SAALAX CARAB OO HARGAYSA WACDARO KA DHIGAY Live WACAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
    Get more info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.co...
    / reallysomali

Комментарии • 650

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali  6 лет назад +101

    Please Subscribe for more videos

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 лет назад +37

    Dhul Somali degto meel ka Nolol wanagsan kana qurux badan kana xadarisan Hargeysa majirto ❤❤Casimada Dalkayga Cadow kuma haleelo Hargeysa Cadey ❤

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 лет назад +2

      😘😘😘😘

    • @alihosh8058
      @alihosh8058 6 месяцев назад

      Mahad Sanid wlaal 🙏🏻👑

  • @nihaanhajji16
    @nihaanhajji16 5 лет назад +37

    isoo duceeyo in uu alle qalbika iqaboojiyo walhi xanuun baan daremayaa really

  • @mulaaxocabdiqani7717
    @mulaaxocabdiqani7717 6 лет назад +241

    Xasuus wlhi Qofkii koowaad ee aan jacayl uqaaday ayey ixasuusisaa😓😓😥😭😭😭
    Hadad dhimatay alle hakuu naxariisto hadaad nooshayna nolol raaxa leh Ku noolow😭😭

    • @t.d8775
      @t.d8775 6 лет назад +3

      xabxabo Dhashii somaliland omg miyanay ku xanuunin meshuu barigaas dagay mise wa iska ciyaraysay hhh

    • @mulaaxocabdiqani7717
      @mulaaxocabdiqani7717 6 лет назад +10

      @@t.d8775 wlalo hadaan ciyaarayey miyaan xusi lahaaba saw dadkii ka horeeyey iyo kuwii ka dambeeyeyba man xasuusteen
      Wlahi Qof la ilaabi Karo muu ahayn imanuu soo Marin qof lamidii imana so mari doono😭😭
      Markeliya ayaanu iswaynay

    • @cryptocarrency
      @cryptocarrency 6 лет назад +1

      xabxabo Dhashii somaliland 😤

    • @maariyaismaildhashisomalil5417
      @maariyaismaildhashisomalil5417 6 лет назад +4

      @@mulaaxocabdiqani7717 indr wlhy waad iga qiiraysiisey

    • @t.d8775
      @t.d8775 6 лет назад +3

      xabxabo Dhashii somaliland hhhh oo wll maxaad u raadinwayday haduuba saas aha ninkas meshu ka dagay wali cidi ka dagiladahay

  • @amra2205
    @amra2205 4 года назад +13

    Ma qiyaasi kartaa dareenkaga, marku qofkaagi hore kusoo laabto uuna kugu yiraahdo jeceylkaaga ayaa ii diiday inaan xariir kale sameysto wana kujeclahay. Run ahaanti majirto wado aad mardambo qofkaas ku xumeyso, kalmadaas ayaa naxriis iyo jeceyl kii hore ka weyn igu abuurtay. Alle yartu daacadsana.❤️💯

  • @qalanjadacaalamka3630
    @qalanjadacaalamka3630 5 лет назад +22

    Illaahay ha iso dhaweeyo jacaylkayga❤fadlan aamiinta i raaciya wlalayal

  • @mohamedjeelle4061
    @mohamedjeelle4061 5 лет назад +29

    27/1/2020 malin isniin ah insha Allaaah waxa soo boqon doonaa markaa gulesto 27/1/2025 wax la'anta iyo wayaha aduun🌍waligiii nafluhu kuma warayey✅😢😢😢Ax kistaa ika tabatay heesta💚💚💚👌💗

    • @ruweydomahamed5215
      @ruweydomahamed5215 2 года назад +1

      Wax yar kuu dhiman 2025 I.a aniga maantaa dhgeysanooyaa 5 /11/2022 I.a wana ku soo noqon doonaa markaa jamacadda dhameeyo oo aniga shaqeysto 5/11/2023 I.a

    • @subeerofficial25
      @subeerofficial25 Год назад

      @@ruweydomahamed5215
      10 /4/2023 maxa ku hirgalaya

    • @NacimaRage
      @NacimaRage Год назад

      Ayyy wax yar kuu dhiman guul I.a 9/7/2023

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi Год назад

      Noo soo jwb markaa gaarto allh hkgu guuleeyo wllo😢

    • @mariyabintuadem2267
      @mariyabintuadem2267 Год назад +1

      Ayy waxyar ba kudhiman 9/30/2023 ayan arkay comments kaga wll 😢😢😢🥺🥺

  • @makeupartisthibo7794
    @makeupartisthibo7794 5 лет назад +7

    Ana huba xanuuun I haya ayuu iga weecin lahaaa alow I sahal Sidan u heli lahaaa😭🤲

