Dhaanto cusub DHIIDHI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024

Комментарии • 54

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 3 года назад

    Isha allha wan arki doona ugadeniya waa xora guulaysta halganka wada 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 7 лет назад +1

    Ogaadeeniya ha xoroowda oo ha israacdo insha Allah bi,idmillahi kariim aaaaaaaaaaaaamiiiiin

  • @fadumoismail8176
    @fadumoismail8176 9 лет назад +1

    Manshallah Manshallah Ilahaay haedin dhaayo I love so much dhaanto ogedenia nice ogedenia

  • @cadaanicabdi7083
    @cadaanicabdi7083 8 лет назад +1

    waaaw waaw ala dhiiga idhaqaqay

  • @cuflamingo6622
    @cuflamingo6622 9 лет назад +1

    Dhidhya dhulka anu dhurwaka ka dhofine dhalinti u dhaartay calanka inino dhidibno ama dhimshada intu dhaxalku dhacyahy my dhuxiga iyo dhigiga ee nafta dhibay jwxo anu dhinac jogsano inti dhiglahoow dhakhso dhid u dhane dhalyro

  • @MohamedIsmail-ku6mu
    @MohamedIsmail-ku6mu 9 лет назад +1

    Manshallah manshallah ilahay haedin.dahyo.i love so much dhaanto Ogdenia

  • @ogadeniyawaaqaranonlfjowxo675
    @ogadeniyawaaqaranonlfjowxo675 8 лет назад +1

    viva ogadeniya guuuul

  • @munamuna6858
    @munamuna6858 8 лет назад +1

    Ogadinia freedom insha allah

  • @xamdimaxamed8431
    @xamdimaxamed8431 9 лет назад +1

    manshallah inaba cadi mahan manshallah my bro abdinoor iyo ayan

  • @ogadeniyawaaqaranonlfjowxo675
    @ogadeniyawaaqaranonlfjowxo675 8 лет назад +1

    ogadeniya freeee. insha allaaaah

  • @abdiadeen255
    @abdiadeen255 8 лет назад +1

    inta ladhalanrogay ayay nugu wareeriyeen itoobiyaan ayaan ahay maadaa ila hadli kara markaasay dumarkii iyo caruurtii geela la joogtay baas mariyeen war ilmaadeerayaaloow naga soo gaadha dabaqoodhiga

  • @ogadenoysu159
    @ogadenoysu159 9 лет назад +1

    Mashaa allah waa dhaanto cajiiba wale

  • @najaxmaxamud2202
    @najaxmaxamud2202 7 лет назад

    Dhamac kushidaGumaaysiga guuulOnlf Isha allaahGuuuulXaqa udirir

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 7 лет назад +1

    Walaahi qofkii caqli leh wuu fahmayaa xorriyadu waxa ay tahay laakiin dhooohane kadhaga la, alow toosi oo yaysan kudheeraan hurdada aaaaaaamiiiiiiin yaaarabi

  • @haniqali9144
    @haniqali9144 8 лет назад +6

    I stopped listening ogaden hees because it hard my heart and make me cry insha Allah OGADENIA will be freedom one day

    • @mubaragali9954
      @mubaragali9954 6 лет назад

      I stopped listening Ogaden hees because it hard heart and make me cry insha Allah ogaden will be freedom one day

  • @jaallegeedi8936
    @jaallegeedi8936 7 лет назад +1

    waa runtaa

  • @hanicabdirahman6982
    @hanicabdirahman6982 7 лет назад

    mashaa allahaa ha xorowdo ogadeniya ishaa allaha Amiiiin

  • @yusufahmedali2914
    @yusufahmedali2914 7 лет назад +2

    guuleysta onlf hadanu nahay dadka somaliland wanu idin taagersanahay runtii

  • @ahmedyasin269
    @ahmedyasin269 9 лет назад +1

    ereyada heesta iyo boodboodku isma laha

  • @galaydhibraahim3833
    @galaydhibraahim3833 8 лет назад

    dhaantaday anigu waan ka helay

  • @abdicom
    @abdicom 8 лет назад +2

    dhaanto qiiro leh mahadsanidiin halkaa kasii wada

  • @fasuul9ali34
    @fasuul9ali34 9 лет назад

    Gulasta cabdi nuur gafoot iyo ayan waa dhaanto macaane waxan qadaya labo aan kala dhicin vivi gafooto

  • @ahmedrabi4925
    @ahmedrabi4925 9 лет назад +1

    Labada like aan dhihin waa xaasidiin ee sakiin liqa ama suuxa ama dibira xuux udhinta

