Shugran qalbi wad igu ogthy anigu korimadydii ayan la kulmay kalsoni daro badan wana so kabsa halshy igu haray hadad talo iga siin karto markan cishodo cadwgyga hortiisa xata marrka qar wan oyaa tasna wanka qoma meya ilahey qalbi jilicsan ayu isiiyy lkin markan qofan dan iga lehen ku hor oyo cil darema
Xabiibti waa caadi inaa ooyso marka aad ciil dareento midaasina waxay ku dareensinaysa ina tahay qof nool oo qalbi leh mana ahn wax qlceeb ah ama daciifnimo balse isku day oo naftaada ku toobar inuusan sidaas oo dhan ku taabanin dadka hadalkooda dareemahagana aysan badali karin qofkale hadalkiisa naftaada cid kaabtaqaano majirto waxadan adiga ahayna cid ka dhigi karta majirto muhiimada waa dadka sababta ay ku dhawacayan waa inay ku danqiyaan marka waxa naftada ku toobarta inuusan qofna hadalkisa ku danqin ex: hadu qofku dhoho xasid batahay oo adigana ad ogtahay ina qof dhimriyo oo naxaris badan atahay ku dheh baftada qofkan aniga igama hadloyo ku qosol o katag inta ad wado laqabsiga dabecada cusub hadii hadalka u xumado mesha isaga tag marka kaliga noqoto ooy hada doonto ❤
Asc Dadkaygow soo dhawaada muqaalkana no like gareeya share na sii dhaha ducaqabayaaal😀
❤❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤
❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Lajecley ❤❤❤
nolow walal
❤❤❤❤
❤
saxiix❤
mahadsanid walal
Masha allllah nolow fariid❤
❤❤
Mashallah allaha kuxifdiyo abyo waxathy dhiriye wanaagsan mahadsanid ❤🙏🥰
Nolosha kuma ciisho apaayo macaan 🥰🥰❤️
Noolow apaayo wlhi wax badana ka faaiday ❤
ku farxay inaan maqlo mahadsanid
Qatar waaye
❤
Shugran qalbi wad igu ogthy anigu korimadydii ayan la kulmay kalsoni daro badan wana so kabsa halshy igu haray hadad talo iga siin karto markan cishodo cadwgyga hortiisa xata marrka qar wan oyaa tasna wanka qoma meya ilahey qalbi jilicsan ayu isiiyy lkin markan qofan dan iga lehen ku hor oyo cil darema
Sry apaayo qalbigaagi adkay
Xabiibti waa caadi inaa ooyso marka aad ciil dareento midaasina waxay ku dareensinaysa ina tahay qof nool oo qalbi leh mana ahn wax qlceeb ah ama daciifnimo balse isku day oo naftaada ku toobar inuusan sidaas oo dhan ku taabanin dadka hadalkooda dareemahagana aysan badali karin qofkale hadalkiisa naftaada cid kaabtaqaano majirto waxadan adiga ahayna cid ka dhigi karta majirto muhiimada waa dadka sababta ay ku dhawacayan waa inay ku danqiyaan marka waxa naftada ku toobarta inuusan qofna hadalkisa ku danqin ex: hadu qofku dhoho xasid batahay oo adigana ad ogtahay ina qof dhimriyo oo naxaris badan atahay ku dheh baftada qofkan aniga igama hadloyo ku qosol o katag inta ad wado laqabsiga dabecada cusub hadii hadalka u xumado mesha isaga tag marka kaliga noqoto ooy hada doonto ❤
Xapipti please muuqal noga so same sida ugu wanagsan oon oga gudbi karno gocashada tagtadii amaba marxado sameyn wey nolashena kuyeshay ❤🙏
Diyaar apaayo macaan❤️❤️🥰
@@LajecleyCawil shukran ya xapipti ❤️🙏
❤❤❤❤❤
❤