DHAQALAHA HADAD JOGTID SOMALIYA AMA TAHAY GABAR BIIL QADATA MUQALKAN ADIGA LEH. 😍

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 74

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 месяца назад +21

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ☝️❤️

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +6

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi
    @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi 2 месяца назад +6

    1 iyo bar aan biil qataa 1 ilmoneh wan heystaa 5dollar kaseve gareyaa bilkaste 🎉🎉🎉hdada waxkale igula taking laheed wan kaa sugaa

    • @caaliacabdimaalik6805
      @caaliacabdimaalik6805 2 месяца назад

      Mansha allah wxd thy gabadh ku dayasho mudan walashay alle haku barakeyo❤

  • @nadiramohamoud4428
    @nadiramohamoud4428 2 месяца назад +1

    Mashalah kartilay idhiiri galisa gacalo mahadsanid inbadan gabadh kastaa wa inay isku filnaasho gaadha ❤

  • @Sadiyyaaa
    @Sadiyyaaa 2 месяца назад

    Mashallah abaayo aniga arday ahay turkey 🇹🇷 joogah ani xaas ah kaliga ah aya malinta kugu so biray waxbadan ka faiday ❤️ kheyr Allah hakusiyo waxbadan iskagey badalay thank you abaayo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +3

    Masha"Allah🎉 Xamdi😘 Sorry🙏 Ani Soomaaliya Ma Ku Noolli🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Laakiin Waxaan Ku Leeh Keep Going My Sis 🎉🎉🎉

  • @Xafso25
    @Xafso25 2 месяца назад +5

    Xamdi wan kusalamay gurceel ayan jooga carurna waan heystaa aniga waxa lay siiyaa 250 bishii 100 raashinka,oomo shampada dharka wax noocas ku soo adeegaa hal mar 90 waxan u qoo deyaa adega kale sida hilibka canaha iyo qudarta qudarta qalalan sida baradhada basasha toonta xawashyada iyo wixi la mida 2 mar lee soo adegtaa oo guriga ayan dhigta mooska yanyada iyo wax saas ah isbuucii 1 mar lee soo gataa talagad yar oo iitaal ayan gashtaa waxa kaliya aan malin kastaa soo gadaa waa hilibka iyo canaha dhaayda ah ayna meshii aan u arko inay ii qiimo yartahay ayanka iibsadaa 20dolar ayanku soo gataa war yar oo shopin ah intii aan muhiim u arko markas waxan saas ku dhigtaa 40doller

    • @raxmacail
      @raxmacail 2 месяца назад

      Maanshaallah abaayo
      Sifiican ayaad u maaraysay

    • @AniisaAadan-fm1cl
      @AniisaAadan-fm1cl 2 месяца назад

      Masha xppti alle haku barakee
      Anaa bal isoo duce
      Biil baan qata hadana waxba waa igaagi layen

    • @SahroXasan-uq3zo
      @SahroXasan-uq3zo 2 месяца назад

      M.a libaxad badahy gacalo Sasa ka rawa❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 месяца назад

      Waaaaaw mashlaaah Fariid ayad Thy abyo see waaye Guri geel Nolasheda xili hore igu danbeysay canaha hilibka raqiis ayey ahayen ❤

    • @Xafso25
      @Xafso25 2 месяца назад

      @@yuuuuga1 wlh waa nabad abayo canaha hada masha aad noogu raqiisen lkn hilibka iska kacsan asaga xataa qaali goo ma ahan lkn haynta dadka ayaa iska yar alxamdulilah waan ku ficamahay mcnto

  • @user-mi9yf4xx9c
    @user-mi9yf4xx9c 2 месяца назад +2

    M a hamdi mahadsanid gabdha jamacdaha dhameyey ee aa nan shaqeyn ka so hadal❤

  • @AasiyoGeedi-kk4uq
    @AasiyoGeedi-kk4uq 2 месяца назад +3

    Xamdiyay abyo aniga subxii 1.5 ku quracdaa duhurkina 1.3 ku qadeyaa hbekina 1 dollr ku cashyaa .waxyalo badan anoo ubahan ban dhaqale awgii iskaga daya shopping malin maso wada gato mlintaan faida inay iso gashay ban shay soo gataa .wlhy shly gaban shopping tagay waxyalo badan wan ubahnaa lkin anoo dhaqalahayga firi naya iyo waxa muhiimka ii ah ban hal cream soo gatay lacagtaydii klena wan laso labtay .
    Kaga daranta meshan kaso gadanayy waxay ku jirtay noskoon saa darteed u aday.

