Xeerilaaliyaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Xaalada Duuliyaha Xidhan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 264

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 4 года назад +2

    Viva somaliland xoriyada baa ka jirta like wixi jecel jamhuuriyad barkeysan dhac ku siiya

  • @cagaarwaddani5117
    @cagaarwaddani5117 4 года назад +21

    waa beenaale xeer ilaaliyaha jabuuti doofaar doofaar dhalay dheh fuaad yaan garab taagan nahay

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 4 года назад +1

      Wallaahay dadka Reer Koonfurta Somalia waa geesiyaal, sida ay u dhinac taagan yihiin walaalkooda Fu'aad

  • @beerlulazulthan1463
    @beerlulazulthan1463 4 года назад +24

    Dhibta Laguma waaro reer jabuti ilhybaa Idin jooga😩😭😭

    • @anarabotaan1132
      @anarabotaan1132 4 года назад

      Jabuuti, waxa dhibka ku hayo waa canfarta ee iska dhiciya.!!!!

    • @rahmaabdullahi692
      @rahmaabdullahi692 4 года назад

      @@anarabotaan1132 cafarta ma taqaana horto ?waa muwaadinin eevwaxaad leedagay hubso qofweyn baad tahaye afkaaga xir please 😷

  • @zayidaliabdi6355
    @zayidaliabdi6355 4 года назад +36

    GUMAYSIGU WUU KA MUUQDA AFRANCE BUU KU HADLAYA ISKULADA DAWLIGANA AFARCE BUU KU BAXAN HLKI LAGA RABAY IN SOOMALI LAGU DHIGO NAZIB DARO🤣🤣

    • @Kingmdmkhaireh
      @Kingmdmkhaireh 4 года назад +3

      War jabuuti waa Dal afka fransiiska ku hadla ee dalkaga orood afka u dhiig🖕🖕

    • @kayhass2510
      @kayhass2510 4 года назад

      @@Kingmdmkhaireh waxaad tahay kufaan dameer yahow France ismooday

    • @zayidaliabdi6355
      @zayidaliabdi6355 4 года назад +1

      @@Kingmdmkhaireh FARNCE HADAAD TAGTO SOMALI BAAD KA TAHY NIO MARKA LUQADAD BARO CIYAL GUMAYSI

    • @imandhol408
      @imandhol408 4 года назад +1

      Inaguba English baynu isticmalna iskuladkenana kudhigana lakin madaxdenu talyani ama English kuma bixiyan wararka iyo waxqabadyada

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 4 года назад +1

      Af somaliga meel ku gaadh xayawaan yahow,English intaad wayni ku bilowdo barashadiisa adigoo higaadinaya yaan lagu arkin

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 4 года назад +20

    Cadaalad waad heli insha allaH free fu'aad

    • @anarabotaan1132
      @anarabotaan1132 4 года назад

      Jabuuti, waxa dhibka ku hayo waa Canrta ee ma'ahan ismaacil cumar geele.!!!!

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 года назад +20

    Waa was laguu soo qoray baad akhriyay lax baad tahay laxeey

  • @xasanchannel2605
    @xasanchannel2605 4 года назад +9

    Af somali ku hadal fu.aad afsomalibu ku hadlaye aanu fahano wxd ku hadlayse waxasay leeyihin waa garyaqan

  • @deksanmohamed2765
    @deksanmohamed2765 4 года назад +7

    Xeerilaliyuhu wa somali dhulbahante ah Djamac dhego aya la yidhaha

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 4 года назад +1

      Wa daba dhilif wana rajiiin u an waxba dhamin ismacil gele

  • @nuuradinabdi1539
    @nuuradinabdi1539 4 года назад +10

    ""RAG CADAALAD WAAYAA SIDII CAWSHA KALA YAACYE"".

