alle masalxd uma keenyo waayoo nin jaajuusoo la iibsadey oo hunguri loo sheegay buu noqodey Fahad yaasiin waxaa loo adeegsadey in uusan farmaaje Soo noqono laakiin maamulka illaahey baa haayo
great 👍 man we all love You as a SSC Khatumo man Daraawiish people and the Land of somali freedom fighters.we gave you.#1 somali Suhufi of 24 century. Waxaa tahay Halmaa aad iyo aad ayaan kugu Duceyneynaa .waxaa tahay geesi .halkaa ka wad dagaal ka mooryaanta iyo Tuugada bilaa Diinta ah.guuleyso❤❤❤
@@SalimsalahSalim-en8qr musiibadiii puntland u maleegeen baa ku dhacdey 2 milyan by garoowe iny xabad ka dhwcdo ku bixiyeen lkn ssdf ba guuleysatey hhhhhh intaas ba ku dhcdey
Ku darsoo xabiib malaayiin waa nin siyaasdii uusan ka dhex arkin indhihiis iyo ookiyaali hiisa ee sitaasdiis waxuu ka soo miiraa masxad iyo qalbiga waan ninka keliya ee soomaliy oo dhan qalbiyadood degan maskxdoodan ku maaxeeyso xabiib malaayiinguul guul illaahey hanoo kaa soo celiyo
Hadha Hadha.if the truth has been a human being.that will be you. Macalinka Lugeeya.I like to give you another Name which is (the teacher and the journalist of walking Truth in the all somali journalist of 24th Century) Guuleyso brother we love you.
MACALIN AADAN MDX SARE MAYLAND GACANTA SARE XAARAAN CUN MAYD GAAL U SUJUUDE ILAHAY HOOS GAYN MAAYO SHACAB XOOGDA QUUTA EE MAYLAD DAACADI MA HUNGODO KABA QAAD AADAN MADOBE WAA LA MID X SHEIKH HA GAWRACO
Waxaan rabnaa xabiibul malaayiin noolow farmaajo ❤❤❤❤ ❤❤❤
Aad iyo aad ayaan uga xunahay team Nabad iyo Nolol iney is qilaafan waqti xaadirkan allow isku soo celi yaa rabi
Fahad u iskuciyaray
guul mudane Farmajo insh allah❣️🌹❣️🌹❣️❣️❣️💪
Waa qabyaaladiiste wuxuuna qiyaanayaa Tiimka Nabad&Nolol Guuleyso Wadanin aan Xaraanta Çin'in Mundane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
Dowlad Meeshaan Majoogto, Ilaahay swt Dawlad sharafleh, oo sharafta umadeeda ilaaliso, Hanokeeno, Amiiin🤲🤔
Dowlad Meeshaan Majoogto, Ilaahay swt Dawlad sharafleh, oo sharafta umadeeda ilaaliso, Hanasiiyo, Allaahuma amiiin. Salamaad Minkuli Afaad
Mohamed Abdullah farmaajo for ever president
Macalimka.lugeeyow.labar.kaamahaayo.waanakutaageersanhay
Masham allaah illaah hanodesto xafidilaah maxamed cabdilaahi maxamed rarmaajo
❤❤❤Maasha allaah waan taaheersanahy mudane maxemed cabdullaahi farmaajo ❤❤❤❤ soo noqo adoo nabad ah insha Allah
Guul iyo gobanimo mundane madax weeyne max'ed cabdullaahi farmaajo cadowgaana hajabo Insha Allah aamiin yaa rabi ❤❤❤
Fahad iyo Farmaajo Allah maslaxad dhexdego ensha Allaah Amiin Amiin yaa Rabi Allaah
alle masalxd uma keenyo waayoo nin jaajuusoo la iibsadey oo hunguri loo sheegay buu noqodey Fahad yaasiin waxaa loo adeegsadey in uusan farmaaje Soo noqono laakiin maamulka illaahey baa haayo
Fahad noolow , Nabad iyo Nolol na way sii soconaysaa inshaAllah, xabiibul malaayiin baan kudaba safan nahay.
ilaahoow farmaajo iyo fahad soo noq amiin yaarabi
100/100 farmaajo noolow joog oo jir fahad qabyaalad buu dontay❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Farmaajo hanolaado fahadna waxbadan ayu usoqabtay qaranka somaliya ten top ayu gaadhsiyey sirdonka somalia.
