MAGACE U BIXINAY BABYGA ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 749

  • @hibaqmahamed7553
    @hibaqmahamed7553 2 года назад +23

    Abayoyin Waxan ahay Hooyo nujinysa
    Caanihii baa igu noqday
    Kadib waxay igu noqdeen wax adag Sida buro camal
    Qof sidaa noqday ma idinku jiraa
    Please Iso jawaba

    • @hanideeq9482
      @hanideeq9482 2 года назад +6

      Abayo aniga sas noqdey wlh xax anigo nas nujinayo ayey igu xrmen cano 2 beri kadib an isbital adey dawo ayey iso siyen waxbo wey I tari wayen week kadib wala I qaley alhamdulilah wan restey abayo adina ilahey haku cafiyo channel fartun happy ayan kashegey markan xanunsana duco badan aya heley alhamdulilah ila so xarir abayo dawa ayan kushega

    • @mulkiabdullahi3687
      @mulkiabdullahi3687 2 года назад +1

      abayo dunashideya sas noqotay usbitala keynay wexe dhahen wan qalenaa wediday kadib dhor week marke jogty wexe isku badaleen qoyan walaga vixiyay alx

    • @hibaqmahamed7553
      @hibaqmahamed7553 2 года назад +1

      @@hanideeq9482 abaayo number ii sheeg

    • @hibaqmahamed7553
      @hibaqmahamed7553 2 года назад +1

      @@hanideeq9482 Aamiin abaayo

    • @hibaqmahamed7553
      @hibaqmahamed7553 2 года назад +1

      @@mulkiabdullahi3687 qoyankii maka tagay markaa

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2 2 года назад +21

    amiir yare sobarbaar maami abaayo umul fayow rabiyow kadhig love you my family♥

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 2 года назад +28

    Maasha allah amiira gabadheeyda waaye anigoo 4 wiil ii joogto ilaaheey isiiyaya ilaahow ii xafid dhamantood intaa heeysane ilaahow sii yaarabi

  • @Amuun
    @Amuun 2 года назад +6

    Asad iyo anas booska wa laga saaray🤣 Amiir cade welcome habo and Eedo boqotoyad🆎️ wiil ba nagu so biiray🥰🤣

  • @manaalapdi1464
    @manaalapdi1464 2 года назад +20

    Family aan jecalhy insha allah isku waara alle haysu kiin daayo ❤️

  • @caisha3740
    @caisha3740 2 года назад +1

    aamiin aamiin yaa rabbi 🤲

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +6

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Amir Abdirisaq, ilaahay ha idin barakeeyo adiga iyo walidkaga wanagsan, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️❤️

  • @hananali7818
    @hananali7818 2 года назад +1

    Wallahi ani waan kuu duceynaayay si qalbi San anigana isoo duceeya 37 weeks ayaan ahay isoo duceeya allah inoo ii fududeeyo o aan nabad kudhalo aniga iyo cunugayga oo nabad qabna ya rabb please isoo duceeya umada somaliyeed

  • @Priyanka-bq7lm
    @Priyanka-bq7lm 2 года назад +24

    Amiir and Amiira wa twins kayga matanahayga mashallah ♥

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 2 года назад +1

    Aamiin Aamiin Aamiin Aami بارك لله فيكم

  • @rawdocali5611
    @rawdocali5611 2 года назад +3

    Masha aallah umushii isxanbarata allaha hakaga dhigo magaca aniga abdirizaaq ka maqlay malintuu guriga hagaajinaaye amiir dhahyayae marka amiir loo bixin rabaa videogii hore ka maqlay madama Ana's iyo Akram yihiin amiir na aala jeceshihii wa idinku taageeray

  • @raniitalifestyle2392
    @raniitalifestyle2392 2 года назад +7

    Mashallah welcome baby boy. Iso duceeya 35plus aan ahay anigana mar dhaw kawaanka leysara in illahey i fududeeyo cafimad nagu kala keeno inshallah❤️

  • @IM-ud1pq
    @IM-ud1pq 2 года назад +1

    Asc maashaa alaah waad ku mahadasantihiin umal fayow alaah kaa dhigo aamiinaamiin maashaa alaah wiilkeena amiir soo barbaar maamo 💕💕💕💕

