RUWAAYAD CUSUB GEELE ARAB VS ISMAACIIL CUMAR GEELE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
    ★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
    ★★www.sooraanjawa...★★

Комментарии • 215

  • @AbdirahmaanAhmedAhmed
    @AbdirahmaanAhmedAhmed 4 года назад +4

    Habar jeclooy albaabada arab ha garaacina

  • @abdikanimohamedadan9085
    @abdikanimohamedadan9085 5 лет назад +1

    Ninkan jaraa,iidka haysta waa madhaxleh sheeko waskuu yaqaanaa yaa ila arkay like plz

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 5 лет назад +11

    Demoqradiyada Somaliland caadi maaha.
    Ilaa madaxwrynaha ayey wax ka sheegayaan xoriyadda dadka waa awood shacab.

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 5 лет назад +9

    Asmara ayey Gartii fadhiisatey in lagu qaado... walle wey asiibeen, damn

  • @footballsoccer703
    @footballsoccer703 5 лет назад +13

    Waxan ahay qofki ugu horeyay igu taabo liketa🙂😎✌🤟🤟🤟✌✌

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 года назад

    Waa runtii ninkaa mujaahidku wrkaa uu sheegayo ilaalhaybaa deeqaha bixiya ee gaalo sara joog ku xaaarta ayaaa inaga dhaadhicisa inay deeqo bixiyaan walee wrkaa dad badani kuma baraarugsana

  • @gardaasemedia9712
    @gardaasemedia9712 5 лет назад +10

    Inta samaha jecel ii saar like

  • @SH-mk4pg
    @SH-mk4pg 5 лет назад +15

    abwaan daaha gaas yaa taageersan 😀👍

  • @axmedabdiraxmaanmashaallah6071
    @axmedabdiraxmaanmashaallah6071 5 лет назад +1

    Deeq moroojiye maxaa ku dhacay riwaayadahaagi

  • @munestervlog4500
    @munestervlog4500 5 лет назад +1

    Maaha markii ugu horeeyay ee djabouti iyo ethiopia ay rag soo dalbadan inlo soo wareejiyo horena loogu wareejiyay ninkan lacagta uu haysto uunba loo buuqayaa ee muu ahaado nin aan lacag lahayn lama ogaden waana la wareejinlahaa mar horeba

  • @mofarah7195
    @mofarah7195 5 лет назад +7

    3:54 hhhhhhh Qoosho

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 5 лет назад +14

    Kan koodhka buluuga ah xidhan waa reer miyi ingiriisi ku dhex dhimatay

    • @apdifatahbozz1051
      @apdifatahbozz1051 5 лет назад

      Wlhi runtaa zxp

    • @khalidaxmed3541
      @khalidaxmed3541 5 лет назад +2

      Waa ciyaal burco xburco macnaha waxa laga yaabaa inuu kaaga soo horeeyay magaalada

    • @Dr.HusseinEid
      @Dr.HusseinEid 5 лет назад

      @@khalidaxmed3541 anigu reer burcaba ma ihi sxb caasimada ayaan joogaa🤣

    • @sharafsaneymhmet8353
      @sharafsaneymhmet8353 5 лет назад

      @@Dr.HusseinEid hhhh raga arabsiyo shalay ka soo galay

    • @Dr.HusseinEid
      @Dr.HusseinEid 5 лет назад

      @@sharafsaneymhmet8353 hhhh waa jaahilnimo qof aanad aqoon inaad iska xukunto

  • @suxuficabdiraxmaanbataashc7466
    @suxuficabdiraxmaanbataashc7466 4 года назад

    inta igu Raacsan inay barteeda dhigeen Like isaar

  • @dayax1411
    @dayax1411 5 лет назад +5

    Qofkiii labaad ahay🤗

  • @abdicaqlishe787
    @abdicaqlishe787 5 лет назад

    qoosho

  • @ahmedrashedahmed6688
    @ahmedrashedahmed6688 5 лет назад +15

    war ja jornalka sita mayaanu bage ka lapaadpa u rogeyn

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 5 лет назад +5

    Riwadayada ruunaha hal kasii wadaa

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 5 лет назад

      Qofkii xoolo aanu lahayn dhaca waxa xaaq loogu leeyahay inuu gaar baaxo lnk maah in qaabil lagu taageero haadii qabil laysku tagro somalo dhaba midba midka uu ka qabill badan yahay ayuu dhic doonaaa

