Laga bilaabo diredawa dhulku waa kala dilaacayaa halkaa bad ayaa ka samaysmaysa dhulkii soomaalida oodhana wuu Ina soo raacayaa insha Allah soomalia iyo ethiopiana bad ayaa soo kala dhexgalaysa waa saadaalin in badan soo jiray
Waxaas waa cadha rabi oo ka dhalatay dhiiga islam ka ee meel walba ka dhacaya ee somali isku hub guranayso oo mid ba midka kale dhiigii sa xalaashanayo allow na bad baadi oo naga dami colaada iyo cadha daadaba aamiin aamiin
Maansha Allah Allaha usiyaadiyo oo waliba Allahayoow inta soomaalida ah iyo inta muslimk a ah allow ka bad baadi Dadkeena soomaaliyeedna iyo dhulka ey degan yihiin dhinaceena ha usoo go aan
Anigu waan maqley intaan TV ka arkey meesha Ololku ka soo baxo ee Jabuuti Iyo Somaliland u dhaxeysa ayaa leygu yidhi Dhulkaa Halkaa ka kal qeybsamaaya oo ka kala go’aaya Allah ha sahlo
Waxaan u malaynayaa soomaalidan waalan ee sheekh iyo shariifba dhiiga ku faraxsan ee dhulkii qaadi waayey isagoo weliba wada cidlo ah ee is nacay in illaahay meel isugu keeni doono markay nafta u yaaban allaahu ma salim
Subxaanallah allahu akbar allahu akbar xasbiyallah Wa nimcal wakiil. Allahuma najayna fii kuli gidnah . laaxawlah wallah quwatah war ma adduun gadoonba
Allow Dhulka Deegaanka Soomaalida ka badbaadi oo xifdi...........🤲🤲🤲
Aamiin yaaRabbi!!!
Allahuma aamiin ya rabbal calamiin.
Illahow muslimiinta oo dhan ka badbaadi.
Laxawla walaquwata ila billah
Aamin 🤲🤲🤲
yaa Allah help anfar and everyone else who needs your help😢😢😢 ameen Yaa Allah
Aamiin ilaahay ha ka badbaadiyo subxaanalaah ilaahow anagana hana soo gaarsiin
SubxaanaLLaah Allaahow wadankii ka qabo.
Iyo intii Islaama.
Malaa waa dabkii qiyaamada ee Rasuulku sheegay
Inuu yaman ka bilaaban doono.
Badii soomaaliya kuwaasheene tooda haku mashquulaan
Mansha allah jaxiimo bad ah ayeey heleen sideey bad bad ulahaayeen ardul xabash allaha ku koobo somalida masoogaareeyso insha allaah😂❤
Inta daalimiinta ah ee jaamac galad ugu horeeyo
IlLaahey swt ha’u gargaaro reer DDS InshaAlLaah AlLaah swt macanaa we’ll be good. 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Laga bilaabo diredawa dhulku waa kala dilaacayaa halkaa bad ayaa ka samaysmaysa dhulkii soomaalida oodhana wuu Ina soo raacayaa insha Allah soomalia iyo ethiopiana bad ayaa soo kala dhexgalaysa waa saadaalin in badan soo jiray
Haaa waa saadaalin aan maqlay
Allow badii ay jeclaayeen hoostooda ka sii
Ilaahay ha la baryo quraanka ha la akhristo
ILLAAHAYOW SOOMAALI MAXAMMAD KA BADBAADI IYO INTII MUSLIM AH
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABAL CAALAMIIN
Soomaali ayagaa ugu daran oo dhiig.xaaraan iyo qabiil isku dilaan
Illahay hakaqabto somlida Amiin Amiin yarabe
Allah ha ka salaama yeelo dhulkaa Qarqarxaya ee Ololaaya Dad,xoolo iyo Xayawaanba
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Meeshaas waxaan dhihi karaa caro alle ayaa ka dhacday. Subxaanalaah Ilaahoow umadda soomaliyeed iyo inta islaamka ah ka badbaadi
Waxaas waa cadha rabi oo ka dhalatay dhiiga islam ka ee meel walba ka dhacaya ee somali isku hub guranayso oo mid ba midka kale dhiigii sa xalaashanayo allow na bad baadi oo naga dami colaada iyo cadha daadaba aamiin aamiin
Allahu Akbar. Laxawla wa laquwata ila billah.