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 2 года назад +2

    C/rizaaq maa yar muniiro beenta nagaa abyo cunga mesha ku soo biiry iyo adigaba allaha idin xifdiyo

  • @faraxfaarax868
    @faraxfaarax868 2 года назад +1

    Abaayo munìiiro الحمد لله على السلامة
    Maanta diifti way kaa hadhay marka hore alle umahad celi ka dibna sowjkaaga masha allaah waayo nin sidan u dhaqaaleeya xaaskiisa uu ku yaryahay dad keena soomaalida alle ha isu kiin barakeeyo

  • @munacaday9267
    @munacaday9267 2 года назад

    Wiilkani chanel kiibuu I jeclaysiisay munira ninkeda masha alla ilahay ha barakeyo walhi waligay hal vidio oo ay muniro ledahay man dawanjiri lkn intuu ninkedu kuso biray wan ku xidhnahay sababtuna maha wax kle lkn wa wiil firfircon oo masuula ilahay ha isku daysto

  • @Taazy951
    @Taazy951 2 года назад +1

    M.a muniro may Allah give him health life and may he grow well I.a😊❤️😘😘😘🥰🥰✨😍

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 года назад +1

    "Haku lumin waqtigaaga inaad xiriir la sameyso gabadh kaliya ku dadaal horumarinta naftaada iyo mustaqbalkaaga gabadh walba waxa ay ku hamisaa inay hesho nin horumar ka gaaray noloshiisa iyo mustaqbalkiisa"
    Soo dhww wll...♥️🙏

  • @rayaanmohamud1254
    @rayaanmohamud1254 2 года назад

    M.a Amiir yre Allh hka dhigo ki DDD anfaca walidintisna Baaari u noqda 🥰
    Cbdirisaq wn ku tagersnhy wna kugu badinynaa sidad Gabadheena Muniira u grab tagnthy xili kasta frxda allh hydin siyadiyo familkena🥰

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 2 года назад +4

    Mash Allah
    Alle haydin barakeeyo
    Dmn tiin
    Awladana haydin barakeeyo
    Amir so bar baar❤❤❤❤❤🙏🏿
    C/risaq wan tageersanay saad xaaskaga u caawiso

  • @riyadwidson127
    @riyadwidson127 2 года назад +2

    amiir cade abti/adeer soo barbaar noqo kii diintisa dalkisa dadkisa wax taro cimri dheer iyo cafimad Inshallaah my family ❤️🥳😍

    • @naciimonalka9840
      @naciimonalka9840 2 года назад

      Masha Allah Amiir Cade Soo barbar Habo mcn ❤️❤️

  • @nuuxmahdiceyntenuuxmahdice6086
    @nuuxmahdiceyntenuuxmahdice6086 2 года назад +2

    Masha alah Aniga ilmaha walidka lagu saminayo saasan uga ordaa waayo wax walba ayaa kaa fakankara marka waana qalad .amiin cade habo macan soobarbar

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 года назад

    Amiira waxa la dhahaaa curada wllkeyga iyada markey dhalatay 5 sano ka hor indheheeda ayaan fiiriyay kadibna waan ilmeeyay waayo wllkeyga isagaa iso koriyay wuxu i dhihi jiray curadeyda ayaad tahy 05/05/2017 subaxnimo 6:40 am ayey ahyd waxan ku dhahy aboowe maanta curadaadii rasmiga ahyd ayaa dhalatay alx edo mcn caafimad badan allaha ii kaa siiyo

  • @maxamedismaciil3057
    @maxamedismaciil3057 2 года назад

    Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi

  • @sacdiyobusuri2286
    @sacdiyobusuri2286 2 года назад

    Yaraan ma aha weli waa yartahay muniiro masha allaah amiir igaarkay soo barbaar kii diintiis dadkiis dalkiis anfaco hakaadhigo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nuurohassan2544
    @nuurohassan2544 2 года назад +1

    masha allah aniga tiima amiiri ayan ku jiray wlhi magacas wan jeca lahay allah idna barakeyo dhamantina cfmd tama abayo munira iyo c/risaq isha allah ❤🥰

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +3

    Alxamdullillah walashay munira
    Iyo cabdirisaq, waa Magac aad u wanagsan oo qurux badan mashaa Allah, cayni mahadsanid habo❤️❤️👌

