SPSS (1): Si Fudud Ku Baro SPSS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Casharka 1aad ee SPSS. Waa codsigiinii oo aan kasoo jawaabnay. Hadii aad ka hesho, fadlan ha hilmaamin inaad asxaabtaada gaarsiiso.

Комментарии • 725

  • @bulle1202
    @bulle1202 3 года назад +2

    consumer trust AND Online payment options are independent variables (IV)
    propensity to shop online is dependent variable
    awareness of online shopping and Perception of online shopping are mediating variables.
    thank you for your time dear teacher.

  • @suadmoallimosmaan7103
    @suadmoallimosmaan7103 2 месяца назад

    Mahadsanid ustaad waxbadan ayaan kaa faaiiday from the begining up to now waan kula socday inta dhimana waan rajeynayaa ina ka faaideysto
    Without you sida thesis book loo diyaariyo waxba kama fahmi laheen allha ka ajar siiyo july baan difaacan rabaa buuga thesiska.
    Markle kuleeyhy ustaad wa ku mahadsantahay sida quruxda badan ee ugu dadaashay ardada soomaliyeed waxaan hubaa dad badan iney ka faaaideen kuwa klena ay ka faaiidi doonaan👏👏
    One of the medical students from Simad university salaamullah ustaad❤🙌

  • @muhannetmahdi1444
    @muhannetmahdi1444 5 лет назад

    Awerness of Online shopping and perception of Online shopping Labaduba waa mediators.
    Mahadsanid ustaad.

  • @dahiribrahim5795
    @dahiribrahim5795 3 года назад

    Thank you coach for your inputs and I appreciate the way you are approaching the lessons.

  • @HassenMohamed-y2p
    @HassenMohamed-y2p Месяц назад

    Thank you for your teaching on this important topic

  • @macalinkacomputerka2361
    @macalinkacomputerka2361 6 лет назад

    Thank you Enginere, dadaalka aad bixisay aad ayuu u weynyahay waxaana wax ka faaidi doona arday badan

  • @mohamedaliahmed227
    @mohamedaliahmed227 Год назад

    Thanks runtii waxbadan ayan ka faaiday cashiradada ma iga caawin karta buugta spsska

  • @maryanibrahimmohamed1526
    @maryanibrahimmohamed1526 6 лет назад +1

    Horta jawabta waa Mediator, sababtana waxey tahey waxa aan baarono waa consumer trust, online payment iyo Internetka in wax laga gato, si taasi u sahlanaato waa in dadku heystaan awareness si ey ugu go'aan qaataan, mahadsanid Ustaad Mmuse.

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад +1

      Excellent, Maria. Cashirka inaad si fiican u dhagaystay ayaan marqaati ka ahay. Barakoow.

  • @engasmaibrahimabubakar8985
    @engasmaibrahimabubakar8985 6 лет назад +2

    Maa shaa allaah mahadsanid ustaaad

  • @mariamgelle7077
    @mariamgelle7077 6 лет назад +1

    Maasha Allaah mhdsanid ustaaad waxbadan ban ka faidaynaa jazakallaah labada buug ee chapter 12 aad ka isticmalaysid

  • @calisoomaali6897
    @calisoomaali6897 6 лет назад +1

    mahadsanid ustaad Waa mediating variable buugana ii soo dir.

  • @AbdiwahabIsak
    @AbdiwahabIsak 6 лет назад +1

    Thanks Ustaad.

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      Adigaa mudan, Abdiwahab.

  • @abdiawale5121
    @abdiawale5121 6 лет назад +1

    Indeed very helpful. THANKS USTAAD.

  • @omaryare6347
    @omaryare6347 5 лет назад

    ustaadkeyga waa mahadsantahy waxan u baahanahy barmaamijka xog xuruurtan

  • @saedahmed3523
    @saedahmed3523 6 лет назад +2

    Awareness of online shopping and perception of online shopping are two moderators as you mentioned during the lecture moderators waxa waaye kuwa aan si toos ugu dhaceen DVga instead of IV iyo DV toos iskugu dhici lahayen Moderators are dhexda soo gala

