SIDUU DHAWACA ISOO GAAREY !!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024

Комментарии • 793

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  3 года назад +385

    ruclips.net/video/XBkphquYObc/видео.html

  • @amintube1723
    @amintube1723 3 года назад +645

    Inta xan usoo gashay videogan like iisara

  • @aminyare4177
    @aminyare4177 3 года назад +134

    Inti xirirkodaa kufaraxsan like dhaac kusii👍♥️♥️

  • @yuuyare6285
    @yuuyare6285 3 года назад +50

    inta xanunsan allah ha caaafiyo walakeyga io walsheyda idinkana allah ha idin caafiyo

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 года назад +51

    Labada qof ee aan RUclips ugu jecelahay, jack and marizh 😍😍😍

  • @mahamedahmed2438
    @mahamedahmed2438 3 года назад +84

    Marish iyo jack aroskina ayn sugaynaa insha Allh

  • @abassabdul8
    @abassabdul8 3 года назад +11

    Second point is marish Beauty Thanks your sister keep going U Talent 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedmadkoos3412
    @mohamedmadkoos3412 3 года назад +9

    Inta ila aragtey marish iney jack ♥ jeceshahey like ha ila dhaafin

  • @mrbashaabahdoon2561
    @mrbashaabahdoon2561 3 года назад +2

    Jeck walaal qaali ah allaha ku caafiyo😭😭😭😭❤
    Aniga Waxaa iigu murug badneyd part 2 qeybta aad maariyo ku adkeysay
    Iyo Markuu Amin Asagana ka oohiyay maria isla qeybtaas aheyd dabcan
    Maria walahi marar badan la ooyay
    HORMAR WACAN WALAALKEY JECK IYO DHAMAAN INTI KAQEYB QAADATAY TAXANIHII NABSI IYO NAXDIN JACEYL
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisamadalibood4256
    @abdisamadalibood4256 3 года назад +1

    Aniga wlhi filimkas aadban ujeclay wayo waqti aan ku qadanayey oo aan safarka nolosheyda kujiray waxbadane wan kalabaxay so keep going bro just waxatahay qof qalbiwanagsan wayo waxaa laguuaqana qalbi wanaga Reer muqdisho siyasadne ula majedo oo aan dad kudurayo Masha allah sidokale best atarisho waxan siin lahay marish waye daylogeda waa aw fadhiyey thnks abayo madadaladiina dhamantin thnks

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 3 года назад +13

    Maria iyo Jack saad jak isugu tihiin ayaan jag idinkugu ahay

  • @abassabdul8
    @abassabdul8 3 года назад +2

    Thanks your mr Qurux ku Dhiigle Super film's It so Nicely brother Otherwise Quick Recovery brother i.a 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 3 года назад +16

    You make me lough when im not even in the mood to smile 😁❤

  • @salatabdala4975
    @salatabdala4975 3 года назад +1

    Qurux.ku.dhigle.iyo.mariisha.waaidisalamay.mais.guursatiin.waaiskuficatihiin

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 3 года назад +4

    Wlky alleh haku xafido wax kudhiban alleh kum tuso noloshuna kum xumyso libaax form hargyeisa 😇😘

  • @baskaxchannel8215
    @baskaxchannel8215 3 года назад +2

    The family impire boqortooyo in the building 😍😍 waan ku wata masul jack

  • @salaheyibnuhassan1233
    @salaheyibnuhassan1233 3 года назад +5

    1 hour 10k views .....qurux ku dhiigle wax kale waaye💪💪

  • @najmakamil4976
    @najmakamil4976 3 года назад +1

    Ilaahy ha kucaafiyo abowe

  • @xabiibamacalimxuseen7037
    @xabiibamacalimxuseen7037 3 года назад +4

    Queen Maryama iyo King jack Gacalayaal raali ban idinka nahay💎🖤💎

  • @محمدكمال-ظ8ح4س
    @محمدكمال-ظ8ح4س 3 года назад +3

    15:40 quruxow engineer maa tahay waa ka shakiyee🤣😍

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 года назад +3

    Wll mcn qurux ku dhiigle...waligey kuma caayin kuumaNa quuro inaan ku caayo

  • @abdiqafarbooby4689
    @abdiqafarbooby4689 3 года назад +2

    Jack quick recovery bro my favorite actor
    Come back stronger

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 3 года назад

    Ramdaan wuu dhamaadey kheer kiisa allah na waafiji yo bro

  • @fartunahmed7564
    @fartunahmed7564 3 года назад +1

    Jack wllhi waxa thy qof agtena aad ugu wey ayaa thye waxaa ku rajeynaa in allah caafimaad taam ah ku siiyo🤲🤲🤲 wllkey qaali my brother waxaan ku leeyahye keep going💯💯 dib hasoo firin

