Gabadhii Jidka Ku dhashay iyo Maansan Maxaa kala Qabsaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • ★ MAANSAN TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
    ★Contact ,Telephone and WhatsApp ★00252619911010★

Комментарии • 575

  • @sadiaahmed1318
    @sadiaahmed1318 5 лет назад +272

    Somaaliyey ii soo duceeye kurbo aa i heeso 😢😢😢😢Ilaahay a yaa kurba qaado

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 5 лет назад +9

      Ilaaahey farxad qeer qabto hakugu badalo walal

    • @ubahal8907
      @ubahal8907 5 лет назад +3

      Ilahay kurbada haka dul qaado walalo insha Allah wana ka fuqday cawa wixii ka danbeeyo wllo insha Allah

    • @ayaancabdule5965
      @ayaancabdule5965 5 лет назад +2

      @@sacdiyoxassan4574 alaah hakaa qaado gurbada

    •  5 лет назад +3

      Amiin yaa Allah

    • @umuaishafarah1106
      @umuaishafarah1106 5 лет назад +4

      Walashey allah kurbada hakaqado astaqfartana badi iyo dhigriga allah oodhan intad kartid insha allah waxweyn ayad kadaremidonta allah kurbada kagaqado farxad iyo daganasho hakugubadalo

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 5 лет назад +16

    Dhaman inta so dhiibtay Alle wanaag ha ugu bedelo dhalinyarada hawsha wadana Ajar ha ka siiyo aamiin

    • @hawaeidid5728
      @hawaeidid5728 5 лет назад

      Khayr.aydaan.filayn..ilaahay.haydin.siiyo.aakhiro.iyoduun

  • @AhmedHassan-ph2fy
    @AhmedHassan-ph2fy 5 лет назад +21

    Asc walalahayga somaliyeed isoo duceeya wxn rajayn asbuucyadan in aan sharci kaqaato wadanka aan joogo ee isoo duceeya in illaahy gacanta iga soo galiyo inshaa Allah 💞💯✅

  • @user-ys6mx9tc3s
    @user-ys6mx9tc3s 5 лет назад +27

    اخي ابها الله يجزيك الخير ماشاءالله عليكم الله يوفقك ويرزقك من حيث لاتحتسب انا فخورة فيك

  • @ladancraxmaanladancraxmaan5906
    @ladancraxmaanladancraxmaan5906 5 лет назад +1

    soomaaliyey ii soo duceeyo guur doon ahay in uu ilaah zooj fiican in uu ilaah ii sahlo aamiin

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 лет назад +18

    Amiin Yaaaa Allaha 😭 😭😭 😭😭 😭😭 😭👈 🙏 I love you so much somali ❤🇸🇴😍 😍😍 😍😍 😍😍 😍

  • @buqaarijaalle7861
    @buqaarijaalle7861 5 лет назад +17

    Run ahaanti abaha iyo buufle barnamijka wadaan waan idinku bogadinaya barnamijkana sii wada bisha ramadaana waso dhawdahy ilaahey haidinla garab galo

  • @axmednuur2535
    @axmednuur2535 5 лет назад +27

    magacaaga abahaa waxaan kuu raaciyay erayga samafale maadaama aad samafal badan sameesay waxaan ku leeyahay samafale abahaa yaa igu raacsan

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 5 лет назад +9

    Shiikh Aabahaa iyo buufle horey u socda waa gaari doontaa insha Allah

  • @CartoonKids856
    @CartoonKids856 5 лет назад +4

    Alle ajar iyo xasanaad ha niga siiyo reer maansan aqiro iyo adunba

  • @ahmedabdi689
    @ahmedabdi689 5 лет назад +9

    Maansan wxey garty hormar fcn abaha iyo buufle ilhy ha idin brkeyo👍👍😍🤝

  • @naasirkaarshe8773
    @naasirkaarshe8773 5 лет назад +5

    Soomalidu waa dadka dunida ugu qalbiga wacan runti wa dad isu naxa oo isu naxariista ilaahay dhibka ha inagaga dulqaado qalbi wanaageenas iyi is caawintenaas

