Waa ka xumahay inaad afghanstan u gefto waa wadan qaaliya oo ku haboon in labooqdo taariqina ah wadama aad sheegtay adi uun bay wax kula yihiin i wish inaan Afghanistan booqdo malin uun ❤
AFGHANISTAN waryaa doqonow Warba kama haysid Waa nabad Waana wadan diinta islaamka lagu dhaqo Waana dad wanaagsan Oo ah Muslim 100% ee gafka kala tag iyo erayada aad ku aflaagadynaso
Cilmaaniyiinta ayaa aaminsan in Afghanistan halis thy lkn xaqiiqadaa ah in ay yihiin dad isku xukuma sharercadeena islamka wana meel ka amni badan reer galbeedka
Waxaa tahay qof gaalada bentoda ku sirmay. Hada ka hor waxaan dawaday ado leh ethopia wa dalkeyga hooya io jig jiga wa xor. Marka. Afghanistan o an ognahay hormarka maanta kajira inaa dangerous waye tiraahda wa. Fakir qaldan o ay gaalda kaa buuxiyen
The region of islam is abaradays is honer is also happiness i am tanking to allah also muxamad calayhi salaatu wasalaam / diinta islaamku waa jano waa sharaf waa naxariis waa farxad mahadaas waxaa iskaleh allah naga dhigay islam iyo nabigeenii muxamad calayhi salaatu wasalaam
2001ka hor afaganistan waxa ka talinanay taliban ka dib 2021 Ayay taliban la waregtay afaganistan oo ay soo ceshatay madaxtinimadi Poshtoga qabilka la yirahada 60% ayay ka yihiin afganistan waxayna tageran taliban Waa sawabta mar labaad ay ugu leestay taliban Marka tarikh soo baro nio la iskama dhaho waxa afkada soo qabto
Stay safe walaalo and next time please have a local with you for safety; and try to have data on your phone to use google translate etc. May Allah keep you safe
you are very nice lad , but it is not only to see sharing with your video to other people you have to see what this person is saying about muslim countries , the matter is not easy it is to understand what this person is sharing with other people , if i say something about this person he doesn`t deserve to be youtoper person. if i imagine his talk he didn`t understand the video he is talking .
Walalo videoga aad soo dhigtay “ how the taliban saved me” at 1:51 sec.’s maxaad u tiri “ Jesus” yacni sow qof Muslim ah matihid mise iyagaad la shaqaysaa? Show haddaan somali nahay wadankeena ( somaliya) uma wanaagsana inu qof somali ah waxaa so gudbiyo, somali o dhan argagaxiso loo haystaa caalamka iney somaliya ka yihiin … balse adigu yaad tahay? Qof caadi ah mise hogaamiyaha argagaxiso 😂 bal tell me something about abdi, who is abdi??? I am really curious to know abdi bro 😎
Thx Darisle for bringing this up ❤❤❤ i see in his page many your fan make comment n i become fan of him when indian issues not lots somali follow him but we need to support him. Darisle I'm also fan of yours since 2017 but u got too many page 😂😂
War afghanistan waxba kama ogide afka kala bax ma afghaanistaan baad hindiya bar bar dhigaysaa afghaanistaan iyo dawladoodaba waa wadanaa ee waxaanoo kale ha noola imaan😡😡😡
Taaliban waa argagixiso Cad oo diiday in Dumarka ay ay wax barashada gabdhaha Nasiib daro somalida Qaar ee taageeraya Taliban Ha o gaadaan in Hooyada iyo walaasha iyo gabadhada oo Jaahilda miyaad jeclaan laheed Nasiib daro Hadii ay jawaabtaadu ay tahay haa Damiirkii ayaa ku dhintay Garanmaayo wax aan ku idhaahdo ☹️
Adeer afganistaan isagaa doontaye afka xabad laga galiyo . Diin ahaan uma tagin iyo wanaage waxa uu u tagay waa jaajuusnimo waana sida aan qabo . Waana shaxda ay adeegsadaan Reer galbeedku .umana damqanayo waayosomali hunguri meel walba way u galayaan . Markaa waxan leeyahay . Nin durbaan qaatay ilaaq dalbay bay somali tidhaahdaa ee ha ka dabaasho walaal .
