Masha allah walahay Waa horumar wayn in badan baan tebeyey maalgashiga tujaarteena waaweyn sii wadaan leeyahay oo warshado badan oo kale inoo dhisa mahadsanid
walaahi waan sugayay in aann maalin un aan maqlo kaluunkeeni ayaa hadda ragg loo helay soo habeeya warshadeeya dalka oo dhan.na gaadhsiiya masha allah guuleysta
mnsha allah aad ayaad u mahadsantihiin dhamanma ganacsatada reer s/land ee aqoonyahaniinta ah ee u shaqeynaya dalkooda horumarka dalku idinka ayuu idinku xiranyahy insha allah guulaysta wllayal Mubarig aadan io inta kala qeyb qaadatyba aad ayey farxad weynoogutahy warshadaasi waxaney noo cadeynaysa hadey dhalintu idinso camal doontaan ina la tartami karo qeyrkeen caalamka
ASC,Maashaa ALLAAH,Istirraatiijiyadda habsammi u horrummarrinta waxsoosaarka qarranka ee aad ka dhawaajisay, Waxa ay annigga illa tahay in dawladdu ay ka billawdo dhakhso u maddaxbannaynta wasaarradda kalluummaysigga iyo kalluummaysatadda iyo horrummarrinta kalluummaysigga iyo kalluummaysatadda, Waayo saddexda wasaarraddood ee la yidhaahdo dhaqaallaha qarranka ee kalla ah , 1. BEERRAHA, 2. XOOLLAHA iyo 3.KALLUUNKA , Waxaa waajib ah ( Sidda aan qabbo) in ay mid kastaabba iskeed u taagnaato. Wa BILLAAHI tawfiiq.
Masha Allah Waa wax soo kordhay Laakiin Suaal meesha ku jirta waxa weeyee intiina ku shuraakowday mooyaane Umada kale ee reer soomaliland aad ka siiseen ilayn WAXING WAA HANTI UMMADEED MA XOOLAHA UMADA AYAAD KU SHURAAKOOWDEEN SHARE INTEE LEEG AYAA DAWLADU MADA U QAADAYSAA MISE HOOSTAA ISKA TAABATEEN SIDDII DILAALIINTII GACANTA GO A HOOSTA GACANTA GALINAYSAY
Kaluunka dibada laga keen waa in la joojiyaa si qasab ah ama sida addunka cashuur badan la saaraa. Addunka wax wadansnka gudihiisa laga helo hadaad dibada ka keento waxaa Lau saryaa cashuur cashhur aad anyone aad u badan
@Nimco Muuse aadam Maya dhiig miirsho ma ahaa addunak waxuu qiimiyaa wax wadankiisa ka soo baxaa why wadnakaaga waxad ka soo saarto kow waa shqqo abuur labaa waa wax aankaga aad ka soo sartey kolkaa addunaka dhan inta dhaqaalaha weyn sida markeykanka hadaad wax laga samynkaro wadnkooda oo yaalaa ka kento dibada 100 cashuurna w aa lagaa qaadi waliba siyaabo kale oobadana waqtigaa laga ridi si wax wadankooda ka so baxey looiibsado waliba kuwa shirkadaha wdanaka dlawadu lacag baay siisaa iyo cashuur dhaaf marka dhaaqalhu hoos u dhaco
Aad ban ugu farxy wxn leyahay in lay so saray oo fresh ninkan hadlya dmiir iyo lex jecla ka muqata ilaahayow xukaamta noo hagaji naxriis noo gali hano ilaaliyan wadnka
Maa shaa Allaah. Illaah ha barakeeyo Waa bushra iyo horumar weyn oo bilaabmay oo in badan Somalilaand sugaysey. Somalilaand xeebta Afrika ugu dheer ayay leedahay oo ka buuxaan kaluunka uga macaan, ugu nafaqo badan dunida oo ku nool bad aad u diiran oo milix badan. Kaluunkaa waxa ka mid ah: deerak(sword fish), zeenuub iyo bayaad. Kaluumadaasi way ka dhamaadeen dunida kale laakiin waxay isugu yimaadeen xeebta Somalilaand. Kaluunku waa hanti qaran oo dahab lagu helo oo dawladuhu maraakiib dagaal ku ilaashadaan. Kaluunka bada Somalilaand ku jira hadii si dhab ah loola soo baxo oo la wershedeeyo waxa laga helayaa lacag ta shidaalka aan ka yarayn. Kaluunku maalgelin badan sida shidaalka iyo macdanta uma baahna. Wuxu u baahan yahay uun laanshash kaluun oo shebeg weyn leh oo casri ah, shaqaale tababaran iyo wershedii farsamaynaysey. Kaluun ka Somalilaand boqol jeer ka fiican yahay oo Thailand soo saarto ayaa dacalada dunida gaadha. Hadii kaluunka Somalilaand la dardargeliyo oo suuqgeyn iyo xayaysiis baahsan loo sameeyo wuu dhaafayaa kaluunka Thailand. Guul ! Horusoco wadaniga dhabta ah !