  • @saacidyre5703
    @saacidyre5703 3 года назад

    Masha allh alle hakucafiyo sxb anaga dar teena ayaad udhaawacantay sxb alle hakucaafiyo amiin ammiin amiin

  • @xafsohassan2384
    @xafsohassan2384 3 года назад +1

    Waan ku wataa runatii qurux ku dhiigale

  • @aaliyamohamed9039
    @aaliyamohamed9039 3 года назад +8

    Quruxw Mariya Maa Prank Ku zameezid Adine Mariyoy Maa Zucaad Prank Ku zameezid zucaadey Amiin Maa Prank Ku Zmeezid Adne🤣🤣 igu Qaata Tagero Qurux♥️😒🦋

  • @cabdikanihassan4768
    @cabdikanihassan4768 3 года назад

    Wll book gaagta kaadanbeeso bookga dhaxda kujiro waxaa kuqoron Christian ✝️ dior adigoo Muslim ☪️ah hakufaanin diinkle ee iska saar

  • @khadracuke8573
    @khadracuke8573 3 года назад +11

    Jak waa ku salaamay brother alaha kucaafiyo gacanta 😭😭

  • @abdirahmanmaxamed2905
    @abdirahmanmaxamed2905 2 года назад +1

    Maariishey Adi Jack waa isku nuureysiin

  • @ridwaanahmed8499
    @ridwaanahmed8499 3 года назад +1

    Alle ha ku caafiyo

  • @MohamedHassan-gq2et
    @MohamedHassan-gq2et 3 года назад +1

    Mansha alah qurux ku dhigle iyo marish horey usocda Dhaman Tina tiim waa yaab Markan imado nerobi aan idin arko hada waxaan joga mombasa

  • @abdulasisdakir5354
    @abdulasisdakir5354 3 года назад +1

    Guul ayan idiirajee nayaatiimkiina ilaahay ha idin dhawro wll👍🏻

  • @mariaabdallah6298
    @mariaabdallah6298 3 года назад

    Flimkaa aaduu u wacnaa xitaa wn la qiirooday qurux ku dhiigle wll hore uso mansha allh

  • @amiinamiin7265
    @amiinamiin7265 3 года назад +2

    Somali hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mariamhazzan1103
    @mariamhazzan1103 2 года назад

    Kapax Mohammed bashiirow directornimo kuu qiray ani lkn wlhi ani if hdad ruwayadaha aa jileeso io flimanta xitaa waqtigeyga waan kusiin lahaa xitaaa kuma dhibsan lahyn waayo qofka ani qadarin bis hduu isiiiyo everything oo qurx bdn waan siin karaa allah hduu rali ka noqdo abowe keep going everything nolosha wey kusoo maran directornimadada halkaas kasii wad abowe 🤍🦋❤️🦋 ani hormar weyn kula jeclhy wlhi 💕🦋🤍

  • @amranm2077
    @amranm2077 3 года назад +1

    Wlhi marka idiin arko waa iska qosola qurux ku dhiigle io marisha 🥰❤️waa idiin wata 🥰

  • @maankamaanka9641
    @maankamaanka9641 3 года назад +1

    Shanta somalia sharukhankuuda ku wataa gar io gardaro one love 🇸🇴🇸🇴🤣🙏

  • @mohamudhassan9367
    @mohamudhassan9367 3 года назад +6

    Keep going sxb qurux

  • @libantaqorya4089
    @libantaqorya4089 3 года назад +3

    Nin ka uku horeya ayan ahay qurux ku dhigle nin culus Chek lekta wa xakina

  • @saaqsaaqsaaqsaaq3994
    @saaqsaaqsaaqsaaq3994 3 года назад

    Glam by SUU qayanadi marish ay ku samaysay ayay laxanunsatay Allha ha cavio🙏

  • @salahmohamed9362
    @salahmohamed9362 3 года назад +1

    Aboowe saan Noojeceshahay sii kadaran ayaan kuu jecelnahay🥰🥰

  • @xaawokoronto8862
    @xaawokoronto8862 3 года назад +1

    M.a waidin wataaa 💗💗

  • @mohamedmadkoos3412
    @mohamedmadkoos3412 3 года назад

    Sxbkey jack allah yashfiik🥰🥰 mariya xabasuuda wiilka la ogow

  • @adanosman8860
    @adanosman8860 3 года назад

    Masha alaah sxb qaali filmkas waan uxiisi dona

  • @AllahAlwaysone1
    @AllahAlwaysone1 3 года назад

    sxip.wllhi isma naqano lkn wa idin jaclhy hada awodi.laha 1B wa uqalantin idinku sharfi laha