  • @maryanhussein5194
    @maryanhussein5194 2 года назад

    Asc wlle cabdirasaaq waxaad thy aabe qaali ah waayo noocaaga oo kale waxaan nasiib leh taad haysato illahay oolaadaadan ha idiin xafido xaaskaaga Allah kuu barakeeyo Masha allah

  • @sahrodahir2309
    @sahrodahir2309 2 года назад +1

    Abaayo aan kula taliyo fadhiga badan kuuma fcn allah ku caafiyo

  • @umu.waliid.285
    @umu.waliid.285 2 года назад

    Muniiro qaliinka waan kaaka horeeney adiga caafimaadka wuxuu ku jiraa inaa socotid shaqada wixii istaag ah qabo wee kuu fcntahay biyo caadi badan cab fadhiga iska yaree wàa xanuunka calooshaada qalajiyaheeda wàa socodka

  • @samaachannel2121
    @samaachannel2121 2 года назад +11

    Masha Allah beautiful family

  • @hibaaqdiine6998
    @hibaaqdiine6998 2 года назад +1

    asc wllashey muniro wlhi hada abyo fartun kuweydiinayey kawarn nunah yar alle haidiin cafiyo cafimat banaka kuimada

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +1

    Manshallah 😍 muniro magaca waxan ka xaday abdirizakh soo batbar Amiir ki dadkisa dintisa dalkisa anfaca Amiin ❤❤❤😅👍

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 года назад +2

    Masha Allah tabarakallah Amir soo barbaar habo wil bariah Alle ha ka dhigo Aamiin ❤️❤️

  • @shamsimaxamed116
    @shamsimaxamed116 2 года назад +1

    masha allh bebi amiir xita wa macga fcn weclome bebi amiir ku so dhowaw family quurx badan

  • @munaxusen7313
    @munaxusen7313 2 года назад +8

    Masha allah beautiful family team abdirisak👍👍

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070 2 года назад

    Mgca waa mid qoran amiir aya uqorna marku calosha galay so it's nice name 😄 😊 umul isxambarsata oo fayow insha allh

  • @xamdixajidahir3730
    @xamdixajidahir3730 2 года назад

    M.a amiir waa magac qurux badan habo mcn so bar baar muniiro abyo adne mushii is qaadato allaha ka dhigo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +1

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allaah🙏🙏🙏❤🥰

  • @bushrayusuf685
    @bushrayusuf685 2 года назад

    Abayo ilmaha malugu qali jire waxan umaleynaye ina cadhi udashe ilmaha hore umul cafimad Allah kadigo amin

  • @samdaegal3151
    @samdaegal3151 2 года назад

    Aamiin aamiin aamiin yarabi

  • @calimaxamed3200
    @calimaxamed3200 2 года назад

    Habar yar muniiro allaha ka dhigo umusha isxambarsaato waxan rawa inad no shegtid ilmahada ke curad eh

  • @fadumaomar9034
    @fadumaomar9034 2 года назад

    maanshaa alaah amiir soo barbaar hooyo macaan abaayo iyo aboowe alaha idiin bara keeyo ilmihiina socodka waa kuu fiican yahay marka lagu qalo eer ayaa ku galaayo amiir ilmaha kale wuxuu uga duwan yahay calooshuu kasoo baxay gabadheeydaa ciyaalkeeyga ugu faanto waa curadeeyda qaliin baan ku dhalay bishaaro ayaana ula baxay

  • @mariamab5746
    @mariamab5746 2 года назад

    maasha allaah tabaaraka raxmaan ilaahoow afoga iyo wiilkaaga caafimaayka ha idiin siyaadiyo waxaan leeyahay AMIIR soo barbaar laakiin muniirooy ayuub ayaa ii joogo maacaleesh kan ku xigo aan sugeeynaa dhib malaha

  • @sabarincadey511
    @sabarincadey511 2 года назад +1

    Magaca amiir Masha allah wan jecelaay in an ubixiyo curadkeyga lkn gabar aya curadeeyda inaqatay Masha Allah .insha allha kan lawad wiil ilaahay haiga dhigo😍

  • @sahrodheeman1754
    @sahrodheeman1754 2 года назад

    Haaa wa sax wlhi wan jeclahay magaca amiir allaha ku dhaafo bebyga ane iso duceya in an wiil alle isiyo waxan ubixin amiir🤲

  • @sacdiyobusuri2286
    @sacdiyobusuri2286 2 года назад

    Masha allaah ilaahay caafimaadkiin hanii ziyaadiyo xabiibtii ilaahay reerkaa hakuu barakeeyo🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 года назад

    Amiir my rajo aakuqoslay walahi MashaAllah
    Magac quruxbadan waaye ILLAHAY Haidin barakeeyo.

