HADAFKA HADUU KAA LUMO... ᴴᴰ┇ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 2,2 тыс.

  • @ogaansho
    @ogaansho 6 лет назад +3673

    shiikh mustafa ma ahan qof caadi ah ama qof wacdiyo , shiikh mustafe quluubta dadka ayuu toos ula hadlaa , waa sifo ay inta badan culumadeena lahayn , hadalkiisa qaylo ma ahan , oohin been been ah iskama keeno dadka hortooda , allaha barakeeyo shiikh mustafa .

    • @camuurimedia2477
      @camuurimedia2477 6 лет назад +52

      OGAANSHO ameen bro omar

    • @Ahmeto536
      @Ahmeto536 6 лет назад +34

      Thanks

    • @khmarjiboy9477
      @khmarjiboy9477 6 лет назад +67

      omer walhi zhp adna shekh mustafihi 2aad ayaa Tahay runtii😢

    • @djafrica7314
      @djafrica7314 6 лет назад +23

      Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin yaarabi

    • @alhadafboon351
      @alhadafboon351 6 лет назад +31

      Inuu iga sidisa Allah iga dhigo

  • @djpolo687
    @djpolo687 6 лет назад +346

    Hadan noqon wayo sida sh mustafe waxan ku dadaalaya inan wiilakayda ka dhigo insha alh sida sh mustafe 😍

  • @hafsaahmed9984
    @hafsaahmed9984 6 лет назад +104

    Ilahow san ujecel nahay shiikh mustafe ilahow ujeclow ♥️♥️♥️♥️

  • @hassanbashir5345
    @hassanbashir5345 10 месяцев назад +9

    Dhowr sano kabacdi wan dhagaysanayaa 10kan daqiiqo alle ha barakeyo sheikh mustafe iyo dhaman islamka

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 года назад +141

    اللهم اجعل القرءان ربيع قلوبنا ونور صدورنا 😢😢😢😭😭اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ياااااااربي😢😭

  • @ahmedibrahim4562
    @ahmedibrahim4562 6 лет назад +271

    Heesaha one million ayaa daawada
    Wixii khyr ku jirana 90 kun . Umada intaasa cadaynaysa halkay diinta ka taagan thy...ilaahoow ina soo hadee adaa waaxide

  • @فخورةبديني-ث2ش
    @فخورةبديني-ث2ش 3 года назад +120

    1,739,406 million oo qof baa iga soo horeeeyy oo khyrka jecel m.a 🌹🥰

    • @TheHeroIsRisingUp
      @TheHeroIsRisingUp 10 месяцев назад +1

      Hada waa 3m

    • @MaktabadaQaloon
      @MaktabadaQaloon 5 месяцев назад +1

      Adna ka mid baa tahay مهما طال الزمان لرؤيت هذا الفيديو

  • @Theglampack
    @Theglampack 2 года назад +16

    Videogii nolosheyda ugu saameynta badnaa aan daawaday masha allah alle hku xafido sheikh mustafa ❤️🤲😭🥺😢

  • @alichinoofficial5947
    @alichinoofficial5947 3 года назад +9

    Masha allah sheikh mustafa x smacil illah dartii ayan ujacelahay❤❤❤ big respect for sheikh mustafa form 🇿🇦🇿🇦🇿🇦

  • @mohammedyusufmedia2803
    @mohammedyusufmedia2803 2 года назад +3

    Sheikh mustaphe xaaji ismail haaruun Allow ku Barakey Rabiyow ku nabad yeel
    Cimri dheer, cibaado suuban , camal saalix ah iyo cafimaad taam Allayow sii sheikh Mustafa x ismail haaruun qof manfac u leh bulshada Amen Amen Amen Yaa allah

  • @itsfootballnotsoccer1415
    @itsfootballnotsoccer1415 5 лет назад +144

    10kii daqiiqo ugu quruxbadana an RUclips dawado
    Alnasiixa media ❤️❤️😍

  • @nft-crypto-games4451
    @nft-crypto-games4451 6 лет назад +94

    Ma rabo inaan ka qado gargaarka illaahay ee aduunyadana wanaag ayuu ila rabaa aakhirana wanaag , Rabigayoow ku adeecsani ilaa inta geeridu iiga imanayso