  • @mohamuddhaaye
    @mohamuddhaaye Год назад

    thanks bro mohamed musse

  • @khadrammisse3290
    @khadrammisse3290 6 лет назад +2

    thanks ustad

  • @abdiwalielmiabdi5077
    @abdiwalielmiabdi5077 6 лет назад +1

    Mahadsanid in badan Ustad

  • @dr_sudeyschanell5206
    @dr_sudeyschanell5206 3 года назад

    Masha Allah suaashaasi jawabteeda Hadan iskudayo waa mediator

  • @XasanKaafi-fo2mr
    @XasanKaafi-fo2mr Год назад

    Waa ubahanay book ii sodir ustd

  • @abshirabdullahi3259
    @abshirabdullahi3259 4 года назад

    Masha Allah sida aad uga jawab teen codsigena waa mahad san tihiin

  • @MaxamedCabdi-sz1fw
    @MaxamedCabdi-sz1fw Месяц назад

    Labada book ba waan u baahanay ustaad

  • @dr.shuuke
    @dr.shuuke 6 лет назад +1

    Mahadsanid ustaad
    Allaha kaa ajar siiyo

  • @mohamudyusuf236
    @mohamudyusuf236 4 года назад

    Awereness of online shoping and perception of online shoping are mediator.

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 6 лет назад +1

    Mahadsanid Ustd MMuse

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      Mahadsanid, Mohamed Abdi. Appreciated all the tips you shared.

  • @abdiawale5121
    @abdiawale5121 6 лет назад +2

    To answer the quesion, I think awareness and perceprion of online shopping are mediating variables. Because these variables can explain the relationship between IVs and DV. The higher the awareness and the perceprion of online shopping , the more the people engage in online shopping.....

  • @KnowledgeWave-h9x
    @KnowledgeWave-h9x 6 лет назад

    Shukran ustaad wxa weye Mediator

  • @MyYoutubeK42
    @MyYoutubeK42 6 лет назад

    Woow Mansha Allah Many Thanks Sxb Walal UStad Mmuse Hassan Markaan Shaqada Joogo waan Ka faa ideystaa Wax badan inaan ka faaidayne Shaki Kuma Jiro

  • @islamsom4286
    @islamsom4286 6 лет назад +1

    Waa mediation proff.

  • @husseinmohamedhussein632
    @husseinmohamedhussein632 6 лет назад +2

    Consumer Trust and Online Payment Options is Independent Variables. Awareness of Online Shopping and Perception of Online Shopping is Mediations. Propensity to Shop Online is Dependent Variable.

  • @abdukadirhassan8151
    @abdukadirhassan8151 Год назад

    waa mediators ustaad

  • @VIC.College
    @VIC.College 6 лет назад

    marka hore waan salmayaa ustaadka ardayda casharda lasocda hdaan iskudaa yo suasha waa mediators

  • @ilyasabukar442
    @ilyasabukar442 3 года назад +1

    thank you M,muse, please share with these two books

  • @hamsenour780
    @hamsenour780 5 лет назад

    Thanks lecture
    xaqiiq waanu ka faaiidnay

  • @barashochannel7960
    @barashochannel7960 6 лет назад +1

    Awareness of online shoping iyo perception of online shoping waa mediators. Fikrat ahaanteyda.

  • @ZakariyaIsgowsubow-ic4tk
    @ZakariyaIsgowsubow-ic4tk Год назад

    Thanks dear teacher, i need the 2 books

  • @bintomar5664
    @bintomar5664 6 лет назад +1

    Masha Allah mahadsanid ustaad

  • @ikramahmed6969
    @ikramahmed6969 5 лет назад

    ustad wa mahadsanthy si fcn ba lo fahmaya sharaxada keep it up..jawabtana wa mediator thnxz

  • @shamsosiad8641
    @shamsosiad8641 3 года назад

    Asc walaal aad baan ugu baahanahay Mahadsanis

  • @ahmedhagi741
    @ahmedhagi741 4 года назад +3

    I loved this course so much, teacher may i get the two books you recommended us.
    Thanks a lot.