    • @cimraanxaashi119
      @cimraanxaashi119 2 месяца назад

      Abyo isku midnhy lkn sadexda wakhti wax ma cuno 2wakhti bes shopinkana marba waxba so gata marka dhaqale ina samaynonweye😢😊

    • @Happ147
      @Happ147 2 месяца назад

      @@cimraanxaashi119hadadan sekunoshahy

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 2 месяца назад +2

    From somalia 🇸🇴 ❤❤❤

  • @SaynabahAbuubakar
    @SaynabahAbuubakar 2 месяца назад

    Waaw xamdi qurux
    Alle hku deysto reerkaadana kuu barakeeyo😊

  • @amaalahmed8580
    @amaalahmed8580 2 месяца назад +1

    Anigo wali guursna bn wax bdn ka faidy mhdsanid Kun dhaan 🥰🥰

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 2 месяца назад +2

    Gabdha Kenya kasoo hadal wllo 🇰🇪

  • @SittielmiFarah
    @SittielmiFarah 2 месяца назад

    Hamdi qurux badan wan kusalamay wall mcn ILAHAY dartis ku jeclahay wlhi From 🇩🇯

  • @Arawelo-u2v
    @Arawelo-u2v 2 месяца назад

    Tack hbbt xamdi allé ha ku xafido adiga iyo caruurti hboda u ahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ arinka dhaqalaha Wallo noso badi

  • @nashaadahmed4949
    @nashaadahmed4949 2 месяца назад

    Mhdsanid cbbti gabdhaha jamcda dhamyey kaso hadal ama dhigta say dhaqale u samayn karaaan?

  • @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi
    @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi 2 месяца назад

    Mhd snid abyo mcn marana waxd Italy qofan ku daydo ❤❤wn ku jclhy mcney wanna igu ogthy

  • @Kadramuktar-tw3xx
    @Kadramuktar-tw3xx 2 месяца назад +1

    Xamdiyey jigjiga aad baa lagaga tagera ❤

  • @ahlamsalad9688
    @ahlamsalad9688 2 месяца назад +1

    Mashallah abyo aniga roll model aya itahay ❤❤

  • @idilabdiraxmaan5527
    @idilabdiraxmaan5527 2 месяца назад

    Abayo waa mahadsantahay wan ku lawadaageynaa insha allah ee noo soo badi

  • @HabibaOsman-m8q
    @HabibaOsman-m8q 2 месяца назад +1

    Masha Allah abyo 🥰🥰🥰

  • @HamdaHashi-g8w
    @HamdaHashi-g8w 2 месяца назад

    Abyo wnkutagera❤😊

  • @aishamohamed8282
    @aishamohamed8282 2 месяца назад

    Gabdhaha iskumid ma ahan sister

  • @AyaanAxmed-nw3up
    @AyaanAxmed-nw3up 2 месяца назад

    Xamadi abaayo muqdisho waxan qaata 300 markast maamulak aayiig waarasan biilwalab deen iisoracdo meelaha ma aado abaayo

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 2 месяца назад +1

    Abyo aniga waaba necbahy super marketyada wllhi cuntoyinka naturalka wlle ka jclhy aniga waxii iimuhiimsan oo qiima jbn jooga gataa abyo markuu qaali noqdo nh maba gato illa uu kasoo raqiiso alxm abyo hamdiye aniga lcgta nh majcli inaa ku faataalo illhy ima siiyo lcg aan ku faataalo aan wax micno lahyn iga soogalo . Wlle Allah nasiiyo lcg aan ku taaleynin masakimnta nh oo banaanHa wax ku gadayo aan ugu iibsano ayaga faaido uhelaan aniga cunto natural ah uhelo wax nh iiga sooharo lcgtaaz . Lcgta dhnkeeda waan ku adkahy maku faatali 😂😂.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 месяца назад

      Fariid Thy guleyso qaali ❤❤❤

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886
    @zuzuqalanjocookingdecorati4886 2 месяца назад +1

    Wcs hamdi xp
    Happy 26🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sumayomohamed2697
    @sumayomohamed2697 2 месяца назад +1

    hhhhhhh kuwa an cidba bilin bad ilawde waxba kuxisabtamin bishaba ankla ogayn inay dhamatay yo inkle😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NimcoInaoamr
    @NimcoInaoamr 2 месяца назад +1