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад

    Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 3 года назад +1

    11;45 Jack SXP anaga garabkaaga taagan don't worries you markasta negative ka positive kaa kaban you are our Jack not sharu khan

  • @feetaroboyofficial6237
    @feetaroboyofficial6237 3 года назад

    Qurux ku dhiiglw lcg waan ku siinayo viewska waa lcga abaha cune 100k baa fiirsanysy lcg douple by kusi xryse gooy🤣

  • @habibahayir2180
    @habibahayir2180 3 года назад +3

    Jack walal mcn adh ayan kutagera horey usoco one ♥ 👌

  • @zadka.jr10
    @zadka.jr10 3 года назад +254

    Marish iyo qurux kudhigle inta ila jcl like sara 😍

  • @saphiaupdyrizak6701
    @saphiaupdyrizak6701 3 года назад +210

    Inta jecel inuu caafimaado like ta ha ila dhaafina

  • @ahmedtiger3677
    @ahmedtiger3677 3 года назад +182

    Whli marish waa qof wanaagsan because
    Waa qofka kaliya ee qurux kudhiigle fahmaayo
    Dhaawaca qurux ku dhiigle weyla xanuunsatay
    Wey dhowreysaa gacanta qurux ku dhiigle
    Weyna kaxuntahay in uu soo gaaray dhaa waca
    Qurux ku dhiigla waligaa maarish haxumeynin
    Why walaaltinimada ayay wax kataqaanaa💟💯

    • @abdidahir1081
      @abdidahir1081 3 года назад +6

      Ad iyo ad marish waa qof ad u qalbi fican intan ka aragnay

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 года назад +4

      Waxaa lagu guda jiraa 10kii ugu danbeeyey uguna khyrka badnaa ee bisha barakeyzan ee RAMADAN...wll adi iyo walidkaba Alle janada ha idinku kulmiyo.....hal subscriber igu caawi

  • @ahmedranker5733
    @ahmedranker5733 3 года назад +109

    Inta aminsan inuu qurux kudiigle RUclips hormar weyn kagari karo like dac kusiiya 🥰🥰✌

  • @manaalmohamed8367
    @manaalmohamed8367 3 года назад +155

    Inta ila argtaY inU jack marizh jeclyey lake hayla dhafin🐵

  • @abuukarahmed9609
    @abuukarahmed9609 3 года назад +40

    Sxpow qurux kudhiigle waxan ku weeydiina gabadhan guurso waad isku so baxeeysaan xalacagta Aniga Ayaa kaa caawinaa sxp yeeyku dhaafin Atariishadaani

  • @bazmaabuubakar9353
    @bazmaabuubakar9353 3 года назад +53

    Inta isdhahday comments adaa ugu horeeyo waxyar kadib na aragtay dad badan ani camal liketa 🤣

    • @hibaturaxmaan8612
      @hibaturaxmaan8612 3 года назад +1

      😂😂😂😂hadana ma iska dhaafatay comanti dhan🤣🤣ani waaba ka yaabe dadkan yutubka mee dhax fadhiyan🤣

    • @zuhaybiprahim6319
      @zuhaybiprahim6319 3 года назад

      @@hibaturaxmaan8612 hhhhhh wlhi ani cml aa tahay

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 3 года назад +44

    Waad isku noreysiiin Arooska Noso dadajiya❤️♥️♥️

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 года назад +79

    Inta qurux kudhiigle taageerta like

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 3 года назад +35

    Jack Alle haku cafiyo saa anaga noo mada daaliso darteed ayaa jug kusoo gartay waad ku mahadsantahay adiga iyo team kaaga sida wacan juhdiga ugeliseen filimki macanaa horumar wacan ayan idin leyahay 👍🙏👏.