  • @hmdjama
    @hmdjama 5 лет назад +2

    Ya ku update gareya !!! ... kkkkkk

  • @AliIssak-pb7lw
    @AliIssak-pb7lw 5 лет назад +4

    Kkkkkkkkkk Waa inoo Asmara

  • @bebarissanadka8034
    @bebarissanadka8034 5 лет назад

    Waa siyaa siyiin ee biya dhigty siyaa sada

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 5 лет назад

    masha allah waley runtay ka cadeeyen, madax weynaha ku xiga ayay dheheen.

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 5 лет назад +18

    Dhiibi maayno taajirkeena hadal waakaa Subscribe igu qabta Asxaapta

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 5 лет назад

      Halwaasho Channel taajirkinu waa tuug xolahayagi ayey so dhaceen

  • @abdiwali2721
    @abdiwali2721 5 лет назад +2

    Hhhhhhhhhhhhhh geeeesiyo qaran guulaysta markasta

  • @gureytechnology6173
    @gureytechnology6173 5 лет назад

    jundi sxb hore usoco waa lagaaga baahna youtube

  • @sakariyemaxamoud
    @sakariyemaxamoud 5 лет назад +7

    Hhhhh way dhigeeeen wlhi
    Ragediiiiih

  • @mahamedrabic3629
    @mahamedrabic3629 5 лет назад +1

    Siyaasi réer miyi anaa uga yahay

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen 4 года назад

    Good films

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 5 лет назад +2

    Kkkkkk Daadkan siyasada ka sineeysanay kulah 😂😂😂😂😍

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 5 лет назад +4

    Qabiil iyo qaran kala saara

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 5 лет назад

    Kaasaa lahaa abwaan ayaan ahay sidaa dhaqankiisu yahay, muxuu wacyi galin isagaa wacyi galin u baahan

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 5 лет назад

    Waa sax Geele Arab Waa Djiboutian Hadan Qabiil wax lagu difaacayn

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 лет назад +2

    🤣🤣🤣🤣 Abwaan Daaha cabdi gaaz Mr jundi maroojiye heelo Abwaan shilke khadar aadan deeq. Sacad rag raga 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 лет назад +3

    Deeq_bixiyayaal allaylehe inay denbi tahay

  • @se1059
    @se1059 5 лет назад

    Asmara ayay gartii fadhiisatay😂😂😂🤣😂beautiful

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 5 лет назад +8

    Ninkaa Djibouti loo dhiibayo ninbaa ka horeeyey loo dhiibay Djibouti aan cidina is waydiin .ina geele Arab tolkii iyo wadaniyiinta soomaaliyees ayaa u kacay cid alaale cid dhiibi kartaana ma jirto .

    • @hanaomar8339
      @hanaomar8339 5 лет назад

      Wadaniyiinya somaliyeed ee sheegaysaa Somaliland waxba kama dhex dhaban karaan, meeshu waa Somaliland haku khaldin Somaliya🤣🤣🤣

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 5 лет назад

      Hana Omar ok Somaliland ma dadkeeda inay u gudbiso keligii taliye ayay ictaraaf ku doonaysaa?