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 года назад +3

    Mxaynu ugu hiilinaa af somaligiiba waa laga tagaye gumaysi iyo dar xumo ayaa ka muuqatay

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 4 года назад +2

    Maxaa u diiday afkiisa hoyo xoolahaa tahay cun dheh insha Ilah fuad waa guuleysan doontaa wllo cadawgu ha jabo

  • @abokaradaan8232
    @abokaradaan8232 4 года назад +22

    Dadka xaqooda miyaa lagu qarinayaa afka faransiiska

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 4 года назад +1

      Faransiisku waa afka Rasmiga ah ee Djibouti. Soomaaligu waa lahjad lookal ah oo ka mida 3da lahjadood ee aan si official ahayn dalka uga jira

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 4 года назад

      @@xoghaye_123 Dadkan aan reer Jabuuti ahayn waxay moodayaan in dalka Jabuuti Soomaali leedahay!! 50% dalka Itoobiya iyo Erateria ayaa leh (dadka Canfartu 2daa dal bay ka soo jeedaan), Itoobiya ayaa dalka beri hore la wareegi lahayd ee waxa ka horjooga saldhigga ciidan ee Faransiiska oo ah ka Afrika ugu wayn. lagagana duulo qaaradda Afrika meeshii isku dayda inay gumaysiga ka hoos baxdo. Nuska kale waa dad Soomaali asal ah laakiin deegaan ahaan dhulkoodu Itoobiya ka mid yahay. In yar qiyaastii 20% ayaa asal ahaan ka soo jeeda Somaliland. Dadku waxay iska rumaysteen propaganda beena oo lagu sheego 5 Soomaaliyeed oo Jabuuti ka mid tahay.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 4 года назад

    Xeer-Ciise- ilaaliyuhu si fiican buu hadlay...Nin sarkaal ciidan ah oo cadowga u galayay... xeer ciisood baa ka yaal.

  • @abdifatahahmedabdi1552
    @abdifatahahmedabdi1552 4 года назад +5

    Alleh ayaa la jira fuad 🙏❤

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure9184 4 года назад

    Somali somali la hadlaya hadana af francis ku hadlaya wllhi jabuuti gumaysigiibay ku jirtaa wali

  • @nimoyusuf2588
    @nimoyusuf2588 4 года назад +2

    Waa xaladii Cabdi ilay dadaka kilalka shanaad ku ciqaabi jirtay oo marka ladilayo ma nafbuugoyey dee haduu mucaarad noqday dawladu ja isa saxdo oo dadkeeda iyo dakeeda ha u tudho midakale Mida kale madawladbaa 30sano Ayaan aniguun dal xukumayaa waa gumaysi cad hadii lagu nacay mad ka dagtid Dalka kuquuso dawladii somailya Libiya ciraaq ciqaabta caynkaa Ahna illahay majecla qofrool in musqul uraysa oo xayawaan kunoolyihi oo Lulul nole lagu xidho iskadaa bili adane waa illahay halagabaqo

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 4 года назад +7

    MD Ismail omar u sheeg in uu dhamaday xilikii amusnaanta shacabka, oo hada wax walba yihin doonista dadka loona bahan yahay cadaalad iyo sinaan.

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 4 года назад

      Munaafaq lagu soo diraa tahay ee caacda nagala tag cadaalad wuu heli illaahey xagiisa

  • @naimaelmi2856
    @naimaelmi2856 4 года назад

    Ilahey awoodisa ayaa wax kasta ka sareysa
    Inad dil ugu xukunto wadankuu qiyaamay wax macqul ah maaha warkisana waxuu u muiqda inad fu aad ka been abuuraneysin lkn maalinbaa dambeysay oo cidne cid ka awood badneyn
    Fuaad ilahba ka weyn waan kuu soo du ceynayaa 😭

  • @hafsayusuf1992
    @hafsayusuf1992 4 года назад

    Adunyo waaye manta la.isma siin adunyadan qof beeen hakasheegin fuaad waa walal muslim ah allaha unaxariisto fuad

  • @kinghanadofficial7928
    @kinghanadofficial7928 4 года назад

    inta uu aadi lahaa Ethiopia waxa ka fiicneyd inuu aado dalka Eriteria wan hubaa hadii uu magangalyo ka dalban lahaa dalka Eriteria wey siin lahaayeen Ethiopia wax naxariis ah kuuma galayso waayo waxay fiirsanaysaa danteeda oo waxay isticmaasha deggadaha dalka Jabuuti 🤷‍♂️😔Wax kale uma awoodno balse Allah ayaa ku baryeynaa inuu xoriyadaada kuso celiyo Walaal Fuaad🤲🤲🤲