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 2 года назад

    Masha Allah tabarakallah I am very happy for you both may Allah protect you from evil eyes congrats my family.

  • @faisoismail2448
    @faisoismail2448 2 года назад

    Abyo mcnto umul fiyow Allha haka dhigo amiir yare ilahey hano weyneyo asigo cafimad qawo 🥰🥰🥰

  • @nacimaabdullhinoor8058
    @nacimaabdullhinoor8058 2 года назад

    Wcz my family m:a allha ha idin barakeyo aamin yarabi apyo umul fiyow allha kafhigo allha kucafiyo adi & beybigena amir aamin yarabi 🤲🤲🤲 hbo Amanda edo mcn waxan kuleyahy noqo kii dadkisa & dintisa& dalkisa anfaca alpha kadhigo mami aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nafisomoussa2377
    @nafisomoussa2377 2 года назад

    Masha allah abaayo umushii isxambarato allah kadhigo tankale xabiibti aniga 3cunug aligu qale waxan kugu dara fadhiga badan mafiicno soco ama seexo waliba socodka badso insha allah wakabode🎈🎁🎉🛍

  • @sumayomohamed7563
    @sumayomohamed7563 2 года назад +1

    Abayo mcnto allaah dartii ayaa nijeclahay mcnto allaah hanixafido olada baari allaah hakaga dhiko fimil asturan batihiin masha allaah

  • @ayaan9539
    @ayaan9539 2 года назад +2

    Masha Allah Amiir sodhowa kidaa kisa iyo dintisa anfaco Allah kadhigo Allhum Amiin 🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 года назад +2

    Masha allaa abaayo muniiro quruxey iyo dumashi cadi risaaq waa idin salamayaa il xun idin ma arak to idinka iyo caruurtina insha allaa walaalahey an kufaano ❤❤❤🥰🥰🥰🌹🌹👍👍👍💋💋💋💞💞💞🌹🌹

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed6435 2 года назад

    Walashey wax culesa ha qaadin fadhiga habadsanin isdhoowr allaha ku dhowro aniga waxan jeclaan lahaay shiiq sudeysi

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 2 года назад +1

    Ani yarankeeyga wxaa ladaha mxamed awowgis abo ayaa lagu samiyaya oo waliba dhintay waa in aan is ilaliyaa muniro waa iifaiideysay

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 года назад +1

    Masha Allah Alle ha barakeyo amiiryare Abdi risaq WA Sax asiga Wax so arkay wayo foosha qofka folanaya kan lo folanayo Ka xanuunbdn

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 года назад +1

    Masha Allaah Welcome back sister and brother ❤ 🥰 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maryanhussein5194
    @maryanhussein5194 2 года назад

    Asc abaayo waanku. Salamay hanbalyo nuunaha Allah xafido kii dalkiisa diintiisa iyo dalkiisa a Allah anfaca Allah ka dhigo aamiiin

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 2 года назад +4

    الله يسلمك ربي يسعدكم ويحفظكم ويخليكم وصحه وسلامه يارب دايما تكوني بخير يارب ام أمير سلامتك حبيبتي 🌹🌹🌹🌹

  • @sabirinmohamedebrahim1318
    @sabirinmohamedebrahim1318 2 года назад +1

    Wllky Awesow🤣🤣 so bar_baar .
    Intas kaftan waye.
    Aaamir Cadde illhy haku xafido
    Habo adigana cfmd taam ah allha ku siiyo ❤🌹💯❤

  • @hawaali4211
    @hawaali4211 2 года назад

    ASC Waan idiin salaamayaa happy family muniiro ilaahey Ummushi isxambaarato ha kaa dhigo Amiir soo barbaar ilaahey baari ha ka dhigo ilaahay ha idiin xafido

