MUQDISHO & MALL-CASRI AH:-Dhismihii Bacadlaha Xamweyne oo loo badalayo Mall weyn oo Casri ah...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • MUQDISHO & MALL-CASRI AH:-Dhismihii Bacadlaha Xamweyne oo loo badalayo Mall weyn oo Casri ah iyo Gudoomiye Madaale oo dhagax dhigay Mall-ka Cusub,Haddaba muxuu yahay heshiiska Ganacsatada iyo Maamulka Gobolka Banaadir?

Комментарии • 29

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 3 месяца назад

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, Allaah ha idin barakeeyo Aamiin Aamiin Yaa Allaah Shukran Jazaakallaahu kheyran Magaaladiina aad Quruxsataan waa Farxad weyn🎉.

  • @off473
    @off473 3 месяца назад +5

    Somalida waxay baratay waxbaa la mucaaradaa dadbaa dhahayey deynta yaan nalaka cafin cunaqabataynta yaan nalaka qaadin bal waxaas fiiri

    • @fariida6236
      @fariida6236 2 месяца назад

      Somalida qof mucaraad ay qalad ka fahmeen xata hadi wax fiican la sameeyo waa mucaraad

  • @amorthentiae
    @amorthentiae 2 месяца назад

    MASALLAH

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 3 месяца назад +1

    War biya iyo dhiiqada xamar wayne iyo beerta nbda ka nadiifad

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 3 месяца назад

    Masha allaah ❤❤❤

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 3 месяца назад

    maansh alaah ilaah cadoowga naga Qawo nwwadane noosiyadi amiin ❤

  • @fe8445
    @fe8445 3 месяца назад +1

    Wadooyinka Xmar Weyne ha la dhiso. Geedo ubax ha lagu beero.

  • @user-tw7uk5ed5k
    @user-tw7uk5ed5k 3 месяца назад

    Maanshaallah

  • @mohamudjamalsidow7708
    @mohamudjamalsidow7708 3 месяца назад

    Daarta dheer ee dhismaheda marayo her gabagab ah ee dahab tawar aya laga maseray

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 3 месяца назад

    Reer muqdisho ineey magaaladooda quruxsadaan dadka kasoo horjeeda waa is ogyihiine usoo daata.
    Waxaa isiin hartay inaad tiraahdaan madaale iyo xasan sheekh ayaa loo dhisayaa moolkaan wuxaana loogu dhisayaa hantida dawladda hoose,

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 месяца назад

    Moolka meel kale halaga dhiso.

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 3 месяца назад

    WAAAAAAAAAAAAW

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 3 месяца назад +1

    Its so sad the Old historic City part is being turned into an ugly mall . Centuries of history and preservation destroyed by history illiterates

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 3 месяца назад

      it's not ugly but the opposite

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 3 месяца назад

    MADAALE WAA MUWADIN AH DAACDA DALKIISA.....

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 месяца назад

    Yaa maalgalinoyo? Maxaase shacabka ku leeyihiin?

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 3 месяца назад

    Af Soomaaligi ma laga ilbaxay?

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 месяца назад

    Danguud iyo lahaansho qof mel gadato dangud maladhaha minsaman gabar edadey dahab kaganacsan jirtay italya oo bacadlahan kadib gashatay kadib dadbkiuguhoreyay suq kadid dalxis hotel intaso wadan siay maskixiyan unoqon yawaday oo intas wadan hotelkoda dajinay waisweydin jiray taatabasho bacdigedana tiitibasho

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 2 месяца назад

    Suuqa Dawlada baa lahayd? ee

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 3 месяца назад

    War sidiis uu ku khurxoon yahay ee sidiis ku daaya WAA MEEL SHAQO DUKAAMO WAYE EE MAHAAN MALL BAKAARAHA KASOO WAREJIYA MEESHAAN WILIGIIS SUUQ U AHAN JIRAY SIDAASUUNA KU GUBANIN ILEEN KHAABKA LOO DHISAY AA SAX EHEYD INTAA MEEL MAAL GALIN LEHEEDEN MAGALAADA BANAANKEED SII FURA SI MEELAHAS AY MAGALO U NOQOTO MESHAN DAYACTIR YAR KALIYA UU U BAAHANYAHAY

  • @fe8445
    @fe8445 3 месяца назад

    Dhalinyarada Deni & Biixi ay xerada ku xirteen ka soo taga. Shaqooyinka Xamar yaal ee Keenyaatigu ka shaqeeyo la wareega.

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 3 месяца назад

      Kuwiina $2 iyo xabad sigaar ah lagu dilayo wax uu tar 😒 maarka kuwa uu yeedh😮

  • @duniyohasan6192
    @duniyohasan6192 3 месяца назад

    Sax

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 3 месяца назад

    bacadla 40 sano ka hor ayu gubtay waa la dhisay hadan dhismahi Aya duqoobay laguma shaqeysan hada waa in si casri lo dhisa lagu shaqeysta

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 месяца назад

      Sar waxee ahayd danta guud ee ganacsatadaan lagu wareejiyey beri ayee dhihi doonaan waa gadanay.

  • @shakurdon6289
    @shakurdon6289 3 месяца назад

    tuugo dulge wa gateen

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 месяца назад

    Musuqmaasuq iyo ku tagrifal ayey noqoneysaa haddaan ganacsatada loo soo bandhigin loona tartamin.