Baaq yar waxan joga wadan ka Jermany waxan tagay badi yurup wadamada ay ka kooban tay iyo turkigaba waxan usoo jeedinayaa dowlada waan in ay joojiyaan kaluunka qasacadaha si dagdaga loona diro wadada kale ee Jaarka iyo kuwa fog fog ba waxkasta oo ay soo saran wada madaa aan soo shegay waa madnuuc in lasoo galiyo wadamadooda
1 dollar ama bus dollar yanay qasacadu noqon, qasacada France Laga soo saaro aya ku imanaysa $.030 , ta Asia Laga soo saarana $.015 wayay ku imanaysa, kamladbuu yidhi landlock country like ethopia have a cheaper fish imported from Thailand, forget it where you going to export ethiopia will soon export the fish they import from Thailand to somaliland, look at it try to buy one kilo in somalilad and go to ethopia and try to buy one kilo of fish the Ethiopian fish is half & it was imported from Thailand by plane
unfortunately some people like you exist, do you think they have not done any marked research? a normal decent human being would have encouraged instead of coming up with silly figures that you just created. kilo of fish is cheaper in ethiopia? that is a classic fish story..
Wad riyoonaysa bosaso maxa kuyaala berbera ka wayn be berbera dekada somalia ugu wayn weeye o ahayd ila dowladi dhexe ma kalunba samaysaan hal warshad ma lihidin xataaye dibada la idinka keena wax kasta iyo somaliland cal itus hal warshad o leedihiin somaliland waxa kuyaala warshada kalunka wershada coco cola ta caanaha wershada daqiiqda wershada sabuubta iyo carfisada iyo boqolaal kale somaliland aya ugu wershado badanba dhul somali
Mashaa Allah, Allah ha u barakeeyo Dadka shaqada fiican qabtay. Hambalyo 🙏
Masha Allaah waa loo baahan yahay waana wax lagu farxo . Talo ahaan qiimuhu shacabku ha ku farxaan
Maasha Allah waa guul Wayn oo aan soo dhawaynaynaa
Masha Allah Tabaraka Raxmaan Ilaahay haydiin Barakeeyo ,laakiin aad ha uga jabnaado Qasaacii Debada ka imanaayey guul baan idiin Rajaynayaa.
Masha Allah waqti loo baahna ayey hirgeliyeen kaluunka qasacadeysan ,si looga maarmo kuwii dibada laga keenijiray oo aan lagaraneyn tayadooda iyo waqtigii lasoo qasacadeeyey,marka guul iyo horumar ayaan idiin rajeynayaa.