  • @filsndheemaan7948
    @filsndheemaan7948 Год назад +9

    5/8/2023 malina insha allha waxan soo boqon doonaa markaa gulesto 20/3/2025 waxa la’nta iyo wayaha aduun🌏waligiii nafluhu kuma waryey ax kistt ika tabatay heesta 5:38pm💔🥲✅

  • @najmaali5057
    @najmaali5057 6 лет назад +123

    Heestan intay dereen gara uledahay like isara

  • @djmaamifilms5642
    @djmaamifilms5642 Год назад +4

    Alx After 3 Years waxan Helay
    WIIL iyo Gabadh ❤❤😮 allow wxi aaan haysanh ugu DeeeQ

  • @mubarakibrahim2094
    @mubarakibrahim2094 6 лет назад +9

    Heestan wn ilmeeya markan dhagaysto like saar hadad ila qabto

  • @fooziyocabdiciise8783
    @fooziyocabdiciise8783 6 лет назад +281

    Hadu jacel dhaba o xanun bdn kusomaray 👆farta tag

  • @ilwadcabdijamal7813
    @ilwadcabdijamal7813 3 года назад +11

    Mise talow waqtigu labada isu wacan ma wanajiye💔😥waynow allow anigiiYo isaga 💔😥calaf iskugu kaya dar😥intaY hees tani daren galiso like 😭

  • @ahzaabhassan992
    @ahzaabhassan992 6 лет назад +183

    Heestan waan ilmeyaa marka dhayisto inta ila oyda like tå isaara

    • @curubohmohemad717
      @curubohmohemad717 6 лет назад +1

      Me too wllhi

    • @nagadofficial550
      @nagadofficial550 6 лет назад

      ME too

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 6 лет назад +2

      ax Aad iyo aad wlo Qof kasta o dareen kan fahmi karaba wula ilmeynaya😢😢😢 wa waayaha adunyada

    • @prettydaisha4281
      @prettydaisha4281 6 лет назад +3

      Maba fhmo 😂😂

    • @fooziyocabdiciise8783
      @fooziyocabdiciise8783 6 лет назад +1

      Xxx walhi was xanun waxan daremikara qof jacelkisa kafogada aniga weey itabaneysa wayo was leygaga baxay xanunkas me too wan kuladaremaya abwe

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah9369 Год назад +1

    Wax la'anta iyo wayaha adun waligee naflaho kuma warayee .. kaan wanagsn iyo ka waxbo haysaan wayna abure 😢 qof walbo qofku jecelyhy allah u sahlo anigaa waaan ku guuldareystay jacelkaa xanunkiisan waan arkaay insha allah malin malaah kamid ah so boqon donaa qoralkygii hestana xasuus Gaar ayeey ledhahy ❤🎉

  • @edebsanadan6273
    @edebsanadan6273 6 лет назад +23

    Wwww wallaalaha Addis ban so xasuustay intii salax carab isku xaafad ahayen aniga cml like isaar cayaal mabraad hell

  • @qalbiholcayqalbiholcay3219
    @qalbiholcayqalbiholcay3219 6 лет назад +141

    2014 hadii jcyl dartiis la ilmayn jirtay like 😢😢😢😢

  • @t.d8775
    @t.d8775 6 лет назад +44

    woooow hargeisa waxkale ayey noqotay masha allah ilahay nabada iyo quruxda haw siyadiyo

  • @HomeDailyMusic
    @HomeDailyMusic 6 лет назад +10

    Mancha-Allah Ninkan Yari Waa Fanan Masraax Oo Buuxa Runtii Allah Keep U Brother Inkastu Fanka Ka Baxay Oo U Sheekh Noqday Taa Ilahayba Wanagsan Aado Raaca “

  • @nimcorozia-1159
    @nimcorozia-1159 5 лет назад +56

    Horta jacylku waa wx jira wana wx mcn mrna qarr kana qarr dcrta wlhi alx anigu qof ijecl waan hysta ana aan jeclhy inkztoo dhib io dheef isla soo mrny hdana wli nolozha kuma aann midobin
    wxaan rjynaya inuu na zaacido waqtigu oo qalpiyadeenu say umidysanyhiin Hada
    nolosha aan ku dhamysana hdaa calf isku yeelano wxn soo boqon dona comentigan insha alh (i will love u now & then😍😍💓💝💗💋)
    23/march/2019 habeenimo axad soo galyso 11:35👌🎵🎵🎵🎵 qofkii iga dmbeeya jcyl igula dhagyso heestan✋✋😍😍

    • @abronesenior
      @abronesenior 5 лет назад +1

      Illahay riyadada hakuu rumeeyo walaashay, illahay calaf ha kugu daro Jacaylkaga, waa xanuun inaad calaf ku yeelan waydo qofkaad jeceshahay.

