Комментарии •

  • @talowxuseenoscar7300
    @talowxuseenoscar7300 2 месяца назад +62

    Reer Konfur Galbeed Aan is mujino
    Like Comment
    2/6/2024 Baidoa-Somalia
    Inshaa Allah waxa rajaynayna marka kalle waxa raba inaa ku dhagaysto meel Somalia kabaxsan I.a

  • @mujaahidgeesi9514
    @mujaahidgeesi9514 Месяц назад +10

    Inta maayga taqaano io inta jecelna likte hala i dhaafin😊

  • @ruqiyahassan5437
    @ruqiyahassan5437 Месяц назад +15

    Queen of Raxaweyn ❤❤❤love from USA Minneapolis Minnesota

  • @mohamed-qanidahir7148
    @mohamed-qanidahir7148 Месяц назад +12

    waaaaw anoo maay ku hadlin ayaan heestaan ka jeclahay heesaha maxaatiriga Xasuustii AUN Khadijo Abdulahi Dales❤

  • @Carafat76
    @Carafat76 Месяц назад +25

    Only Inta maayga taqaano like 👍 hasaaraan ❤

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 Месяц назад

      Dadka Soomaaliyeed hakala saarin Sidi Xasan Xaraash

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 Месяц назад

      ​@@mahammedsiad5563Ciilane Xasan muxuu kaaqaatay adigaaba faqriehe.

  • @Asiyo446
    @Asiyo446 Месяц назад +18

    Lang naftiisby laaleey
    Masqangtiisny leeti
    Galnyoo laabythey
    Lutoo ley ky rooghoo
    Dooghy lamy-lamaayaw
    Libyng see ky deeree
    Asalshey lugooytung
    Langkalee my sheegnee
    Anii lung-dhowaayay
    apuurshee lahaayi
    ....................................
    Ani Lipee ly foofeey
    Lebertiis daaroo
    iing labnee fathaayeey!
    Lur ii rafaathaa Lugungtey ky buuyey
    Asalshey lugooytung
    Langkalee my sheegnee
    Anii Lung-dhowaayay
    apuurshee lahaayi
    ....................................
    Li' liiry hoo ly siiyoo
    Lafaaghi dadsheey
    Laaluush ky aamii
    Nabsii leellynaayy lihaadshey lysaari
    Asalshey lugooytung
    Langkalee my sheegnee
    Anii lung-dhowaayay
    apuurshee lahaayi.

  • @mohamedashraf9546
    @mohamedashraf9546 Месяц назад +6

    Dad badan ma dareemi doonaan inta juhdi ee gashey Lixdaan daqiiqo.
    The props and costume,
    location and set,
    background art,
    The holy hands of Mo liban and cabay. You did Astaan Music.
    Salute Safiyo

  • @saynabmocokor-zb5nk
    @saynabmocokor-zb5nk Месяц назад +4

    Masha alah waxay noo badashay fanaanadi hore Dalees alaha u naxariste safiyo alaha noo xafido gabadhena

  • @BadriNor-qg5vs
    @BadriNor-qg5vs 2 месяца назад +11

    Xasuustii Mama khadija cabdilaahi cameey daleys aun❤️

  • @najka3719
    @najka3719 2 месяца назад +5

    Yasalam bahda astan tv thnx hool wngsna bahda fanka ku hesaan qaraami❤

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 Месяц назад +4

    waa xasuusti allah unaxriiste maamadii fanka somaliyeed khadiija cabdullahi daaleys 😍💋

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 Месяц назад +24

    Lang naftisbi lalay maskantisbi leti
    Galyaa labidi ,lugtoo ley ki roogo,
    Doogi lami lamayaw libin se kibderee
    Nin naftisaba lalay oo micnaha waxba kor iska sarin .maskaxdisaba dhamatay o fikir laheyn ,,gacanaha iska labtay oon rabin inu dadkisa wax taro .
    Hal lug lay ku istagay o melba an ku saleysnay .
    Hadan hadalka laba labeynayo xaga miya mise inta melna lagu xisabin .
    Sidee ayu libin ku garaaaaa 🎤🎶🥁👏👏👏👏👏

