"Hadhaw Buu Odhan Cirro Dad Dhintay Baa Codeeyey" Gudoomiye Hore Cabdirashiid Riyo Raac

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 107

  • @warss11
    @warss11 3 месяца назад +3

    Somaliland Stand together has vision and goals. The world society is ahead of us not behind us. Have more faith Somaliland long live❤️❤️❤️

  • @cabdilaahikariye
    @cabdilaahikariye 3 месяца назад +9

    wow nice riiyorac waa nin jiira good thank you news impotan

    • @warss11
      @warss11 3 месяца назад

      Stand together has vision and goals. The world society is ahead of us not behind us. Have more faith Somaliland long live❤️❤️❤️

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 месяца назад +1

      This dude is ina biixi his dog both of them their time is up

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 месяца назад

      ​@user-zl9zo5ru8w this dude does not have dream about somaliland he is ina biixi his dog

    • @aminaahmed2836
      @aminaahmed2836 3 месяца назад

      Haddii muran yimaado warqado la tiriyaa majiraan
      Kumbuutarka waa la carqaladayn kara.
      Dawladdaha hore u maray waqadii bay isticmaalan.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 месяца назад

      @@aminaahmed2836 simple garxaajis state

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 месяца назад +3

    Ilahey ha inaga qabto xisibiga wadaani waa xisibi lagu jiro oo cadowgii Soomaaliland boos ka heley

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 3 месяца назад

      Wax iska celiya kolba 😂😂😂 oromo haboon hoosgaline

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 3 месяца назад

      DAL IYO MAALKIISII IYO DADKIISIIBA MEEL KAGAMAAD WARAMIN HADANA MARKAAD DADKA WAXAAN SHAQAYNAY LA HOR IMANAYSAAN MEEL KAGAWARA CIIDANKII DALKAN

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 3 месяца назад

      Sheekada raqiska ah lasexo bro tasi ka Socon mayse

  • @MustafeAbdisamed
    @MustafeAbdisamed 3 месяца назад +2

    Mashalaah😮

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 месяца назад +2

    Riyo Raac walahi waa Geesi qaran fariid fareed dhalay

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 месяца назад

      Hadad nafledahay dhulbahante oo rer yar ah baa ragaagii haysta intaku walateen reerkale

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 3 месяца назад

      ​@@Global.Nature1adigu ma yusraa tahay

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 месяца назад

      @@ahmad6967 Nacasnimadasu. Waxad Somaliland ku burburisay Iyo. Nacayka aad uqatan rer. Ku wee Riyahay Racijiray baa wax lodirtay

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 3 месяца назад

      ​​@@Global.Nature1waad aqli xuntahay dhulbahante reer yar mahaa waa Niman daarood ah oo laan dheerna ah oo somali oodani la socoto anigana ka adkaa adaa Si somaliland dhabar jabiyay oo buurta fuulay duliyahaow

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 месяца назад +2

    Saxafada soomaliland ayaa gabtay xaqiiqada inay dadka u sheegan kaliya waxay ka adagyihiin inaga dhexdeena

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 3 месяца назад +1

    Mansha allah

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 3 месяца назад +1

    Maanshaa allaah

  • @CawilAden
    @CawilAden 3 месяца назад +1

    MUJAAHID RIYO RAAC NOOLAW

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 месяца назад

    Soomaliya cadaa wada ay uqabto rer somali land maanta waa tu kasiifog tii 1988 waxaany inaga taagnyihiin halkay yuhuudi kataagantahay falastin somali land guul guul guulbarwaaqo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤reer somaali lanow gacmaha is qabsada meela ugasoowada sada cawga Soomaliya iyo la adeegsadayaasha inagamidka ah ee dhagarteena iyo dhiigèena siistahay hunguriga guul guul guul barwaaqo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 3 месяца назад +1

    WALIGEED LAMA ARAG, CID DIIDA WIXII CODKA WOFKA LAGU XAQIIJINAYEY!!!!!!.WAA CAJIIB@!!!