Waryaaa maskaxdaa lagaa gumeeystay Afghanistan 41dowlad baa 21 sano fara uga gubtay habeen madoow beey Kandahar ka guuriin wlh wariyaasha reer galbedka baa u qiray in Taliban amni iyo hormar ayne ayaga uga horeey
India anaa 10sano jooga mana ah dad cunsuriyiina mana maagan dadka asagaa yiri saas idhaha aan view helee india waa wadan aad udad badan wadamo badan aduunka jirana waa ka safe santahay mideeda kale ajanibka kuma xadgudbaan jai hind ❤ beenta kadaya dadka somali maryolay
Hindudu inay cunsuri yihin xata Social Media ah ayay ku cadaytstan jahil nimadoda iyago diinta ilahay iyo nabi maxamed ugafaya orodo xaarka la cun cidi kuma haysate somalida maryohoda wax kama galine!
@@ayaansalad1062 naa kalayo dadka indhaha qabo de dadkas jahilinta ah ee cuntada lugaha ku walaqda inay cunsiriyin yihin everyone knows that somalidana ha umalayn sida inta kula dhalatay inay cunsiri ama wax baran waa sinji dhano noockasta laga helayo jararta aad soo hadal qadayna hindida iyaga laftirkoda aya is cunsuriyeya oo xata iska guursan so dad cadiya naguso dhis!
Good point of view walalo dirisle, ninkaan muxuu ahaaa? Taliban ibadbaadiyey leh, Waaba ka shakiyeye anigu ma qawaarijtu la shaqeeeyaa ? Afghanistan waa the hometown malaha qaar ka mid ah, qaarna yemen iyo carabaha kale Sida yemen, iran, Qatar iyo wixii kalo lamid ah
Afghanistan sidaad moodey maaha adeeryo ee waa dal muslin ah oo sideen la gu sheegey dad argagaxiso ah mar garatey waan waxa reer galbeedka been toda ha qaadanin
Taaliban ma dadkay Cunaan marka Axmaqyahow umada kala tag beenta Inta Social Media isticmaasho wlhi qof kaa maangaabsan Lama arag uma ka fariiso Dibjiryahow
jaahil adoo kale la waydiin maayo in afgahnistan nabad tahay, doqon bila damiir ah ba tahay ado kale oo ayey propagandada galada aamina iyo kuwa dabo dhilifka u ah, taliban habaar lagu kari wYe ha karamo segin laxay
Idirsloow saaxiib waxaad aad ugu qaldantay inaad Afghanistan oo ah dal muslim ah oo nabad ah aad bar bardhigto..dhulkaas gaalada oo maalin kasta danuub aad uwaaweyn ay ka dhacdo dhankasta. So please shame on you
😂😂😂😂cabdi wuu dagdagay subxanallaah dadkasi dadka been ka sheegan ayay gubanba subxanallaah dad badan aya jira sidaa ogalaan 😢 Malaha waa alqacida ninku 😂😂😂
doqonoow Taliban waa Muslim Suni ah mana garanayo sabab aad ugabaqdo Taliban waxaa kabaqa qofkasta oo aan Muslim aheyn majecla ujeedkooda utagid iskadaaye nacasoow sidaa ufahan The Taliban is Ekhwanal muslimiin
adeer Dirisle Adiga iyo Ck Waxaaad soo duubtiin Gabar Somalia. Ah yara Buuran ama yara marada ka dhacday. Halka Sarkhaaan ayoub iyo balwaan iyo Dahir calasow Dadka in la caaayo views ku Raaadiyaan Sxb 🤣
Saxiibadey Saudi Arabia daris Ku nahay wa Afghanistan Saudi Ku dhashtay Afghanistan badan Saudi Arabia ku dhashteen Ayaa aday Afghanistan dad camro ma jeclo in laga duubo 😂
Waa ka xumahay inaad afghanstan u gefto waa wadan qaaliya oo ku haboon in labooqdo taariqina ah wadama aad sheegtay adi uun bay wax kula yihiin i wish inaan Afghanistan booqdo malin uun ❤
Duli dinta an wax kaaqonin waayo also ogansho wax kashegay maaragtay Allah yahdihi
Wa runta