    • @ahmedhagi741
      @ahmedhagi741 4 года назад

      a.sidow888@gmail.com

    • @ciiltireonlinecollegeciilt3987
      @ciiltireonlinecollegeciilt3987 3 года назад

      *10-ka Su'aalood ee ugu mudan inaad si wanaagsan uga jawaabi karto haddii cilmi baaristaada lagaa weydiiyo*
      1. Cinwaankiinna noo sharxa muxuu ku saabsan yahay?
      2. Maxay Cilmi baaristiinnu xallinaysaa oo caqabado ah oo aad falanqeyseen?
      3. Waa maxay ujeeddooyinka Cilmi baaristiinna?
      4. Waa maxay Doorsoomayaasha Cilmi baaristiinna?
      5. Cilmi baarisyo kale oo laga sameeyay cinwaankiinna ma jiraan haddii ay *Haa* tahay jawaabtu, waa maxay waxa ay uga duwan tahay cilmi baaristiinna?
      6. Waa maxay habka aad u adeegsateen xog-uruurinta, falanqeynta xogta & soo bandhigista natiijooyinkaba?
      7. Ma xaqiijiseen dhammaan ujeeddooyinkii aad ka filaneyseen cilmi baaristiinnan?
      8. Ma u adeegsateen References-ka sida saxda ah?
      9. Table of Contents, List of Tables, List of figures, page numbers & Abstract page-ka, ma loo diyaariyay si sax ah?
      10. Maxaa caqabado ah oo aad kala kulanteen buugga? Maxaad ku talabixinaysaan oo aad u dardaarmeysaan cilmi baarayaasha idin ka dambeeyo, maxaase is leedihiin haddii waqti la idiin ku daro waad ku dari leheydeen buugga oo aad ka beddeli leheydeen?
      *Waxaan Allah idiin kaga baryayaa Guulo is-xig-xiga inshaAllah.*
      Mahadsanidiin
      *Talooyinka Walaalkaa Dr. Mohamed Adam Isak*

  • @axmedamiin11
    @axmedamiin11 6 лет назад +3

    Awareness of online shopping
    and
    Perception of Online Shopping
    labadas waxay noqonayaa #Madiators waa marka uu IV sababayo DV marxadda uu sii maro. Mahadsanid

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад +1

      Si fiican ayaad u haleeshay.

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 2 года назад

    mediator waaye ustaad

  • @muhiadinmatan4686
    @muhiadinmatan4686 6 лет назад +1

    Ustaad waa mediators

  • @FSAG1AGRICULTURE
    @FSAG1AGRICULTURE Год назад

    Asc ustaad aad ayaan u jeclahay inan barto allaha noo fududeeyo adigane allaha ajirkaasiiyo sida aad u dadaaleyso

  • @Mohamud053
    @Mohamud053 Год назад

    Mediator waaye ustaad

  • @Abdi_Farah
    @Abdi_Farah 4 года назад

    2 sano kadib ayaan daawanayaa casharkan ustad
    Suasha hadaan isku dayo awarness of online shopping and perception of online shopping waa Mediators

  • @abdullahiosmanabdi5177
    @abdullahiosmanabdi5177 4 года назад

    ustaad both are independent variab;e

  • @abdihakiimmahamuud9792
    @abdihakiimmahamuud9792 3 года назад

    ii soo sir

  • @mohamedabdirahman1233
    @mohamedabdirahman1233 5 лет назад

    macalin waan fahamay mahadsanid

  • @abdihakimgaraad
    @abdihakimgaraad 3 года назад

    Thanks

  • @mustafeaxmed1422
    @mustafeaxmed1422 3 года назад

    labadaa dhexe ee kala ah 1: Awerness of online shopping and 2: perception of online shopping are medaitors that cause propensity to shop online

  • @mohamedhassansalah431
    @mohamedhassansalah431 6 лет назад +1

    thank you M,muse

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      My pleasure, sxb qaali ah.

  • @abdirahmancasqalaani480
    @abdirahmancasqalaani480 6 лет назад +1

    Awarness of Online Shopping And perception of Online Shopping both of them are dependent Variables.
    thanks ustad.

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад +1

      Way noqon karaan laakiin model-ka aan idin tusay siday ugu jiraan?

  • @xasancabdi6725
    @xasancabdi6725 6 лет назад +1

    aad ayaad u mahadsan tahay Ustaad
    haddii aan ka jawaabo su'aasha waa Moderators.

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      Maxaad "moderators" u dhahday? Ka waran hadaan dhahno "mediators"?

    • @xasancabdi6725
      @xasancabdi6725 6 лет назад

      Ustad waxaan u leeyahay moderator waxaa uu saameyn ku leeyahay awood xariir ka dhaxeeysa labada doorsoome.