    • @منمن-ق7ح
      @منمن-ق7ح 5 лет назад

      .1
      2

  • @cabdikariimkarroshorts
    @cabdikariimkarroshorts 3 года назад

    Reer burcooy hargaisi buuq uma baahna

  • @zaadadahmedtuwankiz110
    @zaadadahmedtuwankiz110 5 лет назад +7

    Hhhhh wlhi daacd ban uqoslay

  • @yahyemohamedmrruuxani4803
    @yahyemohamedmrruuxani4803 5 лет назад +1

    Wa xidhan tahy dhamantin

  • @c.raxmaanaxmedsiciid158
    @c.raxmaanaxmedsiciid158 5 лет назад +6

    car waa qofki like ii sara

    • @MullerOfficial
      @MullerOfficial 5 лет назад

      Sxb qaali plz subscribe ii saar adna

    • @ahmedyare9721
      @ahmedyare9721 5 лет назад +1

      Caar wixii la idhahaba waan sameyaa ani

    • @MullerOfficial
      @MullerOfficial 5 лет назад +1

      @@ahmedyare9721 hhhh waa sidaaba sxb

    • @ahmedyare9721
      @ahmedyare9721 5 лет назад

      @@MullerOfficial adna subscribe waa lugu saraay lkn plz taa uun naga Dhaa

    • @queenraxma2986
      @queenraxma2986 5 лет назад

      Kusarnay dee

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 5 лет назад +1

    Shacabka wanaagsan ee hargeysa!

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 5 лет назад

    SOORAAN IYO JAWAAN GAADHI MAYSAAN

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 5 лет назад +2

    Jabouti Iyo Ciise Waraabe Arab Oo Kaliya Ayaaa Ku Filan Ragii Isaaaq Ugu Kululaa Ayay Afka Lasoo Gashay Qori mooye Wax Kale Mayaqaanan Adeer Libaaane Naftaada La Baxso 👎🏻👎🏻

  • @nabaadmohamed7723
    @nabaadmohamed7723 5 лет назад +4

    Daaha abdi gaas geesi qaran

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 года назад

    Hhhhh waaa riwaayad macaaan

  • @MullerOfficial
    @MullerOfficial 5 лет назад +18

    Walee waxay ka hadlayaaan waa run waayo maanta waxa aaan wax ku difaacnaa waa qabiil dambi kasta ha ahaado wa laasim in lagu difaaco qabiil halkii dharciga aynu la tiigsan jirnay walee somali way baabaday alle ha hagaajiyo somali plz subscribe ii saar

    • @cabdiqanikhayre7786
      @cabdiqanikhayre7786 5 лет назад +1

      Nin xoolihiisa la dhacay reer sheekh isaxaaq weyku qasbanyiin inay difaacaan

    • @sakariyeosman6945
      @sakariyeosman6945 5 лет назад

      Ismacil dedkena u dhibi mayno abaal somaliland uma galin

    • @hanaomar8339
      @hanaomar8339 5 лет назад

      @@cabdiqanikhayre7786 bal kawaran bari kamaalin oo layna aqoosado oo qof ganacsade dalkale udhashay Jabuti ba kasoo qad, intuu dayn qato bixin waayo kadibna Jabuti kunoqdo Jabutina inagu tidhaa ninku waa anaga kiiniinba waydinkii noo diiday inaan laxisabtano anana kayaga laxisabtami maysan, makaa waxan dariiqa ujeexayna inaan laynala xisabami karin inaguna aynaan dadka wadankeena ajanabiga ku ah ama Somalilander keena toona lala xisabtami karin😞😓😥

  • @khalidloco9846
    @khalidloco9846 5 лет назад +2

    War ninku ma jabuuti landiis buu yidhi 😂😂😂

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 5 лет назад +1

    Riwaayad is Araga ! Xaqiiqadu waa Si iyo meel Si cadaalada Halagu Xaliyo Ilaaheyba Runta Oge inta ka horeysa Djibouti Hogaamiyaha 20 sano Xooga ku Heysta Haleyska ilaaliyo

  • @muhanadmuslim3510
    @muhanadmuslim3510 5 лет назад +7

    madxa waynah ismacil cumar gel waa dhiigyo cab weeyn waa khain

  • @apdirhmanibrahim9569
    @apdirhmanibrahim9569 5 лет назад +2

    Habar Jeclooy waxaad wadaan Noo cadeeYa Arab baad ujeedano waanu Fahansane🙇😅😅

  • @munirkh
    @munirkh 5 лет назад +5

    Cajiib. Geele Vs Geele, Who Will winn?

