Codka mcn ee laxanka lagu ladhay iyo erayada miisanka culus waxa u dheera masraxiyad iyo inu daren ahaan u gudbinayo lana falgalayaan taarabuunku hestiisa Caleek caleek Ala muxu fanaan aha sh Mohamed Siciid cabdi Bk❤
Ala waxad tahay madhafaan rabi uu dhamstirey wlhy heestani waxa si gaara ii gelineysa xusuus 2014 gabadh ban jecaldey aan isku xaafado aheen mar walba schoolka iyo madarsada ku kulmi jirney lkn said ayaan u jeclaa lkn iyadu imaay ogeen bacden wn u sheegtay wayna iga diiday lkn iydaa ila timi markii dambe lkn manta wn kla fognahay iyada😭🤕
World wiThOuTBoRDerS waa runtaa way is leeyihiin ama way isku soo baxayaan waxay bk wuxu soo celyay qimihi fanka waxaad ku heesayso waa inaad ka dhab sheegta si fican ayu u matalay
Heesstan saamayn ayay igu leedahy dib ayan uso xusay xiligan oo ay taarikhdu ku beganthy 3/3/2024😍 hada dib uso xusto heestan iso xus 🥰
Ruxan dhayo dhayo saraa ugu dhaban qurxoontoo inta inan dhigaya ugu garasho dheerthy🥺 17-july-2022 hadad IGA danbeyso like hayla dhaafin 💯
Hadhiibton hadheeliyiin ilaaheey dharaar qura kuma bado kuma bado dhalanteeydba kuma bado bk ❤❤👍👏👏👏
Hadii cid uun la odhan lahaa waa fanan walalhi bK ayuu ahaa diida ama Yeela✊✊❤👑👑🎩
Ala bk ma fanaan iyo badh ayuu ahaa wlhi😢😢❤❤
😢ax xasoos❤❤Exkii kume qovtayideyeyi😢❤🎉 the other side Liverpool it's not easy
Codka mcn ee laxanka lagu ladhay iyo erayada miisanka culus waxa u dheera masraxiyad iyo inu daren ahaan u gudbinayo lana falgalayaan taarabuunku hestiisa Caleek caleek Ala muxu fanaan aha sh Mohamed Siciid cabdi Bk❤
bk is a best singer now he turned back the value of art
MADHAFAAN
my allah give us peace and prosperity As a somali people
Amiin
waxaa tahay madhaafaan rabi uu dhameys tiray waaw Bk fanaan aan jecelahay Kal iyo laab💕
Fanki Somaliland baa bk kama damben inta ila aragtay like daac kusiya ❤❤❤😊😊😊
Bk fanaanka ugu codka macaan shanta soomaliyeed nolow waliga💕👌❤️
Still wax dib uso radiyeyy 8 after 8 years heestan ani oo jawi ku jirA culuz 6/3/2024 bk so labo 💯💯
Waxd tahy ma dhafan rabi uu dhamystiry waaaaaw bk cadawgaa ha jabo
Mohammed Bk Fsnaan Dhamaaystiran Fanaanka Kufaano 💚⚪❤🤗 Cadowgaa Hajabo We Love You🙏💘❤💝
Ayan Ashur
my Big sizy
guulayso wlllo
Ala waxad tahay madhafaan rabi uu dhamstirey wlhy heestani waxa si gaara ii gelineysa xusuus 2014 gabadh ban jecaldey aan isku xaafado aheen mar walba schoolka iyo madarsada ku kulmi jirney lkn said ayaan u jeclaa lkn iyadu imaay ogeen bacden wn u sheegtay wayna iga diiday lkn iydaa ila timi markii dambe lkn manta wn kla fognahay iyada😭🤕
Bk waxan ahay tagerahaga kowaad ee garowe
Ha dhibtoon ha dheelinin
Allaahay dharaar qudha
Kuma bado dhalanteed
Hooyo dhaman baa tahy
Adiga Hada daawanaya wll waxaad tahay ma dhafaan rabi u dhameystira
2019 ilaa 2025 ila dhageysta way uqalantaa legen sare 💪🏽🤙🏽✌🏽🖐🏽
Weli wa dagesanooya😢
Woow shOw wacaN maxamed bk alle ha daaYO aamin