    • @abdimalikismail9862
      @abdimalikismail9862 3 года назад +3

      Hadal wanaagsan weeye hadalkaan
      Illhayow ku adeecnay
      Rabiyow hana cadaabin
      Dambiga aan galayno maalin kastana hanoo qabane noodhaaf aamiin

  • @cumarabaz
    @cumarabaz 3 года назад +91

    Qof walbo muslim ah illahay janada hanagu kulmiyo 🙏

  • @iidsalah1989
    @iidsalah1989 4 года назад +60

    May 13th 2020... one of the best speeches I've heard in my life... by far the best Somali speaker in the world... he talks directly to your heart... May Allaah Preserve him and May Allaah Bless him in abundance... Wallahi I love Sheikh Mustafe so much only Allaah knows...

  • @ikraanqaseim5694
    @ikraanqaseim5694 2 года назад

    Qalbiga ayaa iigu degay wllhi😭😭 alle ha noo ka daayo sheekh mustafe shekh ismacil harun😭😭😭

  • @captainaser8085
    @captainaser8085 6 лет назад +249

    Hadan noqon wayo sida sh Mustafa waxan iskudayay wilasheda in ankanigo insha allah

  • @abdikadirabdirizak6833
    @abdikadirabdirizak6833 5 лет назад +804

    Wlhi the best 10mins of my life

    • @abdihassanmohhmed3758
      @abdihassanmohhmed3758 4 года назад +40

      Ilahy yaqinta hana galiyo 10 daqiiqo io ka yar ayaan nolosha ku fahmi karna hda ilhy tawakal zarano🤲🤲🤲

    • @abdullahiaxmedadan9763
      @abdullahiaxmedadan9763 3 года назад +3

      @@abdihassanmohhmed3758 qbvcbvcvncbbcvcvcbbbc ccçqvbcncncvnsbbbcnccvcnncbccccccqbbvcbvvxcbcbcďqvcbďqvcccn snnccbcvnbvvcncçďbvbvcnncnncncqbcqcccbbbcbcbqbvccbcncqbccsvccvcccnvcscsqqqbqbcqcncbcbccqvbcnccvbcccccncsbbbcbsďncqncnncccbc cqcnncccaccnncccvcbcvbcccncc cqvbcbccbccnvbbccccvnnbcbvcbvbabcvcbccbbbbbxvbcncccqbqc nncncncncncvbcnccccnbxnccvvcbcncbvnccnvcnvcnbcccncvcqçbqbcnccqvbbcvqbbccncncbccnnccncvcnncvvbcbvbqcbvqc v vccbcccncvcbccnc ccsbcccncbvbsbcccnvncbbcncccbcccbbccbbvqcccnccncqsvcbvccbbccccsqfbvcvcqbcccnccccbvcbbcbnqvbbcbbvbccbcbcqvccqnccccccnnncnsvccvcsnďqvbcbqnvcxbncbcccbcccccccbcçďbqcnnncnbďqvcccqvnccnvvc

    • @bandyalibakal4192
      @bandyalibakal4192 3 года назад +4

      @@abdullahiaxmedadan9763 m9

    • @mukhtardiini5362
      @mukhtardiini5362 3 года назад +5

      Yes walhi
      10 mint
      Meaning adiomond walhi

    • @abdullahinoor8042
      @abdullahinoor8042 3 года назад +6

      Walahi i don’t get tired listening this 10 minutes of heavy lecture. Whenever I’ve stressed or little bit focused on the side of Dunya i turned on and listened shk Mustafa. May Allah blessed him and his Life too

  • @nabiilmohamet5223
    @nabiilmohamet5223 3 года назад +11

    Dad waxa ugu wanagsan midka wanga iyo qeyrka kuso gudbiyo wliba asagon firin baahidisa wa sababta uu u yahay sheikh mustafa shaqsi nolasha dhan micnaheda kala hadlaya may allah to give him in jana✍🏻❤️