AFGHANISTAN waryaa doqonow Warba kama haysid Waa nabad Waana wadan diinta islaamka lagu dhaqo Waana dad wanaagsan Oo ah Muslim 100% ee gafka kala tag iyo erayada aad ku aflaagadynaso
Wa sax
Cilmaaniyiinta ayaa aaminsan in Afghanistan halis thy lkn xaqiiqadaa ah in ay yihiin dad isku xukuma sharercadeena islamka wana meel ka amni badan reer galbeedka
Wa runta
Afqanistan war uma haysid waa aduunka meesha hada ugu nabada badan
Afgaanistaan waa save as iyo soomaaliya ku soo xigta inshaa allaah
Insha Allah
Daaliban dangerous maha adeer wa dad islaam ah
allah ku barakeeyo
Run baad sheegtay
Afghanistan is very safe bro not dangerous
Ku Sali habiibkeena Muhammad Scw scw scw ❤❤❤
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🫀🫀❤
Afghanistan's peace ✌️🕊️🕊️🕊️🕊️ right now because is cadalah iyo sharciga alle
Ma dadka in la gubo cadalada 😂😂oo la yidha magacayada dumarka lama sheegi karo
Afghanistan is very save and peace
Geesi Geesi dhalay ilbax eh dagan dukqaad badan igaga dheh wiilkan Alle ha ku xafido wallaal
Waxaa tahay qof gaalada bentoda ku sirmay. Hada ka hor waxaan dawaday ado leh ethopia wa dalkeyga hooya io jig jiga wa xor. Marka. Afghanistan o an ognahay hormarka maanta kajira inaa dangerous waye tiraahda wa. Fakir qaldan o ay gaalda kaa buuxiyen
Afghanistan waa dal nabad ah waxana maamula taaliban oo ah muslimiin toosan❤
Alx markaad comment akhriso ,dirisle cabdi oo wali daba socda qashinkii ree galbeedka ,zxp waan ka xorownay sheekadii marecanka ee meeshaasi wa dangerous waa argagixiso
Waa idib darran tahy afganistan dowlad fcn ba ka jirta hadeer
Afghanistan is a very safe place brother. Don't follow the perceptions of west
Aad iyo aad saaxib
The region of islam is abaradays is honer is also happiness i am tanking to allah also muxamad calayhi salaatu wasalaam / diinta islaamku waa jano waa sharaf waa naxariis waa farxad mahadaas waxaa iskaleh allah naga dhigay islam iyo nabigeenii muxamad calayhi salaatu wasalaam
Lajan horay usoco❤❤dirisle
Afki gaalada kuhadlesa soomalidi khadkeka baxen
Afghanistan Wadan amni ah waye balse Reer Galbeedka baa aaminsan wadan walbo dhaqanka islamka looga dhaqmo inay argagaxiso dhahaan
2001ka hor afaganistan waxa ka talinanay taliban ka dib 2021
Ayay taliban la waregtay afaganistan oo ay soo ceshatay madaxtinimadi
Poshtoga qabilka la yirahada 60% ayay ka yihiin afganistan waxayna tageran taliban
Waa sawabta mar labaad ay ugu leestay taliban
Marka tarikh soo baro nio la iskama dhaho waxa afkada soo qabto
Yaa ku dhahay Afghanistan ayaa khatat ah
Wax iska hubi intaadan wax soo gudbin
Salam Diris Walal, thank you for sharing my video. Eid Mubarak 🎉
Stay safe walaalo and next time please have a local with you for safety; and try to have data on your phone to use google translate etc. May Allah keep you safe
you are very nice lad , but it is not only to see sharing with your video to other people
you have to see what this person is saying about muslim countries ,
the matter is not easy it is to understand what this person is sharing with other people ,
if i say something about this person he doesn`t deserve to be youtoper person.
if i imagine his talk he didn`t understand the video he is talking .