  • @aydarusmahamed8312
    @aydarusmahamed8312 21 день назад +1

    Afkaada caano halagu qabto uma fuaad walaashey codkaada waa heer isha baxarka masha alaah❤

  • @AbukarMDeerow
    @AbukarMDeerow 16 дней назад +2

    Astaan is RRA Family ❤👸🏾🇸🇴

  • @faisalsamow3565
    @faisalsamow3565 Месяц назад +5

    Big love ( Astaan) ❤❤❤🎉

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 2 месяца назад +7

    Hees may wanba iska jecelahay illah amarki ❤❤

  • @fe8445
    @fe8445 Месяц назад +6

    The best Somali music.

    • @Munnnsh54
      @Munnnsh54 Месяц назад

      😢❤😢❤😢❤

  • @QaliAdawe
    @QaliAdawe Месяц назад +6

    Only inta mayga taqaan love saara❤

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Месяц назад +2

    Waa Hees Maay maay heer sare ah Safiya maxammed Nooloow Fankii dhintay ayaa boorka ka jaftay 🌹🌹 AUN Khadiija Cabdullaahi Cali Daleys ayaa qaadi jirtay 🌺🌺🌺

  • @kabobeofficial2476
    @kabobeofficial2476 2 месяца назад +6

    Codka wax loo dhiga malaha Thnks safiya maxamed daahir🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 Месяц назад +2

    Doga lama lamaya libin se kadere.Asal shen lugoytu lankale mashegne ❤ Allah yarxama daleys

  • @maslahalimoha1542
    @maslahalimoha1542 Месяц назад +3

    Meeliye ya dhigthy alanghty aawkey ❤❤

  • @user-mo5xm2ks7n
    @user-mo5xm2ks7n Месяц назад +3

    Hees maay maay 😂❤

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali76 2 месяца назад +5

    Maama Khadiija cabdulahi daleys Allah u naxariisto

  • @KeydXanbaar
    @KeydXanbaar Месяц назад +5

    Ani lundhawaye abuursheyna haaye micnaha waa dhibka aniga ayaa abuurtay cidna iima keenin jaceylka

    • @shibdheh2842
      @shibdheh2842 Месяц назад

      Plz kuli nosharax adoo mahadsan✌🏽👌🏽🫶🏽

  • @Xaawo_Taako
    @Xaawo_Taako Месяц назад +2

    Heestaan waxaa lahaa hooyadii fanka khadiijo cabdulaahi daleys❤ AUN.

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Месяц назад +2

    MaSha'Allaah waa Gabar aad inoogu qaali ah, hees Macaan. Sista horey usoco.

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 Месяц назад +2

    Waa hees aad u macaan oo lagu qabtay meel aad u qurux badan iyo hablo dhaqankii somalida ee hore tilmaamaya. Waa afki mayga waxaan u baahannahay in la noogu rogo afka waryaaga.

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 Месяц назад +1

      Heesta waxa hore uu qaatay khadlija abdullahi daleys waa hees hore late 1960's

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 Месяц назад +1

    Heestan waxa hore U qaaday AHN Mama Dalays, Safiya manshallah.
    Lili Liirahoo La Siiyo
    Lafagii Dadsheey
    Laaluushaka Aamii
    Nabsi Leelanayaa
    Lihaad Shee-I saari
    Asal shay lugootoy
    Laan kale ma sheegnee ❤❤❤

  • @Muunemedia
    @Muunemedia Месяц назад +4

    Ilaahow kidhaaf ariitaane'❤

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 Месяц назад +2

    Xasuustii alle unaxariistee khadiijo cabdulahi dalays

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 Месяц назад +4

    Asc gabadh #1 #1 ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤ #1 #1 adeer ciiyaar kumanooqoon fananad 500 qof beey #1 ku nooqooteey ok she number one person and excellent excellent have a nice voice

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 2 месяца назад +4

    Naaxiyadii allah ha u naxariistee Mama Khadiija Daleys lama keeni Karo.

