BARAAWE WAA MAGAALO AANAN LA OGEYN MUHIIMADEEDA BALSE AH MID UBAAHAN IN WAX LAGA OGAADO
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
HASSAN SOYA
FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND RUclipsR.
FOLLOW ME
/ hassansoya
/ hassan.alish. .
This amaazing country somali is one of the best visiting pleace but it does not rule always i love somali soya make mr pn ❤🇦🇬
Dastuur waa quranka iyo sunada nabiga. Waa cadaalada ka maqan dalkeenu waa hormarka iyo walaaltinimada umadeenu.
أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ.❤️
Allah unaxristo cumar😢😭😭
Wow sodhowow magaladha barawe wamaga ladhi qurux badhan Aniga kudhalatey❤❤❤❤
allow baraawe mar uun ige insha allah🙏
Aamiiin wll❤🙏🤲
Xasan soyaa Pro iso qabo RUclips aa ahay magaaladaa kula jogaa
Masha allah
fast like tlye viyus tlye wan ku taageeraa
lgn 2 ma ahan horey usoco tlye waan ku wataa
Mashallah my city barawa cadey❤🥰🥰🥰🥰
Mashaalh magalo quruxbadn
M.a soya gabar ka rabaa meshas iga keen bro🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Xasan sooya ku soo dhowow magaaladeyni magaaladaada barawe cadey alle ha inoo xifdiyo magaaladeyni iyo dhamaan guud ahaan wadankeena somalia 4/6/2022 subaxnimo sabti
Mar un insha Allah🥰🥰🥰🥰🥰
Welcome
Anigaa kugu soodhoweyn insha Allaah.
my home barawo cadey iyo hasan soya idin wata gar iyo gardaro🥰💪🏻🙏
Jah wan uxizy magaladeydaH marna casimadena maayland ee baraawe bilan 🇦🇿❤🙏
ماشاء الله
Barawe
👍👍👍👍👍
Baraawe cadey xafadeyda waa uxisay wlhi ❤❤✌✌
Barawe aniga u dalxisay waa magaalo kheyraadkeeda iyo bilicdeeda hadal laguma soo koobi karo ee hal mar taga
BIG LOVE❤❤ BARAWE FROM MOGADISHU🥰
sxp soya wan ku wata🥰🥰🥰
Sodhowow gacmo furan wll mcn soya
Masha allaha tabarakallaha waa mesha ankushashay 🥰🥰🥰🥰🥰
Wcs waraxmatolahi wabarakato well come back
Mansha allah wll xasan horay usoo ilxun kuma argto
Mansha allah huno allha ku xafido huno
Masha allah beled jana barawe
Magaalda dhan ku soo wareeg bro codsi
Kudalxiis dalkaaga hooyo quruxda iyo bilicda waddankeenna ♥️♥️🚶🚶🤾
Waxaaba farxad inoo ah anagoo heesano xasan sooya oo ah howlkar io codkarnimo Baraawe wey ifday markaa dib kuu helnay❤🎉
Baqdaad my home
Love baraawe ❤🩸
Xaafada Ashraafta
My dhulkeyga I love baraawe
M.a dhulki hooyo😍😍😁
Mansha lalaah wll mcn
Soya zxb wan kuwata wallhi barawe wan jeclahay mana ka marmo adiga inan ku arko le iga heysa
Masha Allah barawo
Masha Allah barawe coming soon 🙏
Heesta cusub funny boy reaction ka soo bixi zxp
Mashaa alah
OMG it's double 🥰🥰🥰🇸🇴
Keep going #soya
Awesome
Xasan ku so dhoww waan ku faraxey ina no imaado baraawe
Mansh allha 🥰🥰🥰🥰💯❤
Baraawe cadey waan uxiisay
Waaw baraawe eebow cideena mautagtidoo hooyo mcn ayaa kusoodhaweeneese
Wadankeena qurux waye wlhi
Hassan soya welcome to barawe
My home 🏡 barawe cadey
Alle ha inoo xifdiyo magaaladeyni❤🤲
@@hamzaaliaxmed9917 aamiin ustaadkeena
@@bakarcali573 msha alah waaba ii garatey weli kuma garad lkn waxan umaleenayaa inaan ku aqaano🙏🙏🙏
@@hamzaaliaxmed9917Haa waa itaqana ustad
@@bakarcali573 faceboogaaga magacaan miyaa ku qoran waxaan isku dayayaa inaan kuu aqoonsado
Maxaad ii wadi weese 😓💔🥰🤭 Xasan maa Baraawe aade mise anigaa moodo Mafahmin wuxuu ii wadi waaye mafahmin 😅😅
Sabab Ma Xaaskiisa ayaa Tahy
Rer deyax ismujiya 😂
Xasan abwe runaa barawe ma jogta amaan ku imada lee wan ku dhowehee buulo marer ayan jogaa aniga inaa ku arka jclhy 🥺
Wlhi anoo yar ku dabaalan jiray xasuus waaye insha allh waana kusoo laaban doonaa
Welcome sister soo dhowow🙏❤
wow beautiful ❤
Asc sxb xasan sooya waasaxibka Qalinle waxan kula jooga baraawe isoo qabo
Cumar Allah au unaxriisto
Waa Magaalo weyn qurux badan balse aanu hilmaamnay runtii sorry 😢 I’m going
Magaladan waa mid mudan jawiga in lagu dagsado
Magaladeda uxisay wlllhi thn kiyou soyamcdama Ad isodubty frxd an qabin dremy wllhi
Thanks welcome❤🙏
👍
Nio keligaa baxaayo miyaa baraawe wan imaana leskama yelayo 😭😭 jilaani ma aaday
Baraawe ayaan joga
Hassan sooya kaptan Shearout ii sameey plz saxib
Ku soo dhowow barawe
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👏
M.a 2008 aya igu dambeysey
MAANTA XASSAN SOYA INAN KUU MAHAD CELIYO MAHADKA ILLAHA LEH WAXAAN KUFARAX SANAHY MAGALADEDI KUSO DHOWOOW SXB SARE
Waw wall m c n sdwaw magaladin baraw
Xasan
Inaa ku arko aan raba
Wllka xasuuus ayad I gelisey sorry 😂😂😂😂😂😂😂
Kdke
baraawe cadey
Sp tukulish fanka wuukabaxay
Waxn magalada markaa ka qurux
m.a
Which country is this
Somalia bother mix people
Ocean India
M a
www
Soomaaliya waa wadda qurux miidhan meel walba soomaliya meel fool xun maleh
Mᴀsᴜᴜʟ ɴᴜᴍʙᴇʀᴋᴀɴ ɴᴏᴏ ᴍᴏᴛɪᴏɴ ɢᴀʀᴇᴇ
Masha allah
Masha allah
Masha Allah