Hada taladiiso way qaldantahay.
Khayre qof hufan maaha
President Mohamed Abdullah farmaajo Will be back insha Allah
Inshallah
Waan kanaxay kalataga Farmaajo iyo Fahad, all in all waa wadaniyiin Somaliyeed
Roonaab rabiyaa oga laakiin farmaaje qofkii fiiriyo wax uu yahay buu Soo saaraa Fahad dhiiqadey geliyeye. Laakiin waa aduuno oo maalin walbo boqoran la dhihin kari
Kaligaa matihide waan wada niyad jabney
great 👍 man we all love You as a SSC Khatumo man Daraawiish people and the Land of somali freedom fighters.we gave you.#1 somali Suhufi of 24 century.
Waxaa tahay Halmaa aad iyo aad ayaan kugu Duceyneynaa .waxaa tahay geesi .halkaa ka wad dagaal ka mooryaanta iyo Tuugada bilaa Diinta ah.guuleyso❤❤❤
Booska fahad yaasin baneeyay faarax macalin hanoo soo galo ❤❤❤
Ilahayow xabiibul malaayin noo soo celi
guul mudane maxamed cabdullahi farmaajo guulayso xabiibul malaayiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid shugran jawaab fiican 👍
Farmajo guuleyso sonoqo ado nabada inshallah
Asc maclinka 100% suxufi baa tahay Allah ku xafido 😊
Allah ya Sharafak Macalinka Lugeya Wadani dhab ahh suxufi Soomaliyeed oo runsheega 👋
adan madoobe waa saxiibka koowaad ee xasan qurun kuwa hawiyaha jikada ugu jiro adan madoobe ayaa soo diro
Iska oy doqoney
Viva farmaajo
Rabbiyow xariga dhexda nova qabo adaa caadil ah.🎉🎉❤❤
SubxanalaAh subxanalaAh subxanalaAh maa sixiir baay u Keenan subxanalaAh
Aniga aragtideyda waxaan umaleynayaa arinkana inuu brank yahay , lkn sidan hadey xaqiiqo tahay fahad wuuqaldanyahay inuu team kiisa qofkale ku garab sharxo taasina waa nasiib daro inuu qiyaano sxiibkiisa farmaajo
Sxb aaaa la kla danaysey 😂
@@dilara-jj5yj sxb halakala daneysto maxuma lkn waxaan meesha ka arkaa qofka soomaaliga inuu yahay qof mabda aan laheyn uu yahay qof aan leysku haleynkarin sidi jirjiroolaha hadba nooc iskubedala aduunka ayagoo kaala fikir layahay ayaan marnaba lagasaareyn mabda'a aykuwada socdaan tanina waa astaan xun iyo dalkeena wuxuu dowladnimo ugaari layahay
@@SalimsalahSalim-en8qr musiibadiii puntland u maleegeen baa ku dhacdey 2 milyan by garoowe iny xabad ka dhwcdo ku bixiyeen lkn ssdf ba guuleysatey hhhhhh intaas ba ku dhcdey
Waa lagu siyey karka sirdonka iyo warawaranta
Hassan shiekh waa dhiiqo lugaynaysa
Dhimo ceeb reeb Hassan dhiiqo
Reer oyaaye tabartiina mawaxey noqotay been iyo oyin
Well done, really wariye
haridaan aadan madoobe waanba ku farxayaaye tuugu
Yes yes yes tres tree tres meitre anteiligen mashali Adam merci ❤🎉😂
Wariye qabiir ah ayaa tahay sxb horey u soco
WCS, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist Aadam Bahda & Bahda SMC, Adeer Waa Game Siyaasadeed, Ha U Baqin Dowladda Koofur Galbeed State of SOMALIA Waa Dowlad Qaangaar Ah, Oo Isku Filan, Sida Dowladda Puntland of Soomaalia , Aa Baan Kuu Salaamayaa Adeer Guuleyso Inshaallah 🇸🇴
❤❤❤❤❤❤❤ macalinka lugeeyoo guuleyso weligaan dhex taaganoow 10ka kkkkk
Macalin Aadan waa ku qanacsanahay suxufinimadaada guulayso halgankana halkaa ka sii hogaami 👏