    M.a karti badan xamdaay ❤

  • @jamiilocabdi7891
    @jamiilocabdi7891 2 месяца назад

    Ani soomali ayaan joga waliba cadado ayaan daganahy bishii 90 dolar ayaa laysiyaa 15 dolar ayuuto ayaan kugala interneedkaygana wuu igujir iyo barabayd kayga

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 месяца назад

      Fariid mashlaaaj ❤❤❤

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 2 месяца назад

    Xamdiyeey dadka ganacsiyadooda lama.magaaco mana ala ataacko

  • @user-jx1tx3on2b
    @user-jx1tx3on2b 2 месяца назад

    Waad mahadsanataha habo mcn❤❤❤

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd 2 месяца назад

    Hamdi walale isku fikrad ayan nahay Allah kuubarakeyo makaxdada

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 2 месяца назад

    Asc hamdiyey abayo waxajogaa yurub waxan haysta 4 cunug yurubna waxa ikenay ninkayga abayo lkn iima ogola inanwax sevegaraysto oo ana sevgarynayu ileeyay mudodheer wakalahadlay lkn mogola waxn joga yurb mudo 6 sana wllhi haldolrna iima ogola marwlban waa iskuqabsana waxkalo dhiba makuqabo lkn marwalbo dhaho waxiigara aanhelo wuxuudhahaya anaa inoo sevgrynya waruno wuu sevgarya oo guryo bosas bisnis wasameyay lkn magacayga kuma qorna waakisa uun ana mudada anyurubjogo waxlacga iima ogola ilaa tacarurta kudhe mana shaqaysankarano waxan haysta caruryaryar oon iskuulgadhin inan waxmeldhigtana waa jeclay aan anigu leeyay balilatli abayo

    • @faizaruun5670
      @faizaruun5670 2 месяца назад

      Wcs abyoy wlh waa warer xaalkas e waxaa kacodsata haduu kaayelayo inuu hal bos xita uu kusiyo ama dahab igad deh sanad kasta kacodsa koley dahabka xita marbuu wax kutara inshllh qali

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 2 месяца назад

      @@faizaruun5670 ok shukran qali haye lkn uma malaynayo inuu igayelyo horeba waa uwydiyay

    • @faizaruun5670
      @faizaruun5670 2 месяца назад

      @@rifalalsharif2884 badhana maogola niminka iney guri ay ayaga gateen iney nagta kuqoran e haduu kacan furanyhy dahabka igad Lee deh. Dahabka iska aruurso hadow danba asaa kubaxsanii

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 месяца назад

      Abyo wax fcn maahan sas waxad sameysa dahab i gad dheh sanad kasta teda kale adiga ma shaqeysa lacag magacada ku timada xafada maso gasha

    • @rifalalsharif2884
      @rifalalsharif2884 2 месяца назад

      @@yuuuuga1 may abayo mashaqeeyo awladayda aad uqyaryar wali iskul magrin wax lacgina magcayga kumatimdo

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 2 месяца назад

    Mhdsnid abyo wana wanisay reer muqdisho hada nahay sandka 6bila nadhaftee buug ma qoronaa anaga dowldna namacawiso danteena manaqano

    • @idilabdiraxmaan5527
      @idilabdiraxmaan5527 2 месяца назад +1

      Haaa abayo aan dan teena garano oo abayo xamdi role model ka dhigano

  • @amuunhabarwaa3001
    @amuunhabarwaa3001 2 месяца назад

    Gabdhana waa kuwa shaqeysta rerkeeda ey ka dhalatana biila kudar

  • @najmaAbdi-fr9fz
    @najmaAbdi-fr9fz 2 месяца назад

    Anaka waxa haisanaa super market yaal raqiis ah oo hadane offer leh sida ketias iyo chip and best holsel ne weugadaan lkn baqaarada raqiiska sida mega ayankaso adegtaa bishi wayo dantayda waxaykujirta dukaankii raqiis ah ayuutana wanka galay alx dulilaah gabdaha waxaankulatalina bishii halmar adeeg fcn so gata ayuutane gala

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 месяца назад

      Fariid ❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 месяца назад

      Fariid ❤❤❤

  • @indhooy0259
    @indhooy0259 2 месяца назад

    Abyo waa runtaaa dumarkeena weeba ku faanaan abaa Alx ani horta lcgta inta badan waxey iga baxdaa qaaraan & Wall Ama waalid Alx dhib Bedelgeeda Allaha isiiyo meelahasna waligeey kama soo adeegan bakaaro iska xaadiriyaa glbta arbacada ama talaadada Alx
    Abaa lkn hda waxaan rabaa inaa skin care. Qarash ku bixiyo maxaa igula talinee ?

