xalada dhabta ah ee wadanka ayuu ka hadlay shiikha wlhi wa muxaadaro qiimo leh oo qofkii wax fahmaya qalbigiisa si too ah u tabaneysa, illahay waxaan ka baryena inuu nagu hago wadada toosan inshalah.
La Ilaaha illa Allah..... Soomaaliya way midoobi oo Qaranimo qaali ah ka dhalan, cadawgana calacal ku beeri.... Somalia waa qayb ka mid ah ummadda Muxammad -sala Allahu calayhi wa sallam-, ciddii garab gasha midaynteedana risaalada Islaam ayuu u adeegaayaa ka hor intuu wadanimo ka eeginba arinta... (Ilaahaw na arsaaq in aad nagarashiiso wadada ugu fudud ee nagu caawisa dhismaha dalkeena iyo dalalkeena islaameed ee kale, nawaafujina camalkaasi).......
ali hirrab WAA INAAN ISKA ILAALINAA CADOWGA ISKU KEEN DIRAYA OO INTERNETKA KA BUUXA INTAY HADBA KOOX MATHALAAN BAY SHOW NOO DHISAAN, BANKOODA AFKEENA MA GARANYAAN INAY GOOGLE ISTICMALAAN MA AHANEE.
ويا للعجب والله إننا لنحترم قوانين الغرب أشد من القانون الألهي..ففي أوظان الغرب نستعظف قلوب الكافرين في دوائرهم الحكومية بكلمةminority نقول لهم إننا من الظوائف الأقلية بينما نحن لانحترم هذا البند ولانطبقه اتجاه إخواننا من الأقليات في الصومال بل.وعلاوة على هذا فإنك تجد صوماليا يحقر صوماليا بالنسب فيقولmidgaanأليس هذا عارٌ.أن يحقر مسلم أخاه المسلم....ويكفيه شر..إذاً فكيف ينصرنا الله ويعيننا فيما كسبت أيذينا من الظلم؟؟؟؟؟؟؟؟؟
@runidba99 suufiyadu meel loo socdo iyo meel laga yimid midna ma oga! xabaalaha in la dul fadhiyo ayeey ka jecel yahin wax walba marka sxb inkasto aan mesha mowduc sharci ah lagaga hadleynin hadana suufinimadu dhana in aysan u ficnayen ayaa hadalkaga ka muuqta, bal dhagayso hadalka wadadka ilaahay ba kugu anfacanyee oo iska dhaaf xaasidnimada iyo xiqdiga madahabnimo
#Nasro Hadeey Cuqubo Ku qabsato Ogow Dhanka Sheikha Ineeey Kaaga Imaatay Waayo Qof Diinti Alle Ka Hadlaya Baad been Ka sheegeysa Mida Kale Habluhu Meesha Raga uu Joogo Weey Ka Xishoodan Maxaa Raga Ku So Dhaxgaliyay Hadiii Aadan Ka Hadleyn Wax Wanaag Ah Wlhi Somali Waxey U hishiin Ladahag Cuqubo Beey Wada Qabaan Waana Adiga Oo Kale Sheikha Wuxuu Ka Hadlaayo Waa Diin Iyo qaran Hadiii Aad Dhanka Wanaaga U qaadeyn Walal Waxaan Kula Talin Yuusan Qoraalkaaga Kaf Kuu noqon Hana U gafin Culumada Iskana Ilaali Waligaa Sheikh Inaad Wax Ka Sheegto Wayo Waxaad heli Karta In Aad Qaadato Ama Aad Iskadeeyso Lkn Hadiiii Kumanaan Dad Oo Kaa Saxan Comment xun Ku so Qorto u Baq Caruurtada Hadii Aad Gabar tahayna U Baq Nafsadaada Culumada Lama Alle Haa U Gafin Alle wuu Ku Arkaa ee Ku shukri Caafimatkaaga Waa Iga Waaano Waxan Filaya In Aad Sheikh Danbe Wax U qoreyn Hadiiii Aad Cabsi Leedahay Aniga Oo Nin Rag Ah Baan Ba Kajiririconaya Culumo Wax Kasheek Saa Adigo Dumar Ah Baa Aflagaado Laso Taagantahay Markastana Waan Ku Arkaa
Sxb malaha cidkale ayaad igu khaladay! waa xagee mesha aan culumada ku aflgaadeyay? ninkaa suufiga ah ee sheikha muxadariidisa hadal aan la xiriirn so qorey ayaan jawaab u qorey! ma taas baa aflagada ah?