Masha allah alle ha u barakeeyo ganacsiga dadkeenana kuwi ka faa’ida alle ha ka dhigo
mashallah tabarakallah waa farxad !!!!!!!!!!!!!!!!!
masha allaa masha allaa guul soomalilnd
Mnsha alaah hore u socda
Baraka Allahu fiikum.
masha allaah allaha habarakeeyo. warshadaas... somtuna good lucky
Maashalah ALe Haw Barakeeyo Muwaadiniinta Somaliland Oo Hirgaliyey Warshada Kaluunka Berbera
Masha allah walahay Waa horumar wayn in badan baan tebeyey maalgashiga tujaarteena waaweyn sii wadaan leeyahay oo warshado badan oo kale inoo dhisa mahadsanid
Masha Allah's amazing idea we need people to like this and do what is right . ❤ thanks horo usocdaa
walaahi waan sugayay in aann maalin un aan maqlo kaluunkeeni ayaa hadda ragg loo helay soo habeeya warshadeeya dalka oo dhan.na gaadhsiiya masha allah guuleysta
Maasha ALLAAH. Caqligii ayaa inoo soo koraya.
Masha allah allow barakee
Waa in aad iska joojisan kalunka debeda
Kayimada ee laa ogeen waxlagasosameyey
Walalo siday ila tahay lama cashorayo wana ka jabnanaya waxanan rajeynaya inu nogu yiimaado deebada wale wa marnamij iina wada anfacaya
Maansha allaah muwaadiniin dhab hore u so cda wadankeena khayraad kiisaa ina gu filan
Great news
Masha Allah masha Allah Alle ha idiin barakeeyo
Msha allh alle hyna garansiiyo dad wxa dalkooda yaala soo sarta waa wr farxd leh alxamdullillah
Maasha Allah
Maasha Allah
Allah ha barakeeyo
Kaluunka lasoo dejinayo waa in la joojiyo si wax soosaarkeenu u hirgalo.
Maasha Allah. Waa kufarxaa markan dad Somalia oo baraarugsan horay usocda
masha allh
maasha,alaah
ماشاء الله تبارك الله فيكم جميعا
Masha allah hambalyo alle ha idiin barakeeyo warshada.
Dadku haday warshado badan samaynayaan insha allah
mnsha allah aad ayaad u mahadsantihiin dhamanma ganacsatada reer s/land ee aqoonyahaniinta ah ee u shaqeynaya dalkooda horumarka dalku idinka ayuu idinku xiranyahy insha allah guulaysta wllayal Mubarig aadan io inta kala qeyb qaadatyba aad ayey farxad weynoogutahy warshadaasi waxaney noo cadeynaysa hadey dhalintu idinso camal doontaan ina la tartami karo qeyrkeen caalamka
Mansha allah alle haynoo barakeyo guulaysta dedaal xalaalmiiradnimo iyo adkaysi ayaan idiin drdaarmayaa .kalsooni iyo niyadsamaan ayaanu ku iibsanaynaa qiimuhu wuxuu ahaadoba . Waayo waa waxayagii oo bilaa shaki ah.
Masha Allah.
Masha allah tabaraka allah.
Ilaahay haka abaalmariyo inta dooratay inay galaan business kaa.
Ilaahay haydin fududeeyo.
Mansha allah
ما شاء الله
Alx allaw horumarka iyo nabadaba noo siyaadi
Mahadsanid
Mnsha allh 💝 ♥ ❤ 💖 😍 ✨
Guul
Masha alah, ganacsatadu haday jidkii saxa ahaa qaadeen. Warshada sibidhkana ha la kiciyo.
Masha allah wa wax lagu farxo
ASC,Maashaa ALLAAH,Istirraatiijiyadda habsammi u horrummarrinta waxsoosaarka qarranka ee aad ka dhawaajisay,
Waxa ay annigga illa tahay in dawladdu ay ka billawdo dhakhso u maddaxbannaynta wasaarradda kalluummaysigga iyo kalluummaysatadda iyo horrummarrinta kalluummaysigga iyo kalluummaysatadda,
Waayo saddexda wasaarraddood ee la yidhaahdo dhaqaallaha qarranka ee kalla ah ,
1. BEERRAHA,
2. XOOLLAHA iyo
3.KALLUUNKA ,
Waxaa waajib ah ( Sidda aan qabbo) in ay mid kastaabba iskeed u taagnaato.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
🌺💐🍃😊👍🏾بالتوفيق إن شاء الله ..هذا خبر جميل جدا ..