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 месяца назад +2

    Waa Run waa hees xaqiiq ah ❤❤❤

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 3 месяца назад +2

    Wadani dad cadowa aya ku dheex jiraaa o ka dheex hadlayaaa ma rabooo xisbigani horimarkaa somaliland ilahooow naga qaboo

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 месяца назад +2

    ALLE KA BAQ MUNAAFAQAD UJEEDO LEH AYAAD WADAA TII MARYO ALOOLKA KA WARAN EE REER LAGU XASUUQAY EE SOCOTAY LABADA SANO IYO BADHKA. CID BAAD U JEEDAA ALLAAN KUGU REEBNAY
    LKA

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 3 месяца назад

    Kan maxaa wejigiisa xumaan ka muuqata?
    Subxaanalah

  • @CawilAden
    @CawilAden 3 месяца назад

    INA RIYO RAAC GEESI G

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 месяца назад +1

    Ina Riyo raac waa muwaadin saalixa

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад +2

    Wr waa nacaskii tuuga aha ee Riyo raac

    • @warss11
      @warss11 3 месяца назад

      Wr adiguna nacaskii faqash aha baad tahey

  • @AxmedCali-n6p
    @AxmedCali-n6p 3 месяца назад

    yes

  • @MubYus
    @MubYus 3 месяца назад

    Cabdi raxmaan ciro ,( WADANI) Taariikhda waxaa ugu jirta doorashadii hore in uu ku dooday , Muran badan uu galiyay uu yidhi la igama guulaysan dad dhintay ayaa codeeyay. maanta in uu diido dadka in isha laga sawiro waa kiis iska waaal.

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 месяца назад +2

    Wadani Doorasho ma doonayaan. Waxa ay doonayaan in dalka dagaal ka dhaco. Way ogyihiin in aan cidina dooranayn oo ay Huwan la socdaan. Golihii wakiilada waataa lagu kari la’yahay inay fasaxaan dhaqaalihii lagu qaban lahaa.

  • @CawilAden
    @CawilAden 3 месяца назад

    GEESI QARAN INA RIYO RAAC

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje 3 месяца назад

    Ilhaayaw inta aango dad ddayadu garto aanan daba dhilif unoqon nin isagaya umadana an dan uwadan sida muuse iyo teamkiza heego riyo raac amus adunkaad ku dhibantahay illa xad

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 месяца назад

    Doorashada indhaha leh iska gala reer SOMALILAND siÿasiyin macnahoda la fahmi waayay weeye

  • @afaafmohamud5658
    @afaafmohamud5658 3 месяца назад

    Anigoo Ah Reer awdal SMN ayaa ixasuuqay xaq ma uleeyaya in aan ilaawin xa suuq la ii gaysada.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад

    Maa tashan kartid cida ka yeesha ha arko reer koonfurku

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 месяца назад +1

    MARKHATIGI NOOLAA WAKA
    QALABKA NINKA DIIDAYOW MARKHATIGAGI WAKA

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 3 месяца назад

    Somlailand Waa funny sanad kaliya Lix milyan badh lagu Noqday cajiib Walee Wayne dawakhnay

  • @CawilAden
    @CawilAden 3 месяца назад

    INA RIYO RAAC WAAYO ARAGO

  • @CawilAden
    @CawilAden 3 месяца назад

    NOOLAW INDER RIYO RAAC

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 3 месяца назад

    Walaala yaalow riyo raac iyo ramaax hal ninbaa mise waa laba nin kee caqli roon

  • @CawilAden
    @CawilAden 3 месяца назад

    GEESI GEESI DHALAY NOOLAW

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 месяца назад +1

    SI AANSY DAD DHINTAY U CODAYN ISHA HALAGU GALLO

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 месяца назад

      Sahra halgan nightclub baroor

    • @Halgame334
      @Halgame334 3 месяца назад

      @@hassan-mp1pk Yusra harti futada laga sawirayaaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 месяца назад

      @@Halgame334 sahra halgan nightclub imsaa jeer siilkaa laa sawiray

  • @warss11
    @warss11 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 месяца назад

    INA SII BAKHTI

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 3 месяца назад +1

    Mansha Allah Riyorac waa geesi qaran Daha Gaas waa wuxu ririyay hees qiimale oo runku salaysan guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 3 месяца назад

    kkkk aabahaaba doqoniinaa riyo raac loogu bixiyey adigana wey kaa muuqataa

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 3 месяца назад +1

      Sidaad jeclayd buu u hadli waayey deedna waa cay! Doodaadu wax Kale ma haysid.

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 месяца назад

    Kan yar ee makrafoonka la waashay waxan uu doon doonayo waan garan la’ahay. Si cad ayuu uga horjeedaa Qadiyadda Somaliland.

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 месяца назад

    Kan biidhi qaataha ah maxaad ka warwysataan ?

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 месяца назад

    Kana muuse buu iska dhisaa waa bilaa cadaalad oo runta ma sheego waa nin xil Raba gadhxejiskana neceb oo coolaad uhaya Runa ma sheego

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 месяца назад

    Waa ninkii wadanka dhibaatada taagan geliyey ee aaminsan jaagaanimo baadilnimo ah waa ninkii is casiley doorashadii madaxeeynaha oo bilo ka hadhsaneyd ee muusebixi kala shaqeynayey mudokororsi waa khaa'in mudan in la xidho.