    • @nimcorozia-1159
      @nimcorozia-1159 5 лет назад +1

      @abrone vlogs thnkz aboe aamin ilahy nolozha hangu mideeyo adna kheyr baan ku rjynaya

    • @osmanmohamedmohamud7892
      @osmanmohamedmohamud7892 5 лет назад

      Ma is hesheen

    • @hamzemohamed5767
      @hamzemohamed5767 5 лет назад

      Ma is hasheen wll

    • @mohamettaplouz3195
      @mohamettaplouz3195 5 лет назад

      Wll alle iDinma kLa FogeeyO❤👏👏

  • @ifraaxaxmed3228
    @ifraaxaxmed3228 3 года назад +7

    Nasiib wanagayga qofkan jecelahay waxa uu ka dhex muuqda show gan ❤that's way ayan udawadaa hestan all the time❤❤❤❤

    • @omarabdi8298
      @omarabdi8298 2 года назад +1

      Awlaad idin dhashiyo nolol raaxo badan weynoow idinku waar, haduu kheyr isku kiin jiro i.a

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 6 лет назад +131

    Wiilka quruxdisa marka arko cabdiqadir sanka so xasuusta

  • @maryansharmaake5789
    @maryansharmaake5789 5 лет назад +19

    Waxla anta iyo wayaha aduun😭😭 waligii nafluhu kumawaraye😢 kan wangsan iyo kaa waxba heysan weynaha uume✌

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 3 года назад +6

    Dareenka jacayl ee heestu leedahay waxa ka wayn fariinta nololeed ee ay gudbinayso iyo inaan lagu waarayn dhibaatada wax la'aanta 😍😍😍😍😍

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle 2 года назад +7

    Wax laa anta iyo wayaha aduun🌍 weligis nafluhu Kuma waraye
    Misa jiro waqtiga labada isku wacan ma wanajiye weynow allow🤲😓👩‍❤️‍👨 ani iyo (A )awlad 🤱no dhashiyo nolol raaxo badan weynow naga yeeel 🤲
    2022/4/28 /18:15

  • @hamzasaleban9919
    @hamzasaleban9919 6 лет назад +17

    Meeshu ma hargeisa mise waa yurub Woow Reer Somaliland hore uu Socda Waa Waxa lagu daydo mansha allah

  • @apdyrahmanmohamett4362
    @apdyrahmanmohamett4362 3 года назад +5

    2018 🫂💖 2021 💔😢 Calaf Ayaa nakala kexeyey anagoo iz jecel ninkale ayey hadda oori u thy Inkaztooy xanuun badan thy hadana waa in Qadarka ALLE la aminaa 😥😥😥

  • @yooniscatoosh354
    @yooniscatoosh354 6 лет назад +26

    hees aan jclhy like sara asxpTah🤗

  • @yahyebarkhat6533
    @yahyebarkhat6533 3 года назад +7

    Wxn daawanayaa 8/5/2021 maalin axada wxn u duceynayaa wcnteyda oo iigu Timid Nadab Qab wadanka Franc gaar ahaan magaalada lion markii 4 jeer Bada lipiya laga celiyey wxnan wada soconayaa 4sano iyo 5 Bilood 🌹👏👏 like Tuna waa xagiina 🙏

  • @indhomohamed
    @indhomohamed Год назад

    Ax wax la aanta iyo waayaha aduun nooluhu waligii kuma waarayee wacan tan jcl wacadki hadey ila wadi laheyd waran soo sodey iga wecin leyd ishqiyaasig😭 hees aney iga hadleysa malaha ❤saalax arab thank

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 6 лет назад +16

    Kan wanaaagsan iyo kaan waxba haysanin wayna ogee welcome back salaax carab 👍👍👍👍🌷🎉🎉🎈🎉🎈

  • @hamsemohamedabdi7209
    @hamsemohamedabdi7209 5 лет назад +11

    Heestan markaan dhagaysto waan iska ooyaa waayo qof jacayl helay uunba dareemi kara ana jacayl xad dhaafa ayaan soo maray lkn nasiib xumo inantii waan is fahmi waynay alle iyadana nasiib wanaagsan ha siiyo commentigan ayaan soo xasuusan doona markaan arko 6/10/2019 sunday octobar time 11:34 duhurnimo

    • @faizahibrahim4509
      @faizahibrahim4509 4 года назад +2

      hamse Mohamed abdi walal iska Samir farxad warto abid horsed unoqo

    • @hamsemohamedabdi7209
      @hamsemohamedabdi7209 4 года назад +1

      @@faizahibrahim4509 aad ayaad u mahadsanthy wlshy

    • @faizahibrahim4509
      @faizahibrahim4509 4 года назад +1

      Adiga aya iga mudan walal macan farxad warto abid waxana kuleyahay abid faraxsanaw farxadada Adiga aya Hormud uah