Anakoo xeebta intaa leeeg leh sidee kiiloga kalunka lo siya 50kun 😭😭😭💔💔💔💔 wxas kama dhacdo calamka
Mansh allh mansh allh
Awareness + mobilisation + catch training + reliable / efficient / low cost source of energy / infrastruture / etc..... etc..... .
Manshallaa Soo Daya niyaw
Ilaahay ha u fududeeyo hawsha muwaadiniinta dalkooda maal gashaday risiq wanaagsan ilaahay ha inaga siiyo dhamaanteen .
Masha Allah
Waa wax soo kordhay
Laakiin
Suaal meesha ku jirta waxa weeyee intiina ku shuraakowday mooyaane
Umada kale ee reer soomaliland aad ka siiseen ilayn WAXING WAA HANTI UMMADEED MA XOOLAHA UMADA AYAAD KU SHURAAKOOWDEEN
SHARE INTEE LEEG AYAA DAWLADU MADA U QAADAYSAA MISE HOOSTAA ISKA TAABATEEN SIDDII DILAALIINTII GACANTA GO A HOOSTA GACANTA GALINAYSAY
Manshs Allahu Eebe ha idinku Guuleeyo
WAA HORUMARKA FICAN WAN SOO DHAWAYNAYNA ALLE HA BARAKEEYO
Waa inay ka dhigta qasacada qiimaha 4000 oo shelling sL mada ay kaluunku oo yahy bilash
Kaluunka dibada laga keen waa in la joojiyaa si qasab ah ama sida addunka cashuur badan la saaraa. Addunka wax wadansnka gudihiisa laga helo hadaad dibada ka keento waxaa Lau saryaa cashuur cashhur aad anyone aad u badan
@Nimco Muuse aadam Maya dhiig miirsho ma ahaa addunak waxuu qiimiyaa wax wadankiisa ka soo baxaa why wadnakaaga waxad ka soo saarto kow waa shqqo abuur labaa waa wax aankaga aad ka soo sartey kolkaa addunaka dhan inta dhaqaalaha weyn sida markeykanka hadaad wax laga samynkaro wadnkooda oo yaalaa ka kento dibada 100 cashuurna w aa lagaa qaadi waliba siyaabo kale oobadana waqtigaa laga ridi si wax wadankooda ka so baxey looiibsado waliba kuwa shirkadaha wdanaka dlawadu lacag baay siisaa iyo cashuur dhaaf marka dhaaqalhu hoos u dhaco
Mashallah waa arin aad u fiican lkn Ethiopia waxa inooga yimaado qaad aad u badan oo dhaaqle badan inaga faaida markaa waxa fiican inan kaga bedelano oo aynu inaguna kaluunkeena u iib gayno inshallah.
Qad hala yareyo marba marka ka dambeysa wuu inaga dabar go,i dona insha allah
Good news!.
Wll pkn kaluunka jabiya mar haduu dalkeena kasoo baxay imika 1 $ ayuu marayaa waa in uu jab jazaakumulaahu khayran
Manshala kudayasho mudan
Kaluunka daasado waxaan ahayn malagu qasacadaynkaraa waxa jira daasadaa dib ay leyiine
horta waxaan leeyahay masha allah waa arin loobaahan yahay lkn waxaan leeyahay kaluunka ka imaanaya Thailand waa inuu kajabnaada
Thailand kalunkisa xaage laa geeya?
wax soo saarku waa horumarka wadanka dadku waxay u baahanyihiin maalgashi ama hanti isku darsi
Waxaan kutalinayaa in saliida la isticmaalayo aad soosaarataan ee aadan isticmaalina saliidaha hada la isticmaalo ee aan caafimaad ahaan wanaagsanayn.