(( WAA RUNTAA WALIBA WAX BADAN BAA QARSOON ((( XASAN ISAGAA QAAINUL WADAN AH ISAGAA KENYA KU TAAGEERAY BADEENI DAD IYO DALBA GATAY XASAN DHIIQO ISAGAA MASUUL KA AH WAXA DHACAYA IYO DHIBAATADA TAAGAN WAR XASAN DHIIQO DADKA IYO DALKA HALAGA QABTO UMADA ALOW NA DHAAFI DAALIMKA AMIIN YRYA AMIIN❤❤❤❤
Ilaahow fahad iyo farmaajo meel xun katuur
Yaa Alla carabta Dubai naga khabo ya Allah adiga khafuru raxiim ah
Ku darsoo xabiib malaayiin waa nin siyaasdii uusan ka dhex arkin indhihiis iyo ookiyaali hiisa ee sitaasdiis waxuu ka soo miiraa masxad iyo qalbiga waan ninka keliya ee soomaliy oo dhan qalbiyadood degan maskxdoodan ku maaxeeyso xabiib malaayiinguul guul illaahey hanoo kaa soo celiyo
Hadha Hadha.if the truth has been a human being.that will be you.
Macalinka Lugeeya.I like to give you another Name which is (the teacher and the journalist of walking Truth in the all somali journalist of 24th Century)
Guuleyso brother we love you.
حعبل❤❤❤❤❤❤ماشاء الله تبارك الله😅ربنا يسهل
Waraqda fahad yasin so saray wa dhab mw hore mahamed abdulahi farmajo iyo fahad yasin xaji dahir wey kala tagna wa xaqi lama taban ah
Allow hakala gonin Allow isku keen inshallah Allow xasan shekh kursiga kula gedi ya Allah ka khaad waxii dhibka ku haayo dhulka ya Allah noo haraar
Macalin adaan adaiyo adaban kumahad San tahay
Asc fahad iyo farmaajo waa laba siyaasi horana loyiri siyaasadu saaxib joogta ah malaha walaba halyey oo cabqariyiin ah nin wabow nasiibka mid uunbey khayr utahay
Macalinka logeya waa ruunti waxu shega nin ya uwarama anigu waan ku rumeysta warkaga wixi shega waa ruun
WLHI Suxufiga ugu wanaagsan SOMALIA 🇸🇴
Ayaan kusiyay caawA❤😊
Allah hayoow hakala jerin cadowgana yeye ku gulesan ya Allah adiga khafura raxiim
haa haa haa waat mahatsantihay khey allah kusiiyo allah ha kuxafiddo
Wakuu duceeyey kaarka wariyaha
FAHADYASIN WUU IS KARAAMO SEEJIYEY AAKHIRU SAAC
C/SHAKUR CALI MIRE IYO KULANE JIIS LABADUBA SIYAASIYIIN MAAHA WAXNA KAMA YAQAANAAN MIDNA WERIYE AYUU AHAA MIDNA NISSA 2DAAS MIDNA ARINTA FARMAJO MABA HOGAAMIYAN EE HANAGU SOO DHIGIN GEELJIREYASHA
Fahad Yasin waa mahadsanyahay
horaa loo dhahay siyaasada sxb joogta ah maleh ee dan joogta ah ay leedahay
horey usoco aan leenahay
نعم ❤
100 % 100 legend wariye sare
Aadanow aadan madoobe ha xayeysiin xasan hoostiisa ka biximayo aadan madoobe
Yes waano kuku qanacsanahay
Haa macalin waa sax abti
Mareexan reer siyaad xussan cabdishakur cali mire
Warka adan mayland waa xaqiiq kulabasho malahan labada nin koley shacabka somaliyed farmajo ayey watan lkn fahad waxan filaya inuu kudhiigday meshas wayo laba labayntu maficna anon kuxad gudbayn fahad ee illhay dalka iyo dadka hano badbadiyo insha Allah
Fahad allow sohadeee dantisa adunyo farmaajo ayay kujirtaa
Fahadna jacayl weyn ayan ahayna iyo farmaajo in ay heshiiyaana wan jeclayn maca xasan khayre aar sadexdaa nin oo wada socda maxan jeclaan lahaa sooomali way dhisi karayeen haday dhaafan khilaafka dhexdooda inshallah khayr uun ban uwada rajaynayaa
Ilaahay ha isku soo celiyo
Farmajo ujojinmayo qof bilawadana allaah balajira
Maxaa kulmiyey kala tagista Fahad & Farmajo iyo keenista Masar Dalja.