  • @katiegacha_lol4333
    @katiegacha_lol4333 5 лет назад +7

    Abahaa iyo buufle ilaahay haydin barakeeyo. Ilaahay misaanka haydin saaro aamiin

    •  5 лет назад +1

      Amiin yaa Allah

  • @ayaanmaxamud6632
    @ayaanmaxamud6632 5 лет назад +6

    Mansha Allah Allah idiiin barakeeyo kuwa wanagsan ba tihiin

  • @hazardbay4515
    @hazardbay4515 4 года назад +1

    Masha Allah kuwidadaka cawiye iyo kuwi bilawey Asaska cawiska Allah aya id og Wallahi qofkii waxbixiya waxba kamnaquso Illaaa ziyadatuziyaaaad moye Wallalah aaad ba idinka farxey Ya Allah sidey niyadoda ay Rabto Allah ugadhig kwicawiyey iyo intaniyeyesan Insha Allah Ameeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • @muniiroxasan2773
    @muniiroxasan2773 5 лет назад +13

    Masha Allah walalaha ajir allah idinka siyo dhamantin

  • @abdirahmanwarsame9179
    @abdirahmanwarsame9179 5 лет назад +2

    Soomaali isoo duceeya gabadh aan jeclahay aan mudo waysanay waana la'anahay.
    Gabadha iigu soo duceeya saaxiibayaal

  • @somaliweynenewsnetwork8495
    @somaliweynenewsnetwork8495 5 лет назад +12

    abaha iyo cabdirahman abdi mohamed horay usocda

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 5 лет назад +14

    Guul iyo guumo nimo Ilahey intii wac baxsatey ajar ilahey idinku badalo Thnks a lot

  • @LeoMessi-uf1pb
    @LeoMessi-uf1pb 5 лет назад +13

    Wlhi abahaa iyo buufle shaqo fiican hyseen

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 5 лет назад +6

    waar meeshaan kheyr baa kasocdee iyo hanuun ilaaheye tolow soomaali oo dhan ma janadaa lagu guridoonaa waaban yaabee ma ilaahaybaa hanuun inala damcay nin nasiib leh ayaa arinkan oo kale kaqeeb gala ilaahoow hayga qadin ajarkan waa kii janada lagu galayey soomaali ilaahoow isu sakhir maansha alaah aabahaa hore usoco tan ilaahay ayaa kula damcay nin labadiisa waalid uduceeyeen ayaad uegtahay anigu kuma aqaano laakiin indhaha aan kugu daawadey igu filan iyo dhagaha aan kugu maqlay igu filan ale haku hafido adigoo kalena ala habadiyo maansha alaah aabahaa anigana ii soo ducee waan ku farxay hawsha adag eed qabaneyso ilaahey haku xifdiyo

    • @atahtyganor8832
      @atahtyganor8832 5 лет назад

      Gull Barwaaqo adiga iyo anagaba ilh hana hanuunsho

    • @gullbarwaaqo9594
      @gullbarwaaqo9594 5 лет назад

      @@atahtyganor8832 aamiin yaa rabi ale hanaga aqbalo mahadsanid

  • @naseeha450
    @naseeha450 5 лет назад +13

    Buufle and abahaa we love you in Kenya keep up with the good work.

  • @user-ys6mx9tc3s
    @user-ys6mx9tc3s 5 лет назад +13

    سبحان من زرع في قلبك الرحمه والأمان الله يحفظك بلتوفيق

  • @cabdiwaliciiltire2025
    @cabdiwaliciiltire2025 5 лет назад +1

    maasha allaah shiiq Abahaa waa qof wanaaga jecel saxb aad iyo aad ayaan kuu taageraa iyo dhamaanba reer maansan wanaaga aad bul shada u heeysaan sii labo jibaara

  • @sihamcutie6102
    @sihamcutie6102 5 лет назад +35

    Asc anaa ugusoohorgalay mashallah bufle ameerican jogaa gabar inaan kugu darsado waaye waa idin jeclahay ilaahay dartiis kheer alaha idinsiiyo masha alaah

    • @habibafarah8586
      @habibafarah8586 5 лет назад +3

      Anaa america joogee igu darso plz

    • @papaqanjeeychannel3062
      @papaqanjeeychannel3062 5 лет назад +1

      @@habibafarah8586 see cml ma anaa wareersan oo indhaha waxka arki wayay mise HABIBA oo naag ah baa naag ay guursato rabto yaaah lisbiantii lashegayay miyaa heee wan yabnee