    • @cabdiqanikhayre7786
      @cabdiqanikhayre7786 5 лет назад +4

      Geele arab will be winer

    • @asmaadahir9127
      @asmaadahir9127 5 лет назад +2

      Ahmed osman geele

    • @zadick2026
      @zadick2026 5 лет назад

      Me hhh

    • @abdikhalaqibrahim7980
      @abdikhalaqibrahim7980 5 лет назад +4

      Ina geele arab

    • @hanaomar8339
      @hanaomar8339 5 лет назад +1

      Walaahi iyagaa iska keen yaqan imisay saaxiib ahaayeen oo wada shaqaysanayeen haday maanta isdiideen ilaahaybaa og kaxaqdarada wada aniga gele arabaa inaderkay ah laakin waxan taageri markuu sharciga maro ee uu kabaxo muska reerka uu dabada galiyay

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 5 лет назад

    Daaha gaas walhi jilaabad ku macaneedba

  • @mouradkamik7822
    @mouradkamik7822 5 лет назад +2

    War wan qosleye kkkkkkkk

  • @ugaasmazin7949
    @ugaasmazin7949 5 лет назад +3

    Asmara Halagu qaado kayska ku lahaa kkkkk war baa nin kaasaa dhameeyaya ,ingiriisiibaa ku dhex dhimatay dheh kkkk, aduunka bank amaah hadyad u bixiyaa majiro kalmadaas ayaa i soo jiidatay waana run, geelayaasha si cadaalada ha loogu gar qaado.

  • @mohamedabdiali6573
    @mohamedabdiali6573 5 лет назад +3

    Reer burco dhib badanaa,qosol weeye

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443
    @aqonyahanabdizalamhereri7443 5 лет назад +2

    war ka hoosta yaaca Yaaa ila daawada 😂

  • @hamzeathen265
    @hamzeathen265 5 лет назад +2

    Garacow kac proffeserka leeyihiin e muraayadda xidhan hhhh

  • @hoodogaydh6094
    @hoodogaydh6094 5 лет назад +3

    Kkkkkk been maaha Ismaciil meel tuugtu tagto ayuu inagadhigayay

    • @Hawd74.
      @Hawd74. 5 лет назад

      Hoodo Gaydh muus ayaa kasii daran oo afhayeen noqday

  • @akrambrahim4219
    @akrambrahim4219 5 лет назад +2

    saaaasa

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 5 лет назад

    Jundilaahi Waan ku qoslay Sheerigaygii baa ila soo hadashay

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 5 лет назад +1

    Nimanyow xadhigii caan balagu noqde dadka yaan la xidhin. Jeelka Tolow nimcada ka dilaacday wamaxay

  • @Khayre73
    @Khayre73 5 лет назад

    deeqda Allah bixiya waa run

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 5 лет назад +2

    Mujaahidiin vs Mushaahidiin 🤣🤣🤣🤣

  • @yasindilod6768
    @yasindilod6768 5 лет назад +1

    Muuse biixi passport jabuti ah ayuu haystaa wudhiisu

  • @archcatiiq6470
    @archcatiiq6470 5 лет назад

    ka faaloodaka waxa jira iyo guubaabada togan halka ay ka bilaabanto noloda jalayaal...... dhiibimayno taajirka yaga ......

  • @Qalbiholcay6
    @Qalbiholcay6 4 года назад +1

    Inankayaga dhiibi maynee
    Waxaad kaga cabanaysaan soo cadaysta tol buu leeyahay oo idinka qabsanaaya haduu idinka qaldan yahaye

  • @cumarsaalax3212
    @cumarsaalax3212 5 лет назад

    daahe gaas waa xidhan tahay waxaasd fara gelisay arimaha jbuuyti waxanu nahay sirdoonka jabuuti allah ku badbaadiya waad leedahay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 5 лет назад

    Soomaali weligeed ka biximayso dictatorships ilaa ay dadku noqdaan wadaniyiin waa in suuqa dhexdiisa lagu toogto ama lagu dilo qofka dictatorka ah.