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 года назад

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi 🇸🇴 ♥ ❤

  • @haawoeliyow7181
    @haawoeliyow7181 2 года назад +1

    Asc edo seetahay edo aweys maahamagacxun laakin wiilkaawaa Amiir Abshir Allah xafdiyo Amiir Abshir Allah nooweyneyo inshaallaah

  • @naimoomarahmed5255
    @naimoomarahmed5255 2 года назад +1

    Maash allaah xbti allaah nixiifidiyo dhaamanti amiin waxa tiihin famil qurxubadan amiir yare wana ku lenahaya ku so dhoowo dunifan qurxuda badan habo mcn 🥰🥰🥰😍😍💙💙💙💙

  • @hawashire833
    @hawashire833 2 года назад

    Asaxabta muniro hala iso duceeyo abaayo ilahay ha kucafayo

  • @amira1438
    @amira1438 2 года назад

    Waaw masha alh. Amir welcome adunka soo bar bar habaryar
    Amir waa curudkeyga. Amira waa gabarteyda 10bilod jirta hada. Lkn amin ayaa u dhaxeya

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 года назад

    Mashaallah
    Tabarakala familkena quruuxda badan
    Soo bar baar aya lenahay Amiir yare.
    Walal Cabdirisaaq Hormar wanaagsan oo wacan hee aabe wanaagsan aya tahay Mashaallah.
    Abayo Muniiro illaah cafimad taam ah boogtane ale haku boogsiyo inshaallah.

  • @zuhraaahmad5124
    @zuhraaahmad5124 2 года назад +1

    Cabdirisaaq shaqdisi myuu ka fasx qaatay Maashallah my role family allaha isku kiin daaayo ♥️♥️

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 года назад

    Mashaa allaah Illaahay umushii. Is xabaarsato. Illaahay. Ha kaa dhigo. Abaayo in caadi. Udhashey. Ma moodeyn Waa. In aad. Sacodid. Waaye

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 2 года назад

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @najmohappe9490
    @najmohappe9490 2 года назад

    M.a xppt illahay hanixafido umushi is xabarsato illahy kadhigo ❤️🌺🌺🌷😘😘 inta xamilo ah na allh ufudu deyo Allahuma aamiin

  • @fatuuxhussein8234
    @fatuuxhussein8234 2 года назад

    MA sh allaah tabarakalah allaah haka dhigo KI ddd anfaco Abayo ad ban idin tageraa famli ku dayasho mudan❤️🥰

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 2 года назад +2

    Manshallah muniira cadey family qurxoon Allah heydiin siyaadiyo Allah heydiin xifdiyo waqti hore ayaan idin arki jiray waxad tihiin dhalin yaro wanaag san love you 😘

  • @nasteexoabdi2137
    @nasteexoabdi2137 2 года назад

    Masha allh Abyo wan ku salmey qali alle ha no fududeyo dhaman inta ila mida oo 9ku jira

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 2 года назад +1

    masha allah dumshi allah noo kaa dayo insha allah walaashery horey u shaqeusatey markaan inaad koolkoolisid ayaan kaa rabnaa bisha dhan hanasto fadhiga haloo gu adeego boqoradeena sharafta badan allah noo xafido muniiro qaali dumar iyo awlaadeena iyo dumshi insha allajumshii is xanbarsato allah kaa dhigo abayo mcnto insha allah

  • @dhadhandeeq7691
    @dhadhandeeq7691 2 года назад

    Dumashi waa kuwada taageernaa janak take ayaa u noqotay junior allaha isku kiin daaya ina adeertay caafimaad kuurajeynaa abaayo qaali

  • @xaliimacraxmaan1138
    @xaliimacraxmaan1138 2 года назад

    Wallayal Ani hooyaa iga xanuuunsan dhaamaantin inta ku jirto iigu soo duceeya waa iga codsi

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 2 года назад +3

    Mashallah so barbar aan lenahay babygena amiir macag quruxbadan waye 🥰😍🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰❤❤👏👏👏

  • @munaxirsi1641
    @munaxirsi1641 2 года назад +1

    Masha allah amiir hooyo soo barbar cimri dheer cibado suuban abaayo adigna alle ha ku caafiyo insha allah is ilaali qaali❤❤

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 2 года назад

    Manshallah allah ku barakeeyo aduuka iyo akharyro baa nuur caal nuur xabibtii maniro cadeey Abdirisaqa well done keep going do whatever.

