G+2 I Obsiye Project

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024
  • Obsiye Project : Waxaanu ku faraxsanahay inaanu dhamaystirno Mashruuca aanu ka wadnay Xaafad Gantaalaha ee Magaalada Hargeisa.
    Faahfaahin:
    Gurigani waxa uu ka koobanyahay Saddex Dabaq (G+2)
    Qolka Jiifka oo heersare ah (Master Bedroom)
    Fadhi iyo cunto
    -Family Room
    7 qol oo jiif ah
    Madbakh dibada ah iyo mid gudaha ah
    5 Musqul/Suuli
    Parking inkabadan Shan Gaadhi.
    -Blot area 24mx18m
    Goobta Xafiiskaayaga:📍 Xaafada Jigjiga yar gaar ahaan Agagaarka dugsiga Kaaha ama halkii uu ahaan jirey dugsiga British. (
    Tel/Whatsapp :📞 | 📱| 063-8088882 | 063-4428686 | 065-4428686 063-4410370 |
    Web:🌐 www.hilldevelopmentinc.com
    Email:📧 hilldevelopmentinc@gmail.com

Комментарии •