maasha aalah walle wili maan arag qof saa uga hadla runta alolow nooda sheekheena masha alah janada alle haku geeyo sheekh
Shiiq maxamed idris alle haku xafido runti waa muxaadaro qiimo badan ilaahey waxaan ka baryeynaa in uu wadankeena nabad ka dhigo oo dulaanka gudaha iyo midka dibada naga qabto oo somalida qalbigeeda burcad ilaahey isu mariyo amin
Masha Allaha Shiiq maxamed idris alle haku xafido runti waa muxaadaro qiimo badan ilaahey waxaan ka baryeynaa in uu wadankeena nabad ka dhigo oo dulaanka gudaha iyo midka dibada naga qabto oo somalida qalbigeeda burcad ilaahey isu mariyo amin Allaha ..........Masha ...1000.Allah
Manshaa allah wallh alcadiim waxa uu kahadlay shiikhu runta iyo xaqa rabi ..ilaahow cilmigaaga kusiyaadi kunah xifdi ameen yaarabi
waad ku mahadsanyahay shiiqa ilaah ajir iyo xasanaad allah hakaa siiyo sidad umada wax uga sheegeyso ilaahna ha fahansiiyo xaqa umadeena somaliyeed
shekh ideris ilaahay khayr hakusiiyo
Allé haku xifdiyo shiikhunaaa waaan dareemayaaa waxa sidaa kaaga cadhaysiiyey waana waxa anigu aaan qalbiga uga oooyo nasriga ilaahay baynu sugaynaaa iinsha allaahu tacaalaa waan ka baxaynaaa dhibkan iyo rafaadkan somali ku dhacay allahuma aaamin
maasha allah
mansha allaha, ilaahy hanoo soo cusho "dawlad somaaliyeed oo wanaagsan" culamadana Allah noo xiftiyo.
maasha ALLAAAH ALLA yaaa sheekh maxamed idiris dalka war nin sheekh ah madax wayne waxbadan baa iska keen badalilahaaaye
masha allah masha allah Jasaakalah
Masha Allaah Illaah danbigaaga iyo kan muslimiintaba ha dhaafo,Waa wacdi aad u fiican tahayna in umadda Somaliyeed dhagaha u furtaan oo iska iloobaan waxa dhacay isna cafiyaan,isku dayaan in dad iskadhigaan oo dilka iyo dhaca iska dhafaan. Dalka Somaliya lama kala lahan cid cid kafiicana majirto sidaas daraadeed 4.5 waaa xaraam waana wax laga xishoodo.
ilahay kheir ha ku siiyo raga somaliyeed Oo dhan baa sidaa ka shaqeya Oo dumarkooda uun xaaska ku ah
sheekh maxamad idriis ajir allaha ka siiyo sida ad diinta islamka ad noogu baräaa rujisid alow ku xafid
Run buu ka hadlay sheekhu mansh allah
ilahay hanoo ka dayo sheikh maxmed idris
Wow I never heard more st8 up truth then this mansha Allah
Masha Allah
manshaallah ilahay haku dayo
nasra.nuur.ilaah.kabaq.walaasheeyda.nabiga.wuxuu.yiri.culumada.hilibkooda.waa.sun.ee.haku.dhiman.shekhna.wac.cafisna.warso.sister.ur.the.best
maxamed maxamed ibrahim aniga number one ka ah inta reerahooda baa bi,iyey
masha'ALLAH.......... ALLOW naga yeel kuwii ku waana qaata isaga ka abaal mari runta ayuu ka hadlay
allah yarxamka ya shaykh
Masha Allah illahay shuqudeena haino xafidoo
Aad baan u jeclaystay hadalka sheikh Idriis ilaahay abaal iyo wanaag haka siiyo annagana hanagu hanuuniyo, Soomaaliyeey markhaati ka ahaada!