    • @hamsemohamedabdi7209
      @hamsemohamedabdi7209 4 года назад +1

      Wlshy dhiiro galintaas isiisay waad ku mahadsantahay guulayso intay nololi jirto

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 4 года назад

      Wlhi taas aan been aheyn qof jaceyl haayo dareemi kara

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 лет назад +5

    My brother saalax carab xasuus reer adis ababa 😍😍😍😍 abdirahman somali xitaa adiis wuu joogijirey boom

  • @israismaaciil1210
    @israismaaciil1210 7 месяцев назад

    anuguba heestan markay dhagaysto waxaan soo xasuusta qof aan aad ujecla qalbiga iga jabyy lkn hadaan ka bogsada y jecylkii kalinimada alxmdullah Alle mahad leh❤❤😢😢😢😢

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 5 лет назад +14

    WacanTan JcLa wadnaHyGa iyO waxYaHaYGa Tapa Ka war Qapi LaHyD waran iGu zocdaY iGa WeeCin LaHyD❤❤❤

  • @izabellaizabella9390
    @izabellaizabella9390 4 года назад +4

    Xasuus wallhi wn ilameeye wiiil xirir naga dhexeeso hestan jacalaa maanta hestan arke wn wacay wallhi ayadoo 2 sano ka hor igu danbeye qofkaas 😭😭

  • @daweya12
    @daweya12 Год назад +2

    Maanta marxalada ku jiro ilhy baa og ilahow murugada faraxad iigu badel Saacadu waa 7:00Am bishu waa 10/9/2023 waxan la soo kacay walwal aan xalay la seexday waxan ahy gabar aad uyar lkn murugo badan oo masuuliyad ah dareemaysa meel baan ka shaqayn jiray shaqadii qabyaalad ahaan baa layga saaray waxan ahy agoon caruur baan uwaynahay jaamacad baan dhigan jiray aniga iska bixin jiray lkn markaan shaqadii waayey waan ka haray hooyaday waxay la dhibtoonaysaa xanuunka sonkorto la yiraahdo qaraabada iigu dhow way na dhamaan lkn waxba nama taraan walaalahy inay wax iibartaan aniga aan wax barashadayda sii wato
    Wax la'aanta iyo waayaha adduun😢 waligii nafluhu kuma waarayee💔😭
    Wll iisoo ducee haddaad qoraalkayga aragto
    Waxan rajaynayaa anigoo faraxsan oo shaqo helay oo wax barashadaydii wata inaa usoo laabto💥❤️‍🩹💔😭❤️‍🔥

    • @mahadkadek205
      @mahadkadek205 Год назад

      Ilaahaw adaa caziiz ahee wax kaafarxiya kusiiiii 😢

  • @libanabdullahi7728
    @libanabdullahi7728 5 лет назад +8

    Wacantaan jeclaa😘
    Wadnaheyga iyo😘
    waaxyahaga taba😘
    Ka warqabi laheyd😘
    Waran igu socdey😘
    Iga weecin laheyd😘
    Mase jiro waqtigu.......

  • @Loox447
    @Loox447 11 месяцев назад +1

    2015 anigo magafe ku jiira Ayn heestn dhagaysan jiiray Long time 😢🎉

  • @soomaalibaanahay3245
    @soomaalibaanahay3245 6 лет назад +22

    heesta dhameedkeeda saalax miyuuu ilmeeyay mise anigaaa mooday
    Caku ciil badana cid kuneceb adigooo jecel

    • @istela_22
      @istela_22 4 года назад +1

      Wo ilmeyay wllo sidan umleynyo heesta asigyba taabata o xasus ku ledhy

  • @anfacaragsan3742
    @anfacaragsan3742 5 лет назад +29

    Xasuùs wlhi ega gadal hada dawaneysi Lki isar wll

  • @fartuunahemedfarxa361
    @fartuunahemedfarxa361 6 лет назад +33

    heetaan markaa maqalo dareen qof i ugeen igu beerma❤💋

  • @fadowsomocoow3889
    @fadowsomocoow3889 5 лет назад +7

    Heestan inta ila midkaa e ka ilmesiisay like i sara❤️

  • @kingiskaflimsvlogs7681
    @kingiskaflimsvlogs7681 6 лет назад +6

    Heestan markii la samaynaayey joogey ex walalaha adis band Salax bro nooli kuntee insha allah hore u soco

  • @updullahiismail610
    @updullahiismail610 6 лет назад +30

    2014.....2017 nolshayda 3 sano kuma jirto xnuunk aam arkay iyo raffkiii kolkan xsuusto mr mr bn 3 sano noloshayda ka jaraaa .... Sidaa ay tahyana heestuba anigy igu socotaaa..😥😥😥

