Zaynab by Mustafa Omar (Walaalaha Sweden). Release: 2011

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 12

  • @Tophariif
    @Tophariif 12 лет назад +1

    heestan inan aan jeclahay baa igu xirtay inan usoo helo ala maxan raadiyey thanks for sharing sxb hadan jacaylkayga ugeynayaa anigoo ula ordaya

  • @naasirsacad6303
    @naasirsacad6303 6 лет назад

    Caadi maaha heestan waa hees dareen gaara iigu fadhida nazzer ahaan wlhy
    Alla yacisak

  • @abdixamuud4086
    @abdixamuud4086 3 года назад +1

    Allahyow ku naxariiso ..amiin..amiin mustafe cumar janada gee isga iyo bulshada muslimka ah

  • @misscanbaro
    @misscanbaro 12 лет назад

    walaahi fanka heeybad baa u leedihiin reer omar nice song

  • @udu4eva
    @udu4eva 3 года назад

    Cod macaan waan ku celceliyaa

  • @farhiyajama3342
    @farhiyajama3342 7 лет назад

    wow inba caadi ma aha heestaan

  • @sabiriinjamac704
    @sabiriinjamac704 6 лет назад +3

    Qof aanan ilaawi karin mustafe omar abaal ayuu igu leeyahay adiis baba anigo jooga ayaa waxa I jeceladay nin xabashi ah o mucatabkii xidhan awood aan wadad ku maro ayan wayay malin ayan aniga o dabada ka baqda ayan suqa u bahday ninkii aya I helay aniga o baqaya o ninkina I leeyahay waa in aan gurigiina soo arka ayan si kadisa u arkay mustafe wan u yeedhay o an ku idhi wllo mustafe ninkan wuu I dhibay wuu igla hadalay o uu ku yidhi waa walashay iga yar e maxad ka rabta gaal ma xishoode ku laha wan jecelaaday mustafana wan ka xishoon jiray hh e manta kadib dhibi mayo kol haday adiga walasha tahay heestana magacayga ku jira saynab I love u wllkay mustafe

  • @Tophariif
    @Tophariif 12 лет назад

    afka see loo ilawi kara

  • @anasaadan4603
    @anasaadan4603 9 лет назад

    Kkkkkkkk