  • @maryamabdirzakfiqi6434
    @maryamabdirzakfiqi6434 2 года назад +1

    Amiir wa magac fudud hadana casri ah m.a mid idin anfaca diintiisana anfaca allaha ka yeelo

  • @araweloqurux3144
    @araweloqurux3144 2 года назад

    Masha Allah bayo ilahay haku dayo wilka yar so bar bar hbo Amir aniga nah ur ban leyahay igu so duceya ina ilahay wil iga dhigo

  • @abshironur7015
    @abshironur7015 2 года назад

    Asc Masha allh Abaayo Umul Nabad ah
    Allha Kaa Dhigo insha allh

  • @umuamir1414
    @umuamir1414 2 года назад

    Abayo Munro wlhi wn ku Faraxey mgc Amir whyo wiilkeyki sama yihin aniga xitaa waa laigu qaley so barbar baby ki dalkisa dintisa dafaco Allah ha ka dhigo Amen Amen Amen

  • @umuabduqaadir3718
    @umuabduqaadir3718 2 года назад

    Aamiin aamiin aamiin

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 2 года назад

    Magaca abdirisaaq baa vedio hore ku sheegay masha allh

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 года назад +1

    Masha allah wlshey wlhi waa iga qoslisay ilahey ha idin barakeeyo amiir yare soo bar baar habo mcn

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 2 года назад

    Mashaa Allaah ilaaheey ha idin barakeyo inshaa Allaah Allaah idin xafido cadawga Alle haka qabto baidini laahi xabiibti umushi is qaadatay alaha kaa dhigo yaarabi aamiin aamiin

  • @fatma8069
    @fatma8069 2 года назад

    mashaAllah aniga wiilkayga yar oo sanad jir ah baa ameer ladhahaa waana laigu qalay Alhamdulillah ameer yare hada asoo yar buu ameernimo reerka uxukumaa ilaa qof kasta uu dhaho ilmahaan magacaas maxaa ugubixisay mashaAllah illahay ilmaha hainoo koriyo

  • @DHESHKCHANNEL
    @DHESHKCHANNEL 2 года назад

    You look both happy couple😘😘❤️❤️❤️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 года назад

    waan idin jeclahay Alle ha idin barakeeyo walalaheey Abdirisaaq iyo muniira Awaalda Alle ha idiin xafido wllsheen fartuuna Alle ha caafiyo madaxa ayaa saaid u xanuunaya miskiinta dad waxaa tihiin aan youtube ka uun aan ka bartay oo hadana aad moodo inay ila dhashteen somaaliland baan idinka soo salaamayaa 🤚♥️

  • @zimranyusuf6231
    @zimranyusuf6231 2 года назад

    Aniga Hoyo hooyadeet laygu samiyay marki igarcayso hooyo ha idilin hoyadaa ahee waa iga qaleysaa ciyaalka kale waala bikeways😂😂😂

  • @hamdialihassan1675
    @hamdialihassan1675 2 года назад

    Fadhiga badan kuma ficno socod iyo jiif ilahey haku caafiyo qaliin wax fican mahan january leygu qaley ila hada wa darema xanunka ilahey inta islaam ah haka badbadiyo

  • @asmaahmed1421
    @asmaahmed1421 2 года назад

    Ma alh anigba qaliin ku dhaly may 8 wxnan u bixiyey amiira alx intaan haysana alle ha siiyo

  • @nimoqalbihena
    @nimoqalbihena 2 года назад

    Masha allah allaha inoo xafido awlaada dhmn amiir yare habo mcn soo barbaar

  • @fadumofarah6994
    @fadumofarah6994 2 года назад

    MANSHA ALLAH ILLAAHEEN HOOYOYOINKEEN HA UNAXRIISTO AQIRA IYO ADUUNBA

  • @xaluush
    @xaluush 2 года назад

    Muniiro abaayo qaliin maku dhashay iso jawab umul fiyow alle hanaga wada dhigo

  • @caaishacabdulqaadir6640
    @caaishacabdulqaadir6640 2 года назад +3

    Masha Allah amiir wa magac ad uqurux badan ilahay haino barbariyo

    • @nasronur3742
      @nasronur3742 2 года назад

      masha Allah abaayo ilahay umu shii is qada tah hakaa dhigo