    • @hoodocabdimaxamed4255
      @hoodocabdimaxamed4255 5 лет назад

      😢😢😢😭😭😭2017 hayzoo xazuuzin

    • @niinilaki4394
      @niinilaki4394 5 лет назад +2

      run ahantii heesta way ig ooysiisay
      heestii uu gaaday saalax carab😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😤😤😤😤😤😤😤😤😙😙😙😙😙😚😚😚🙏🙏🙏🙏🙏🙏👭👭👭👭👭🏢🏢🏢🏢🏢🏢🏢🏢🏠🏠🏠🏡🏡🏡🕠🕠🕠🕠🕠🕠🕠🕠👍👍👍👍👌👌👌👎👎👎💔💔💔🍸🍸🍸🍸💚💚💚

    • @hamdawijdaan4847
      @hamdawijdaan4847 5 лет назад

      BroH qof aan izku xili iyo izku xanuun soo marnay bd thye😢

    • @yurubsaladmohamed2904
      @yurubsaladmohamed2904 4 года назад +2

      2020 anoo jcl la soo wareera Reply dalaq so dhahay jaw 😭😭😭😭

    • @xidigsalebaan8567
      @xidigsalebaan8567 4 года назад +3

      Jacay faqiir nimo kugu soo mara xanuun buu leeyahay

  • @ashaabdi2828
    @ashaabdi2828 6 лет назад +31

    Hargeysa qurux maasha alah asxabey lek I saara

  • @marwanlyrics8540
    @marwanlyrics8540 4 года назад +4

    Wax la anta iyo wayaha adun waligi nafluhu kuma warayo wlhi dad bdn wajiyadooda wan bartay balse wanag ayan ugu badali dona xumantado allow dhanki Ron 2020😭😭😭😭

    • @izabellaizabella9390
      @izabellaizabella9390 4 года назад +1

      Wasaas abowe dhibmlhn bila adinkaa lagu kala bartaa markaan bahantiyo markaa thy bistaa

  • @ashoabdiali7254
    @ashoabdiali7254 2 года назад +4

    1/1/2023 ayaan dawanayaa heestan anagoo kala maqan qof aan jeclaaa inta ila darensan😭😭

  • @fatxicabdi3065
    @fatxicabdi3065 2 года назад

    wenow allow ani mohamed awlaad no dhashiyo nimco nagu waar🥰🥰🥰amiin inshlh iso duceyah intii qoralkeyga araagtaah🥰🥰🥰wallahey

  • @deeqaxusen6137
    @deeqaxusen6137 6 лет назад +9

    Wow wad kala kacsanthy
    saalax carabi👈
    Cod 100👂
    Music 90👍
    Isteel 10000👌
    Erayada wow super 😍💞💕💗💖
    Dansi 85 👏👀

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 года назад +2

    Fav SonG With The LeGend SalaH Carab-Hees Aad U Dareen Bdan, AniGana Si Gaar Ah Ii Taabata💔

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 4 года назад +6

    2020😭😭😭foolxumadu igudhashay
    ayey heestan kahadlin
    lkn wili qalpigu wutabaa
    habèen la'aanti inan sexdo waigudhib
    markan barkinta dhinaca dhigaa cidlo dareema
    adoo igamaqan ayan kudareema kubaahda hadana kumahaysto😭😭😭
    missed u d luv u4ever😭😭😭😭😭😭
    malaga yaba inan malin kucalfado😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @quenzamzam6567
      @quenzamzam6567 3 года назад

      Lkn 2022 inuu qappigaga faraxsanyhy moodyaa sidaa fillayo💉✌🖤

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 6 лет назад +7

    ani mudaheyga nolal farxad leh weynow naagu waar❤❤

  • @ahmettabdinazir5856
    @ahmettabdinazir5856 6 лет назад +5

    ❤❤❤mise jiroh wakhtiguh lapada izku wacan ma wanaajiye waynoo alow anigiyoh wacan awlaad noo dhashiyo noloL Raaxo padan 💘💘❤❤❤
    👳saalax Carap VaNaaNka aN VaNKa jcYLkiiza Ugali dooNo🌄🌄

  • @nihaanhajji16
    @nihaanhajji16 5 лет назад +10

    sidaan udaremayo sidaan u jeclahy haduu ijeclahay waxba ikama halabeen jeceel been buu iku beray hadana qof asagee ayuu cawa la aqalkalay muyuna alle ka beqeen lkn waan hubaa in uu kasobaxayo nabsigeka wana sugayaa mar uun

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 4 года назад +1

    Wlhi aadbaan u ilmeeyay xaqiiqdii waa hees dareen iyo damqasho mudan xaqiiqdii xasuus hore isoo xasuustay jaceylkeyga hore soo xasuustay😭😭😫😫😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @naima5387
    @naima5387 2 года назад +1

    Weynow Allow anigiyo ahmed 🥺🤲❤️

  • @Jamiila7698
    @Jamiila7698 Год назад +1

    Waynoow allooow anigiyo isaga😭😭🫀4/8/2023 jimce😢

  • @muntimoh4323
    @muntimoh4323 6 лет назад +6

    #Trowback Heesti qarniga weeye wlllhi 2015 ayan heesta aad u dhgysn jiry one of my fav songs xsuuus wlhi😓

