Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana ka dulqaado dulinimada heysato umada muslimiinta aamiin Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta madaxda u ah ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin iyo suuriya wey guuleysanayaan ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda aamiin
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana ka dulqaado dulinimada heysato umada muslimiinta aamiin Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta madaxda u ah ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin iyo suuriya wey guuleysanayaan ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda aamiin
Maansha allaaha
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Israiil oo keliya ma aha ee maraykan iyo reer galbeed oo dhan ayaa ka danmbeeya kibirka yahuuda waana jabayaan dhawaan insha,lah
Waar caraabtu maxaa haysta oo fadhiga kuu dhajiiyeey😡😡😡😡
Cadowga.ilaaheey.waaye.sahnuniyada
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ASC Haa Maxa qarsoon ee Nimankan qabsadey Wadanka Maxey uhadli Wayeen Side beey Wax Ujiran talabad tirkiku Marwalba dhiiga Musliminta Mawax uka noqon dawadayal War ileen tanokale Waxan Manta tagan Xadiski Raasula Sax Caleysalatu Wasalam yaa rab tanokale
Heshiisyadii hore madax ku sheegtii carbeed la galeen yahuuda waxa ay ahaayeen heshiisyo loogu daneenayo yahuuda laguna khiyaamay dadka carbeed oo ilaa wakhtigaa dhibaataysan
Dagaalka 6 maalmood.
Asc subaxwanagsan ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Subax Wanaagsan
Israel iyaadaa ah qaramada midoobay
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin
Suuriya.iska.daaye.iraan.ayay
Ku.sucdaan.illaahay.ha.u
Gargaaro.muslimiinta.waxasi
Waa.kala.qaybsanaata
Iyo.diintoodii.ayna.Ku.dhaqmayn.ilaa.kitaaka.quraanka.laku
Xukumo.mooyaane.tafaraaruq
Lava.biximayo
Balan malaja yuhud
ASC wet fiican tahay intey iyada jabiso reer siiriya ayagaaa u tashan doono dhulkoooda xaqa baan u heelinaaaya
maraykanka iyo reer galbeedka ayaa wada shirqoolkan yuhuuda ka bilawday dalka suuriya waa inoo midoobaa cadawga suuriya islaamka iyo aadamaha
Israel waxba wado marka hasameyso waxeyrab to 😅😅😅😅😅😅
Suniga.muslimintu.waa
Duciif.iyaga.qaybsan.
Musliminta.shiicada.waa
Mitid
Waaba tuugee 6000 cimra lagu aadaaya dadka xoola maay unakeeyaan 900€ ilaahb1100 ayaa ugubadab nacasnimada kala taga dhe umada inaay dhacaan ayay rabaan 6000£ waa 7000 doolar qiyaas ahaan 😂