Diyaar baynunahay jaamac, waxaana suurtogal ah caqli-saliim ah haddii aynu ku midoobiweynay in colaad-shisheeye ina midayso, teennaas dagan ayaa isku duubmidoonta, toodaas dihin ayaa kala daadandoonta, WE ARE STANDBY TO DEFEAT OUR THREATORY
@AmirAbdullahi-cn9ui sayid maxamed Tusaale Gumaysi diid hadduu u taagnaa maxaa jigjiga looga taagay oo Somalia logu soo jeediyey.. Ogaadeen sayidkaa horay u sheegay, qabrigayga ha la qariyo haddii kale Ingiriis bay lafahayga ka iibinayaan buu yidhi. Nin tolkiisa yaqaanuu ahaa..
Jamac galad wa funny marki lawaray sanayo aniga waban so ordaa 😂😂
Anba sido kale from hargaysa
Hal million oo dad walan u badan jamac galad dhib badanaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Diyaar baynunahay jaamac, waxaana suurtogal ah caqli-saliim ah haddii aynu ku midoobiweynay in colaad-shisheeye ina midayso, teennaas dagan ayaa isku duubmidoonta, toodaas dihin ayaa kala daadandoonta, WE ARE STANDBY TO DEFEAT OUR THREATORY
Ethiopia waxay askarayso mahayso wuxiba waa oromo oromana dagaal mahayso waa fulay
Jamac ilka yare wan ku salamay
Kkkkkkkk qosol badannaa jaamac galad
Jamac itobiya wanabad
ETHIOPIA NABADI KA DHEER NIN INTAA DAB SHIDAYAA ISAGUNA WAA GUBANAYAA
Jaamac wankusalaamay adi iyo Guuleed
Itobiya ha isku jabto
WARYAA LA HAYSTOOW SOMALIYA KAMA BAQEYSO ITOBIYADA FULAYDAA ADOO KALE WAA LA QABSATAY GUMEYSI MARKAA WAX WEYN ADEY KULA TAHAY AXMAARADU😮
Itopia hajabto
Olf nagele waa hastaha
Ethiopian dadka ay xiga ku askarey neyso hakadhigto somali da DDS kuwaas baa Ciidanka fadaralka kuyer aa
😂😂😂😂😂😂 aad iyo aad Jamac galaad Tigray aya washy beenta ma ahan
Waa runti
Manta 150 tangi ya jigjiga maray oo somaliya kusocda
Isaaqa oo dhanba waa dad wada waalan iyaga iyo kuwa ay madaxda ku sheegan.
Hhh wlhi ninkan waa fanni
Xaasid
Ogaadeenoow gumeysi dabadhilif adinkaa u ah, Jigjiga iyo dirirdhabana adinkaa siiyey Gaalo, Sayidkana Beel ahaan uga dhex taagtay, Axmed Gureeyna Hawiyenimo uga diidan ayagoo isku deegaan ka yimid..
Benaale oo cuqdad leh
@AmirAbdullahi-cn9ui sayid maxamed Tusaale Gumaysi diid hadduu u taagnaa maxaa jigjiga looga taagay oo Somalia logu soo jeediyey.. Ogaadeen sayidkaa horay u sheegay, qabrigayga ha la qariyo haddii kale Ingiriis bay lafahayga ka iibinayaan buu yidhi. Nin tolkiisa yaqaanuu ahaa..
Ibtoore Jamac galad sodhawaw
Jamacow Ethiopian daa badda ay qabsan rabto waa somaliland aa waliba DDS bala hoos keenayaa aa
ee rab ma ahan
War ninkan fosha xun afka ratigaleh o oo aad hor keneyso dadka oo nacaybka kabuxo somalida xorta ah
Adinku mafayow dihiin somaali waalanaay qoys keeda cunaay qabyaalatku noolaay reer tiih kunoolaay
Asc jamac galadoow sxb itoobiya meela Uma socoto
binalee
Ben Ben + dhuqon+fuleyye
raaf waye
😂😂😂😂 hadii shuban ku dhaco Kan loo xiro jamaac dhibadna
O jaamacow OLA DOWLADA AYEYBA LAHESHISE
Itopia. Oo la ogyahay in dagal sokeye ka jirto Marka bada somaliya. Ma abii axmed kaligiis. Maxu ka qaban kara
Waxas waa siyaasad ithopia anagaba ka fursad badan
😂😂😂😂 abi sowkii xasan u sujuudayey
Somaliland iyo ethiopia
Geeska iyagaa ka taliya taa halgu biyo cabo
Very bad chanel
Ogaadeenow haisku dhamaadaan amxaaro iyo oromo ogadeniya iyo soomaaliya waa udan jabkoodu
Jaamac awoowga daarod jabarti bin tikree wuxuu ka yimid oman ee maxaa kaa galay arrimaha Afrikanka eleen adigu reer ASIA ayaad tahay asal ahaan….
War maxaad itobiya kasheegi adiga o somaaliya ayaa gabyaalad kumadex martey o xaafad xaafd xaafad isku dileeye nin somaaliya o jabhadii kamid ahaa ayaa wuxu kuyidhi dargal itobiyana gabilka intasan kadilney kakale intas wuxu ku yidhi isku wadageyo somaali imisa dhimatey
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkk xafayad
waar itobiya dalkeeda iyadaa xor u ah waxay qoranayso idinkuna kubiira ciidanka ay qoranayso itobiya
Hihi mayee adaa jecele raac itoobia 😂😂😂 anagu waa la yaabanahaye😂
Ogaadeen iyo Ethiopian waa iskugu keena mid ee hanoo Kala saar saarin.
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk