Riwayadan waxa laga mataley fanka somaliland milgo ayu ku fadhiya lkn ka xamar cidi donta aya iska so galeysa inti fahantey ba fahantey inamadeydi reer Burco idin jecliya Beerka icaseysen jamal iyo janagale wa xarabo rag an ku fano💋❤🇮🇹🌍
#Ridwaan HiLawLe wan ku wataa zHp wLHi Codka iLaHy Hakuu barakeeyee wxd samaysaa qaaciyada mar wLpA samee oo ka dHiiGayso ciyaLka reer HrGyza ee LcGta La ordaya 🤣😅
*Hadaad aragto fariintan Allah dartii subscribe iigu saar*
Aadbaad umahadsantihii Asxaabtayada qaligaa ah markasta nagala socda wax idin xisa galiyah
maansha allaah halkaa kaga wada inkasto muqdisho ad meel kaga soo ha dheen
JamaaL kU wataa pr0
Zxpyal filmkan yar waan ku haystaa Wlhy
Horumar walalady from uk 🇬🇧
Liiindhadhtiii ina geee 🤣🤣🤣🤣
Soo badiya riwayado labadinu aad wada matalaydan jamaal iyo janagale geesiyiin ayaad tahay walahay riwayadihiina beerka ayaa igu casaday
Alle gacanta mcaan haku barakeeyo ridwaan iid cabdi ridwaan hilowle waa ninka kaliyee igu soo dhaweeyay gacma furan markaan la kulmay
Riwayadan waxa laga mataley fanka somaliland milgo ayu ku fadhiya lkn ka xamar cidi donta aya iska so galeysa inti fahantey ba fahantey inamadeydi reer Burco idin jecliya Beerka icaseysen jamal iyo janagale wa xarabo rag an ku fano💋❤🇮🇹🌍
Kkkkkk riwaayadani waa fariin Ku socota nimanka hunguri xamar geeyey waa maroojiye murqaan murxiye kmmmn
WLHY ANA UGU HOREEYA LIKE DHAC SII
Janogalahaasi waa Garac ba
Kulahaa
Kun jeer baanu kunidhi markaanu heesayno
Hanasoo Eegin
Jilayaasha Sanadka
Soo Badiya Barnaamijyada.
Jamaal hakis iyo jano gale xalay ban isku aragney fooqa daarasalan hortiisa iyago maraya rag jira wlee weyana inta ila dareensan like dhac ku siiya
reer burco halkaa madaxaad iizaarantihiin❤dhiigaan idiin zhuupaa❤Love
Abwaan hilawle gacan macanaa yasalaaam
Kkkkk
Jamaal
Kulaahaa
Wle
Iyo
Bilee
Mnzh allh horey uzoco team jamal hakis 🔥🔥🔥🔥♥️
waan idin salamay zxbayaal
burco like igu jac siiya
Jamaal iyo jana gale zhp taydh ku faraxasha nadafadana nala ilaaliya
Jamaal waad soo qaadatay chanel ku waa update garayseen hargaysaad timiye sxb soo dhawaw waliba inaadeer talent ayaad tahay
Ninkaa kamanka tumayaa maanu Ridwaan ahyn keep going sxb my class mate
Wanku wataa jamal ♥️
Hhhhhhhhhhhhh hhhhh
Hadii laguu dhiibo hees
Hooyadey rogmatay
Qaad Adu ha diidine
Ree Burco kaftan nii daayay
Moqdishan idinka salamayaa
Halkaa kazii wadda dhal fanneed🙏
Fanka Waaa Lozii Dherga
Weliba Ka Hargaysi Waaa Xiiq
Wr Ninku Cod Macaana Iga WaLee Qaar Badano Heesa Ayuu Dhaama
haa wlhy, magaciisu waamaxay taloow
Hilawlaa layidha
Masha allah Alfanaan Mulaxamayste Ridwaan Iide Abdi iyo janagale iyo mudane Hakis hore usocda sxbayaal
waaw fanaanku cod macaana
ruclips.net/video/2ibMhauNu8E/видео.html
HALAGU YAACO RECTIONKA HEESTA WAYAHA CUSUB
7:35 ar inankan magicii cod macana nin yahow heestu qadayu magaceeda yaa garanaya?