  • @sabahalfaili4549
    @sabahalfaili4549 4 года назад

    Sheydaan been badan adiga iyo shayadinta kula mid ah Maalin Allah swt wu idin qaban doona ogada fuaad Allah wuxu u qorey unba ku dhici ilahow kaso faki fuaad dhibka ka dul qaad ilaho caafimad taam ah sii amiin

  • @Sinaibrahim00
    @Sinaibrahim00 4 года назад +1

    Aduunka waxa ugu xun wadankii ama dadkii ama luqada ku guumaysatay in aad ku hadasho ceeb bilaahi calaykun 😪
    Waan gami laayahee ilahow naga qabo gumaysiga
    sayid cabile xasan 😭

  • @zahraibrahim6236
    @zahraibrahim6236 4 года назад +12

    Beeeenaleee kadaab

  • @naimohirs2591
    @naimohirs2591 4 года назад

    Xeer. Ilaaliye. Waxsoobaro. Sharaftii. Ciidanka. Jabuuti. Iyo. Xitkihii. Muaqul. Baadkurideen. Amuunka. Lamahayo. Sarkaal muqul jiifa. /Waxaa. Dhantey. Inaadishaan. Isagoo. Direyska. Qaba.

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 4 года назад

    Allaahu Akbar ismaciil cumar geele dil moyee ilama aha inuu sii dayn doono sababtoo ah waa Nin milatery ah oo wadanka qabsan Kara tasna Uma bahna lkn hadii ay u doodan oo u mudaharadan shacabku way ka baajin karaan waa hadii jirto dadnimo

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 4 года назад +3

    Fadlan hadaad dad islaama tihiin siidaaya ninka miskiinka ayaan laydugu rogine

  • @axmedsaleebanxasan3793
    @axmedsaleebanxasan3793 4 года назад +3

    Waar jama dhago runta ka sheeg arinkan ilaahay ka baq adna sidaa ayaa ku dan baysa bye

  • @raxmacabdillah3000
    @raxmacabdillah3000 4 года назад

    Inshllh jabouti cadald wey heli

  • @engzayidmohomedjuube4711
    @engzayidmohomedjuube4711 4 года назад

    DOQON DOQON DHALAY NIN SUUULI AAD KUCADABTEY AYAAD CADAALAD KUSHEGAYSAAAAA ILAAHAY IMAANKA KAAQAAD SI SAREECANA ADIGA IYO KAN AAD USHAQAYSAN EE AAN WAXBA KAXISHOOONANAYNNNN

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 4 года назад

    Danbikasto haduu galey ma xaqbaa in musqul lagu xiro taas dilka aad shegeysid ayaaba uroneyd tan waa cadaab aduun illaahey kabaqa kadaya dadka gumaadka wiilkaas ha loo naxariisto subxanaAllaahi.

  • @fadxicali3660
    @fadxicali3660 4 года назад +1

    Jabuuti waa xero gaal
    Malaha ismaaciil inuu noolaan ayuu moodayaaye
    😥

  • @jamila___janno2593
    @jamila___janno2593 4 года назад +1

    Nin Baqdin Hadlaya Uma Xumid

  • @rooble883
    @rooble883 4 года назад

    Wariyuhu hctv afsomali wanaagsanaa

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 4 года назад

    Xiligii amusnaatu way dhamaatay! Way I soo fikireen ! Right now ha la sii daaayo Fuaaad!

  • @mukhaaryuusuf8692
    @mukhaaryuusuf8692 4 года назад

    Ilaahy afka.ku.qaloooci. insha.allaah

  • @naimohirs2591
    @naimohirs2591 4 года назад

    Sideedaba. Sarkaalka. Ama waladilaa direyskaa. Lagadhigaa. Oo. Laxiraa Fu aad. Maciilqabo. Madaaba. Isagoo. Xilhaya. Saaslogaley. Kuquusta. Intii. Garaadalaay qaladka. Madaxda. Jabuuti

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas4899 4 года назад +1

    ismaaciil cumer geele waqtigiisi uu dhamaaday

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 4 года назад +3

    Warqada ma calool wayne ismail ba so qoray

  • @SilentEmpires
    @SilentEmpires 4 года назад

    Ninkani inu Franciska waraq ka axriyi karo ayuu ku fanaya uun ee wax kale ma hayo... Reer jabuuti ma sidan ba laydinla hadla???