  • @akramyare5444
    @akramyare5444 3 года назад +35

    Ilhow rabiyow heesa iga madowbay qalbiga Quran iyo Hadith ku adge ya alalh 🙏🏾

    • @cabdicali3827
      @cabdicali3827 2 года назад +1

      063441

    • @cabdicali3827
      @cabdicali3827 2 года назад

      063441

    • @Innamadar
      @Innamadar 2 года назад +2

      Ilahay ha kaa madowbeeyo walalo. Aduunka qof heesa iga jecla aduuyada malaha moojoogin ayaan is dhahaa. 5 sano ka hor ayaan aad u xanuustay kadib ilahay ayaan balan ka qaaday hadii u i caafiyo inan hees danbe dhagysany ilahy wuu i caafiyay heesihin Markii ayaa igu danbaysay ilahay baa mahadle

  • @dayibqasim1717
    @dayibqasim1717 3 года назад +13

    21/8/2021
    Waxam ilahy ka baryaa inuu hadafkeyga ii ruumeyo aqiro iyo adunba
    Yaa rabi ii rumee hadafkeyga🤲
    Amiinta ii racaayi
    Walalayaal🙏

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 5 лет назад +106

    7/5/2019
    2/Ramadan/1440
    *ilahoo Ramadan Ramadanteed khyr iyo cafimad ngu gaadhsii* 😢

  • @isakguled2445
    @isakguled2445 5 лет назад +79

    May Allah give this teacher/mentor the greatest reward. Ameen!

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 3 года назад +43

    Asc walaalahayga Muslimiinta ah waxan ahay wiil walaalkin ah hada jaamacada sanadkan ka baxaysa
    Iigu soo duceeya inan helo shaqo wanaagsan iyo Oori qalpi wacan.
    waa codsi walaalkin idinka codsadey.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @nafisaliiban4138
    @nafisaliiban4138 2 года назад +2

    Sharaf io karaamo kor kaaaga Ha ahaato shikh mustafe😭❤❤❤

  • @safiyoxasan1350
    @safiyoxasan1350 5 лет назад +5

    Walhi been maa ahan aallow xaqa😭😭 na tus yaaa rabii aallow culumadena aallah inoo xfd adun iyo aqiiro sh. Mustafe dar aallee ayaa ku jaclhy 💘💘💘❤❤❤🖤🖤💜💜💜💜💜

  • @abdifatahniman8988
    @abdifatahniman8988 4 года назад +29

    Sheekh mustafe wllihi mrkn dhagaysto niyada ayaa ii dagta illahow nokadaa ❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdirizaksaxane4430
    @abdirizaksaxane4430 Год назад +4

    Macalinka Nolasha Sheekh Mustafe Xaaji Ismacil, Allah Haduun Iyo Alkhirba ha Xafido 🥰

  • @hothanahmed2919
    @hothanahmed2919 6 лет назад +27

    Mashalah sh mustafe xaaji haaruun jasaakallah alle cimriga hakuu dheereyo aamiin alle haku barakeeyo aduunka iyo aakhiroba inshallah

  • @amiinjapan3067
    @amiinjapan3067 2 года назад +2

    I really love sheikh mustafe xaji ismacil harun Asaga iyo inaga iyo Nabiga Scw janatul fardaws ilaahay Ha inagu wada kulmiyo insha allah......

  • @AkramCabdi-ph8rk
    @AkramCabdi-ph8rk 4 месяца назад +1

    Maasha alla wlhi sheekh mustafe waa sheekh aan la dhacay hadaladiisa ilaahow wuxuu rabo sheekhu janada koobaad kasii yaarabi ❤🤲

  • @yasinabdisamad8355
    @yasinabdisamad8355 6 лет назад +20

    Masha alah wlhi waxan ku faraxsanahy Ilahy inuu Muslimin nagawada dhigay dhaman sh.Mustafe ilahy cimriga haku dheereyo 💛💚💜❤💙