  • @hibomuse1703
    @hibomuse1703 5 лет назад

    Wadhyow hoos galis koodh buluugle ciidagale ma dhaafsanide kusoco kufahaney

    • @Cukaashe.
      @Cukaashe. 5 лет назад

      Oo-waayo-ma iyagaa ku kacsan arab

  • @raxmaxasanbariyadwalidalan1825
    @raxmaxasanbariyadwalidalan1825 5 лет назад +6

    Viv awowogay geele arab

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 5 лет назад

      Awoowgaa maa xaq daro ayaad ku tageersantahay

    • @raxmaxasanbariyadwalidalan1825
      @raxmaxasanbariyadwalidalan1825 5 лет назад

      @@ducoqabe1225 ya kugu yidhi xaqdaru wada isga la dhacay weliba xaq daro lo daba socda lakin waxba ka qadimayayn ninki tol yare ba tawawcaya bay somalidu odhan jirtay hada waxan lenay geele arb somaliland odhan ba ilashanaysa duqa jabuti ader iska naso

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 5 лет назад

      @@raxmaxasanbariyadwalidalan1825 lnk maan ahayn uu gar dhigto haddi shaadhkaga lagu qabsado ileee waad is down bixinaysayeee. Waa in is dow bixiyo oo la yimaad caaday lnk amusnaatisu waxay keenaysay in aay ku cadaato inuu danbigaba galay mise

  • @CumarcigeCige
    @CumarcigeCige 5 лет назад

    Adeer iga dhaafa ciyaarta sheekadanciyaar uma baahna

  • @pandawerner7983
    @pandawerner7983 5 лет назад +5

    Ninka jacket ka blue ga sita ayaa u saxan marhadii passport djaboutian ah uu lacgta ku qatay oo aanu mid somaliland ah ku qaadan xaq ayay u ledahy djabout in xata hadii aanu u dhalan ay ula macamisho sida mudan djaboutian ah
    Cadifada hala iska dayo sida ugu macqulsan uguna wngzn in lagu dhameyo ayaan rajaynaya😄

  • @videos_jacayla5313
    @videos_jacayla5313 5 лет назад +4

    Awy dadki soran yo jwaan tageri jirty likta zaara

  • @ohbohooo4650
    @ohbohooo4650 5 лет назад

    NINKII REER MIYIGA AHAA MAXAA HELAY HADBA DHINAC BUU U CARARAY

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 года назад

    Hhhh mujaahidka sida loogu kacaan la ashqaraaaray kkkkk

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 5 лет назад

    CIYAALA SUUQ AAN WAXBA BARAN WAKHTI LUMIS

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 5 лет назад

    Hahahahha wixiinu siyaasad maahee waa biyo dhaamis jundi balaayo

  • @kokebrb4878
    @kokebrb4878 5 лет назад +1

    Hadi jeegantu xaas thy talaw teeba laqabaa 2dooda

  • @faarahali9013
    @faarahali9013 5 лет назад

    midna lama qabteen jeegaantu gurintir

  • @abdikarinalihashi9777
    @abdikarinalihashi9777 5 лет назад +4

    War dhib ma leh passporadiisa ha iska ceshado kiinii somaaliyeed baa idiin diyaara ee ninka ha dhiibina .kkkk

  • @bahalhoose3269
    @bahalhoose3269 5 лет назад

    Lamiyad u keena lamiyada maad cabtaa🤣🤣🤣🤣

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkkk kkk asmara

  • @abasali1756
    @abasali1756 5 лет назад

    Waxaa ruwaayad layidhaa

  • @suldaandibiliqe5164
    @suldaandibiliqe5164 5 лет назад

    camal laanbaa haysata reer hargeysa

  • @abdurahmanahmed6530
    @abdurahmanahmed6530 5 лет назад

    waa dhab walahi deeqda ilahay ayunba bixiya dadka halaga wacyi galiyo

  • @abdirisaqsouleiman3826
    @abdirisaqsouleiman3826 5 лет назад

    Wallee hadad ninka dhib waydan muuse bixi Hargaysa dhaaf maayao

  • @guledaden455
    @guledaden455 5 лет назад

    muuse biixi ba shwka passport djabouti yana sita

  • @ahmedadem7349
    @ahmedadem7349 5 лет назад

    Wadan nacaypa kujira kan la leyey wa abwan xayawan waxid 💥💥💥💥

  • @alridwaan123
    @alridwaan123 5 лет назад

    qaranimadeena iyo dwladeena keeba wayn waxa sual ka taagntahay dawlad nimo iyo qaran bal noo kala sheega ninka iska dhigayo prof

  • @amaalhargeysa4966
    @amaalhargeysa4966 5 лет назад +3

    Kkkkkkkkk

  • @roblesahane4515
    @roblesahane4515 5 лет назад

    Walle ahmed geele dabin gal.