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 3 месяца назад

    نعوذ بالله من كيد الشّيطان

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад +1

    Viiva somaliland

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 3 месяца назад

    Waaa hadaa boobtaan

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад

    Waa hawiye ayaa diley ileen caydiid ayaa dalka xoreeye

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 месяца назад

    Neef xoolo ah muuse biixi rakaab xumaa Buuni riyoraac

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 месяца назад

    HABARYOONIS WAXAY DHAAR KU MAREEN IN AY SOMALILAND XOOG MADAXWEYNE KAGA NOQDAAN OO AY WADANKA DAGAAL KULA WAREEGAN MARKA ANIGU WAXAAN LEEYAHAY BAL AYNU ARAGNO CIDA AY KA XOOG BADAN YIHIIN EE AY DOONAYAAN IN AY AWOOD UGU MADAXWEYNE NOQDAAN WAXAY DIYAAR U YIHIIN IN AY REER SHEEKH ISXAAQ DAGAAL LA GALAAN WAXAY KU HAWLAN YIHIIN IN AY CADOWGA SOMALILAND HESHIIS LA GALAAN OO AY WAX KASTA OO SOMALILAND LAGU DUMIN KARO KA QEYB QAATAAN SIDAA DARTEED WAA IN AYNU DAGAAL U DIYAAR GAROWNAA AYNU LA GALO FAQASHTA GUDAHA

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 3 месяца назад

    Tuug Tuug dhalay

  • @kulmiyeyare12
    @kulmiyeyare12 3 месяца назад

    Kawaran Darfur oo doonaysa in ay ka go'da Sudan, oo odhanaysa Al bashiir ayaa na gumaaday ayaan oga go'aynaa Sudaanta kale. Cida idin xasuuqday waa Siyaad barre, dhibaato koonfurta waa u gaystay. Hadii rabtaan in aad Go'daan la kaalaya qadiyad kale, Laakin midaan genocide socon mayso.

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 3 месяца назад

      Inaanu Ku qancina muhiim ba maaha waayo somaliland waa Dal xor ah , oo si xor ah ula midoobay Somalia. Aduunkana kuma cusba laba wadanoo isku biiray oo hadana Kala tegay. Isku soo xooriyoo Somalia waxba nagama dhexeeyaan. Halkooda ilaahay haku barakeeyo.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 3 месяца назад

    KAAS AYAA DHEX INOO AHAA . EEY EEY DHALAY OO CUQDAD QABA . KAN YAR EE IMIKA KOMISHAN HAYSTAANA MUUSE AYUU U SHAQEEYAA WAA KULMIYE WUXUBA

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 месяца назад

    Kani waa dadka cuqdada qaba iyo cunfigu dilooday oo dadk Kala qoqoba waa Nala xasuuqay adigu maxaad samaysay waxaa saa dilay

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 месяца назад

    Wuxuu rabaa inuu xil ku helo cabaadkaa Wana 8o jir waalan adigu lascaanood maxaad ku samaysay 10 bilood baad gubaysay mana ogid xoolo

  • @MubYus
    @MubYus 3 месяца назад

    Dhamaan cod bixiya yaasha isha ha laga sawiro, looma baahna Muran danbe .

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 3 месяца назад

    Wali lama arag siidhi wade kooxdii laga guulaystay u sii cadaysan tolow maxaa ka khaldan

  • @xafisoffical2047
    @xafisoffical2047 3 месяца назад

    Muxu dhahay 6 Milyan ? Okey

  • @NouhFarah
    @NouhFarah 3 месяца назад

    Xasuuqii Boorama iyo Laascaanood ayaa ka xumaa.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 месяца назад

    Hadabay wali xamar dadku gowracayan waxajecel yihiin halqof inaanu inaga noolaan laakiin ilaahayba dadka tirtirikara

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 3 месяца назад

    KAN WAA LA OGAA WAA INA GUULWADE

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад

    Xisbi waynaha waddani wacad kumaray in wasari aanujirin komishinkuna waxaas ma ogola ee waa rafasho muuse murankurabo.

  • @AxmedCali-n6p
    @AxmedCali-n6p 3 месяца назад

    reer koonfur maqa jilaan waa yahuud

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 3 месяца назад

    Waar Nacasyahow Iska Aamus, Illahay Ku Cadaabye.