  • @soudanasir729
    @soudanasir729 5 лет назад +412

    Ilahay waxaan kabaryaa waa habeen xili daba ah oo saq dhaxo ah aniga iyo ilahay mooyee qof ima weheliyo waxaan xiligan kusogadhay fikir aan kafikirayo hooyaday mcn ilahayse waxan waydiisanaya nin baari ah oo quraanka ibara daacadna ii ah xaga diinta oon u oomanahayna iga haqabtira yarapii ilahayow adaan kuwaydiisanaya sheekh mustafe wacdigiisa qalbiga ayuu iiqabojiyaa aad ayan ujecelahay hadan waayo sheekh mustafo kele nin ah waxan ilahay kabaryaya inaan wiilkaan dhalo kadhigi doono ilahayow waxan jecelodhanban kabaryay ee khayrku iigu jiro

    • @munirmunir8059
      @munirmunir8059 5 лет назад +1

      Mashallah allah ku sahlo walalo

    • @ahmedhereri4704
      @ahmedhereri4704 5 лет назад +3

      أسأل الله العزيز الكريم أن ييسر لك ،
      إنه على كل شيء قدير وبالإجابة جدير

    • @ibrahimgarad2690
      @ibrahimgarad2690 5 лет назад +2

      Asc walal ilhy haku sharfo ilhyna ha ku ilaaliyo Habnigana ilhy haku Rumeeyo

    • @mohamedabdirahman2265
      @mohamedabdirahman2265 5 лет назад +2

      Ilaahoow kuu soo dhawee nin fiican

    • @nuurali3454
      @nuurali3454 5 лет назад

      Allah swt hakuu aqbalo ducada iyo hanka sare ee aad hiigsaneyso.

  • @kismawi
    @kismawi 4 года назад +8

    Waa mid kamid ah waanooyinkii ugu qiimaha badnaa ee aan noloshayda maqlo
    قوت القلوب.

  • @Mohamett__Ally
    @Mohamett__Ally Год назад +16

    2.7M oo kheyr jaceyl baa iga so xoreysy ❤️🙏

  • @sharmavich
    @sharmavich 3 года назад +14

    2019____2021 fv sheekh mustafa qalbiga ka jeclahay wllhi alle cimri dheer iyo cafimaad taam hasiiyo ❣

  • @جمزةعثمان
    @جمزةعثمان 6 лет назад +20

    Man cha Allah بارك
    الله عمرك فضيلة الشيخ مصطفى حاج هارون 💛💛zhpyal Qaar kle soo galiya ilhay khary ha idin siiyee

  • @maajidbirre
    @maajidbirre Год назад +3

    Shiikh mustafe alle ha barakeyo wuxu toos ula hadla qalbiyada iyo quluubta dadka jasaakalah shiik❤

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 4 года назад +6

    Weligey intaan wacdi dhageesanayey maantaan dhageystay intii ugu wacneed abid Illahow sheekh Mustafe Cimrigiisa Raaji Illahow Sheekh Mustafe Janadaada ugu Deeq Illahow innagana naga dhig kuwa Nolasha Yoolkeeda ka Gungaara oo Aakharo u Sahay Qaata Yaa Xayyu Yaa Qayyuum🙏🙏🙏🙏

  • @abdiaziizofficial9669
    @abdiaziizofficial9669 4 года назад +2

    Zh.mustafe x.ismail haarun sheikh ruuxi ah walhi lama haflo ajsaamta eee quluuuubta ayuu tooos uula hadla runtii aaadbn ku ixtiraamaaa sheekh mistafe iam so proud ilaahay janada haynaguH kulansiiyoH aaamein aaamein aaamein

  • @Canshuur______300
    @Canshuur______300 10 месяцев назад +5

    SH.MUSTAFE Allah ku sharfo ❤

  • @abdulhakimomar3850
    @abdulhakimomar3850 5 лет назад +128

    I really love sheikh Musttafa I'm learning from him Deen and somalian language simultaneously
    Yaa Allah give him health and long live