    • @habibafarah8586
      @habibafarah8586 5 лет назад +2

      Laab jaceyl Studio waa cowaanka

    • @papaqanjeeychannel3062
      @papaqanjeeychannel3062 5 лет назад +1

      @@habibafarah8586 kkkkk hye sorry about that walaal

    • @sharafsaneymhmet8353
      @sharafsaneymhmet8353 5 лет назад

      @@papaqanjeeychannel3062 nin weyn uun baad tahay

  • @firdowsa1234
    @firdowsa1234 5 лет назад +4

    ماشاءالله تبارك الله أبها الله يعطيكم خير

  • @queeneliza1555
    @queeneliza1555 5 лет назад

    Waalaikum Salaam buufle brother Masha Allah I'm soooo happy wlhi when I saw this vedio 😥 I fell like craying 😥😥 I'm Soo happy to see qadra well done Keep going Bahda MAANSAN thanks to all Muslims bye

  • @hannansabir4064
    @hannansabir4064 5 лет назад +28

    Intii wax baxsatay ducada Allah u aqbalo amiin

  • @hanailaf7696
    @hanailaf7696 5 лет назад +9

    Aamiin Aamiin Aamin illaahey qof walbo wax soo dhiibtey illaahey sidey u baahan yihiin illaahey ha u baahi tiro Aamiin Aamiin 😍😘😙😚

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 5 лет назад +1

    abahaa abwe dadka xogaa warka haku durin ha dhihin waxa tihiiin dad masaakina anaga dhan ayaa masaakiiina inta wax soo baxsatay mesha eey ka soo baxsheen badal kheeyr qabo allaha u galiyo maalinta dhibka jiro allaha uga nadbaadiyo

  • @sihamcutie6102
    @sihamcutie6102 5 лет назад +13

    Aaaaaamin reer jarmal waa kamaseeray walaahi qeer kee nooga badayihiin

  • @rubeydaaadan8853
    @rubeydaaadan8853 5 лет назад +8

    ManshaAllah Wll wac wanaagsan baad qabateen wlhi waa wac lagu farxo miisaakiina xasanaadka Allaha idiin saaro reer maansan lkn mid maan inku darsan lahaa dukaankan waa jiingado daxaleystay hadhow intii Alaab ladhigto tuugada armey bililiqeystaan miskiinta mid fiican uraadiya Wll koley lacag baa galeysee waana mahadsan tihiin dhamaantiinbo

  • @aqoonyahanmataan6408
    @aqoonyahanmataan6408 5 лет назад +5

    Waaaw mnsh allah wn qiirooday walaahi dad gobonimo iyo naxariisle ayaan ka dhashay soomaali😂❤❤

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 5 лет назад +4

    وان منكم الا واردها dheh walaal iska ilaali ayadaha quraan iyo axaadiista markaa aqrinaysid wa shukran

  • @abdisankushassan8148
    @abdisankushassan8148 5 лет назад

    Abaha sxbow muwaadin dhab ah in aad tahay ayaad muujisey sida aad oogu danqatey Gabadha Soomaaliyeed khadro Horey u soco kaabe

  • @safiyoahmed6534
    @safiyoahmed6534 5 лет назад +2

    Mashallah abaha iyo bufle ajar iyo xasanaad Allah idinka siiyo camalka wanaagsan aad heeysaan marshalled wlhi kaajadu waa cadaw

  • @kafilonewsmkafilo7843
    @kafilonewsmkafilo7843 5 лет назад

    maashaa allah abdi kariim aabahaa iyo buufle hoowl fcn ayaa wadiin ajir iyo xasanaad alle ha idinka siiyo🙏🙏

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 5 лет назад +1

    Somalida halkan kujirto waxan idinka codsanayaa iso duceeya waan yara xanuunsanhy in uu alah cafimad taam ah isiiyo

  • @nawaliman1968
    @nawaliman1968 5 лет назад +6

    Masha allah cunug walbo dhalanayo nasiibkisoo wataa

  • @xamdicali471
    @xamdicali471 5 лет назад

    mashaAllah Somalia Allah xifdiyo Allah barakeeyo nawad Allah na siiiyo

  • @qali0mar645
    @qali0mar645 5 лет назад +1

    mashaalaha somali waa dayat fecan gulestaya

  • @harubbashiir2272
    @harubbashiir2272 5 лет назад +12

    Walahi channel kaan bilaad dahab ayee u qalantaa ✊

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 5 лет назад

    Masha alah somali wey is jeceshahay e qabiilka naga daya an is garabsano wadankena dhisano nabad aburano inti gabadhas yar wax uso dirtayna waxan leyahay meshaa kaso qaden wax badan o qeyr leh alaha idinko badalo muradkina alaha idin sahlo janatul fardowsana alaha idinku bishareyo aamiin