  • @Caliya7
    @Caliya7 Месяц назад +5

    Xasuustii mumo khadija Cabdulaahi Daleys

  • @user-mo5xm2ks7n
    @user-mo5xm2ks7n Месяц назад +3

    Meel qurux badan ayyaa lagu duubay😂❤

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 Месяц назад +3

    Astaan waad uhagar baxdeen boqorada 🎉❤❤❤

  • @SuubaneMaxamed
    @SuubaneMaxamed Месяц назад +2

    Ereyada💯
    Laxanka💯
    Codka💯
    Hees waa dhaaftey wlh✅️

  • @xasanmaxamed1232
    @xasanmaxamed1232 Месяц назад +1

    Waw anii luunshey lahaayi qofiii fahmaynin anigaa usharxaayo

  • @MohamedGurey-bu9op
    @MohamedGurey-bu9op Месяц назад +1

    Masha Allah guul walashey waad kala kicisey hees macaan

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Месяц назад +2

    Heestaan waxaan ku xasuustaa fanaanadii Daleys, allah ha u naxariiste. Asalkeedi yaa lahaa?

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 Месяц назад +2

    Mashaa Alla gabadha qurxoonaa oo cod macaanaa ❤

  • @SumayoInraahim
    @SumayoInraahim Месяц назад +4

    Mashaa Allah gabadha

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад +1

    Heestan Midheheeda Mafahmayo Lakinse Aadbay Sowdeedu Uquruxbafan Tahay 👍🏾Very beautiful language of Somali ❤

  • @abukar5
    @abukar5 Месяц назад +1

    M.a astaan heeso badan oo maayga ah ayaan sugeyna I.n❤

  • @MustafAli-il2zg
    @MustafAli-il2zg Месяц назад +1

    Hees iyo badh weeye runtii
    Hormar wacan ayan ku rajaynaynaa hoboladena safiya mohamed

  • @roblemohamed9681
    @roblemohamed9681 2 месяца назад +3

    Great , Afsoomaliga Maay lee Ku hees❤❤❤

  • @boulalehcadekamil5998
    @boulalehcadekamil5998 2 месяца назад +3

    video sidaan looga sheqeyeey ASTAAN astaan ugu imoo

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Месяц назад +1

    Nin kaliya oo hg oo qof raxanweyn arlaadi ah ufasiray ahay ilaahey amarkiis dalees alla yaraxma safiyo inkastoo xogaa ay badashay hadana waa kusoo baxday

  • @adenmohamed7203
    @adenmohamed7203 Месяц назад +1

    Safiyo maxamed dahir. From day 1 ❤Iyeeey hot ing dareeer🔥

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 Месяц назад +1

    Dalays Ilahay ha u naxariisto iyada qaadi jirtey heestan

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu Месяц назад +1

    Heesta waa I cajabisay cod qurxoon lkn ma fahmayo may mayga❤❤❤

  • @SumayoInraahim
    @SumayoInraahim Месяц назад +2

    Muuqaal qurxoon Astana ugu imaw

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 Месяц назад +3

    Fanka nuuriso❤❤❤❤

  • @AbdifatahC
    @AbdifatahC Месяц назад +4

    Ku Mahadsanidiin Bahda Astaan, sida Afka iyo Suugaanta Soomaaliyeed usoo noolaynaysaan.
    Here is the Lyrics:
    Lang naftiisby laaleey
    Masqangtiisny leeti
    Galnyoo laabythey
    Lutoo ley ky rooghoo
    Dooghy lamy-lamaayaw
    Libyng see ky deeree
    Asalshey lugooytung
    Langkalee my sheegnee
    Anii lung-dhowaayay
    apuurshee lahaayi
    ....................................
    Ani Lipee ly foofeey
    Lebertiis daaroo
    iing labnee fathaayeey!
    Lur ii rafaathaa Lugungtey ky buuyey
    Asalshey lugooytung
    Langkalee my sheegnee
    Anii Lung-dhowaayay
    apuurshee lahaayi
    ....................................
    Li' liiry hoo ly siiyoo
    Lafaaghi dadsheey
    Laaluush ky aamii
    Nabsii leellynaayy lihaadshey lysaari
    Asalshey lugooytung
    Langkalee my sheegnee
    Anii lung-dhowaayay
    apuurshee lahaayi.