  • @abdullahimoha3016
    @abdullahimoha3016 5 лет назад +4

    Ilahy Jacayl Dhapa Mid Aan Isla Wadaagno Daacad Iyo Diin Leh Ilahyow Sahal❤2019/4/19

  • @abdihamittmahametthaashim4292
    @abdihamittmahametthaashim4292 4 года назад +1

    ilmo ma ahaaN wax sii fudud ku iimaneYsa ilaa dhip io farxd tahy jcyljeYgii horeY guul baan ku rajeYna abid

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 4 года назад +1

    Heestaan markaan dhegeysto waan ku qiiroodaa. Ma aqaan sababta!

  • @Haarliina_Abgaaley
    @Haarliina_Abgaaley Год назад

    Duniyeey xishood laay😢😢 waan ka bixi dhibta haduu meedka i ilaawo😢
    22 April 2023 Haweenka lamaad ee Eida baan daawanaa😩Heesta😭

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 5 лет назад +7

    😭😭😭😭😭😭😭😭 heestan qalbiga iga tawateY😭😭😭😭 fanan qarniga jir oo joog😭

  • @apdiaziizhilwa3063
    @apdiaziizhilwa3063 Год назад

    Wacantaan Jeclaa wadnahayga io waxyahayaga taba ka war qabi lahayd waran igu socday iga weecin layd Mana jiro wakhtiga labada isku wacan ma wanaajiye waynoow allow aniga io wacan ubad noodhashiyo awlaad naagu deeq Anigoo singala Oon waxna jeclayn ayaa qoray insha allah waxaan comantigaan kusoo lapan anigoo Reer samaystay nolol quruxbadana dhistay insha allah Taariikhdu waa 1/6 2023 7:50 pM malin arbaca 690 Comanti waxii kadanbeeya like so labasho wacan insha allah ❤️

  • @asmamusrsal2266
    @asmamusrsal2266 6 лет назад +16

    fiicnan lahaydaa haduu
    soo noqonlahaa wakhtigii tegey sorry
    allh hakuu naxariiisto
    my king
    xasuus garayey noolahyd

  • @liiadiriye2672
    @liiadiriye2672 5 лет назад +9

    Axsan hees xusuus gooni ah ayay ii leedahay Alla Mxn u silcay jcylkeeda

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 лет назад +10

    Jiliinka saalax ayaan ka hellay 😂😂 waa hees mcn keep going bro

  • @mustafeapdi7622
    @mustafeapdi7622 2 года назад +1

    Mise jire wakhtigu labadey isku wacan ma wanaajiyo Imika ayaan taganhy noloshu way dhibadanthy allaw calaf nas kugaya dar 🥰🥰

  • @ridwanahmed5749
    @ridwanahmed5749 2 года назад +2

    13/12/2022 maalin isniin ah ayaan kala tagney runti waan jeclaa walipa saaid laakiin isaga dhankiisa wax jaceyla majirin🥺runtii aad baan ujeclaa wiilkaas laakiinse go,aankiisa ayaan uyeeley oo waan ka fogaadey waayo lajogeygaba farxad kama uusan heli jirin laakiin waxaan nasiib uyeeshy inaan waqti laqaato blse calaf baa iidiidey inaan wada jir sii ahaano jaceylku aad buy uaxnuun badnyhy mrka uu hal dhinac kajiro waan jeclaa agjoogaaga blse nasiibkeyga iidiidey inaan wadajir sii ahaano nasiib darro markaan isbarneyneyna kuma aan arag marka aan kla tageyneyna kuma aan arag waa xanuun markii qof kaa fog aad sidhaba ujeclaato misana weligiin aydaan kulmin 💔😪🥺🥺5 sano wada soconey murug io farxdba waan la qeybsanjirey laakiin wuu ikhiyaamey isagoo ijecleyn ayuu idareensiin jirey inuu ijeclhy runtii aad baan ula dhibtoodey waan uraafdey ,waan usilcey laakiin waan ku guuleysan waayey nasiib darro waqti badan baalaga joogaa welina igama nusqaamin jaceylkaan uqabey laakiin waxaan alle ka rajeyn hdii uu kheyr iiyhy jaceylka aan uqabo inuu ilaahey si dhakse ah ila kulnsiiyo hdii uu shar iiwadana uu ilaahey iga fogeeyo dhibkaste aan umaree 💔🥺🥺🥺😪 aad baan qalbiga uga xanuusanaya runtii 😭😭💔🥺🥰

