Dood Wadaag iyo Arimaha Canshuuraha, Maamul usameynta Gobolka Banaadir iyo Doorashooyinka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Barnaamijka Dood Wadaag iyo Arimaha Canshuuraha, Maamul usameynta Gobolka Banaadir iyo Doorashooyinka.Prof: Yaxye Caamir
    Prof: Maxamad Xuseen Ciise
    Gud,hore ee Bulshada Rayidka Diini Maxamad Diini

Комментарии • 26

  • @Safethepeople
    @Safethepeople Месяц назад +3

    ASC Bismilaah, doodaan waxa qabateen waqtigeedii ka hor kow, tankale 4.5 dad aaminsan ineey waxku qataan lagama wareesankaro xaaladda dalka iyo dadkaba

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 Месяц назад +2

    Qofka somaliga ah meelkasta uujogo inladoorankaro waxana uudorankaro❤

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Месяц назад +2

    Mar hadi lahoos imanay mamulka gar goboladoda halajogan gobolkasa hishis nalagalay keba kahadlay kii gar kiiguud ah

  • @thomasgregory7416
    @thomasgregory7416 Месяц назад +1

    Yaa is tiriyay? Ninkaan koofida wata waxaa ku qafilan "Xamar joogid ayay kaa rabtaa" ???

  • @thomasgregory7416
    @thomasgregory7416 Месяц назад +3

    85% Gudoomiyayaasha degmooyinka waa Hawiye; 100%Taliyayaasha degmooyinka waa Hawiye; 95% Shaqaalaha dowlladda waa Hawiye; 95% ganacsatada ka macaasha ganacsiga waa Hawiye; 95% hoteelada, guryaha iyo gaadiidka waxaa iska Leh Hawiye; 100% shirkadaha isgaarsiinta, ganacsiga dhulalka, maaliyadda, diyaaradaha, caafimaadka iyo waxbarashada waxay gacanta ugu jirtaa Hawiye; 100% hay'adaha gargaarka waxaa ka macaasha Hawiye;
    Marka haddaba anagoo eegayna waxyaabahaan iyo xaqiiqadaha kor ku xusan, maxaa Hawiye, qaasatan mudulood maxaa ka maqan, mise waxay rawaan in qof walba oo mudulood wuxuu xaq u leeyahay "welfare" ama Caydh? Wixii kasoo hara waa marin hawaawin.

    • @abdirashidroble9922
      @abdirashidroble9922 Месяц назад

      Muqdisho ma magaalo madax Somali ayay noqonee mise magaalo qabiil sida magaalada Garoowe ama dhuusamareeb oo qabiil de yahay maamukeedana ay isku sharaxaan ayaa ka dhacda.
      Muqdisho sidee noqonee ma State mise magaalo madax ay isku soo sharxaan reer keliya maadama ay reer degaan u tahay.

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 Месяц назад +1

    Xamar weligeed ayeey dulmaneyd iyada oo aanan kitaabka Ale isku xukumin dulmi Iyo nidaam xumo waa jireysaa.

  • @thomasgregory7416
    @thomasgregory7416 Месяц назад

    Cadaallada oo aan la dul istaagin, wax toosaaya malahan, Ilaaheey Quraanka Kariimku ku leeyahay "Waqul jaa'al xaq, wazaqal.baadhil innal baadhilah kaana zahuuqan.

  • @sharmarkehassan438
    @sharmarkehassan438 Месяц назад

    Universal tv waxan ka Codsan lahaa xildhibanada is diidan inee meesha keenan

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Месяц назад

    Nimankaan canshuurta ana ku biiöa kuöaha
    Waa gaalo 70% bixiya
    Dadka 15%
    Soomaaliya Puntland Bas Baa systwm Leh muqdisho Shacab
    Maleh waa dad iaka hurda

  • @MubYus
    @MubYus Месяц назад +1

    Xamar Anukaa leh, inta kale waa Qaxooti.

    • @Ghedi1965
      @Ghedi1965 Месяц назад

      Soomaalida hadda isbaran meyso oo degaan lahaanshaha shaki kuma jiro

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Месяц назад

    Yaxye caamir haduu magaalada ku badanyahay yuusan biqine ha'soo saarto cidii matali la'heeyd hadii kale cid la'dooranayo maba jirto sababtoo ah suuratagal ma ahan anigoo reer hebel ah ikala dooro

  • @hm1c586
    @hm1c586 Месяц назад

    Horta Bulshada rayidka maxaa laga wadaa ma bulsho Hubwadato miyaa jirta mise waa jawasiis Hergalbeed ka

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Месяц назад

    Historia

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir Месяц назад

    Wllhi somalia dad kle yeelan doonaaan hddii turubka siyaasada dib loo sixin oo loo baandhayn eena somalia tashan hurdadana ee ka kicin hoogamiye toosan iyo ummad lafahanto sida saxan somalia hddii ee helin sidaan sii ahaaan doontaa illahey kama dhigo sidaan umaleneyno

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Месяц назад

    Waa su aal weyn

  • @aweysali8546
    @aweysali8546 Месяц назад

    😅caamir Sxb ma sina qofka joiga kenya ee somaliga ah oo dagan kenya iyo kan kenyanka ah waa kaka laba midna waa qaxooti midna waa muwaadin u dhshay dalka kenya laakiin dadka xamar jooga waa wada somali marka isdaji sxb

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Месяц назад

    Berlin iyo Washington dc

    • @abdirashidroble9922
      @abdirashidroble9922 Месяц назад

      Berlin iyo Washington hab qabiil laguma degana ee waxaa lagu wada joogaa as wadanka.
      Berlin qabiil ma sheegto sida Garoowe
      Washington qabiil ma sheegto sida dhuusamareeb lkn
      Muqdisho ama meel qabiil bay noqon ama meel Somali wada leedahay

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 Месяц назад

    Caqliga Xamar yaalaa wakaas 😮😮😮😅😅😅

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Месяц назад

    Xamar ila adan yabal

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад +1

    unukah leh xamar kkk

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Месяц назад

    War Soomaalidii Qabyaaldii bay ku wareertay. War Xamar Qabiil iska Leh ma jiro.
    Qofkasta oo Soomaali ah oo degan muqdisho wuxuu xaq u leeyahay in la doorto ama uu wax doorto.
    Hawiyihii Xamar biliqaysay oo dumiyey baa wali raba inay ka taliyaan dhulkii ay ku xaareen.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Месяц назад

    Maha gobol

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir Месяц назад

    Wllhi hddii xaqiiqada loo laaban oo runta la sheegin dadka dhulka iska leh in maamul ugooni ah loo sameenin been Lee lawadaa