Raga somaaliyeed alaha soo hanuuniyo intay ilmo dhalaan bay ka dhaqaaqaan markaas bay caruururta murugo ko dhamaystaan nolashooda ilahay baa idinla xisaabtami doona
@@issehaile2698 shukran ma fiicna in hooyo in caruurta laga qaato balse waxaa fiican inuu abaha caruurtiisa ka war qabo xiriiriyo balse ma sameeyaan somaalida inta badan
@@maryanhassan7386 waxaan rajaynayaa haddii Alla Ku siiyo ama Ku siiyay caruur in aad wanaajin doontid, korin doontid xagga caqliga, diinta, wax qabsiga, iyo xiriirka bulshada(waalidka, walaalka,ummadda, iyo wadanka). Waxay iila muuqataa inaad caruur jeceshay. Hase ahaatee, way sahlan tahay in gabari mother noqoto, mase sahlana in ay Mom noqoto. Mahadsanid.
@@maryanhassan7386 Adaa mudan. Hadiise aan suaal kale Ku weydiiyo, sideed u aragtaa hooyada ninkan dhashay ee ninkeedii dhintay walaalahiis ay ka daba yimaadeen, iyagoo leh. Ninkale ma guursan kartid, inaga ayaa dumaashaada leh, sidaas darteed, Ku dumaalayna. Lana wareegeen madaxeedi?
Walaalow aniga abahay wuu dhintay alle ha u naxariisto askari ayuu ahaa baydhabo iyo buur hakabah waajid dhulkaa ayuu caan ka ahaa oo aan ku dhalanay kadib xamar ayaan soo dagnay abahay wuxuu ii shegay wiil iyo gabadh in uu dhalay mudo hada 15 sano laga jogo ayaa gabadha laygu shegay madhera marka kadib wax shegaya ma aan maqal aabo magacisa abdullahi ali warsame abdulahi salaaf ayuu ku magac dheeraa plz cidii garaneya halakan fariin iigu dhaaf mhadsanidiin
@@susum9099 wllo ma cayaye warun dadkay yasan iyaga iyo warsangli wa labada qabil ee somali u haysta in qatar yihin wale aqoon iguma laabna waban la daga sifcn u aqan
jamac siyaad ninka maxad inan ugu guurin waydee alla reer tolkey cadowsanaa 😭😭😭
ILLAAHOOW.
Masaakiinta caawi aamiin yaarabi
Warhoy, RAgaan wiilka, kaanay, sifiican, ujicima, murursadow,
Hanti, Allaa, idin, siiyaye
Ilaahay haka abaalmariyi Wll mcn saad Ila qaybsatay muragada
Alhamdulilaah wlhi wajigiisay ka muuqataa murugada u mudo badan ku jirey wllkey Adiga eh waku mahadsantahy
Maan sha alaah mujahid darwiish aad baad umahad san tahay
Dumarka ilmaha kaqariya Aabo hood caruurtooday dhaawacayaan aabha dhaawac magaarayo waanin wuunaadkaysanayaa. Allaah kabaqa
Mansha Allaah tabaraka Allaah 💚
Raga somaaliyeed alaha soo hanuuniyo intay ilmo dhalaan bay ka dhaqaaqaan markaas bay caruururta murugo ko dhamaystaan nolashooda ilahay baa idinla xisaabtami doona
Adigoo raali ah, haddii aabihii ka qaado lahaa wiilka, ogow Waxaa la dhihi lahaa Aabe xun ay uu ahaa oo hooyadi dhashay buu ka qaatay wiilkii.
@@issehaile2698 shukran ma fiicna in hooyo in caruurta laga qaato balse waxaa fiican inuu abaha caruurtiisa ka war qabo xiriiriyo balse ma sameeyaan somaalida inta badan
@@maryanhassan7386 waxaan rajaynayaa haddii Alla Ku siiyo ama Ku siiyay caruur in aad wanaajin doontid, korin doontid xagga caqliga, diinta, wax qabsiga, iyo xiriirka bulshada(waalidka, walaalka,ummadda, iyo wadanka). Waxay iila muuqataa inaad caruur jeceshay. Hase ahaatee, way sahlan tahay in gabari mother noqoto, mase sahlana in ay Mom noqoto. Mahadsanid.
@@issehaile2698 mahadsanid alaha na wanaajiyo dhamaan
@@maryanhassan7386 Adaa mudan. Hadiise aan suaal kale Ku weydiiyo, sideed u aragtaa hooyada ninkan dhashay ee ninkeedii dhintay walaalahiis ay ka daba yimaadeen, iyagoo leh. Ninkale ma guursan kartid, inaga ayaa dumaashaada leh, sidaas darteed, Ku dumaalayna. Lana wareegeen madaxeedi?
Masha allaah walh waa farxad
Qaran dhan oo aa. A ah. Aan Nahay Allaa Kariim
MASHA ALLAH
Walalkeena soo waday kenay tolkiisa ku simay hala nooleyo oo hala amba bixiyo walalken allah ha haka ajar siiyee
Maasha Allah ilaahay haku caawiyo wll
Mashallaha aallah idin xifdiyo kuligiin inshaallah ♥🙌❤🙏👏💖♥🙌❤
Asc mashalaah tabarakalaah kher alaha kusiiyo walal ajerkeda Aya ledahey
Hooyada dhashay maxay uga qarisay qabiilkiisa iyo dadkiisa maandaama maamadii nooshahay?