muxadaradan tariikhda ayaa qori doonta sheikh maxmed walaahi xalada dhabta ah ayuu sheegay ee somaliya ninki raali ka ah iyo kan diidanba ogow wa xaqiiqo hadalkaan, ilaahow wadankeena nabad iyo amni iyo qaranimo islaam ah nooguso celi, sh mohamed idris alaha xifdiyo
مشاالله شيخ محمد ادريس الا يحفدك dadka culimada wax kadhergaya ale kabaqa
xalada dhabta ah ee wadanka ayuu ka hadlay shiikha wlhi wa muxaadaro qiimo leh oo qofkii wax fahmaya qalbigiisa si too ah u tabaneysa, illahay waxaan ka baryena inuu nagu hago wadada toosan inshalah.
allahu akbaaaaaaaaar very trueeeeee
i wish him to a presdent
shiikh maxamed idiris ajar aaan lasooo koobi karin allah akaaa siiiyo muxaaadaradan qiimaha abdan soomaalina xaqa allaha ku sugo aamiin aaamin
culimada islaamka caayda kadaa yareey qaabdarayehey qof muslimaad leedahay waahaabi iyo wax daran aqlaaq yeelo yareey hadii aqlaaq waa laguu yeelaa
sheeq iddiris waa ka sheegay runta xaalada
mansha Allah jasaakalah
Maxad wadadka ka amaan Kuwa la sheegaya Adaa Ugu horeeya
qosol ama ooy
is good man
is good
Axmed Nuur Weydow Axmed Nuur Went a
La Ilaaha illa Allah.....
Soomaaliya way midoobi oo Qaranimo qaali ah ka dhalan, cadawgana calacal ku beeri....
Somalia waa qayb ka mid ah ummadda Muxammad -sala Allahu calayhi wa sallam-, ciddii garab gasha midaynteedana risaalada Islaam ayuu u adeegaayaa ka hor intuu wadanimo ka eeginba arinta...
(Ilaahaw na arsaaq in aad nagarashiiso wadada ugu fudud ee nagu caawisa dhismaha dalkeena iyo dalalkeena islaameed ee kale, nawaafujina camalkaasi).......
ali hirrab WAA INAAN ISKA ILAALINAA CADOWGA ISKU KEEN DIRAYA OO INTERNETKA KA BUUXA INTAY HADBA KOOX MATHALAAN BAY SHOW NOO DHISAAN, BANKOODA AFKEENA MA GARANYAAN INAY GOOGLE ISTICMALAAN MA AHANEE.
ويا للعجب والله إننا لنحترم قوانين الغرب أشد من القانون الألهي..ففي أوظان الغرب نستعظف قلوب الكافرين في دوائرهم الحكومية بكلمةminority نقول لهم إننا من الظوائف الأقلية بينما نحن لانحترم هذا البند ولانطبقه اتجاه إخواننا من الأقليات في الصومال بل.وعلاوة على هذا فإنك تجد صوماليا يحقر صوماليا بالنسب فيقولmidgaanأليس هذا عارٌ.أن يحقر مسلم أخاه المسلم....ويكفيه شر..إذاً فكيف ينصرنا الله ويعيننا فيما كسبت أيذينا من الظلم؟؟؟؟؟؟؟؟؟
mnshlh ilahaw kudaa afkaga kudaa
shiikh alle hakaa ajarsiiyo cimrigaagana hadheerayo
Reer Baraawe iyo Shaanshi waa muwaadaniin Sheeqookh waa hilmaamtay ma soo wadanin Ethiopia. Hadana waala heestaa deegaankooda. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
shirk isodue
nasro.ilaah
kabaq.walaasheyda.xaq ayuu.kahadlay.qaado.hadii.uu.kuanfaco.