    • @zainabali-nl3wv
      @zainabali-nl3wv 2 месяца назад

      Hadii aan aniga ahan talo kusiyo waxaan ku oran lahaa skin care badan uma bahnid yalagu walin waxa keli oo skin care uga bahantahay wa moisturiser creamka spf 50 oo qoraxda iyo cleanser oo kan wajiga lagu daqo sadaxdaas halmar gado yer yeryso cabaar ayey kuhayne inshallah

    • @user-pl9ob3ez4i
      @user-pl9ob3ez4i 2 месяца назад

      Plz iso sawir scken kair kaa huno​@@zainabali-nl3wv

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 2 месяца назад

    Manshalaah ❤❤❤100/100 wa sax

  • @AishaAbdilatif
    @AishaAbdilatif 2 месяца назад

    Dadka Somali jogaye hbn walba Mel taganyiihin waxa lagu leyhahay heblayo nolasha ukala kacsan hbn kasto way baxda lkn ila ma fcn Ina hbn walba Mel ad tagnato

  • @nimcoabdi8810
    @nimcoabdi8810 2 месяца назад

    Adaygey marku tvga ka Arko wuu qeylinaa why waxan bacrimiska wadanka loo geyayay sun wayay oo dhahaa 😂😂😂 waxuu jecelyahay waxa suuqa cadiga yaalo oon ahan jirnay waligin 😂😂😂

  • @user-ny1sr9ms8m
    @user-ny1sr9ms8m 2 месяца назад

    Xamideyey waxi muhima gada waxkale waa isdhagoleyaa hdi awodo wan gada

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 2 месяца назад +1

    Xamdiyey anigu bisha markay isoo dhacdo waan kala qoondeeyaa lkn bisha dhamaadkeda ayaan dib ugu noqdaa saving kii maxaa xal ah ilaso tali

    • @zeinababdijamac349
      @zeinababdijamac349 2 месяца назад +1

      Abaayo Aniga kula mid ah Aniga bisha ayaa qadaa bilkaa bisha markee dhaman rabto oo ay ka dhiman tahay 20 ilaa 15 markii la gaaro wax ma haayo abaayo xitaa save ma lihii

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад

      ​@@zeinababdijamac349👍👍👍👍 Kula Mid❤🎉😂😂😂

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 2 месяца назад

      ​@@zeinababdijamac349 abyo waxad sameysa bishii ayuto gal ama 50 ama 30 ama 100 waxii adi kaa goa ada og maho hadad sas sameyso wad ku dadale halahii kuu Haro o waxad ig tahy Mel laka so bixin karin inad halahii kale inad kalisay bal sas ku day abyo mcn anika 3 dolar bil qata si walbon wax u aruriyo wan ka daba taga wana kaso bixina meshi hada ayuto bam 1.3 ku gakay mcney 80 dolar qadana marka ilahey ha ino dhib dhamo

  • @user-ny1sr9ms8m
    @user-ny1sr9ms8m 2 месяца назад

    Run badanaa

  • @FadumowsahroSiciid
    @FadumowsahroSiciid 2 месяца назад

    Abooyo hamdi talaankaarabaa xageekaahelikaa

  • @ZaynabMohamed-jm7pj
    @ZaynabMohamed-jm7pj 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @MaryanDiriye-j6z
    @MaryanDiriye-j6z 2 месяца назад

  • @Nehaa80
    @Nehaa80 2 месяца назад

    Lkn xamdi dadka lacagta yar qato 😅

  • @HamdiOmarisse
    @HamdiOmarisse 2 месяца назад

    Mahad sanid wll

  • @IqraHassan-vz4fh
    @IqraHassan-vz4fh 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤

  • @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi
    @IfraaxMohamudOzmanIfraax-sz3mi 2 месяца назад

    1 iyo bar aan biil qataa 1 ilmoneh wan heystaa 5dollar kaseve gareyaa bilkaste 🎉🎉🎉hdada waxkale igula taking laheed wan kaa sugaa

    • @user-zp9td3mk4s
      @user-zp9td3mk4s 2 месяца назад

      Fariid qali Ana 2dollor malintii qataa waxna kama dhigto qli ila tali