M.wayne farmajo guul
Haaha wàn ku qanacsanahay waad mahad satahay😊
Macalin xagjir baadtahay xaqiiqda kusoo dhawoow. Kanahadal
You are the suxufi Somali dhaaba
Salaam caleykum adaanow waa runtaa, waan kugu hambalyeeynayaa
Farmajo iyo fahad wadanka ubaahan
Somalia aayaadha iskufiilaan shasheeyaha haa iska saarta kuu siii joogi iyoh kuu ka sogilinaayaa
Macalin AADAN MADOOBE WAA
HAYBTI GARWA
Meeshaas waxaa iiga cad in nabad iyo nolol aysan ka maarmin kheyre la,aanta kheyre ineysana meel gaareyn ayaan ogohay fif kheyre waa madaxweynaha kaliya ee hada usharaxan somaliya una cad cad mar kasto
Sonoqo mudane madaxweyne maxamed cabdulahi farmaajo
MACALIN AADAN MDX SARE MAYLAND GACANTA SARE XAARAAN CUN MAYD GAAL U SUJUUDE ILAHAY HOOS GAYN MAAYO SHACAB XOOGDA QUUTA EE MAYLAD DAACADI MA HUNGODO
KABA QAAD AADAN MADOBE WAA LA MID X SHEIKH
HA GAWRACO
Nin Somali ah o farmaajo ka fcn majiro somalia baabaaati
Haa waan ku qanacsanahay
ADANOW WALIGIISA DAACAD UMA NOQONIN DALKA FAHAD YAASIIN..WAA KALA AAMIN BAXEEN FAHAD IYO FARMAAJO . OGOOW FAHAD WAA AGA DHAMAATEY KHADAR.
Adan madoowe xasan shekh
Muu rido dee
Adan madoowe waa duli weye waa fursad weye ka faideyso dee
Gaaljecel guuuul
That’s right
Waa Dhab waa ku kala tageen Nabad nolol
Sidee lagu helaa Macalim lagu iyo telephone kiisa jameecada macalimka arintaas iga cawiya
Sawbt waan oghy, lakiin warkaad suga mclin
100/100 WA SAX
Farmajo guul
Macalin kaarkaaas waa heshay
Asc macalin adan
Waad naga shaafisay wallaahi guulayso waynu qanacsanahay runtii suxufi dhab ah ayaad tahay
Xasan shikh
Maqabiba
Xassan sheikh waxuu sita naqshadii macalinkisa
Garrigill aadsarnayd waakaas lagukaltagy yaad ululidoontaa
Fahad yaasiin hawiye maaha marka qabyaaladu xagee ka soo galey saa, allaahu aclam
Fahad Yaasin oo argagixiso ah ayaa ogaaday farmaajo in uu yahay qaa,in wadan
nooloow macalinka
Suhuur by ahyd