  • @sundusabdi5136
    @sundusabdi5136 3 года назад +24

    Sorry jackow wll rabbi caafimaad degdega haku siiyo,waxa aan idinka mahad celinayaa sida aad nooga qoslin jirteen walow ay jiraan marar aad naga oohiseenba😂coz jilliinka run run baan moodi jirey anoo og hadana🤦🏻‍♀️😂inbadano ila mid ahina way jiraan,best director yo teamkaba waxan idin leeyhu guulaysta❤

  • @ilyapoi239
    @ilyapoi239 3 года назад +35

    *Quruxow farxad darteed ayaan lasoo cararay markaan idin arkay labadiin inaad lamaane naqatan ayaa wanaagsan❤❤❤❤*

  • @mohaaliii3584
    @mohaaliii3584 3 года назад +36

    Ramadaan kariim team Qurux Ku dhiigle ❤️❤️❤️❤️ from Galmudug

  • @habsoruun7561
    @habsoruun7561 3 года назад +24

    Walahi lamana ayaad ku quruh badantihin waxan amiisanahy in aad ku soo baxasan masha allah

  • @maankamaanka9641
    @maankamaanka9641 3 года назад +32

    Filin kle idinka sugaa in shaa alaah ilaah haku caafiyo papa

  • @sabrinaomar8594
    @sabrinaomar8594 3 года назад +28

    Sorry jack waan ka xumahay dhaawacaaga 😥😥😭 sxb

  • @ArourinhoSHOW
    @ArourinhoSHOW 3 года назад +33

    Aboowe iyo Abaayo SOOMAALINIMO iyo WALALNIMO Darteed #1K Subscribers igaarsiiya Inta RAMADAN Ka Lagu Jiro 👉🇸🇴

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 3 года назад +20

    Allaha ku Caafiyo Sharuqankena❣😘💯💯

  • @zamiir143
    @zamiir143 3 года назад +44

    shanta Somali sharukhankoda😇✌___ku xumen reply iso gal❤

  • @sibiyan007
    @sibiyan007 3 года назад +21

    Remember Tonight we will begin i.a swalatul-Tahajuud

  • @umamakadiye212
    @umamakadiye212 3 года назад +29

    Inta maqashe atarisho like sar😂😂

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 года назад +36

    Qurux kudhiigle alaha kucafiyo mariyana alaha dhwro gabadhena from puntlnd galkio atjuna qosoluu igudilay aniga😂😂kaas actar caadiya ayuu ahaa jilinka ciyarta nagadaaya jack iyo marish iskuyaaca reer nayrobi alaha idin xifdiyo somali waa cajiib marka darenstahy

  • @dreamgirlqueen2944
    @dreamgirlqueen2944 3 года назад +18

    Oh sorry wll waan ka xumahy dhawaca ku garey alle haku caafiyo adi walashey suu hbn wanagsan 🙋‍♀️😍😘🇸🇴💙

  • @clweligaas2795
    @clweligaas2795 3 года назад +17

    Inta kuu xiran marish iyo qurux kuh dhiigle isoo booqda wll

  • @HassanAli-lw6im
    @HassanAli-lw6im 3 года назад +16

    As a fans we love you guys keep going and make more videos 📹 I hope you feel better soon insha allahi

  • @walalapdizechannel4079
    @walalapdizechannel4079 3 года назад +74

    Today I'm kii uhoreye Manchester United fan like ismujiya

  • @yusufabdisamad4281
    @yusufabdisamad4281 3 года назад +16

    Inta ila aragto maria ine tahy jeck dhaqtaradiisa Like hasarto ...

  • @ubahahmed6968
    @ubahahmed6968 3 года назад +10

    Jack wxad tahay qof allah caqli iyo hadalba ku manaystay somalida wax yaabo badan anay fahansanayn aya fahansantay allah caqliga haku daye, dadka ajanabta aya inaga so barajaysay. Ad aya idin tagera dhaman tin teamka oo dhan Maria iyo amiin iyo ❤️🌹 waa ku mahsantihin filimka an caadi ahayn oo no so samaysen ood wakhtiga no so galisen. Love you all 😍

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 3 года назад +21

    Raadso someone that looks at you the way Marish looks at Jack in this video. 🤣🤣🤣

  • @daacadomar7685
    @daacadomar7685 3 года назад +11

    Jack sxb maria qof la dayn karo mahan ee wax walba ha kuugu qadato yeysan na dhaafin

    • @kadacade1245
      @kadacade1245 3 года назад +2

      Walahi bilahi been maahan maaria niyad nadiifa iyo qiimo qadarin gabar lamida lama helaayo jack iyo marish horay uscoda masha allah

  • @umu_armaan_saciid2642
    @umu_armaan_saciid2642 3 года назад +5

    Walaalow markaa Vidoka fiirsanaayo Kaligeey iska Qoslaa Cideena wey iga yaapeen Xitaa hapeenkii Saqdhaxe waa Qoslaa hadaan ku arko Hore Usoco Bro😂😂😂😂

  • @fjmuniir4512
    @fjmuniir4512 3 года назад +13

    BIG RESPECT QURUX KU DHIIGLE AND MARISH

  • @xarifiscoo988
    @xarifiscoo988 3 года назад +7

    Sxb quruxw adii iyo wlleyda sucad cfmad taam ah Allaha idin siiyo i.a wllayal dadkn waa wllahen cml aminta hala bakheylina i.a qurux adneh amin lee soo dheeh nh wxpa kaadhibi meysee hhh😀😀😜😜