  • @suhybazamir9256
    @suhybazamir9256 5 лет назад

    Kac kac zhaxi ma capty

  • @cabdilaahiraage3024
    @cabdilaahiraage3024 5 лет назад

    Waa xaqiiq inbadan waxa iskaga keen qasan qabiil iyo qaran

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 5 лет назад

    reer burco funny

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 5 лет назад

    Muusa biixiba saw jabutiyan maaha
    Landta iya jabutidu waaba mid

    • @hanaomar8339
      @hanaomar8339 5 лет назад

      Xaarmaayo waa ayo Maraykan maanuu sidan somaliya mamaraykanbaa iyana markaa😂😂😂kula yabi mayo garashadaa kugu yar

    • @cirjoogetv9611
      @cirjoogetv9611 5 лет назад

      @@hanaomar8339 xarmayo ma aqaan baayo lkn waxaan kuu huba wadanka in ajnabi iyo laba Dal dadleh xukumaan Iyo burcad qawlalaysata burcadana xun iyo gangs ka

    • @cirjoogetv9611
      @cirjoogetv9611 5 лет назад

      @@hanaomar8339 garashaduna igumayara Ee filim ku wuxuu kusabsana baa sidaa aha muuse iyo jabuti iyo ina geele arab uunba lahadlayey ee adaa Cadiifadaysan oo waxkale kuu sawiranyihiin

    • @hanaomar8339
      @hanaomar8339 5 лет назад

      @@cirjoogetv9611 xaarmaayo garan maysid google kasoo baadh wad soo heli doonta cida layidhaa🤣🤣
      Takale markad doonayso inad wadan xaqirto bal horta kaaga fufiirso hana iska odhan hadal dib kugu sonoqonaya wa iga talo 😉

    • @cirjoogetv9611
      @cirjoogetv9611 5 лет назад

      @@hanaomar8339 Dal aan xaqiray majiro Somalia 🇸🇴🇸🇴 meel ay 2 Dal looga anqoosanyhy aduunka majirto marka mawaxan dunidu Aqoon baa kaliga taqaan tankale Mudane madaxwayne Maxamed Cabdulahi Farmaajo baa google lagahela ee adaa google hoostada kasoo dawnlod garaystay

  • @abdixakiincumarmuseabdixak8351
    @abdixakiincumarmuseabdixak8351 5 лет назад

    kkkk inta biyacad loo dhiibu kuleeyahay macaanongeeliibaa

  • @adamjama3283
    @adamjama3283 5 лет назад

    Adigu laba nin oo is haysta u gar naq mooyee guri ma isugu xarayn lahayd

  • @asadmuusehargeysawi6351
    @asadmuusehargeysawi6351 5 лет назад +4

    Daaha c.gaas runtaan ku jeclay indr
    Nin isaaqa aayar hala qaato dal iyo dabad toona ka dhici may so isagoo dhagaraysan wacdala waaba isagoo saliima

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 5 лет назад

      ninka isaqa lacag ba lagu leyahy inpti banki frncisa aya hyste ordaya ka pixiye de wayahye 🤣🤣

  • @sharmajama973
    @sharmajama973 5 лет назад

    Hhhh ku lahaaa Ismail c geelaan kaayaqaan

  • @amiiraabdi3035
    @amiiraabdi3035 5 лет назад

    biiladebin

  • @abdishakuurmuse6982
    @abdishakuurmuse6982 5 лет назад

    Geellaha jabuuti iyo Geellaha somaliland arintoodu waxay u bahantahay in lagu xaliyo meel ka baxsan xuduudaha somaliland iyo jabuuti. Waayo somaliland tuna afkii jabuutay ku hadashay dhexdhexaadna arinta kama aha