  • @rashkaa.h.h8872
    @rashkaa.h.h8872 6 лет назад +17

    Sh mustafe jazakallah😍😍😍😍
    alnasiixa idinkana ilaaahey idin ka abaaal mariyo muuqalkan quruxda badan noosoo badiya

  • @جمزةعثمان
    @جمزةعثمان 6 лет назад +10

    ماشاءالله جزاك الله خيرا جزاء الشيخ مصطفى حاج هارون بارك الله عمرك

  • @Acmk_
    @Acmk_ 3 года назад +2

    Mashallaah sheikh mustafe caawa hadduu dhinto DHAXAL BUU NOOGATEGEY Ilaahow dadka qiimaha badan HANNAGA HORRAYSIIN WAA GAASHAANKAYAGEE

  • @sharmaarke2529
    @sharmaarke2529 3 года назад +8

    ❤Sheikh mustafa harun ❤iyo
    ❤sheikh xuseen cali❤ waa labada sheekh nolasheyda wax badan ka badalay ilahay cimrigooda hanoo dheereeyo iyo dhamaan cululamada islaamka oo dhan inta islaamka ahna ilahay kheyrka hanawada waafajiyo❤❤🙏🏽

  • @zhamzanimohamed2707
    @zhamzanimohamed2707 6 лет назад +24

    You're the best wlhi. wax kaliya oo ku qancinaya sida uu wax ku fahansiinayo, sida dagan ee uu uhadlayo iyo cilmga uu allow siiyey. Alle cimriga haku dheereyo sheikh

  • @zayin96
    @zayin96 4 года назад +4

    Sh Mustafa cilmiga iyo cimriga Allaha u barakeeyo wuxuu toos ula hadlaa qalbiyada dadka wuxuu Ilaahey ku maneystay balaaqo aysan dadka badanaa heysan muxaadarooyinkiisa mida aan ugu jeclahay waliba aan 10 jeer ka badan dhageystay waaye muxaadaradaan 😢😢

  • @LearnWithDiamond
    @LearnWithDiamond 6 лет назад +27

    ilahay dartiisa Ayaan sheikh Mustafa u jeclahay faldan hadi Aad wax xiriir ah leedahiin Ina gaarisiya wlhi mahadsanidiin
    ALNASIIXA SIDO KALE

  • @zakariahassan7659
    @zakariahassan7659 3 года назад +2

    Masha allaah Sh.mustafa xaaji ismaaciil alle ha ku barakeeyo idimka alle اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا

  • @alimekal2705
    @alimekal2705 Год назад +1

    M.a sheikh mustafe iyo muslimka oo dhanba u naxariiso oo cadaabta qabriga kabadbaadi

  • @Abdirisak_Sharif
    @Abdirisak_Sharif 6 лет назад +54

    Jazaakalaah sheekh mustafa xaaji ismaaciil alle dartii ayaan kuu jeclahay ilaahey janatul firzowsa ilaahey hanuku kaaga tuso insha allah bi idinilaahi kariim ilaahey haku xifdiyo 👈👐😘aamiin yaarab🌷❤❤❤❤❤

    • @hiimahashi7398
      @hiimahashi7398 5 лет назад

      dijey father of banana mashalll allle jidhkaaag hak xoreeeyo naaarta

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 5 лет назад +3

    Sheekh #mustafe #Haarun Runti waa sheekhyada Fara ku tirizka Ah Ee Aduunyadan maanta Ah Hibada iyo Balaqada allah ku maneyztay uga faaideeyay Dadkodi allaH yaxfidak sheekh👏🤲🙌👐

  • @moongames6712
    @moongames6712 6 лет назад +300

    Hada ayaan Ku soo Biiray Waxan Ogaday Nolosha Dhaptaa Inay Tahay Digriga Illahy Aysa ahyn Aduunkan Iyo isla Dhiskiisa

    • @drs.suldishhazzo6541
      @drs.suldishhazzo6541 5 лет назад +4

      Sax adunkan waaa labo maliin taas wxbo kuso gurdiinnin blse aqrii waa mid aa ku wa rerso walkaa taas u dhimasho laiheen .markas taas aya mudan in lasheeqesto adunkan wxee waa habo been ah allow dambikeen dhaaf ameen

    • @abdilahifarah9202
      @abdilahifarah9202 5 лет назад +2

      Aduunka faaa iido malahan wall kaliya waxaan inaloo keenay sahan qaaadasho allaah jidka toosan hanagu hago...