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM
❤❤ Sallalahu calaihi wasalaam❤❤❤
أللهم صلى وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi 😢😢😢😢😢😢
Erta Ayle wa makaciisa. Wa volkanoo ugu weyn Afrika. Waligii u shiidna. Ma bakhtiiyo. Wa mucjiiso calaamiya. Allah Sahlo amuura.
Hazbunallah wanicmal wakelan
Soomaaliyeey heshiiya waa qiyaamadii oo toobad keena😢😢😢😢😢
Ilaaheey ha ka badbaadiyo intii Muslim ah
SOMALIYA EEBOOW KA QABO CADABTAAN HANSOO GARSIININ AAMIIN
Bismillaahi Raxmaani Raxiim, ilaahay ha kajoojiyo masiibada umada somaliyeed iyo kuwa kalaba.aamiin aamiin
Illahay ha badbaadiyo dadka musliminta iyo umada Somaliyeed
Allaahu Akbar
ilaahay umada soomaaliyeed ha ka badbaadiyo
ALOW NAGA QABO ANAGA & ISLAAMKABA😮
Allow naga qabo subhanallah 😮
Allaah haka bad baadiyo Dadka Soomaaliyeed ee reer Soomaali Galbeed Allaa humaa Aamiin
Ah sax bad tahay
Adis ababa Mucjiso kaa ka daran Allow ku salid ........🤲🤲🤲Deriska ay dhibeen ayaa laga jarayaa............
Xasbiyalaahu wanicmal wakiil ilaahow masiibooyinkaaga naga hay
Taqtaq waa sax saan filayo
Subxanallah ilahay hanaga badbadiyo 😭🙏🏽
Alle swt ha soo dejdejiyo amarkiisa 🤲🏻
Gaalada awood bay umada u sheegtaan .. Abyiye inuu Ku gubto baa rajeeneenaa insha'Allah
ILAAHOOW danbigeena dhaaf, cadaabtana nagu dulqaad
Bismi allah tawakaltu cala allah.
Subxaanallaah illaahey cadaabtiiyuu banaanka usoosaaray
ALLH AKBER ALLH AKBER ALLH AKBER😮
Yaa Allah dadka mu.minka kabad baade munaafaqiinta ku halaag
Horaan u maqley in Dhulkaa hore u Ololka uga soo bixi jirey ee ku yaala Meelahaa uu kala qaybsamaayo oo qeybi ka go’ayso Geeska Afrika Allahu yaclam
Nimcadii alle siiyey bay arki waayen bad iyo dhul aanay lahayn bay u eaashen
SOMALIDU ILAHEYE HAA LAAGA BAAQO BEENTE IYO DAGALDAA HA ISKA JOOJYAN ALAHU AKABAR RABOW UU MIICYAN🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
بسم الله الرحمن الرحيم
اللهم سلم سلم
Allow umadaada ugargaar
Illaahayow Caradaada naga hay yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲
Allaahu akbar ilaahaybaa weyn, oo waaxida, waxaasi waa dulmiga bini aadamku samaynayo, subxaan allaah
bisinka Allaha badbaadsho dadka & duunyadaba
CADHO ALLE AYAA KU DHACDEY ITOOBIYA, ALLE MUSLIMIINTA AH HA BADBAADIYO...
Waa mucjiso ilaahey
Dadku qalbi adkaa waa in laga qaxaa meeshaas 😢
Asc allow dhulka lanaga haysto noo badbaadi dadka dalka diinta dhulkooda ku burburi dhul gariir fulkaano yaa rabbi yaa allah aamiin scw scw scw
Xasbiyalaahu wanicmal wakiil
Subhanallah
Subxaanallah ilaahay haka nabad yeello insha allah 🤲🤲
Maansha Allah
Allaha usiyaadiyo oo waliba
Allahayoow inta soomaalida ah iyo inta muslimk
a ah allow ka bad baadi
Dadkeena soomaaliyeedna iyo dhulka ey degan yihiin dhinaceena ha usoo go aan
Laaxoowla walaaquwat ilaabilaah
Addis. Waa. Lagaa. Dareemay. Ilahay. Nagaa. Qabo
Bada Éthique heshay bro😅
Tooba ya rabi tubnaa ilalaaah
Sideeta maadkii ayaan maqli jirey in qaybo geeska afrika kamid ahi uu ka go'i doono Qaarada inteeda kale. Lkn isma lahayn ineey sidaas u dhowdahay.
