi xun oo way la gu idontaa khayaanadasi Somaliland gudo Iyo dibada wa kagulsnysan dontaa cadawga koowaad ee somalia

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 4 часа назад

    America illahay kasokow aduunkan iyaga ka taliya adoon yar oo gaajonya wxba kama dhagesanyan dantooda aya ka wayn wxs dhag haw dhigina

  • @abassadan2541
    @abassadan2541 4 часа назад

    So feisal with cuqdad is replying

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 3 часа назад +1

    Rer waqoyi isma dhaaman xishoda wax isku fala

  • @AbdishakurAbshir-vo6sd
    @AbdishakurAbshir-vo6sd 5 часов назад

    Xasan sheikh wuu sahanyahay gobol yaa tihiinee halisdijiyo

  • @XareedmaxmedJaamac
    @XareedmaxmedJaamac 7 часов назад +1

    Somaliland it somalia somaliland waa gobolkatirsan somalia.

    • @ridwanmohamad
      @ridwanmohamad 7 часов назад +4

      Ader beesha calamka buuqloma rabe inta taqanay waa dhaftay abdow 😂😂😂
      SOMALILAND IS COUNTRY IF YOU LIKE OR NOT 🎉

    • @MahamedAbdi-jv7hx
      @MahamedAbdi-jv7hx 7 часов назад +3

      Somaliland waa dalka kaliya oo isku tashaday halka 4km ee somalia ka taliso cadceed soo baxday sacabka maa lagu qarinkaa soomaliland Republic country waa dad iyo dal isku tashaday ee dantiina raacda xamareey idinku dal jira noqda marka hore

    • @ridwanmohamad
      @ridwanmohamad 6 часов назад +1

      @@XareedmaxmedJaamac ABDOW ADER MALAHA WAXMA AKHRISIDE HADA INUN DAMIR KUGU JIRO CINWANKA MARKA ARGTAY AYAA AMUSI LAHAYD BLSE KUGUMABA JIRINO DAMIR 😂😂

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 4 часа назад

    😂😂😂😂 adeero nin laangaba oo adoona washinton rabitankeda wxba kama bedeli karo 😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 5 часов назад

    Badeenu ib maaha dhaha dee . Waa la idin khiyaamay😂 in aad wax qabsataan la idiima ogola . Dee Tashada😄

  • @MadoYare-f5z
    @MadoYare-f5z 2 часа назад

    Hala mudaharaado soomaalln ka kaca soomaali ku mudaharaada aqoonsiga ayuu ka soo hor jeedaa aqoonsiga soomaalln

  • @CabdalleMaxamed-t2i
    @CabdalleMaxamed-t2i 5 часов назад

    Baga hali maayan aqoonsi isaaqu somali nimadaa inaga badan ❤

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi666 5 часов назад

    Duf kubax

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 5 часов назад

    Kkkkkkkkk

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 5 часов назад

    Somaliland guuul❤❤❤❤❤