  • @xaliimamuhumed7370
    @xaliimamuhumed7370 5 месяцев назад

    odaygancaloosha aashuunkaa leh iyo habarta uu qabo ayaa afduub ku haystaan dalka illaahay haka qabto

  • @jamalcabdi8482
    @jamalcabdi8482 4 года назад +1

    Alleh dhabta hakasaro Fu'aad

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 4 года назад +1

    Kawaran maxkamada ay sawir ka shaqsi ku dhagan yahay ma cadaalad ayaa ka sugee
    100% waa maya

  • @norau8476
    @norau8476 4 года назад +2

    danbi kasta uu galo fuaad xaq iyo caqlitoona maha in aad suuli ku xidhan
    illahay haydinka abaalmariyo

  • @nasirmano4055
    @nasirmano4055 4 года назад +1

    Djbuuti wxy ubahnty cadaalad iyo sibaaan .imikna kni wuxu Iska maslxyaa wdnka sida dadbn u gumaysta ee France. fuck leadership of djbuuti

  • @fm-kt5tl
    @fm-kt5tl 4 года назад +1

    Xukunkiisa waa Dil ayuu Yiri maxa laga sugaa😭😭😭😭

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 4 года назад

    Viva fuuad Alle hkuxifdhiyo

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 4 года назад

    Alle fuaad cadowga hysta haso daayo uma rer jabutina alle xoriyad buuxda hysiyo

  • @zuzuahmet8055
    @zuzuahmet8055 4 года назад +1

    Waxaasi maaha wax qof bini aadama loogu cidho suuli😩ilaahoow bad baadi😢

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 4 года назад +4

    fuaad been buu ka abuurayah caddayn hala yimaaddoh ninkani

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 4 года назад +3

    Jamma Sueilman Ali🙄
    Seddexda Magac Ee Hore Isku Mid Ayaanu Ka Nahay.Ninkan!!!!!

  • @engzayidmohomedjuube4711
    @engzayidmohomedjuube4711 4 года назад

    KANI ILAAHAY KA BIQIMAAYO WAAR QOF BINU AADAMA AYAAD CADAABAYSAANNN ILAAAAH NAARTA KUGU DHEEREYE WALLLLEEE SI XUNBEYDIN UDHIMAN KUWIINAN DHIIGA CABAYAA MASAAKIINTA

  • @abdifataxsudaysi4591
    @abdifataxsudaysi4591 4 года назад +1

    Halkii cabdi ileeye Allaha mariyo ismaaciil

  • @Fat_boy_jamal-m1y
    @Fat_boy_jamal-m1y 4 года назад +1

    War maxkamada jibuti wax ka jiraa malahan arintan ay ka sheegayso fuaad amarku madaxweynahu uso saro umbey dabaqaan

  • @cabdirashidcabdilaahi5478
    @cabdirashidcabdilaahi5478 4 года назад

    Dawladu hacadayso Eedahan ay duuliyaha ku Eedaynayso
    waxcad hakeento
    midakale haduu xataa uu qaladku dhacay dawladu
    haba laxisaabtantee
    jidhdilka intanleeg waamaxay
    Akhmaqnimo iyo naxariis daro
    weeyaan in sidan loogu tacdiyo
    shacbiga.

  • @suldaanaosmaa9183
    @suldaanaosmaa9183 4 года назад +2

    Waale TV dhab ah manta ayaad tihin

    • @suldaanaosmaa9183
      @suldaanaosmaa9183 4 года назад

      Alllah umada musliminta ee rer Djibouti aka dulqado dhbka

  • @anarabotaan1132
    @anarabotaan1132 4 года назад

    Jabuuti, waxaa dhibka ku haayo waa Canfarta.!!!

  • @faarahsaalah5548
    @faarahsaalah5548 4 года назад

    Laxeey kulahaa khuu khuu khaa khaa dulli Alle kubad hadad maqli jirtay waatan inuu gumaysi ku jiro isma arko lax.