    • @mubarakaxmed7664
      @mubarakaxmed7664 Месяц назад

      Macnahana noo raaci somali kuhadla maxaay ahay ee waqooyi burco 😂

  • @ismDirir
    @ismDirir Месяц назад

    Xasuustii allah yarxama khadiija fooday 1978lama ilaabi kari afma,maay baydhaba 🎉🎉

  • @looyaan323
    @looyaan323 Месяц назад +1

    Khadiijo cabdullaahi cameey daleys AUN 🤲

  • @CuweydKp
    @CuweydKp Месяц назад +2

    Qurux iyo cod ❤

  • @zakariyeabdi2620
    @zakariyeabdi2620 Месяц назад +2

    Waxba kadhacay 🎉🎉🎉

  • @DJAajaa796
    @DJAajaa796 2 месяца назад +3

    Guuleeso ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 Месяц назад +1

    just beautiful. i love it

  • @ahmed77504
    @ahmed77504 Месяц назад +2

    tibta iyo mooyahaasi xaafadanada ayey yaalaaan

  • @arawelohd8025
    @arawelohd8025 Месяц назад +1

    Beautiful

  • @Nihaal-bv4mh
    @Nihaal-bv4mh Месяц назад +1

    Xasuusti Daley Allah yarxama

  • @mohamednur-yg5do
    @mohamednur-yg5do Месяц назад

    xusuustii AUN khadiija abdulahi dalees ereyo xikmadeysan ayey ku heestii oo runta kahadlaya

  • @CuweydKp
    @CuweydKp Месяц назад +6

    Raxaweenee gabadhaan kur uqaada fankeed halgan ayeey ugashay hees maayga ❤

  • @user-mi8xc2mk1w
    @user-mi8xc2mk1w 2 месяца назад +5

    Kii uhoreey yey comante qora waa ani

  • @abdywahaabnuurwarsame2114
    @abdywahaabnuurwarsame2114 2 месяца назад +3

    Lugto ley ki roogo 🎉🎉🎉

  • @mohamedabdulqadir5574
    @mohamedabdulqadir5574 Месяц назад +1

    Waa hees aad fiican viva may song

  • @alinaleye-ez4qg
    @alinaleye-ez4qg Месяц назад

    Hidaha iyo dhaqankeena igu soo jiidatay walaal qaali ah🌷

  • @shaafijeyte9021
    @shaafijeyte9021 Месяц назад +1

    Dhaqan ka mid ah dhaqamada asalka ah ee dalkeenna Soomaaliya iyo xusuustii AUN Khadiijo Cabdulaahi Dalays.

  • @sheiknorqassim9681
    @sheiknorqassim9681 Месяц назад +1

    Mahadsanidiin Astan

  • @nimcocabdi1660
    @nimcocabdi1660 Месяц назад +2

    Safiyo boqorada labada luuqad ❤🎉

  • @user-ti7bx4sw5d
    @user-ti7bx4sw5d Месяц назад +3

    mashaalah this amazing ❤

  • @mohamedabdulqadir5574
    @mohamedabdulqadir5574 Месяц назад +1

    Nice horey usoco

  • @oskamediaofficial992
    @oskamediaofficial992 Месяц назад +1

    Heestani waad ka baxsatay Safiya balse sidii hooyo Khadiiyo Abdullahi daleys in aad noo shuuto shuuteyso ka dhiman heesta

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 2 месяца назад +3

    Hala ii sharaxo af somaligaa mayga
    Asalshay lugoyntuu
    Laan kalee ma sheegnee