I
ninka magaca (MrEgal02) watoow ilaahada u noqo sheekha iyo culumada islaamkana afkaada ka jeedi weyse ahayn .....culumada hilibkooda iyo caydooda iyo xantoodu waa sunلحوم العلماء مسمومة
kkkkkkk
@westman108 war ninyahoow aakhiro xageed aadi doontaa waxaan marag ka ahay in aad aflagaadaaysay ninkaa muslimka. runsheega badan teeda kale illaahaaga kayaab oo udaa culimadiisa waxay doonaan hanoqdaan
@runidba99 suufiyadu meel loo socdo iyo meel laga yimid midna ma oga! xabaalaha in la dul fadhiyo ayeey ka jecel yahin wax walba marka sxb inkasto aan mesha mowduc sharci ah lagaga hadleynin hadana suufinimadu dhana in aysan u ficnayen ayaa hadalkaga ka muuqta, bal dhagayso hadalka wadadka ilaahay ba kugu anfacanyee oo iska dhaaf xaasidnimada iyo xiqdiga madahabnimo
wahaabiyo markii meel kasta ka soo xiranto wadaad iska dhigaan shalay ha la jihaado soo digii lahaa, koormaad toobad keentay
waxad Ku hadlayso wa qalad sheeq Maxamed hadu jihaad amray illahba muslimiinta amray culimada ha ugafin
#Nasro Hadeey Cuqubo Ku qabsato Ogow Dhanka Sheikha Ineeey Kaaga Imaatay Waayo Qof Diinti Alle Ka Hadlaya Baad been Ka sheegeysa Mida Kale Habluhu Meesha Raga uu Joogo Weey Ka Xishoodan Maxaa Raga Ku So Dhaxgaliyay Hadiii Aadan Ka Hadleyn Wax Wanaag Ah Wlhi Somali Waxey U hishiin Ladahag Cuqubo Beey Wada Qabaan Waana Adiga Oo Kale Sheikha Wuxuu Ka Hadlaayo Waa Diin Iyo qaran Hadiii Aad Dhanka Wanaaga U qaadeyn Walal Waxaan Kula Talin Yuusan Qoraalkaaga Kaf Kuu noqon Hana U gafin Culumada Iskana Ilaali Waligaa Sheikh Inaad Wax Ka Sheegto Wayo Waxaad heli Karta In Aad Qaadato Ama Aad Iskadeeyso Lkn Hadiiii Kumanaan Dad Oo Kaa Saxan Comment xun Ku so Qorto u Baq Caruurtada Hadii Aad Gabar tahayna U Baq Nafsadaada Culumada Lama Alle Haa U Gafin Alle wuu Ku Arkaa ee Ku shukri Caafimatkaaga Waa Iga Waaano Waxan Filaya In Aad Sheikh Danbe Wax U qoreyn Hadiiii Aad Cabsi Leedahay Aniga Oo Nin Rag Ah Baan Ba Kajiririconaya Culumo Wax Kasheek Saa Adigo Dumar Ah Baa Aflagaado Laso Taagantahay Markastana Waan Ku Arkaa
Weey cadahay dalkaan asalba in uu burburiyay maxamed siyaad bare
raed
Axmed Nuur Weydow Axmed Nuur Weyd
baay
Sxb malaha cidkale ayaad igu khaladay! waa xagee mesha aan culumada ku aflgaadeyay? ninkaa suufiga ah ee sheikha muxadariidisa hadal aan la xiriirn so qorey ayaan jawaab u qorey! ma taas baa aflagada ah?
Shame on you
Wahaabi wa dad ey maal kaliyeen yahuuda, Sa'cuudiga, iyo mareekanka, adigana wahaabi bad tahay ee naga da jirjiroolenimada.
Masha allaah
nasra.nuur.ilaah.kabaq.walaasheeyda.nabiga.wuxuu.yiri.culumada.hilibkooda.waa.sun.ee.haku.dhiman.shekhna.wac.cafisna.warso.sister.ur.the.best