Soomaaliyeey Hala Taageero Ragan Oo Kale
m.a mmtv war bahin wngsan
masha allaah allaahumma baarik anigu waaban sugi la,hay iaxamdu llaah
Badda ad u dheer aad u faqiirina mcal assaf
oky
Mnsha alllh nimco weeye waliba qimaha 5 000 ku noga dhig hadi nago yere kartan kasii wacn
Maydh, Laas Qoray, Lughaye iyo Zeilac ayaa loo baahan yahay in mustaqbalka wershedo kale laga dhiso.
Link is down
It is not illegsl fishing . It is legal because goverment gives the fishing permit .dont worry. It is matter time when there no fish at all
Kaluunka la beero wuu ka qiimo jaban yhy
Kaluunka caadiga bada ugu nool
Runtii waan bogaadinayaa.
Tayada iyo wanaaga kaluunkaa waan u bognay.
Waan iibsanaynaa wax soo saarka dalka
Aad ban ugu farxy wxn leyahay in lay so saray oo fresh ninkan hadlya dmiir iyo lex jecla ka muqata ilaahayow xukaamta noo hagaji naxriis noo gali hano ilaaliyan wadnka
Aamiin yaa raxman ilahow waadanka nohaji dadkana qalbiyadoda Naxaris iyo isfaham dhex dhig🙏
Warshadihii dalku inay kacaan bay ku dhawyihiin sababtuna waa oomar iyo indhadeero oo dantooda ka dhex arkay inuu dalku wax walba dibada ka keeno halaga joojiyo gaarahan kaluunka iyo daqiiqda oo ta dalka hala isticmaalo...
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👏💕
Maa shaa Allaah. Illaah ha barakeeyo
Waa bushra iyo horumar weyn oo bilaabmay oo in badan Somalilaand sugaysey. Somalilaand xeebta Afrika ugu dheer ayay leedahay oo ka buuxaan kaluunka uga macaan, ugu nafaqo badan dunida oo ku nool bad aad u diiran oo milix badan. Kaluunkaa waxa ka mid ah: deerak(sword fish), zeenuub iyo bayaad. Kaluumadaasi way ka dhamaadeen dunida kale laakiin waxay isugu yimaadeen xeebta Somalilaand. Kaluunku waa hanti qaran oo dahab lagu helo oo dawladuhu maraakiib dagaal ku ilaashadaan. Kaluunka bada Somalilaand ku jira hadii si dhab ah loola soo baxo oo la wershedeeyo waxa laga helayaa lacag ta shidaalka aan ka yarayn. Kaluunku maalgelin badan sida shidaalka iyo macdanta uma baahna. Wuxu u baahan yahay uun laanshash kaluun oo shebeg weyn leh oo casri ah, shaqaale tababaran iyo wershedii farsamaynaysey. Kaluun ka Somalilaand boqol jeer ka fiican yahay oo Thailand soo saarto ayaa dacalada dunida gaadha. Hadii kaluunka Somalilaand la dardargeliyo oo suuqgeyn iyo xayaysiis baahsan loo sameeyo wuu dhaafayaa kaluunka Thailand. Guul ! Horusoco wadaniga dhabta ah !
Somaliland from 1884
Baaq yar waxan joga wadan ka Jermany waxan tagay badi yurup wadamada ay ka kooban tay iyo turkigaba waxan usoo jeedinayaa dowlada waan in ay joojiyaan kaluunka qasacadaha si dagdaga loona diro wadada kale ee Jaarka iyo kuwa fog fog ba waxkasta oo ay soo saran wada madaa aan soo shegay waa madnuuc in lasoo galiyo wadamadooda
Hanbalyo,guuuuuuuuuuuuuuuul goooòd
Manahalh waa guul usoo hoyotay qaranka jamhuuriyada somaliland lkn Tayo ahaan iyo qiimo ahaan laga jabiyaa mida waa in aad looga jabiyaa Kii kale
Baqcad cajiiba ayu ku yala wa run lakin hukaam cajiiba gcanta ku dhigay fuuqsaday qimaaaha man saamixin qof wlbo garanti kuleh dib u dhacena
Rer somaliland wali ka dhb mha qrnimdu wyo wxy ila imika grn la'yihiin mgca loso gabiyo sumda somaliland oo ah "" sol "" xgy ka isticmalyaan sumda loso gbiyo mgca somalia oo ah "" som "" mrka rer somaliland ciyarta kadaya qrnimda dhb idinkma ahee !!