  • @yakubudahir7275
    @yakubudahir7275 5 лет назад +1

    Mnshllh wllhi barnamij wcn ayad wdan horey usocda wllayaal

  • @gacalsidechannel4492
    @gacalsidechannel4492 5 лет назад +25

    Mnsha allah runtii abaha iyo buufle waxaad qabateen shaqo wanaagsan ilahay ajir iyo xasanaad ha idinka siiyo

  • @abdikadirrage5509
    @abdikadirrage5509 5 лет назад

    Masha allh ilaahy ajar hadin kasiiyo kuwa soo bixiyay iyo kuwa, ugeeyaba horay usocda

  • @faizadiriye4429
    @faizadiriye4429 5 лет назад +8

    Qofka kurbada shegte waxaan marwalba ku celcelisaa walaa xowla walaa quwata ilaa bilaahi

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 5 лет назад

    Mahadsanidiin Allah ha'idinka abaalmariyo dhammaantiin.

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 лет назад

    Ilahey wuxu yiri isku naxarista si an idunkugu naxaristo iahow ubadada cfimad 🤲🤲🤲🤲

  • @naimaahmed4562
    @naimaahmed4562 5 лет назад

    Allow gabadha jarmal jogto oo cunugeda galadakaheysato allow ugasooqaad ayaa rabi wa isbuucii udanbeyey e bishi shacbaan ramadanka sowdhaw idkigiisa allow ugasoqad caruurta yaa allh

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 5 лет назад

    Walaahi fikrad fiican oo aduun iyo aaqiraba ufiican ayeey sameeyeen dad xumaantiisa intaad ku mashquuli lahayd qeyrkooda ku mashquula

  • @hassanmohammedsuusac2040
    @hassanmohammedsuusac2040 5 лет назад +17

    Shaqo wanaagsan ayaa qabateen

  • @hadiahadia6521
    @hadiahadia6521 5 лет назад +6

    Wcs masha ☝️Allah Allah u marakeyo 🤲🤲🤲

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 5 лет назад

    Qadaro abo wa inad kag dambysa mAmulk lacagt gabdho dhaho anig liso diray lacagt ha noqon xushame abe asag intan kul so rafady ha arakin lacagt ilmo nimo yey ku qadin abe in asag lo so diray ha umodo hadaren sinin ina adig ledahy anign wan ku so ducayny irasaqad inu ale ku wasiciyo wilash ku isatagy aygn cadawag alh ka qabto amin

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 5 лет назад +5

    Qufkii illaaheey daruuf kaboxiyo Aa kabax

  • @Xanfaresh1
    @Xanfaresh1 5 лет назад

    Wlhi howl wanaagsan baad wadaan khayr allaha idinsiiyo

  • @ayaanbadan7012
    @ayaanbadan7012 5 лет назад +23

    Wllo aabahaa nuunada sawiro noooga soooqaad farxiya caday

    • @mohamedabdirhmanmcc4353
      @mohamedabdirhmanmcc4353 5 лет назад +2

      faadumo warsame subscribe ii saar wll

    • @ayaanbadan7012
      @ayaanbadan7012 5 лет назад +1

      @@mohamedabdirhmanmcc4353 Waan ku saray wllkey

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 5 лет назад

      Aweey horta ninki ka dhalay gabadha? Ma intuu la aqal galay buu dayacay subhannallah

  • @nacimoali7273
    @nacimoali7273 5 лет назад +2

    mashallah waa arin lagu farxo waxa meshan an ka arko walalahay qayr badan Allah idin siiyo wada qayrka Allah haka cakisinina Allah ha idla cawiyo

  • @fatimasalat2398
    @fatimasalat2398 5 лет назад +4

    Manshaallah walaladey rabi haidinka abal mariyo dadalka aad bulshada aad u wadan👈💞💞

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 лет назад +15

    Qof kasto oo lacaawiyo waa in meel loo furaa siday heer ugaaraan

  • @sagalmohamed9919
    @sagalmohamed9919 5 лет назад +2

    Masha.allah inanta yar wa qof allah jecel yahy risaqd bey rerka kuso kordhisey allah ba uku deeqay

  • @naimoabdi2323
    @naimoabdi2323 5 лет назад +7

    Ale haku barakeyo

  • @shamsaabdullahi439
    @shamsaabdullahi439 5 лет назад

    Abahaaa wllhi Allah Ku barakeeyo adi walalkay bufle Rabi Naarta hainka badbaadsho