  • @abdishakurjomo
    @abdishakurjomo 3 года назад +85

    The family impire Jack in the building

    • @amalsublinmal4791
      @amalsublinmal4791 3 года назад +1

      😂😂😂😂

    • @issowibnyare9770
      @issowibnyare9770 3 года назад

      The family empire jack in the building love you all wishing successful a head ov yu

  • @nurkeyabdirahman1663
    @nurkeyabdirahman1663 3 года назад +1

    I love Marish runtii. Jack plz Nambark telefonked iisodir hadi adhi kujirin. Gosolked iyo Ciyarted an kahali.

  • @samiirasiciidciirale2231
    @samiirasiciidciirale2231 3 года назад +6

    Jack in the builing shp mcn illhy haku caafiyo wanku ognhy dartaya ayuu musoo gaarey dhawacan
    Wan kaga mahad celinaya waqtiga quruxda badan ee aad noo hurten adiga iyo dhaman kooxda
    Mahad sanidin
    Adigana horay usoco m.a
    Sharuukhanka somalida tahay wllky
    Shanta somali sharuukhaankooda keep going pro

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 3 года назад +12

    That was nice film thank you guys 💓💯💓💯

  • @AhMed-qw2hi
    @AhMed-qw2hi 3 года назад +6

    Qurux leeyda haday kula joogto waad leedahay like saaxiib si aan utaa geeraayey waxaan gaadhay in aan jeclaado kkkkkkkk usheeg merish saaxiib kkkkkkkk

  • @fmfootball9225
    @fmfootball9225 3 года назад +2

    16:24 Rer neirobi mrke all kuu kacaayaan waa mrkaa caan thy hdaa caan ehen adi lee wye apapa😙😙

  • @taatiko9183
    @taatiko9183 3 года назад +8

    Labada aan ugu jaclahay RUclips ka keep our goals🤝🥰💯

  • @aamahaaji4854
    @aamahaaji4854 3 года назад +12

    Aamiin prank kuso samay Qurux kudhiglow

  • @king...3695
    @king...3695 3 года назад +6

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.

  • @Iskutashi
    @Iskutashi 3 года назад +1

    Nio marish physics iyo mathematics mafahmayso fasalka 1aad ayay 6 mar ku dhacday😅😅😅🤓🤓🤓
    Just joking 🙃

  • @yaasminmaxamed9250
    @yaasminmaxamed9250 3 года назад +10

    Keep going bro and sis 🦁💯💯❤️🔥💋 Marish quruxley 🦁

  • @sadikbashiribrahim6311
    @sadikbashiribrahim6311 3 года назад +1

    Sxp mcn plz plz waiga codse adi iyo marish isgursatha aniga wxa iga balan ah aroskina INA kaqabqato ho 1m ankino

  • @sheegowwiyeedshahed4360
    @sheegowwiyeedshahed4360 3 года назад +1

    Lapada Qof Oo Somali Hadaan Nahay Oo Aan Ku Faano Allow Idin Dhowro Lapadiina Jack Iyo Marish

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri 3 года назад +5

    Hhhhh
    Marish Waa iigu Daliigtay Leee Ha dhihin
    Qurux Yaaa Og

  • @ahmedmahad2743
    @ahmedmahad2743 3 года назад +1

    Qurux ku dhiigle aniga xitaa mid baa iga yaa bise wllhi ana been sheegin anigoo runta ka hadlooyo waa midii marish nio glam by suu marka dhaheesaye labo xasale ayaahe oo guriga marish badar ka cuneesaye marka kale aada dhaheesaye guriga glam by suu ad imaaneysa oo dhaheesaye bis waye cuntada ee adiga cun oo isku direesaye labado gabdhood adiga hasiini barda aniga ma siinaayi oo adig dhaheesay marish ayaa ka fcn cml oo glam by suu iney u timaado marish oo ku dhaheeso ninkeg mardanbe iguma direesid wllhi kkkkkkk one love team dhamaan form mogdisho caddey gaar ahan xfd caymiska 🙏🇸🇴💯♥️❤

  • @Tuureyar
    @Tuureyar 3 года назад +7

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plzl

  • @maryanahmed5351
    @maryanahmed5351 3 года назад +4

    Kilipkas inu dhawac kasogarayo labo cali ma isweydineyn hadad oged lika ha iladhafin☂☂☂❤❤🙋