Mid dhahayo yaa arke waxaa tahay MAREEXAAN rabi uu dhamestiray🤣🤣🤣🤣
Kuwo badan dahayan arke majerten iyo odagen😂😂
Wxad thy ma dhaafaan rabbi u dhamaystiray❤️🥰 alla ma anigay hestu igu socotaa astaamaha 90% wn leyhy Alx🤣 xsustii Exygii😉
Ruuxan dhayo saran ugu dhaban qurxonto inta inan dhigada ugu garasha dherto😍😪
Heestani Hadal Ma karayso like iyo waliba downlodka hala dhaco 😂😂😂
Xubno Dhiibsan Iyo Timo Sinta Gaadhey Dhabarko Hadba Laydhu Dhinacyada ku Ruxaysa Dhufashada Wooow
Bk fankaa kuu baahan
Madhaafaan ❤
*Waxaa tahay madhaafan rabi uu dhameys tiray❤️❤️❤️*
*Ruxan dhayo dhayo saraa ugu dhaban Quruxoontoo inta inan dhigaya ugu garasho dheerthy❤️❤️❤️*
*Qof taydii baan u la niyooday heestan*
*Oo an Kala fooganhy*
Waxaan ahay majeerteen rabi udhamaystireyy❤😂
Hhhh kolay barigaas mad aqoon qabyalade dibad ka baraty reer ayayday mj from isaaq❤
2021 ya dawanaya is mujiya zxbyl
1:19 gabadha ciyaarta soo gashey, iyo midhaha heestu way isku soo baxeen. ''Muuqa dhererka joogiyo, waxaad tahay ma dhaafaan, Rabbi uu dhammeystirey.''
Waaba gabadhii loogu talogalay heesta. Noolow.
World wiThOuTBoRDerS waa runtaa way is leeyihiin ama way isku soo baxayaan waxay bk wuxu soo celyay qimihi fanka waxaad ku heesayso waa inaad ka dhab sheegta si fican ayu u matalay
Ayaan cashuur
@@zeynababdi2010 shansano kadip.miyaa comentiga kamasedhay ina adeer kkk
Legend Mi fanan bk❤🧡💋🙏🏻
Eid Muprak 2018 Cairo City
Ha dhibtoon ha dheeliyin
Illaahay dharaar qudha
kuma bado
kuma bado
dhalanteed ba kuma bado
Waxaa tahy Madhaaafan Rabi u dhamystiray
Me with ultra childhood friends mohamed abdi iiman
Bk fanaan qaliya ❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌
ww heestan wan kahely
Waxaa thy ma dhafan rabbi uu dhameys tiran 😢😢😢
Maaha heesaha bk waa waali qofka dhagaysto waa uu jeclaanayaa
madhaafan waa hees aad u macaan wabay isku soo baxeen intantaa koofiyada xidhan iyo heestu viva BK
Somaaliland ❤❤❤❤❤loov
Esh cala hees ❤️😘
Wow! NOOLOOW Xabiibu malaayiin well done BKBKBK💋🤗👍😘👏👏
Fanan Qaran ayuu ahaa bk
16/6/2024 malin axada waa ciidii arafo heestan marqan kaygay ka qayb qadatay
Heesta madhaafan waxan dhagaystaa markay kala fadhido
Waxaad tahay mareexaan rabi uu dhamaystirey
Hadaanu isaaq nahay noocwalba somali waanu ugu heesney
Mareexan maaha waa madhaafaaan rabi uu dhamaystiray😂😂
Boqorkii codka Bk 2022
Waxa tahay madhaafan rabi udhamistiray
the only thing I can say is woow.
Allow Fanka kusoo celi
Maxamed Bk show wacan iga dhah
bk wlhi hees iga dheh sxpw
Sharmo boy
Love it💖💖🌹🌹
Caadi
❤❤❤❤❤❤❤
Best
from tiktok😅
Newest🎉🎉🎉🎉🎉❤p❤❤
😮
Lgend
woooooooooooooooooooow
nice
Salaama❤😂🎉🎉😢😮😅😅😊😊
Naagtu tilmaamay oo kale ayan ilaa hada raadinayaa😅
Lph alle hakuso dhaweeyo koley anuu waan hayaaye 😂
BK143
HOOYO mcn mdn kldhg
Wxklee
BK
bk
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🎉🎆🎊🎇🎈🎈🎈🎈💟💟💟🙏🙏🙏🙏👌👌👌😀😀😀😀😀👍🍓🍇💪💪💪Stockholm👌👌
ASC
dug
Najma how do you know that I think you are hater let them has his day
mohamud abdi