DILKA ISMACIL HANIYA OO WAJI KALE YEESHAY YHUDA OO YEESHAGATAY IIRAAN OO CEEB DHAXDA KA TAAGAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 22

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +7

    Shiicada iyo gaalada iyo yahuuda waa iskumid e ismacil haniya waxa dilay waa iraan e waliga iska ilali shiicada ismacil haniya rabi ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +1

    Thanks Brother

  • @zeynabzeynab2727
    @zeynabzeynab2727 Месяц назад

    أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +1

    Insha Allah ❤

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Месяц назад +1

    Muslimka Maxaa Ka Si Ah . Yuhuud iyo Shiico Iyo Mareykan Hoosta Ayey Iskala Shaqeeyan. 🥲 Innaa Lillaah Wa Innaa Illaahey Raajacuun 🥲😭

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Месяц назад +1

    Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u nuuriyo Wa geeri xanuun badan

  • @NimoDaad
    @NimoDaad Месяц назад

    Inaalillaahi wainaa ilayhi raajicuun aax yaa ismaaciil haniya shiicaa kushirqooshay

  • @fartunhussein4836
    @fartunhussein4836 Месяц назад +1

    Alaha u naxariisto waa shirqool cad

  • @Jameeco
    @Jameeco Месяц назад

    Salaama caleykum ASXAABTA diyaarisa barnaamijadaan qofkii muslim ah oo madax ah oo la dilo waa inaad dhahdaan (ALLAH U NAXARIISTO NAXARIISTO)

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Месяц назад

    Iran Waa Cadowga Sunniga Waa Halis in La Aamino. İran Ma Fiicna.

  • @ilwadmoustapha192
    @ilwadmoustapha192 Месяц назад

    Allaha u naxristo wa shahid lakiin waxa caad inay iraan waxba ay ka jirin awoda ay sheganayso waxba ku hayso mesha
    Iskada HANI madaxweynehedi yey dishay maxad ka shegi HANI

  • @Al.jabarti
    @Al.jabarti Месяц назад +1

    Haniya wuxuu aha shiici una shaqeeyi shiicada marka dhimashadisana reer gaza way kanasandonan

  • @radiaabdihassan2921
    @radiaabdihassan2921 Месяц назад

    Allha u naxariisto hogamiyaha xamaas

  • @user-vs6gh7mc9r
    @user-vs6gh7mc9r Месяц назад

    Rabi ha naxariisto aamiin.kuwii dilay dilbaa u dambeeya.

  • @janira7480
    @janira7480 Месяц назад

    Inalilahi wa Ina ilahey rajucuun😭😭😭

  • @ruumiali5495
    @ruumiali5495 Месяц назад

    Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun

  • @knucklescousin3259
    @knucklescousin3259 Месяц назад

    Iran ayaaba ka danbeya dilkisa 😭😭😭

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Месяц назад

    War ninyohow umada markii war fiican usoobandhigto iyagaafaafinaya ee adigu codsigaan kadaah

  • @CshakuurXareed
    @CshakuurXareed Месяц назад

    Hala iska dhiciyo is rail muslimiinta ha is raacdo ha u midoowaan is rail

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble Месяц назад

    Eeraan waalahayis taa

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад

    Sorry wa Runti wa Naxdiin ween 😢

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 Месяц назад

    Iran muslim miyaa?kkkkkkkkkk