  • @umakramcali3908
    @umakramcali3908 5 лет назад

    Maasha alaah tabaaraakalaah ilaah haidiinka abaalmariyo wanaag aad heysan bahda maansan iyo walaalaha soomaaliyeed ee ilaah dartiis sadaqada u baxsadey anigane ii soo ducee hooyo soomaaliyeed oo kaamku jirto in ilaah muraadkeyga ii sahlo umsalama ilmaheeda ilaah hausoo samaceliyo

  • @abukarali4511
    @abukarali4511 5 лет назад +8

    Mashallah mansan

  • @wheezy1829
    @wheezy1829 5 лет назад +10

    ilahy hakula garab galo howshaa hysid ajarna hakaasiy

  • @mostaphemanne4681
    @mostaphemanne4681 5 лет назад +15

    Maansan inta jecel subscribe i sara

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 5 лет назад

    Masha allh ilaahoow ubarakeey gawar wa barKo adinkane iLHy miizaankiina haidin saaro walaasheen ilmaha galada kaheestaane ilaahy haugusoobadbaadiyo

  • @doxamediachannel924
    @doxamediachannel924 5 лет назад

    Msha alh mansan waxan idinku baqaa barnamijkii hore kubadala qabkan wlh waxa kaheleysiin sharaf ajir wax walbo inaha alh

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 5 лет назад

    Kun Qof Soomaali ah oo Noocan oo Kle ah hadii la helo wlhi Somali Baahan Dambe lama Arkeen Alle ajar badan heydin Siiyo Amiiin Amiiin

  • @arjantiinmedia8689
    @arjantiinmedia8689 5 лет назад +1

    Maasha allaaah Aabaha caawi dadkaaada wa kuliipaanee insha allaaaaAAAAAAAAAAAAH

  • @Kobcis
    @Kobcis 5 лет назад +5

    Maasha Allh

  • @cabdulaahiyare7936
    @cabdulaahiyare7936 5 лет назад +2

    ABAHAA IYO SAAXII BADIIISA
    ALLHA AJR IDIN KASIIYO
    ABAAAL KIIINANA ALLHA GUDO
    DADKA SOO DHIIBAYNA
    BADAL KHEER QABA IYO WEXE USOO NIYEES TEEN ALLHA U SAHLO AAAAAAAMIN

  • @ahmedmussa454
    @ahmedmussa454 5 лет назад +10

    Kala xidhiidha Buufleh 00252619911010 Canada iyo Australia waa Bakhaylo kumu jiraan tabu racaadka

  • @whhy5279
    @whhy5279 5 лет назад

    Mashallah I'm so proud of you walalo

  • @fadumpsheikh5925
    @fadumpsheikh5925 5 лет назад

    Mashaa Allh wallhi wan qiiroodaa dadka somaliyees say isu caawiyaan

  • @barwaaqobilkheyr5653
    @barwaaqobilkheyr5653 5 лет назад

    MY SOOMAALI PEOPLE IISOO DUCEEYA IN ILAAHAY CAZAWAJALLA CULAYS IYARA HAYSTA IGA DUL QAADO🤲 JIZAAKUMULLAAHU KHEYR

  • @tumbujeali6040
    @tumbujeali6040 5 лет назад

    Abaa iyo saxibkis shaqo ayad haysiin ilaaho idinka abalmariyo amiiiin😍😍😍😍

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 5 лет назад +1

    Goood Job ma pr0 GuulaYso

  • @maxamedfrhn3156
    @maxamedfrhn3156 5 лет назад +5

    Waan sadaqaysanlahaaa lkn mahaysto ilaahy haisiiyo ammin idhaha wllahy qaaligaa ilaahy inuu iiaqbalo

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 5 лет назад

    Ilahay ha idinka raali noqdo maansan iyo islamka kale Ee cawiyay ameen

  • @kundollarmedia8992
    @kundollarmedia8992 5 лет назад

    Buufle waa fadhi la yahay yaa ila arkay hhhhhhhhh kaftan sxb horay usocda qer alaha niisiiyo abahaa well done

  • @caishaabdiaziz9827
    @caishaabdiaziz9827 5 лет назад

    Maasha allah ajir iyo xasanaat Allaha idinka siiyo inta soodhiibatay qeer allaha ugu badalo

