Комментарии •

  • @AbdiZebra
    @AbdiZebra 3 месяца назад +1

    Saado cali warsame. Janatuul farduus. Insha Allah

  • @seemore......1322
    @seemore......1322 3 года назад +7

    Cabdi baadil waa legend fanku u baahanyahay laakiin credit-kii uu mudnaa ma helin aniga fanaaniintii mar la araga ahaa ee Golden age-kii midka mida buu ii yahay❤️🙏
    07/10/2020
    Plauen,Vogtland 🇩🇪

  • @jakaartojowhar349
    @jakaartojowhar349 4 года назад +3

    Inaga afgarad yeey noosameya wlhi saado alle ha unaxariisto ayadoo kasheekeyneyso ayaan daawaday ❤❤

  • @user-kq3ri8wx9w
    @user-kq3ri8wx9w 4 года назад +2

    Nin adag wallhi ninkaan waan taageeraa fanaanintii hore waaaaye

  • @MohamedUmal
    @MohamedUmal Год назад +1

    Wareysi xumaa qofku

  • @Ateye07
    @Ateye07 4 года назад +2

    Eesh calaa sowth cabdi baadil

  • @mohamuudhuseen2768
    @mohamuudhuseen2768 Год назад

    Waayo waayo iyo barisamadkii inoloow inbadan alfanaan

  • @elyvileelema4985
    @elyvileelema4985 Год назад +1

    Legend

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 4 года назад +1

    Kan foorinaya jiib ama jaan ama sacab ayaa macquul ah lkn foori waa markaad rikoor adigu cajalad ku ridato oo aad xaafad joogto

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 4 года назад +3

    Cabdi badil inaga is afagarad yaa inoosameyo heestaas anigeey I heestaa hada

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Год назад

    in wareysti laqaadaa maxuma fannaakuna aad buu u mahadsan yhye lkn maxaa keeney meesha caddaan oo maxay thy duqdaa cad

  • @abdirahmanjibrilwarsame3552
    @abdirahmanjibrilwarsame3552 3 года назад +1

    Ar harbataan somaliga ma fahmee tolow