  • @CaliyashariifabuBakar
    @CaliyashariifabuBakar 6 лет назад

    Masha Allah ustaad

  • @sharmaarkeabdisalamhashi589
    @sharmaarkeabdisalamhashi589 Год назад

    asc ustaadi buuga julie pallant iisodir adoo mahadsan

  • @mohamedshariif6462
    @mohamedshariif6462 5 лет назад

    mahadsanid walal good job

  • @abdullahiosman8575
    @abdullahiosman8575 6 лет назад

    ustaadi adoo mhdsnd waa ikanaa ciwaankeyga igu soo dir kher Allaha kusiiye

  • @saciidabdirahmanosman3871
    @saciidabdirahmanosman3871 6 лет назад

    Ustaad iisoo dir

  • @ismailyusuf1
    @ismailyusuf1 3 года назад

    Thanks instructor i appreciate this course, and i would request the 2 books

  • @ahmedabdurahman1581
    @ahmedabdurahman1581 4 года назад

    ustaad waa mediation

  • @mohamedabdirahman1233
    @mohamedabdirahman1233 5 лет назад

    jwbta su,aasha waxey noqonee inshaallah labada shey waxey noqonayaa mediators

  • @cumartakow6482
    @cumartakow6482 5 лет назад

    Mahadsanid ustadi

  • @xasanboos9710
    @xasanboos9710 2 года назад

    Thank you sir

  • @sihamsaid7083
    @sihamsaid7083 4 года назад +1

    Awareness of online shopping and perception of online shopping are intermediary

  • @abdirashidabdikarim6675
    @abdirashidabdikarim6675 3 года назад

    thnks ustad I got more valuable knowledge I woud request you to send those books

  • @abshirmurtiileadam3162
    @abshirmurtiileadam3162 2 года назад

    ustaad adiga oo mahadsan waxaan kamid ahay dadka goordhow arkey casharada kahadlaaya spss ka , waxaan kaa codsan laha in aad isoo dirto labada buug spss ka sharhaayo adiga oo mahadsan.

  • @mohamedamin491
    @mohamedamin491 6 лет назад +1

    thanks ustaad insha alh wnkula dhameesanaaa wana kaa faideesanaaa

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      In Shaa Allah. Soo dhawaaw.

  • @zakariahassan6561
    @zakariahassan6561 6 лет назад +1

    Waa mahadsantahy

  • @jamaalabdirahman3211
    @jamaalabdirahman3211 6 лет назад

    Su'aashaas haddaan ka jawaabo waa : Mediator.

  • @harunaxmed2457
    @harunaxmed2457 3 года назад

    waa mediater

  • @Newhiirad
    @Newhiirad 5 лет назад

    Mediater weeye ustaad

  • @abdulrahmanshuceyb3692
    @abdulrahmanshuceyb3692 5 лет назад

    waa mediator

  • @amaalhajjiahmed9929
    @amaalhajjiahmed9929 3 года назад

    alla yabarik teacher

  • @ashaamerica1535
    @ashaamerica1535 4 года назад

    Thanks alot

  • @khadarahmed8415
    @khadarahmed8415 6 лет назад

    Two books ustaad

  • @abdullahibashirtimacadde6779
    @abdullahibashirtimacadde6779 4 года назад

    Awarness of Online Shopping And perception of Online Shopping both of them are mediator
    Variables

  • @muxiyodaaha4420
    @muxiyodaaha4420 Год назад

    asc coach ada u mahadsantahy buugta spsska u bahna

  • @abdiazizahmad
    @abdiazizahmad 5 лет назад

    Aad ayn kuugu mahadcelinaa ustad mmuse. Dhabtii wxd ka jwbtay baahi nagu taagneed

  • @ahmedhonest5529
    @ahmedhonest5529 4 года назад

    2 maduba waa moderation Jawaabta hadaan isku dayo mahadsnid ustaad

  • @MustafFidow24
    @MustafFidow24 6 лет назад +1

    ustaad Mhdsnid

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq9227 6 лет назад +1

    Ustd boogagta ii soo dir malmahan waa yara xanuun sana sidaas ay tahyna waan kulasocdaa xili walba allaha kuxafido?

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      Waad mahadsantahay, Ustad. Caafimaad dhamaystiran ayaan Alle kuu waydiiyay.

    • @maxameddeeq9227
      @maxameddeeq9227 6 лет назад

      Aamiin dhaman teenba ustd mahadsanid

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 2 года назад

    2018 adoo Japan jooga oo APU dhigta ayad muuqaalkaan duubtay. Anna 2022 anoo Japan jooga waliba isla APU ayan muuqaalkaan daawanayaa. salaan ayan hawada kuusoo marsiinaa saaxib iyo macalin igu weyn.