  • @kiinkoos3552
    @kiinkoos3552 5 лет назад +1

    mansha alaah gabadha magaca farxiyo walee waa farxad ee alaha dhaafo

  • @fasehsayid3620
    @fasehsayid3620 5 лет назад

    Mansha Allah
    Qof kasta wuxuu shaqeysto
    Wuuka horeyaa hool wanagsan
    Baad umada uheysaan
    Ee halkaas ka siiwada insha Allah

  • @sagalmohamed9919
    @sagalmohamed9919 5 лет назад

    Masha allah baaba caadi maha wa qof diin leh o qur'anka macnihisa yaqaaana allah ku xafido o muqdhso sharteda allah ka badbaadiyo

  • @laarachocolate822
    @laarachocolate822 5 лет назад

    Msha allah allaha idin barakeeyo walaalaheena

  • @abdisankushassan8148
    @abdisankushassan8148 5 лет назад +6

    Buufle Tik tok umbaan u arki jirey balse waa shaqsi bina.aadanimada yaqaano waa idinku bogaadinayaa adiga iyo Abahaa

  • @nastaislow8326
    @nastaislow8326 5 лет назад +1

    Lacaktan waxan iskugu dhajinay in ad aqirana sas iskugu dhagtin kulahaa allow idin xafid a abaha iyo wallkaa kale

    • @A.kafi05
      @A.kafi05 5 лет назад

      😂😂😂😂

  • @muxsinshabdikarin3030
    @muxsinshabdikarin3030 5 лет назад

    jasaakalaah Abaha iyo saxiibkiis

  • @sabriinasabna5406
    @sabriinasabna5406 5 лет назад

    Asxabta 😳murad😢 leyahy ilahy inuu iisahlo iisoo duceeya pls😥😢😢

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 5 лет назад

    Maasha'Allaah
    Horay u socda

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 5 лет назад

    Siham Allaha kaa qaado kurbada muraadkaada Allaha kuu sahlo

  • @dheemanqaali8986
    @dheemanqaali8986 5 лет назад

    Masha alaah ale ha idinka abaal mariyo aakhiro iyo aduunba qof walbana ale muraadkiisa ha u dhibyareeyo intii waalidka ula niyootay ale haw aqbalo gabadh ininku ka xidhanyayna ale ha uga soo badbaadiyo casawa jale abahaa iyo bundle ale ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo wll

  • @salaxamiinullahofficial9221
    @salaxamiinullahofficial9221 5 лет назад +1

    Sh abahaa allah yaafidak

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 лет назад +2

    Amiin Yaaaa Allaha 😭 😭👈 🙏

  • @sharmarkesheekhnuur2370
    @sharmarkesheekhnuur2370 5 лет назад +9

    Sida aad dadka u caawineesaan alle ha idhin caawiyo aaqiro iyo aduun

  • @mohaabuukar6730
    @mohaabuukar6730 5 лет назад +4

    Abahaa sxb sidaqada dadka eey Soo dhiibteen was inaad xurnimo usiisaa waxaa laga yabaa in Deen lagu Lee yahay ama waalidkii oo wax kasiinaayo ama qof kadaran oow wax kasiinaayo asigoo ganacsi aqoon hadaad galisaan inoow qofka qasaariyo sidaqada xurnimo ayeey ku fiicantahay

    • @papaqanjeeychannel3062
      @papaqanjeeychannel3062 5 лет назад

      Sxb waruntaa lkn waxas ad shegto dhan halkan bey kaso saran kartaa wana mid ayada iyo ayaheeda nololeed u wngsan wax weyna ka cawin doonto beri swabto ah lacag cadan ah ayadaba dhib bey kunoqoneysaa wana naqaanaa lacag faido malahan waayo beri wey dhamaaneysaaa hadana ma ayada markale cawashadeeda lasugayaaa lkn hada wey nasneysaa markey business ka sameyso

    • @nasirmohamed7628
      @nasirmohamed7628 5 лет назад

      Iska daa nagativka oo noqo mid dadka cawiya

  • @hanaad09
    @hanaad09 5 лет назад +1

    Bahda maansan, aabaha, buufle, kheyr alle ha idiin siiyo,dhamaantiin aad iyo aad baan ugu bogey caawinta aad caawineysaan miskiinta umusha ah. Thanks guys.

  • @zuleekhaahmed9925
    @zuleekhaahmed9925 5 лет назад +4

    Ilaahayoow maal aan baxsado isii😭😭😭