Walalo videoga aad soo dhigtay “ how the taliban saved me” at 1:51 sec.’s maxaad u tiri “ Jesus” yacni sow qof Muslim ah matihid mise iyagaad la shaqaysaa? Show haddaan somali nahay wadankeena ( somaliya) uma wanaagsana inu qof somali ah waxaa so gudbiyo, somali o dhan argagaxiso loo haystaa caalamka iney somaliya ka yihiin … balse adigu yaad tahay? Qof caadi ah mise hogaamiyaha argagaxiso 😂 bal tell me something about abdi, who is abdi??? I am really curious to know abdi bro 😎
Thx Darisle for bringing this up ❤❤❤ i see in his page many your fan make comment n i become fan of him when indian issues not lots somali follow him but we need to support him. Darisle I'm also fan of yours since 2017 but u got too many page 😂😂
Darisle miyaa afganistan nabad ma aha ka dhagaysanaa 😂😂
Afghanistan safe weeye
Yaa ku yidhi Afghanistan 🇦🇫 amni
Aqli xumidaaa
Yaa ku yidhi daalibaan waa dad xun
Inta aanad soo wax u odhan u fiiirso
Sxp ninkan talented malaha tarikhda taliban xita waxwa kama yaqana
Waa jaahil aan wax aqrin kaliya waxoo yawaanayaa hebal iyo heblaayo waxay tiri
War afghanistan waxba kama ogide afka kala bax ma afghaanistaan baad hindiya bar bar dhigaysaa afghaanistaan iyo dawladoodaba waa wadanaa ee waxaanoo kale ha noola imaan😡😡😡
Afganistaan goormay khatar ahayd
Sheekadii reer galbeedka baad raacday miyaaa wraaaa isku xishood waa dal 20 sano gaalo hausaty hadana wuu soo fiicnaane.wax baro laguuma taag heleeee
baraawo geesiyad muthaqafad
❤❤❤ mahadsanid
Afghanistan intii maraykanku ka baxay amni iyo hormar baa ka socda adoon dunida ka war hayn wax iska odhan caruur baa tahay e
barawo waa gaalo war ka qaate
Waa kuwa maskaxdooda reegalbeed la wareegay
Dirisle cabdi wallo Allah ha Ku xafido saad noo jecshay kuu jecelnahay wallo from Berbera Somaliland🇭🇺
Hhhhh😂 kulayl
War goormuu ku jeclaaday war Isla yaab hays liidine reer berbera dad adag baan ku ogaaye subxaan waaxay waxanoo jileeci
War bax kan miyaad umahadcelinee waaba nacas nin taalibaan wax ka sheegay waa sida aniga idoogtay
Afgaanistan waa amni boqolkiiba 96
Ha qaadan beenta gaalada reer galbeedka iyada ayaa ka amni badan qaar badan oo wadamada gaalada ah
Si jaahilnimo ah ayaad mararka qaar isga hadashaa afghanistan-na imika iyo markii hore hadda ayay amni tahay ee wax kasta qosol haka diyin haddii caqligaagu intaa ku siiyayna aday kuu taalla
Walaal walaalkiis Ku xumaynaya Waa SOOMAALI
ILAAHYOW soomaali qalbigooda isu soo jeedi
Wlle darisle afganistan hada waa caalamka meelaha ugu amnigabadan
Dabcan waxaan umalaynayaa dacaayada saxaafada reergalbaaed ayaad dhagaysatay cadaalad masameeyan kuwaas warkooduna matafatirna waa munafiqiin
Walaalkeyga Idirisle
Walhi Afghanistan Wax Ka Amni wanaagsan tahay Dubai Marka Hadaa Diinta Islaamka lagu dhaqmaa aad udeedaysana waa gone
Afgaanisnaa hadda waa nabad sxb
buubuuninta warbaahinta galbeedka ka xorow pro
Nio adi talented malehid maxa laga dawan
Afganistan waa dangerous kulaha war waxan muxu aha mise kaliya waxaad dhagesata probaganda
Qofkan
afganistan maaha cabsi waa amaan dhul islam weeye
Afghanistan save waaye umada ha u gafin
Afghanistan is peace
Afghanistan 🇦🇫 hdaan usoconaaba adeero
Taaliban waa argagixiso Cad oo diiday in Dumarka ay ay wax barashada gabdhaha Nasiib daro somalida Qaar ee taageeraya Taliban Ha o gaadaan in Hooyada iyo walaasha iyo gabadhada oo Jaahilda miyaad jeclaan laheed Nasiib daro Hadii ay jawaabtaadu ay tahay haa Damiirkii ayaa ku dhintay Garanmaayo wax aan ku idhaahdo ☹️
Afghanistan waa nabad waxay ka nabad badan hadda xita Newyork
Sidii ree galbeedka u hadlaysaa dirisle hadalka baro wll
axsanta
Adeer afganistaan isagaa doontaye afka xabad laga galiyo . Diin ahaan uma tagin iyo wanaage waxa uu u tagay waa jaajuusnimo waana sida aan qabo . Waana shaxda ay adeegsadaan Reer galbeedku .umana damqanayo waayosomali hunguri meel walba way u galayaan .
Markaa waxan leeyahay . Nin durbaan qaatay ilaaq dalbay bay somali tidhaahdaa ee ha ka dabaasho walaal .
Afganistan wa wadanka aduunka ugu amaanka badan waxad tahay bilaa xigmad subxanallah
Niohow qaladka umadda kadaaa afganistan nabad baa ka jirta
Dirisle wallo Allah ha Ku xafido if iyo aakhiro ba wallo
That's good
Waryaaa maskaxdaa lagaa gumeeystay Afghanistan 41dowlad baa 21 sano fara uga gubtay habeen madoow beey Kandahar ka guuriin wlh wariyaasha reer galbedka baa u qiray in Taliban amni iyo hormar ayne ayaga uga horeey
ILMAHAN YARI WAA MID DOQON AH.