    • @hanihappy8250
      @hanihappy8250 2 года назад

      Qalbiga allh ku qaboojiyo abyo🥺 waxkale kuuma awoodo🤲

  • @sagalcabdirisaaq5861
    @sagalcabdirisaaq5861 2 года назад +1

    Ax wllhi qalpigah igah xanuuna marmarka qaar aan heestan dhageysto weligayna ma ilaawayo qofkaan aduunka uguh jeclaa hadana i cidleeyey 😭😭🥺🥺🥺

  • @istela_22
    @istela_22 5 лет назад +6

    oowh heesta keliya ku qiirodo wye saalax carab 6:46 ma ilmeeyi mise anigay ila naqatyaa😢❤

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 4 года назад +2

      Haaa wuu ilmeeyay saalax carab waayo heestaan xasuus waayey xaqiiqdii waxaa dareemi kara oo kaliya qofka jaceyl haayo

    • @istela_22
      @istela_22 3 года назад

      @@wariyejaceylow4273 of course wa dareemi kara wlhy ax ya jaceyl 🥺🔥

  • @SabarinSabarin
    @SabarinSabarin 2 года назад +1

    Manta ay tariiqda ay thy 7.3.2022 qof majecli balse waan waxan suga wacanka jeclayo kumee hesta waxay igelise daren cajib ah wlh allow isku day dadka isjcl

  • @najaxindho2806
    @najaxindho2806 6 лет назад +2

    A kariim yare wuu waynaady .... Mashlh ilahy haku daayo inaadeero

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 6 лет назад +60

    Heestan Anigay igu Socotaa
    Maxaan Jacaylkeeda Silcay Walahi Een Dadkii nacay Xitaa Lakin Sorry Sidaan Uga warwaro Haday iila wadi lahayd Waranka igu dhacay iga weecin lahayd😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 4 года назад +1

    Ee walidiyo cid iwanisaba uga goay wllal🥰♥️😍

  • @hipamohamedhassan6716
    @hipamohamedhassan6716 6 лет назад +7

    Ax jacayl markasta waaku xasuusanahay ee nolol wacan kurajayna wacankan jeclaa wacanka jeclaa wadnahayga iyo waxyahayga taba kawarqabi laha waran igu socde iga weecin lahaa 😭😭😭

  • @Mediamidnimo
    @Mediamidnimo 4 года назад +1

    Hadi ad thy bukaan socod sideyda o jcyl dagey farta taag an ku arkee plz 👉❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @faatushaalbaasha4671
    @faatushaalbaasha4671 5 лет назад +3

    😭😭😭😭😭Shly uunba La hdlin
    Heestn iska so xasuusty 🤲🏻weynow allow anigh Isgh 🤲🏻awlaad no dhashiyo nolol raaxo hdn weynow nagu wr

  • @iqroaden8294
    @iqroaden8294 4 года назад +1

    Run ahantii qisadeyda ad aye uxanunbadanthy inkasto jclka isku xanunyahey❤️lknso Wu kala dhibanhey wuna kala dharuf bdn ,hadan Hal iyo labo qisadeyda kusabsan uxasusto wil Ayan ad ujclaa 2014 xiligas ardey Ayn islaheyn wxn dhigan jirey fasalka lixad nasiib xuma 2017 Ani Wala igursadey wxana igursadey qof an jcleyn lknso markas sabab awgeyd oo jclkega la igu didey sababta ogu weyneyd wxey eheyd qabil nolasheyda wey baidey jclkega wn waye gurkina an gursadey waxu noqdey mid an kuqasarey oo fikirgegi iyo nolasheyda holmarkeda dhib udhigey Ani uman sogalin commetigan like iyo wx yalo kle inan la Helo wxn usogaley inta aqrisey hdlkega codsi odhibanaya somalida dhaman iney gbdhahoda mustaqblkoda udowran jcl lknso ay udowrin qabil qabil wa wx xun run ahantii Ani majcleyn inan nolal qabil galey lknso daruf ay noqotey gbr iyo wil Somali nolasha hadad rbto inad faraxdo iyo guur wngsn nolashada udor qof kujcl qalbigadana rali ka ahay Asc salanta islanka

    • @iqroaden8294
      @iqroaden8294 4 года назад +1

      Hesta eray itabtey wacanka jcla indhaha uwecan jirey iyo Walid iyo mid iwanisido ogay walal wayahan ma arag warna umahaye ,,❤️❤️❤️💗 eray labad itabtey 2❤️wx la anta wayaha adun waligey nafluhu Kuma waraye Kan wngsn iyo Kan wxbo hesan ,❤️💗ilow inta isjcl jclkoda uhergali ❤️💝💗💓

    • @abdalaziizmohammed
      @abdalaziizmohammed 3 года назад +1

      @@iqroaden8294 Alle hku boog dhayo, ubad kheyr qabana Alle hku siiyo meel wlba aad joogto