Maasha allaah tabaarakallaah
Murursadoow soo amba bixiya wiilka ilaa laascaanood
Guul iyo gubonimo
Aniga Aragtideyda hadii aan hadlo ilaheyba xaal oge sababta wiilka looga qariyey Aabihii saxda ahaa ee dhaley ee nin Hooyadii qaba loogu yiri waa abahaa meeshaas wax weyn oo la qarinayo ayaa kujira oo famliga oo dhan isla ogyihiin hadey tahey hooyada iyo Ninka qabey iyo weliba abtiyaladiis weyna wada ogaayeen cida uu yahey wiilka aabihiis laakiin sabab looga qariyey abihiis ayaa jirta tusaale Hooyadii waa gabadh gobtii Dhulbahante ah nin dariiq iska maraya oo aan la garaneyn cidu yahey iga walaney guursateen hadaba meesha maxa kujira sheekada waxa kujirta in inan ka aabihiis weerer lagusoo qaadey oo Qasab lagaga furey ma dhici karta in wiilka aabihiiba lagu diley wererkas Hooyadii Aabihii lagaga furey waa wax dhici kara sidaas darteedna wiilka Aabihii looga qariyey say wax udheceenba ilaheybaase xaal og bal idinkuna caqligiina rogroga Aniga sidaas ayay ila taheye
Masha allah
Masha alah
Waxaan xasuustAa in dadkii abaartii dabadheer 1974 Laga keenay sool iyo sanaag la dajiyay djuuma iyo kuntuwaareey. Sida saxda ah. Marka haddii uu dhashay Kadib 1974 waa 40 iyo dhowr jir.
Wiilkan walh waa dadalay
0000
Ninkaan horta dhiig malaga qaaday ? in ay walaalo yihiin
Maasha Allaah
Walaalow aniga abahay wuu dhintay alle ha u naxariisto askari ayuu ahaa baydhabo iyo buur hakabah waajid dhulkaa ayuu caan ka ahaa oo aan ku dhalanay kadib xamar ayaan soo dagnay abahay wuxuu ii shegay wiil iyo gabadh in uu dhalay mudo hada 15 sano laga jogo ayaa gabadha laygu shegay madhera marka kadib wax shegaya ma aan maqal aabo magacisa abdullahi ali warsame abdulahi salaaf ayuu ku magac dheeraa plz cidii garaneya halakan fariin iigu dhaaf mhadsanidiin
Walal waxaad inoo Soo Dirtaa Numberka lagaala Soo xiriiraayo insha alh
@@BIDHAANMEDIADH walaalow adiga xagaan kaala soo xiriiraa
@@daganabdulahi7588 254795168137 kenya
@@BIDHAANMEDIADH wallaalow telkan waa ii shaqeyn la yahay adigoo raliya
Marabta adigo gurigaga joga shaqeysatofadlan link soorac chat.whatsapp.com/KHwRYkCnII54U3LzNEwH8Q
Markii qisadan dhagaystay ee la yiri aabihii jalalaqsi buu ka soo jeedaa waxaan is dhahay xawaaadle armuu yahay mise waa baadi cade mise waa gaaljecel murursade kamaan fileen laakiinse waa farxad ilahay mahadii hadii uu adeeradiisii iyo tolkiisii helay
WAAN OOYEY walaahi
arooskiisa ha noola so sheego si aa ugu qabqaadano
Masha Allh
Maskiin 😭 Allow adi usually
Asc wll fadlan anigaa ayaa walalkeygaa ayaa igaa maqan fadlan inte idinkaa so xariraa😭😭😭😭😭😭🙏🙏
Waa meqaa jiir
Wallalayalow aniga aabahay wuu
Balhabartaas maxay wiilkeeda u canaaday.
O ma hooyadi Aya haysatay bisinka o maxay u radin wayday ilen way garanaysaye
Naagahan ragga aayna swoon guursanayo ha iska ilaaliyan. Ninkan dhibato ayuu soo marey .ninkan sheer wey isu leyihiin.waay hoyadis ooga qarisey xuman bey ka qadey.
Alx ilahow qer hasiiyo intii isku xilqantey
ilaahow ajar ka siii
😢😢😢😢😢🤲
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
.
40 jir kula haa ninkan kama yare 60 jir
40 jir waa yahay ninkan Ee murugda fekerka waa cimri dadajiyaan Qofka
Dayac ayaa dada keena
Dhib buu soo maray
Dhulbahante xasisana ma sidasoo dhan ayad u xuntihiin waxad dhibta ugu jirtan ayaa qabtan
Kkkkkkkkkkk dhuloos dadkay yasan waxaa ka daran qabil la dhaho wa umad xasidiina 😂😂😂😂
@@nss4803 bal maad i sheegii wax qabiil dhan aad u cayayso 🤔
@@susum9099 wllo ma cayaye warun dadkay yasan iyaga iyo warsangli wa labada qabil ee somali u haysta in qatar yihin wale aqoon iguma laabna waban la daga sifcn u aqan
Ninkan 40 jir wuu ka wayn yahay Bisinka iyo yaasinka
Wallo qofku marku dayaca ku koro o u fakaro wu ciimridagdaga wallo
Walaal murugda hadey kaa badado 70 jir baad u Egaane
Haa waa fakarka
dhibaayad haysatay ayaa cimri dedejisay miskiinka
maasha Allah
Mansha alaah
Masha allah