@@niyaaladem waa calooshiis la ciyaar aduunkuu war u heeynin 🤯
@@AbdiHaji2103 Waa maraan isla baxay. Wuxuuse war u heyn in rwer Afghanistan xiniinyo bur ah leeyihiin oo cadoowgii ALLAAH ee kusoo duulay iska saaray.
India anaa 10sano jooga mana ah dad cunsuriyiina mana maagan dadka asagaa yiri saas idhaha aan view helee india waa wadan aad udad badan wadamo badan aduunka jirana waa ka safe santahay mideeda kale ajanibka kuma xadgudbaan jai hind ❤ beenta kadaya dadka somali maryolay
Hindudu inay cunsuri yihin xata Social Media ah ayay ku cadaytstan jahil nimadoda iyago diinta ilahay iyo nabi maxamed ugafaya orodo xaarka la cun cidi kuma haysate somalida maryohoda wax kama galine!
@@mrfuga6041 qiira jabantan camal ayaa meel lagari la,anahay war hindi intaa iska dayso waxa layiri baa barateen ood aduun uga harteen bal waxa si saxa ubarataa meshad katimi cunsuri aan somalida qaar ahayn majirto wala yaqan dadka jareerta ladhaho Saad ula dhaqantiin kuwiina wLan ee ani somali igama xigtid lkn umad iidan wadankooda joogin oo afkaas aa kamaqasheen haku foganina kutiri kuteen baad barateen 🤣🤣
@@ayaansalad1062 naa kalayo dadka indhaha qabo de dadkas jahilinta ah ee cuntada lugaha ku walaqda inay cunsiriyin yihin everyone knows that somalidana ha umalayn sida inta kula dhalatay inay cunsiri ama wax baran waa sinji dhano noockasta laga helayo jararta aad soo hadal qadayna hindida iyaga laftirkoda aya is cunsuriyeya oo xata iska guursan so dad cadiya naguso dhis!
Good point of view walalo dirisle, ninkaan muxuu ahaaa? Taliban ibadbaadiyey leh, Waaba ka shakiyeye anigu ma qawaarijtu la shaqeeeyaa ? Afghanistan waa the hometown malaha qaar ka mid ah, qaarna yemen iyo carabaha kale Sida yemen, iran, Qatar iyo wixii kalo lamid ah
😮😮😮
Afghanistan sidaad moodey maaha adeeryo ee waa dal muslin ah oo sideen la gu sheegey dad argagaxiso ah mar garatey waan waxa reer galbeedka been toda ha qaadanin
Taaliban ma dadkay Cunaan marka Axmaqyahow umada kala tag beenta Inta Social Media isticmaasho wlhi qof kaa maangaabsan Lama arag uma ka fariiso Dibjiryahow
Diris talent fican ayad la timid😂
Wax talent ah ma leh ninkani waa madhax
Afghanistan waa muslib
Haa laakin mareykan oo nacalad ilaahay ku dhacday baa burburiyey inkastoo ay maalin cad iska saareen 2022kii😂
@@Inasuldan12352021 ougst😂
Wax baadh margaa vidiyo soo duubaysiid sxb
Allah yahdik Afghanistan miyad kawarantaa
Afghanistan waa mel safe ah talibaan ma dad dadka cunaad moday qof aan la garanayn in layska hubiyaa xaqbay u leyihiin
Ninku waaba RUclipsr fiqiireed😢😮
Dirisle waa qalbi caruur caadiya,
dalalka islam☪️ka wa very dangerous,
dalalka reer galbeedka waa very safe,
Qiyaaliga nagala kortag ha iska hadline 🥱
Naac naad haysaa nio ana ha isukaaya xayaysiin
Xolaatahee ya ku yidhi safe maha
Abdi baa layidha waa ano kle kulaaha😂😂😂😂😊
Nacas kulahaa Afghanistan wa bila amni😅 wa dalkas wa amni
afghanistan baad raadinaysa malaha wado aad ku caydo, adeer raggani waa libaaxyada islaamka ragga kaliya ee waddan kooda ku dhaqa diinta islaamka.
Soomaalida yaa inkaaray? Qabiil ayaa diin u ah waxna kama faaiidaan.