  • @muse-deeqwarsame917
    @muse-deeqwarsame917 3 месяца назад

    Mxaa kaa lilaahi ah

  • @drwarsamemohamud8211
    @drwarsamemohamud8211 3 месяца назад

    War isku xishooda oo beenta aad farsamayneysaan iska dhaafa oo ilaahay ka baqa

  • @tawxiid.
    @tawxiid. 3 месяца назад +1

    Riyaraacow illaahy kabaqo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 месяца назад

    Meel aduunka ka jirta oo lagu galay indhaha oo la doorasha loo adeegsado ma jirto.
    Waa sheeko dadka lagu qaldayo.
    Shaqaale yaqaanaa ma jiro..

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 месяца назад +1

      MA GARANAYO SIDUU U SHAQAYNAYO UUN DHE!!!!!!.

    • @MubYus
      @MubYus 3 месяца назад

      Salah the fund.9174.
      Adiga waa in Siilka lagaa sawiro, isha lagaama sawirayo.

  • @DjamahGaraad
    @DjamahGaraad 3 месяца назад

    Cayiimayno riyaa raac Lakin talaw ma isgaa caqliigisa ku hadlaya misse ... Alahu aclaam

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад

    Duli iga dheh xaaraan cune ah

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 месяца назад

    Waxaa uu ka shaqeynaa muran doorasho si mudokororsi u timaato waana marmarsiyo their end game is in ina mama waris uu iscasilo. Do not do it.

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 3 месяца назад

    Gunnimo halkii u hooseysay!!! waa la i xasuuqay!! oo idinku dadkii aad leyseen aaway?... Intaad baxdeen, gaalo madow hub ka soo qaadateen ayaad guryihiinii gubteen, markaasaad caac leedahay! dadka ka xishooda.

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he 3 месяца назад

    XIMAAR BAA TAHAY

    • @warss11
      @warss11 3 месяца назад

      Faqash adiguna

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 3 месяца назад

    Riyaraac waaninkii kufashilmay doorashadii iyo xaqsoorkii axsaabta qaranka ee markii danba iska casilay kumishinkii markuu kuguul daraystay inuu sidhex dhexaad nimaa kumaamulo doorashada imimana wuxuu xusbiga wadani umucaaradayaa waanimankii katuuray gudoomiyaha kumishinka markay duufaankii wadani kukacday ee uu xamili waayay culatska .mucaaradka uu is casilay

  • @cabdiqanicali1981
    @cabdiqanicali1981 3 месяца назад

    Waanu ku fahanay riyo raacoow, ee iska fadhiiso horaad ugu fashilantay doorashooyinka dalkee

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 3 месяца назад

    Qofkan waaalan maxaa laga wareysanayaa waa qof madhan oo cuqdad reer ka buuxdo muuse meel danbe oo uu ku gabado majirto meel walpa wadani ayaa kazoo xidhay odaygu inuu waasho ayu ku dhowyahy madaxweynaha dooran ee mudane Dr c/ramaan ayaa banaanka usoo saaaray muuse qamuunyo futada ha giijisto qamuunyo

  • @G.M820
    @G.M820 3 месяца назад

    Tuug tii horaba adiga iyo kuwii aad ku wadda socoteen tuug nimadda ayaa sameeyey khiyaanadda fooshaxun ee dalka ka dhacday. Beenna maaha oo in dad dhintay kaadhadhkooddii loo adeegsaday doorashadii 2017-kii waa xaqiiqo ma doonto isaguna waa og yahay balse waa iska idhi tirayaa oo waa ka been sheegayaa waayo waa tuug been ku macaashay.

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 3 месяца назад

    Munaafaq ayaad tahay tuug tuug dhalay riyo xade

  • @hassanbogore996
    @hassanbogore996 3 месяца назад

    Kani waa beenale

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 месяца назад

    Kani waa beenaalle goormuu lixmilyan noqday dadkani hadaladiisii hore dhagaysta MUUSAW IS DHAGAYSO

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 месяца назад

      Hada doorashadii hore aduunka oo dhan u tahniyadeeyay oo ciro kow ka aha tii barlamaanka

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje 3 месяца назад

    Ilhaayaw inta aango dad ddayadu garto aanan daba dhilif unoqon nin isagaya umadana an dan uwadan sida muuse iyo teamkiza heego riyo raac amus adunkaad ku dhibantahay illa xad

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 месяца назад

    Kani waa dadka cuqdada qaba iyo cunfigu dilooday oo dadk Kala qoqoba waa Nala xasuuqay adigu maxaad samaysay waxaa saa dilay