    • @MMBariise
      @MMBariise  2 года назад +1

      Mahadsanid, Eeboow! Safarkaaga guul Allaha kuugu soo dhameeyo inta hartay. Soo noqo adoo cilmi badan.

  • @safiyafarah7582
    @safiyafarah7582 6 лет назад

    the ansower of the assement is Mediator . so is that right ?

  • @hassenmuhummedhussein9427
    @hassenmuhummedhussein9427 6 лет назад +1

    it is moderate

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      Why moderator? Why not mediator?

  • @siciidaxmed3840
    @siciidaxmed3840 6 лет назад

    Mediator variables weeye - aniga oo ka jawaabaya suaasha ugu dambaysa weydiintaada. Mahadsanid

  • @hassangaadhhaye3146
    @hassangaadhhaye3146 6 лет назад

    Wll ii soo dir 2 buug

  • @abdirahmanmohamed7317
    @abdirahmanmohamed7317 4 года назад

    Ust 2020 ayn dawanayaa waxan u bahanahy booktas lapada ah 👏

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq9227 6 лет назад +1

    Ustd labada buugba waan rabaa allaha kaa ajarsiiyo insha allah?

  • @mohamedsuleyman7731
    @mohamedsuleyman7731 Год назад

    Asc ustaad marka hore waa kaaga mahadcelinayaa sida wngsn ee aad waqtigaga si mutadawacnimo ah wax i noogu faideyneyso, marka labaad waxaa isoodirtaa buuga JULIE PALLANT and Umusakran ( chapter 12 )
    Assigment tiga aad noo dirtay jawabteyda hadaan isku dayo waxey noqoneysaa mediator

  • @abdifitahhassan1409
    @abdifitahhassan1409 6 лет назад

    Ustaad hadan jawbta isku dayo wa sidan
    Consumer trust iyo online payment options Wa independent
    Propensity to shop online this is the result waana dependent
    Suashada hdan usolaabto
    Awareness of online shopping and perception of online shopping waa moderator ama mid isku xiraya dependent ga iyo independent ga
    Thanks.

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      Qaybta hore ee jawaabta aad iyo aad ayaad u saxday. Laakiin maxaad moderator u dhahday? Ka waran hadaan mediator dhahno?

    • @abdifitahhassan1409
      @abdifitahhassan1409 6 лет назад +1

      Spelling ka miyan qalday ustaad

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      Abdifitah Hassan anigaba sidaas ayaan isdhahay

  • @abdifatahahmedhurre8524
    @abdifatahahmedhurre8524 3 года назад

    ustaad videoyadii oo dhamaystiran mahayee sidaan u heli karaa adoo mahadsan ?

  • @maxamedhanficraxmaan9537
    @maxamedhanficraxmaan9537 3 года назад

    waad mahadsan tahay sxb casharada aadban uga helay aadna waa ay i anfaceen hada waxan ahay arday jamacada adis aba ku taala ee addisa ababa university ka wada heerka labaad ee jamcada ama post graduate,, sxb waxan ka codsan lahaa inad isoo dirt labaas book ma hadii ay jiraan hada book ka danbaysay oo update ah
    waa mahadasan tahay

  • @wacaysmahad6911
    @wacaysmahad6911 6 лет назад +1

    Waa mediators

  • @Dr-Haniya4
    @Dr-Haniya4 Год назад

    Both are mediators

  • @abdifatahahmedhurre8524
    @abdifatahahmedhurre8524 3 года назад

    Mudane afartii video ee hore mooyee videoyadii kale mahayee sidaan u heli kara ?

  • @abdishakurmustafe966
    @abdishakurmustafe966 Год назад +1

    Teach Send me a books

  • @maxamedibraahim4898
    @maxamedibraahim4898 Год назад

    Labada dhexe mediator labadba

  • @mohamedmohamudadow5003
    @mohamedmohamudadow5003 6 лет назад +1

    2 variable role koodu waa mediation ustad

    • @MMBariise
      @MMBariise  6 лет назад

      Si fiican. Waad haleeshay.

  • @abdihakimzalah8656
    @abdihakimzalah8656 6 лет назад

    both of them are mediators