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk Месяц назад +1

    Best song 🎵 ❤️

  • @zamiircali4012
    @zamiircali4012 Месяц назад +1

    Cajiib heeskii daleys ❤❤❤❤

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 Месяц назад +1

    We love sister it's ture ❤🎉❤

  • @cabdullhi8206
    @cabdullhi8206 Месяц назад

    Inta lehjada maayga jecel love ha saaraan comments
    Anni libii li foofey ❤❤

    • @fatumaahmed4566
      @fatumaahmed4566 28 дней назад

      Ilahyow yaan jeclanin maay, waa kuwi dadka xasuuqay Ayagana ilahy aya ka gooyey

  • @Hashi9910
    @Hashi9910 Месяц назад +1

    Caadi Mahan ❤

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Месяц назад +1

    Wow wow thank you

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 2 месяца назад +2

    Asc safiya maxamed dahir I love you so much, my sister. I love you so much. You are so beautiful lady and I love you and I watch you when you competition. Markaada tartameeysey waan oogaa maliinta siidaan ku jecla waaxan kugu doorteey in aad ahaayay gabar waadadha oo astuuraan marka walalashe qaaliyah waxan kugulataliin lahaah in aad iastuurto aqaroo maafooga ilbiiriiqsi guudiihis nbaad ku dhiimankarta ee kunooqo xiijaabkaaga ok Allah baa ku jeelaandoona inshallah

  • @MaryanAhmed-nh2ry
    @MaryanAhmed-nh2ry Месяц назад +1

    Raxweynnimo❤❤❤❤

  • @CuweydKp
    @CuweydKp Месяц назад +2

    Dhaqankeena qurux badanaa

  • @hassantubeec1489
    @hassantubeec1489 Месяц назад

    Safiyo adiga lee naga maqneed boqorad 🇦🇿🫡🙏💪

  • @SaciidTriple56
    @SaciidTriple56 Месяц назад +1

    Laandheere qurux badan gabar isiiiya toloow

  • @HalimaSacdia-uy7or
    @HalimaSacdia-uy7or Месяц назад +1

    Saxaphone tolow legend khaliif ahmed miyaa

  • @BadXinlabi
    @BadXinlabi Месяц назад +2

    wllhi xabad kama fahmin hadana waan kahelay❤🛖🏞😘

    • @FartunAhmed-yb4lx
      @FartunAhmed-yb4lx Месяц назад

      Hooga anaa kula mid ah😂😂 wlhi xabd kma fhmin 😂 heestana wn soo raadiyey mar bn Ethiopian moodey xittaa

  • @dr.mohamedgaaladiid4020
    @dr.mohamedgaaladiid4020 Месяц назад +1

    Heesaha mayga ah aada ugga helaa ❤❤

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Месяц назад +1

    Heestii alha u nariistee mama Dalays waala kufsaday

  • @aaminocalimaxamed8821
    @aaminocalimaxamed8821 Месяц назад +2

    May dhiiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @user-zs6tx1mb1v
    @user-zs6tx1mb1v Месяц назад +1

    ❤ I ❤

  • @sheiknorqassim9681
    @sheiknorqassim9681 Месяц назад +1

    Beautiful always ❤

  • @ismacil2010
    @ismacil2010 Месяц назад +1

    Caadi ma ahan

  • @user-eh4bb6ef7n
    @user-eh4bb6ef7n Месяц назад

    The best song I ever love ❤❤ From puntland police Deprtment one love our brothers and sisters from
    KG ❤❤❤

  • @user-kq9fb9iy8d
    @user-kq9fb9iy8d Месяц назад +2

    Wax hankafahmey maleh Allaha kunaxaristo maymay waleh Siad Barow Allah kunaxaristo dad badan oo kala lahjada bad nagaheysey waka weynagusofakadeyn

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Месяц назад +1

      Walal cudur jahli ladhaho ayaa ku hayo ee Allah hakaa caafiyo.

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Месяц назад

      Tuuladii abaha kugu dahalay ayad degenthy socsoco wax badan ayad baran

  • @阿不是人22
    @阿不是人22 Месяц назад +1

    Wow SAFIA MOHAMED wey kuso baxee maayga heesihisa ❤

  • @SumayoInraahim
    @SumayoInraahim Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤

  • @simran114xabiibcali3
    @simran114xabiibcali3 Месяц назад +1

    Anii luundhowayeye awuurshey lahayi