Lkn wali man shaqda la bilabin
Mgaala xeebeeda berbera
Wadada wersheda gelayaa maha masuuliyad dawladu leedahay
Kii yaalay wa in uu aaď uga jabnaada
Dalkena anukafaidaysano watabilabantay nimcadisi dhalinyaro yan ladin dawakhine shaqaysta
Kharadka bada halaga faidysto
Waxaa dhibaato ah in dadkii hormoodka ahaa markay wax kawaramayaa.oo ay warbixinayaan .hadalkoodo Dhani waa ingiriisi.mee afsoomaaligii..dadku miyaanay ahayn soomaalin ma ingiriisbaa..hadalkiisa waxa kabuuxda kafar garan .ma afsoomaalibaa .jawaabtu waya
Dawlada waxan usoo jeedinlaha inay taageerto warshadaha soo koraya ee dalaka ooy joojiso aabada soo dagaysa ee jabinaysa alaabta dadlaka lagu sameeyo sida kaluunkan buushka alaabta guryaha baastada daqiiqda beedka iyo dhamaan hadhuudhka so daga sida qamadida beeralay deenu mooral iyo dhaqaale uhesho ooy dadku utabcado beera
Rag raga dheh hala dhiiri galiyo ragaa ganacsatadaaa oo niyadda haloo dhiso.
Warshado maal galiye xeebaha iyo xoolaha la raba
1 dollar ama bus dollar yanay qasacadu noqon, qasacada France Laga soo saaro aya ku imanaysa $.030 , ta Asia Laga soo saarana $.015 wayay ku imanaysa, kamladbuu yidhi landlock country like ethopia have a cheaper fish imported from Thailand, forget it where you going to export ethiopia will soon export the fish they import from Thailand to somaliland, look at it try to buy one kilo in somalilad and go to ethopia and try to buy one kilo of fish the Ethiopian fish is half & it was imported from Thailand by plane
unfortunately some people like you exist, do you think they have not done any marked research? a normal decent human being would have encouraged instead of coming up with silly figures that you just created. kilo of fish is cheaper in ethiopia? that is a classic fish story..
Wax-soo-saatka kaluumkaasi haday hubaal tahay waxa haboon inla joojiyo kalauunka dibada laga keenayo & maraakiibta kuluumaystada dalalka shisheeye ee liisanka la siiyey inaan loo cusboonaysiin isla markaana laga ilaaliyo dadka tuugada ku guranaya.
Somali taya xumadeda iyo dadaal yarideda wan oganahaye yan dadka lagu leeynin wax kiimikeysan
Kkkkkkk dameerr muxuuu malab kayaqaan reer hargeisa kuwii sanka iska qabanjiray maaaha
War beenta nagadaaa barbara kaluun malaheee waxa logs keenaaa Bosaso kalunka Hargaysa iyo burco
Wad riyoonaysa bosaso maxa kuyaala berbera ka wayn be berbera dekada somalia ugu wayn weeye o ahayd ila dowladi dhexe ma kalunba samaysaan hal warshad ma lihidin xataaye dibada la idinka keena wax kasta iyo somaliland cal itus hal warshad o leedihiin somaliland waxa kuyaala warshada kalunka wershada coco cola ta caanaha wershada daqiiqda wershada sabuubta iyo carfisada iyo boqolaal kale somaliland aya ugu wershado badanba dhul somali
Boosaasa hadii loo sameeyo suuq maxaad ku diidi
Mansha Allah
Mansha Allah