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad3560 4 года назад

    Your time is up

  • @abdirashka6724
    @abdirashka6724 4 года назад

    Somaliya horta muxu u qabatay kuwan leh qabyaalad ayu Kenay somaliya ilahay haku kusoqabato

  • @abdixakiinhasan1805
    @abdixakiinhasan1805 4 года назад

    Dhiigmiratada xulifada laha INA geele sisocon meyso dulmiga aad dadka jabuuti ku haysan

  • @thegloriousquran1208
    @thegloriousquran1208 4 года назад +4

    Dadkan faransiis dhalad ah bay isku haystaan 😂😂😂

  • @sahrasamatar6004
    @sahrasamatar6004 4 года назад

    Markstaba xaqaa sareeya danystuna wuu hosayn ismcil geele wuxuu badaly jeel ogaadeniya oo isu badaly jeel ciisawi oo ka dhisan jbuti

  • @lulilulka2392
    @lulilulka2392 4 года назад +2

    Aweye evidence Ayan ramna beenta iskadafa

  • @munacaynab4534
    @munacaynab4534 4 года назад +1

    Jabuuti waynaga luntay wllhi waxkala isga dayoo afkoodii ayey lumiyeen

  • @faysasiciid9854
    @faysasiciid9854 4 года назад

    Lkn qof see suuli xabsi looga dhigkaraa waa wax bin aadantinmada ka baxsan mida kale hadii uu qaldanyahay maxaa shacabdhan oo ay ku jiraan culimo hooyoyin ka qaylisiiye xagee lagu arakay wasiir wadahaysta diinta iyo dhaqanka suugaanta somaliyede ee jabuuti war odayga halga dajiyo meesha

  • @mouniyat
    @mouniyat 4 года назад

    Jabutay cadowga caagta hoosteed, somaalidu xumatay noo qaaban hada aragnay. Caanaha yaaga naga badaan wixi aana reer jabuti ahayn oo naga dheex baxa.

  • @xamseahmed5889
    @xamseahmed5889 4 года назад +3

    Saqajaanku muuna soomaaliga aqoonin

  • @somaliahanoolaato2323
    @somaliahanoolaato2323 4 года назад

    Waar nacasyohow nin rag ah weeyi Fuaad ee xoriyadiisa Usoo celiya hadii kale xukuumadda jabuuti way ku daysay Cadaalad darro ilaahay ma ogola

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 года назад

    Waar yaa illaahay yaqaana ma somalibaa mise canfar qofkani alle ha u sahlo miskiinkaa 😥😥

    • @1001-c3k
      @1001-c3k 4 года назад

      Waa somali darood harti dhulbahante ah hdaad ubaahanthy wxuu yhy blse afka faransiisku wa luuqada ay isku fahmaan rer djibouti maadamo ayku wada noolyihiin qowmiyada kla duwan

  • @mukhaaryuusuf8692
    @mukhaaryuusuf8692 4 года назад

    Waaaa aygiii ismaciil

  • @deksanmohamed2765
    @deksanmohamed2765 4 года назад

    Ninkan wa somali dhulbahante ah

  • @saedsara
    @saedsara 4 года назад

    Horta jabuuti luqad u gaarka miyaanay lahayn?

  • @fadxiyahfadxiyah953
    @fadxiyahfadxiyah953 4 года назад

    Kani maaha xeer ilaaliye e waa xaaraan qaate ilaahay ha idiin jawaabo

  • @SheekeyeSheekeye-ro7xd
    @SheekeyeSheekeye-ro7xd 4 года назад

    walahi ma ninkaan aragnay halku kujiray bismilahi warareerjabuuti ilaahaybay leeyhiin walahi

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 4 года назад

    oday weyn oo cimrigaas jira oo aan ku kalsoo nayn luuqadiisa maxaa kaas laga qorayaa Af faran siis baabuu mooday cilmi war duf ku baxee luuqadaada ku faan oo ku hadal afqalaad cilmi maaha bay fanaa niintii hore ku heeseen beri samaadkii 40 sano ka hor

  • @naimohirs2591
    @naimohirs2591 4 года назад

    Hada. Ceebtiinna. Badu. Idinka. Meyrto sarakiiniinii. Waxadsiiseen baranbaro. Duqsi. Dixiri. Iyo. Jiriqaa. Masuuliyiina. Jabuuti. Maaha. Soomaali. Warsomalidu. Weys. Dishaa. Sarkaalkodana. Inteyan. Xirin. Beyxilka. KaqaAdaa. Adduunkuna. Wasaaas

  • @abdikariimbeeldhaan8190
    @abdikariimbeeldhaan8190 4 года назад

    Hadii maanta reer jabiiti ay joojiyaan mudaharaad kooda ha ogaadaan in midh midh loo ugaadhsandoono oo hadiise ay wadaan ay gaadhi doonaan hamigooda saxda ah dhibwalba ha u maraane

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 4 года назад +1

    Ninkan soomaali miyaah
    tolow afkeenii mee ???
    Jabouti maskaxda wale laga gumaystey

  • @darikgullet6488
    @darikgullet6488 4 года назад +1

    hayaay afka faransiiska waxbaa lagu qarinayaa....