    • @abshirfuaad6772
      @abshirfuaad6772 4 года назад +1

      *Alle waxaan waydiisanayaa inaan jannada🤲 isku *Aragno sh Aduunkana is Aragno muxaadira uun
      *Waayo dar ilaahay ayaan kuujecelay💚♥️💫🌻

    • @jamaccali1896
      @jamaccali1896 3 года назад

      acs

    • @abdixakiimjr7029
      @abdixakiimjr7029 2 года назад +1

      @@drs.suldishhazzo6541 m.a abyo xqiiq kahdashay

  • @lovequran_allah
    @lovequran_allah 7 месяцев назад +1

    2024/3/14/ wacdigan kama daalo masha allah ilaahow sheikh mustafa cimriga uu dheere amiin🤲

  • @iprahimmohamud7961
    @iprahimmohamud7961 Год назад +2

    Ani io abahay 😢😢alle ha unaxariste wada dhagesan jirnay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ZuldanMandhow
    @ZuldanMandhow 4 года назад +3

    Masha Allah Daar Ilahay Ayaaan Ku Jaclahay Sheakh Muustafe ilahay Daambigaga Ha Dhaafo Amiiiiiiiiiiin

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Год назад +54

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🤲🏼🥰🥺

    • @odayroy3099
      @odayroy3099 11 месяцев назад

      صلي الله عليه وسلم

  • @Greenwayscollege
    @Greenwayscollege 4 года назад +4

    Maanshallah Sheikh Mustafa, Allow Ku barakee oo Janatul firdowso hakaaga abaal mariyo. Risaalada qeeyb weeyn ayaad ka qaadatay, Quluub badan waad daqaajisay😭😭. Allow na waafaji kheeyrka naga yeel kuwa islaanimada Ku dintaan. Muuqalkaan waxaan daawanayaa Maalin Ramadaan oo Sanadku yahay 2020 the Year of Covid 19. Allow naga badbaadi cudurkaan halista eh😭

    • @idilyasiin3766
      @idilyasiin3766 4 года назад

      Mashaalh rabi aduun iyo akhiro ha ku samaxo aamin qlbiga i qaboba markn dhagysto wax shegega ilhybn ku dhartaye mashaalh

  • @AyaanCaliMaxamed-bm8tt
    @AyaanCaliMaxamed-bm8tt 8 месяцев назад +2

    My favorite sheekh mustafe❤❤😍

  • @liibaanxasansalaad3760
    @liibaanxasansalaad3760 2 года назад +1

    alow barakey oo janada geey sheikh mustafe iyo muslimiinta dhan alow adina kaa abaal mari sidaa wanaaga ufaafisay والله اني لأحبك في الله شيخ مصطفي

  • @fatima6398
    @fatima6398 2 года назад +7

    ما شاء الله، اتمنى لك أيها الشيخ كل الخير في الدنيا والآخرة

  • @mohametsait3751
    @mohametsait3751 2 года назад +8

    One of the most valuable and influential speeches I've ever heard in my life.
    Alle haku bareeko Sheikh Mostafa Aduun iyo Aakhiroba.

  • @rashiidahussein1661
    @rashiidahussein1661 3 года назад +7

    💗💯❤ماشاء الله .من روائع واجمل وافضل المحاضرات ف التاريخ . نعم في التاريخ 🖤👌 جزاكم الله خيرا وحفظ الله شيخنا الفاضل ...

  • @abdisalamali8268
    @abdisalamali8268 2 года назад +1

    Masha Allah waa 22 May,2022.
    Bal aan aragno cida Ku raaxeysaneyso waqtigan iyo wixii kadambeeyaba wacdigan qiimaha badan.