inanka kamanka tumaya cod baad hysaa sxp vankaa kuu paahan
Hore usocda zxp
Axmed yaasiin barre. Maxamed jano gale iyo abwaan hilole
Rag Jira hore usocoda
Jamaal hakis wllo qalbiga hanaga galin
So funny wllhi hore u socda
Mnsha allh jamaal oyo zxoky janagale alleh haydin dhawro hore usoco
Dalcad dheer kaa kor waa habaar
Ustaad ridwaan hilaawle eshcaal kaban
Abwaan ridwaan hIlowLe😍
FiRst VieWs LikeTa ha iLDhafiNaH
Midaan laba dhacayn xaqiiq weye hadii macaa la baroorto waa lagu qaadanaya meelaan ogay
jamaal cali xasan hore u soco bro
🙏🙏🙏🙏🙏
keep going sxb jamaal io janogale
Waa libaaxyadi o hargeisa laydhsanaya
Mar haduu Jamal hakis hargeisa yimid haduu Dabble caan noqonayaa 😁😁
Masha Allah abwaan hilawle
Waxaan sugnaaba waa qaybta 4aad 🤣
Xaqiiqada iyo xarabdkaba xulbad katihin hore uu socda zxb
Janagale iyo jamaal hakiz qosolkii oo lugynaya
Keep going sxbayaal 👍
Hhh noocan oo kale noosoodaa
Allah jamal luga qaloocaaw kugu bay maantaan arkay meeshad balayda kakeentay 😅😅😅😅
Jamal gudbintiisu waa heer sare.
Waaw Rageedii way nagu socota Riwayadani laso dhakhsada Q 4aad
Mnsha Allah labo nin oo culus keep going brothers 👍👍👍👍
Keep moving forward
Jamal hakis and moh janagale 😂😂😂😂😂
Habo jamal keep going 💖
Daacad baan u qoslay wllhi 😂😂😂😂😂😂😂 waar dad cajibaad tihiin wll. Hhhmmmmmmmmm
ALLE HOOYADA JANADA HA GEEYO AMIIN subscribe igu caawi wlloh
Rageedi💕
Aar heesha yaa ku soo baxaya
Kkkkkkk gaadhigi dalcadii ayuu kaaga bakhtiyay Moogaha barooga ahow.
Hore UsocDaaa WllahyGa
Masha allah washidantihiin
Hore
Abwaan ridwaan hilowle🙌🙌
Kkkkkk. War wxay dalcadan aad gashay
Marka lacagtay soo lugaysaa
Wlhi way iga qosliyeen kulaha sagagaryow 😂😂😂kalmadaas 4 sano ka hor ayaa igu dambaysay kolkan wadanka ka tagay
Iiga tanaaxul.
Jamaal in the building material
KkkkkKkkKk ale beerka
Hore usocda Hore usocda wlalayaal
Hore u soco zxp
Keep going zHp yaal
Jilayaasha ayahamahn hore usocda
Soo wada
Hmmmmmm
War reer MuQdishow
RiwaaYadan idinkey idinku
Socota
Fartun BalBalaarkaba wad dhageysataane🤣🤣
Kkk Labo xaaraan
Mansha allah keep going wllky Jamaal hakis
Kkkkkkkkkkkkkk
Maanta. Ana uhreeye mxaad. Ii ogoshiin
Filimka iga dapa ge nio jilintaka lapo cisho ayad ku qadatan filimka wa mcn yhye
qosol badanaa🤣😂
👌👌
JamAal HaKiS HoRe usoCo Sxp
Wllo qalbiga hanaga galin
Hhhh janagale iyo Jamal qosokii aduunka koman galay kulaha
Maxad nolosheeni u sheegas
#Ridwaan HiLawLe wan ku wataa zHp wLHi Codka iLaHy Hakuu barakeeyee wxd samaysaa qaaciyada mar wLpA samee oo ka dHiiGayso ciyaLka reer HrGyza ee LcGta La ordaya 🤣😅
Muqdisho ma gartin doqomahyo
Go forward 🙏🙏🙏
raggeediibaa tihiin sxbyaal
Ilma.aderayal heesta jamad oo uu nikani qadayo majirtaa shay madho dacarba waa lagu ilaawi
😂😂😂😃😃😃😂
Waaaw
Wow
Anaa kamaqnaa
Ma zanduuqii garacdaa hhhh
Qosolkii addunka😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kugu faanaa
Ragan waxay badaleen jilayaal waawayn
Qaybta kalana soo galiya
Jamal mogaha cusup