Anigu waan maqley intaan TV ka arkey meesha Ololku ka soo baxo ee Jabuuti Iyo Somaliland u dhaxeysa ayaa leygu yidhi Dhulkaa Halkaa ka kal qeybsamaaya
oo ka kala go’aaya
Allah ha sahlo
Salaamat allah umuda ha badbaadiyo
Badbay uwaasheen ee allaah hawsoo saaro anagana wareerka hanaga daayaane
Ma xabashi baa naxariis leh oo dad samsto bixinaysa waa aduun yaab keh😂
Waa qashiin dadkaan waana la xaaqayaa dadkaan
Ogaadkii martida Ku xasuuqay dacawaalay wax haku qaataan dulmiga layskgamatagaan
Subxaana laah Quraan akhris ha u fariistaan. Rabiyoow ha soo gaarsiin halaag waaye Rabiyoow hana rogin iyagoo jiifaa dhulku la go’i karaa
Ilaahey umada ha Ka qabto bismilaahi Rahiim ilaahey badbaadi adaa weyn
Gobolka qoraxay, degmada marsin, qabalaha jiic dhowr sano kahor meel buur oo udhaxeeysa jiic iyo qabridahar guux wayn oo kanoo kale ah ayaa laga maqli jiray. Taas ma volcano mustaqbaleed ayay soo wadaad umaleenaysaan?😭
Bismilaah raxmaaneraxiin waxaani marunbaa
اللهم. سلم. اللهم. سلم. الوضع خطير. 😮
Rer my dug taqtaq waan dhahnaa
🎉😢😅
Waa dhulgariir
Waxaan u malaynayaa soomaalidan waalan ee sheekh iyo shariifba dhiiga ku faraxsan ee dhulkii qaadi waayey isagoo weliba wada cidlo ah ee is nacay in illaahay meel isugu keeni doono markay nafta u yaaban allaahu ma salim
Ilaahay ha bad aad
ALLAH(swt) umada muslimiinta haka badbadiyo aamiin aamiin aamiin
allhubakpar ya muslim wa calaamadaha qiyaamaha ee hordhaca ah xaga illhy ha unoqono,wlyal kalaya toobad keena intay cadceedu galbeed ka so bixin🥺☝️❤️🤲
Subxaanallah Allahu Akbar Alxamdulillah Allahu Akbar Alxamdulillah Allahu Akbar Allah hanaga dabadiyo 😢😢😢😢
Allaah ha bad baadiyo walaalaheen reer Siti
Sxb 🎉🎉❤❤Shertan si yay wax iga dawada 50 qof ban gadhsiyay
Walas hayaa gacanta alena lagama baxsado
Subxaanallah allahu akbar allahu akbar xasbiyallah
Wa nimcal wakiil.
Allahuma najayna fii kuli gidnah . laaxawlah wallah quwatah war ma adduun gadoonba
Dulmiga ma fiicno e ilahow nugushartir
Subaxanalah alahu akabar
Subxaaan ilaahy sharkiisa naga hay
Illaahayoow naga badbadi yaarabi
Dhulka diin halagu aqriyo, Dagaalada macna la,aanta ahna haladaayo, waxan waa mucjizo
Alle ha badbaadiyo umadda soomaaliyeed oo masaakiintaa
Biyahaasi MA Dhanaan yihiin Mise wàa càadi...hadday Dhanaan noqdaan wàa kheyr baddii itoobiya raadinasay ayàa samaysmi doonta.
Allow dhulka soomaalida ka badbaadi
Subhallah 😢😢😢
اللهم سلم سلم alahayow muslimiinta ugargaar meel walbo mustadcafiinta
Dhul taqtaqaya garayn mayno ee waxaad tidhaahdaa dhul ( karsamaya ) ama ( faxaya ) afsomaliga reer jabuuti
Waa gariir
Allah akbar Allah xasbunallahu wal nimal wakeel Allah swt ha ka tayasiiro Somalidana ha ka qabto
Dhulkii oo budhbudhaya ama karkaraya
Jama asc
Ilaahay ha inaka badbaadiyo.
Allahu Akbar 🥲
BISMILAAAHI ALOOW SAHAL UMUURAHA
Allow naga badbaadi