  • @AbdirahmanAbdilahi-l4r
    @AbdirahmanAbdilahi-l4r 10 месяцев назад +1

    sheekh mustafe hadalkiisu quluubtu.taabta allaw xifdi❤❤❤

  • @akoush925
    @akoush925 6 лет назад +28

    Alle subaxanahu wa tacalaa xaqa ha ina garadsiiyo, diintana ha inagu suqu.
    Inagana dadaal ba lay noga bahan yahay. Sheikha alle haka abaal mariyo wacdigaa iyo waanadaa wanaagsan

  • @mahdimohamed5745
    @mahdimohamed5745 5 лет назад +2

    Masha allah ilahaw waxaan Ilahay kabaryayaa in janatu fardawsul Aclaa galiyo isga iyo umada muslimiinta ah

  • @saedhassanhussein5424
    @saedhassanhussein5424 Год назад +13

    2.4M qof baa iga so horeyay manshallah illahey dariiqa xaqa ah hayna waafajiyo

  • @HalanePro
    @HalanePro 2 года назад +2

    Run ahaantii waa cimri qaadasho Weyn ay tahay ina lagu cimri qaato allaha ku xifdiyo shiiq mustafe 😭😭❣️🙏🥺

  • @JunaidAbdirizak
    @JunaidAbdirizak 14 дней назад +1

    Wllhi wa vedeo Aan ugu jeclahy sh mustafe Allah cimri dheer siiyo ❤

  • @mustafmohamed9465
    @mustafmohamed9465 3 года назад +27

    2021 Still listen! to the best motivation Person Dhiiregeliye sh Mustafe Ilahay cimriga,cafimaadka Alle haku xifdiyo,janatul firdowsa haka waarabiyo.

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 Год назад +5

    msha alh sheikh mustafe alle janada ha inagu kulmiyo ❤️🥺

  • @MohamedHussein-oh8cd
    @MohamedHussein-oh8cd 4 года назад +4

    Masha Allah tabaarakalah sheikh mustafa. ❤
    Ilaahoow cabsidaada quluubtayada kabuuxi yaa rabbi aamiin

  • @samsamcadey156
    @samsamcadey156 Год назад +2

    😭😭😭♥️shkikh mustafa wa ilmeyey wlh

  • @Hayatim32
    @Hayatim32 2 года назад +2

    Alle Ha Ku barakeyo Sheekhul khuyukh ❤️

  • @jeydiatoore2259
    @jeydiatoore2259 5 лет назад +26

    Sh mustafa wax badan ayad ifaidesay run ahanti anigo lunsan waxa ilahey sababay in wacdigan sabab unaqato inan jahilnimada ka baxo mashAlllah alle ajer haka siyo inbadan

  • @متععقلك-خ4خ3ظ
    @متععقلك-خ4خ3ظ 6 лет назад +8

    *Sh.Mustafe Sh. Ismaaciil Haaruun بارك الله لك..*

  • @rajoonline2137
    @rajoonline2137 6 лет назад +12

    Sheekh mustafe haruun allah dartii kujecelahay
    Allah haku xafido

  • @siciidaxmedjamac3385
    @siciidaxmedjamac3385 11 месяцев назад +2

    Ilaahoow khaatimada khayr noogu khayim😢

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 9 месяцев назад

      Allahuma Aaamiin

  • @ZeelloEntertainment
    @ZeelloEntertainment 3 года назад +1

    ilaahoow Yaanaanu Saaqidin Maalinta Aakhiro Ee Saaqidnimo Ka Wayni Aanay Jirin

  • @Mohammed-jr4hq
    @Mohammed-jr4hq 3 года назад +9

    still wa Dawanayaa Ilaaahey Ha Nagu Anfaco Wacdiga Sh Mustafe
    👉12/01/2021👍

  • @kikikiki821
    @kikikiki821 5 лет назад +11

    Jaza kallah sheekh mustafe aad baan uxiiseya inan marwliba dhaygysto isga kuguma qaylinyo si fudud ayad wax uga fahmaysa