    • @iqroaden1774
      @iqroaden1774 2 года назад

      @@abdalaziizmohammed Thanks Wll Alx wan hesta 2carur ilahey no dhowr Adna kuxifdi 🤴🤴calafka kuhagaji 🤴💯👈

  • @saladsaabley3868
    @saladsaabley3868 Год назад +1

    Maan oo taariikhu tahay 27 2 2023 mailing isniin ah gabadheyda sumeyo waa1sano 2 bil iyo 7 maalin waa farxeyda hooyadeed heestaan wada dhageesan jirnay olow iidaa reer keyga

  • @ciidmuuse3922
    @ciidmuuse3922 6 лет назад +6

    Loving since 2009 until nowadays 2018 jcylki ugu quimaha badna aduunka ayan ku qaaday noolow Lkn Nasiib kuuma yeelan 😭😭😭😭😭😭

    • @nasriinjama9754
      @nasriinjama9754 6 лет назад

      Ciid Muuse ax waan ka xumahay wll

    • @shukrideck7640
      @shukrideck7640 5 лет назад

      Sry bro Nasiib wcn calafkaga hakugu simo mid wngsn

    • @umakhairabdullahi6126
      @umakhairabdullahi6126 5 лет назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭inta qarsaneysa dhibta ayaa ka badan inta sheganeysa abowe

    • @umakhairabdullahi6126
      @umakhairabdullahi6126 5 лет назад

      Gbdh khyr qabta aad ku nasato alla hagu siyo

    • @abronesenior
      @abronesenior 5 лет назад

      Ustaad bedel khayr Allaha ku siiyo, your Ex illahay nolol farxad leh iyadana ha siiyo. ✋🏼

  • @hoodoabdi8747
    @hoodoabdi8747 6 лет назад +3

    ❤😭😭😭❤ xasuus wlahi markan heestan dhagaystoo wakhtiyo hore

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 6 лет назад +1

    Heesta kuma haboon show baashal ileyn wa hees murug ah , jcyl ne wa ki hore 💔🏃

  • @Sharbasharbohra
    @Sharbasharbohra 4 года назад

    Saalax carab waa nin yemeni dhalad qaasatan waa bedyaano salaan sare from xamar

  • @crahmaankhadar1618
    @crahmaankhadar1618 Год назад

    12/9/2023 maalin salasa 16:45 insa Allah waxaan halkan ku soo noqon doona markaan Guulaysto

  • @jannah5330
    @jannah5330 Год назад

    Wax la’aantiyo waayaha aduun waligii nafluhu kuma waaraye😩🥺🥺🥺🥺💔

  • @updyaziiz2671
    @updyaziiz2671 4 года назад +1

    Walahi xasuus heesta kaliyeen ku xasuusto jcyl kaygii hore 😔subar salah arab ninkalayan taageero hees xasuus wayn igu reebtay😥😥

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 6 лет назад +9

    Ax wlhi wu ilmeyey 6:46 😭😭😭😭

  • @mohamedalii5183
    @mohamedalii5183 3 года назад

    Hestan tiktok kuso arkee wacan 🥰🥰🥰✅

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 года назад +3

    *Waxa eey igu diideyso garan maaayo , shalay iyadaa xeriir iga codsatay, Markaa wanaajiyay oo jeclaaday isbedeshay, nin wax bartay ahay, dhaqaalo la'aan ima heyso , meel ma.li'i haddana weey iskee indha tireesa* 😭😭

  • @abdiYussuf-dv3kq
    @abdiYussuf-dv3kq Год назад

    Jaceylkeygi an heskan uqadhi jiray hada ciyal aye iheysa masha Allah......

  • @YM-bm1dr
    @YM-bm1dr 3 года назад +1

    Xanun iyo ciil bdna qof adh jeceshahay lkn waxba kuogeyn 😢😭😭😭😭😭😭😭 dabti wey itabatay hestan 😭😢

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 5 лет назад +3

    Wali jacayl kama cabane dhibna igama Soo gaadhin lkn heesku waa cajiib xaqiiqatan good dee salaax carab

  • @innaabdulahi1970
    @innaabdulahi1970 6 лет назад +15

    Saalax carab love you walalo ♡ one of my favourite singers. What a song 😍

  • @hibaaqmaxamed9625
    @hibaaqmaxamed9625 3 года назад +1

    Wax la,aanta iyo waaayaha adduun ilaahay hayga samata bixiyo isoo duceeyo wll

  • @beerlulamohamed7365
    @beerlulamohamed7365 2 года назад +2

    Owlaad noo dhashiyo nolol raaxa badan weynoow noogu waara 😪🥹ilhow aamin qofka dunida isku jecelnhy duruuf awgeed la isku keen diidanyahy 😢

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 лет назад +11

    This song was amasin😢 2014

  • @jaamacgadhka4002
    @jaamacgadhka4002 6 лет назад +1

    Al Fanaan Saalax Carab Jiroo Joog