  • @farduusmahamed2438
    @farduusmahamed2438 4 года назад

    ilaa xeere ilaliye ila Qof walab oo jabuti kunolo cabasi buku noloyaaya illahayow adiga uu maqan hadu fuaad gumayasiga kadhidhiyay wa geesi

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 4 года назад +1

    Ilaahay ka cabsi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MariyaneMari-jz1ye
    @MariyaneMari-jz1ye Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @apdikariimmohamoudapdirahm36
    @apdikariimmohamoudapdirahm36 4 года назад

    Bal Waa Soomaliye Ma Suulikii Hoyadiibu Ugu Hadlaya Faransiis Kana Ku Wacnaa In Loo Dilo Sidii Gorge Foldy

  • @juuxaawiofficial8267
    @juuxaawiofficial8267 4 года назад

    WAAR NINKAN CADAYN KEEN HALA DHAHO WAA DOQON GARSOOR LOODHIIBE

  • @Janno190
    @Janno190 4 года назад

    Beenaale maanta waa if berina was aakhiro qabrigaaga u tudho illahay ayaa ku xisaabaya subxaanalaah
    Carabka maanta qoyani berina wuu ku qalalayaa

  • @fm-kt5tl
    @fm-kt5tl 4 года назад

    Kan familkiisa o dhan Hala qalo

  • @wiilwaal1866
    @wiilwaal1866 4 года назад

    Fransiis bay jaboutianku is modan

  • @suxufila-ogolaadey3699
    @suxufila-ogolaadey3699 4 года назад

    Wanku raaacsanahey in LA xidho sarkaal dooneya inuu ka hor imaado dalkii iyo dadkii uu udhaartey inuu difaaco

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 4 года назад

    Inkaar hakugu dhacdo musqul maa la isku xiraa yaa eey

  • @sahrayusuf422
    @sahrayusuf422 4 года назад

    In musulo lesku xira iqab Maha qof muslima ee ilahey ka cabsada awoda ku fanesan uma qalantin

  • @mohshakar3142
    @mohshakar3142 4 года назад

    War bal waxan eega afkoodii hooyo ayay ka tageen france ayuu ku hadlayaa noocani waa noocee jabuuti miyaa lagu waashay mise anaa waalan afkoodii bay ka cararayaan francena waa lagu hadlayaaa yaaa

  • @serinesousane9387
    @serinesousane9387 4 года назад

    اتق الله يا عبدالله اتقوا الله وما الحياة دينا إلى متاع الغرور

  • @laylaapdala180
    @laylaapdala180 4 года назад +2

    Hayku oran ninkan waa somli

  • @maxamedaxmed4724
    @maxamedaxmed4724 4 года назад

    Waar nacaska izka kiciya reer jabuutaw anagupa reer Somaliland hadaanu nahay waad ogaydeen waxii nakala qapzaday dawladii macangaga ahaydee Maxamed siyaad barre

  • @masta7199
    @masta7199 4 года назад

    This guy name is Djama Dhego, he's the spokesman of the president IOG and you can see from this video he has no power whatsoever to tell the true cuz he's reading. What a shame Mr. President pls get the hell out of our beautiful country....

  • @fowsioelmi9463
    @fowsioelmi9463 4 года назад

    Waxa uu ku hadlayo kama dhegiysanano waa digta toor waana dhacayi

  • @samiaali8694
    @samiaali8694 4 года назад

    Muxuuu imika ninkan wayn ku hadlayaaa khuukhu shit Alleh umada ha idinka qabto reer jabuuti Aleh barya

  • @cabdibaasidhussein3189
    @cabdibaasidhussein3189 4 года назад +3

    Waa beentii

  • @ayaanisse830
    @ayaanisse830 4 года назад

    Hadayba sii banaysteen dilkisa

  • @nurap3027
    @nurap3027 4 года назад

    Xawayaan aabahhaa was ey ey dhalay