  • @xigmadahanolashamisir5068
    @xigmadahanolashamisir5068 6 лет назад +13

    Masha allh wlhi Alle dartiiis aya ku jeclhy 😥😭💝 Allow janad kugu arsuq🙏💝

  • @mohamedmalin120
    @mohamedmalin120 5 лет назад +2

    Markaas mashquulo oo aan shaqada heads dunida igufogaayo waxaan usonoqdaa digriga ilahey iyo muxaadaroyinka markaas ayaan xagaa qalbiga iidagaa walaahi diinta wanasiixo waxaan daremaa daganaan iimaankana wow iibixsamaa ilaahow iibarakee intii Muslim ah ubarakee iimaankoda aamiin yaarabi

  • @Darkasuugaanta166
    @Darkasuugaanta166 9 месяцев назад +1

    M.sha allah dhab ahaantii waan qiirooday allaha ku barakeeyo sh mustafe h.ismail

  • @abdirisakmaryama.9702
    @abdirisakmaryama.9702 6 лет назад +13

    Jazakallah Sheekh mustafe Alle haku bara keeyo
    Sidookale waad mahad santihiiin Al nasiixa

  • @kuriyalyrics572
    @kuriyalyrics572 Год назад +7

    Who still watching 2023❤

  • @engqambi1189
    @engqambi1189 5 лет назад +25

    kama caajiso kamana daalo muxadaradan waan jeclahay qalbiguna wuu iigu dagaa masha allah ilaahey cimriga ha ku barakeyo sheekh

  • @OceanPost1
    @OceanPost1 2 года назад +2

    اللهم انت الغني و نحن الفقراء

  • @michelemadia
    @michelemadia 2 года назад +2

    QalBiGa Ayuu itaaBta SheeKh mustafa Alleh Ha Barakeyo 🤲

  • @adnamaxamud2720
    @adnamaxamud2720 6 лет назад +23

    ماشاء الله
    جزاك الله خيرا وجزاء
    يا شيخنا الفاضل .

    • @hafidmohamed7602
      @hafidmohamed7602 5 лет назад

      Mancha allah sh mustaphe waa nin qaaliya alle caafinadka Iyo cimriga ha u barakeeyo

  • @chafeyare
    @chafeyare 4 года назад +255

    Who else still watching this 2020?? 😘😘😘☝️☝️❤

  • @nimcoyuusuf8886
    @nimcoyuusuf8886 5 лет назад +6

    شيخ مصظفي حاج اسماعيل هارون 😍😍
    wlhi zaaxibul caqli alleh ha barakeeyo sheikheena mufakarka soomaaliyeed

  • @hubsasho
    @hubsasho Год назад

    M.a sheikh mustafe alle dartii sheikh aan u jeclahay allow adiga iyo inta muslimka ah oo dhanba jannada nagu kulmi

  • @dmohamed
    @dmohamed 2 года назад +1

    Alle subxaana watacaalaa ha xifdiyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, waa macallinka nololeed ee Soomaali haysato.

  • @queenmoha9098
    @queenmoha9098 4 года назад +4

    Ameen yarabi jazakllh kheir sheikh mustafa waxa thy dhira galiyaha nolosheyda ❤❤❤❤😢

  • @abdifatahabdinasirahmed3234
    @abdifatahabdinasirahmed3234 3 года назад +2

    Kalmado kooban oo 10 daqiiqo oo qalpigaaga gilgilaya
    Sh .mustafe haaji ismail haruun❤❣💯

  • @abdimd1046
    @abdimd1046 4 года назад +9

    Mash'allah I love this sheikh mustafe I'm from Ethiopian but knowing little somalia language

  • @nasirshiekh5927
    @nasirshiekh5927 2 года назад

    Masha allah sheekh mustafe yaa rabi culumada u barakee cimriga. Kuwii weelayana rabi ha inaga dhigo

  • @muna__hasan208
    @muna__hasan208 2 года назад

    Alle cfmdka io cimrigaba ha ku siyaadiyo sheikh mustafe waanu ku jcelhee🤲🤲🥰
    Aamin yaa allh alle ha inaga yeelo kuwaas🤲🥺