0:40 waad edeb daranthy shuqulkii gaalada kuhadlaan baad wadaa halista aad kahadleyso waa maxay umad islaama oo kugu diinaa baad sidii gaaladii kurukuteenta waday baad uhadashy miyaadan islaam dhab ah eheen waryaa 😡🤫
afgaanistaan waa save wllhi ee nio jaa iifada kadaa@dirisle
Dirislow waxba caalamka kalama socotid ee iska aamus
jaahil adoo kale la waydiin maayo in afgahnistan nabad tahay, doqon bila damiir ah ba tahay ado kale oo ayey propagandada galada aamina iyo kuwa dabo dhilifka u ah, taliban habaar lagu kari wYe ha karamo segin laxay
Taliban waxey ugu sharaf badan yihiin dadka aduunka hada ku nool warxumo tashiil jooji halis aduunka meel walba ayey ka jirtaa anagaa nagula hadleysaa miyaa luuqada reergalbeedka iyo mareykan
boqolkiiba boqol waad qaldantahay afganistan waa wadan islaami ah inaad saas ooga hadasho waa qlalad pro
Kaw ma daaliban baa very danger ah awalba saaqid bad ahayd
Keep going brother
Idirsloow saaxiib waxaad aad ugu qaldantay inaad Afghanistan oo ah dal muslim ah oo nabad ah aad bar bardhigto..dhulkaas gaalada oo maalin kasta danuub aad uwaaweyn ay ka dhacdo dhankasta. So please shame on you
Afganistan wadan islam ah weye intaa waxyaabo kadaran baa wadamada gaalada lagala kulmaa
😂😂😂😂cabdi wuu dagdagay subxanallaah dadkasi dadka been ka sheegan ayay gubanba subxanallaah dad badan aya jira sidaa ogalaan 😢
Malaha waa alqacida ninku 😂😂😂
afghanistaan iyo taliban midna maaha dengrous ee waa beenta gaalada taliban waa niman sharciga alle ku dhaqma
Talibaan inaa halis wayay dhahdid iyo wadankabo waad kuqaldan tahay
War hoy waxad ogtahay malahan waxaa uuw ushaqeeya mareykan RUclipsrs ka xataa wey shaqeyan
Nio aduun waxba kama ogid cilmi siyaasadeedna malihid aduna waxad ka taqaan prank iyo maalayacni
yaaku yiri wadamada islaamku halis ader dadka xorta ka ah warbahinta reer galbeeedka way garanayan daaliban iyo waxay yihiine kada sumcad dilista islaamka😮
Soomaali lugo baasto. Waxan CIA ayaa soo aliftay.
Hadii tusaale ninkaan lagu bahdili lahaa wadamada reergalbeedka dabadhilifkaani noocaa ugamuu hadleeen
Asxaabeey maadaama uu u gafay afghanistan fadlan dislike ama 👎 saar video-ga say cashir ugu noqto ama youtube-ku u saaro video-gaan
doqonoow Taliban waa Muslim Suni ah mana garanayo sabab aad ugabaqdo Taliban waxaa kabaqa qofkasta oo aan Muslim aheyn majecla ujeedkooda utagid iskadaaye nacasoow sidaa ufahan The Taliban is Ekhwanal muslimiin
Adeeer iminka afganinsay Qatar ma aha
adeer Dirisle Adiga iyo Ck Waxaaad soo duubtiin Gabar Somalia. Ah yara Buuran ama yara marada ka dhacday. Halka Sarkhaaan ayoub iyo balwaan iyo Dahir calasow Dadka in la caaayo views ku Raaadiyaan Sxb 🤣
Lagend wye ninkan wlhi dirisle Guleyso zxp
Tii falastiin ma arkin miya😮😮
Wiilkaan RUclips kisa hadaaa garaneysaan ISHEEGA
@AbdiXplorer
Xoolo baa thy oon war uhaayin hargeesaa maanta ka qatar badan Afghanistan wadan nabad buuxda ah asaa ka jira caalamka 😢
Maxaa loosootuuryeenwaayay Meeladan lahayn baad tageysaa Markaas baad Waxaad Rabtaan Kasameyneysaan.
Saxiibadey Saudi Arabia daris Ku nahay wa Afghanistan Saudi Ku dhashtay Afghanistan badan Saudi Arabia ku dhashteen Ayaa aday Afghanistan dad camro ma jeclo in laga duubo 😂
Afghanistan iyo pakistaan ka reeb halis maaha
Neefyahaw. Afghanistan waxba kagaran mayside naga aamu
Taliban ma dad dilaa micnaha mxa balaaya la idinkaga aaminsiyay