  • @alifiaz6697
    @alifiaz6697 8 лет назад +1

    ku dhinta intaad noshihiin calanka

  • @saidsiyad9806
    @saidsiyad9806 9 лет назад +1

    wieiwpeo

  • @ashwaqmohammed1464
    @ashwaqmohammed1464 5 лет назад +1

    My eyes is ogadenya

  • @ashwaqmohammed1464
    @ashwaqmohammed1464 5 лет назад +1

    Stop listening ogadenya hess becuse hard my heart and me cry

  • @jaallegeedi8936
    @jaallegeedi8936 7 лет назад +1

    sax

  • @abdifataxjowhar7565
    @abdifataxjowhar7565 8 лет назад +1

    +cabdi Ibrahim sxb kanax ama kufarax ogadenia insha Allah way xerobi adi iyo dabadhilifkaba waad gaabsan doontaan

  • @buthainabdulkadir7383
    @buthainabdulkadir7383 7 лет назад +1

    Aqal tiir la,aantii kaligii mataagmee hadaynan istaakuleeyn tabar yeelan maynee ka tashada cadaawohoo isku tiirsanaada ogaadeenia

  • @alifiaz6697
    @alifiaz6697 8 лет назад +1

    Mansha allah

  • @qoraxeygaskucsan1055
    @qoraxeygaskucsan1055 7 лет назад

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @ogadeniyawaaqaranonlfjowxo675
    @ogadeniyawaaqaranonlfjowxo675 8 лет назад

    ethiopa wixii ah waay. dili. maxaad kufaaani. islayaaab.

    • @ogadenbarawajecliya9128
      @ogadenbarawajecliya9128 7 лет назад

      ogadeniya waa qaran onlf jowxo adi isdil DDSI WA . ETHIOPIA. SOMALIA . MAAHA HUNO ETHIOPIAN BAA NAHAY

  • @cabdiibrahim8906
    @cabdiibrahim8906 8 лет назад +1

    ubbo dhaanto kaliya ayay dufaackadhigteen imika ,, afka mooyee meelakale waxkamatarto..

  • @aasyabaajeey4802
    @aasyabaajeey4802 4 года назад

    L

  • @saehyungbts1037
    @saehyungbts1037 8 лет назад

    Ethiopia is asshole. jigjiga guul ayaa urahenayaa. Viva jigjiga one ❤️💯

  • @galaydhibraahim3833
    @galaydhibraahim3833 8 лет назад

    lkn ogadenka wax ka been badan ma jiraan jigjiga anigaa maalin dhoweyd soo maray mår aan u dhoofay dal weynaha ethopia wax ka quruxbadan ma jiraan jigjiga iyo xoriyada loogu noolyahay

    • @NasriTech
      @NasriTech 8 лет назад

      ubbo so tugo maaha ina aabow oo been un shubi mayso dalku waa israacay

    • @buthainabdulkadir7383
      @buthainabdulkadir7383 7 лет назад

      Galaydh Ibraahim walaal jowxo waxa ayrabtaa ama macnaheedu yahay xornimo buuxda adinkana waxa doonaysaan dhalanteedka beenta ah ee afka sidii dawacadii la idiin marmarinayo subaga waa su,aale xagee bay kula gaardhi wurdo waynayaal waad hodantihiine hurdada katoosa inta aygoori goortahay plz

    • @ahmedmiskiin8800
      @ahmedmiskiin8800 7 лет назад +1

      Galaydh Ibraahim been ayad sheegtay waayo jig jiga xor ma ah runtii anigu aad ayan u aqaanaa jig jig ama somali galbeed imisaa dhalin yara somaliyed baa kujira xabsiya ethiopia imisaa dhalin yara

    • @ahmedmiskiin8800
      @ahmedmiskiin8800 7 лет назад +1

      Galaydh Ibraahim imisaa dhalin yara baa lagala baxay jamacada jig jig a oo ilaa hada meelna lagu sheegin nolal iyo geeri wax kale iskadaa cabdi maxamud cumar ayana xor ahayn walahi ilahay baan kudhartay inan been kusheegin tan kale ma ogtahay qofkii shacab ah oo ethiopia kahor imaada in laxiro kadibna xabsiga lagu dila marka walal hadhihin jig jiga xor nimaa taala adiga oo waxba ogeen dear bro

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 лет назад

    ubo. ubo. down

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 8 лет назад

    Been masheegin Balse markahore somalidu hamidoowda kadibna xurnimo.

  • @abdifataxjowhar7565
    @abdifataxjowhar7565 8 лет назад +3

    +cabdi Ibrahim sxb kanax ama kufarax ogadenia insha Allah way xerobi adi iyo dabadhilifkaba waad gaabsan doontaan