fecebok Wuxuu Fadeexeeyay Suufiyada ||Sh Xasan kaafi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • ✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
    COMMENT✔ Thank You✓
    fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
    / @zaadkaaakhiro4727

Комментарии • 80

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanSaiid-rr4ez
    @AbdirahmanSaiid-rr4ez 2 месяца назад +4

    ماشاء الله تبارك الله شيخنا الفاضل الله يحفظه

  • @juudarejaamac7169
    @juudarejaamac7169 Месяц назад +1

    Alaah haku xifdiyo

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 2 месяца назад +2

    Waar suufiyiinta qabuuraha ka Shalaada ee dad dhintay ee ku sheegaan Awliyo barya waxaan kula talin laha inay Allaha Raxmaanka ah ka baqaan kana xishooda. Rabiyow midka toosan na mari if iyo Aakhiroba. Sheekh mahadsanid.

  • @رشيدعمر-ج1و
    @رشيدعمر-ج1و 2 месяца назад +7

    Waxay gaadhay xiligii suufiyada dhamaanayeeen

    • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
      @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 2 месяца назад +2

      Suufi maciniisa soo barta
      Ceyda iska daaya
      Ahlu sunna waljameeca
      Kor Allaah ha ka dhigo
      Cadowgooda cagta hoosteeda Allaah ha galiyo
      Inta diinta sida qaldan ufahantayna
      Allaah ha soo hanuuniyo

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 2 месяца назад

      habaarkiiina waa ku badanayaan. wahaabiya baabaday

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 2 месяца назад +4

    Asc iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis

  • @hamseizhqi9554
    @hamseizhqi9554 2 месяца назад +4

    Allaha xifdiyo shikheena xassan kaafi cilmi

  • @MaxamedGuuled-q8q
    @MaxamedGuuled-q8q 2 месяца назад

    Mahdsanid Sheikh Xasan kaafi

  • @ShaakirJaamac
    @ShaakirJaamac 2 месяца назад

    Manshllh sh gulYso

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 месяца назад

    Sufiyiinta Allah kabaqa oo iska daaya shirkigga,

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr 2 месяца назад

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا الفاضل

  • @AbdulkadirHussein-h1n
    @AbdulkadirHussein-h1n Месяц назад

    Scw scw scw scw scw

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 2 месяца назад +1

    Jazakalah sheikh

  • @abuxananxanan4923
    @abuxananxanan4923 2 месяца назад

    حفظه الله ورعاه شيخنا الفاضل

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 месяца назад

    Sh Cayda Waa Reeban tahay

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 2 месяца назад

      caay kama xishooodan iyo beeen wahaabiyo

  • @AliMohamed-g7u
    @AliMohamed-g7u 2 месяца назад

    Allaha ha ka ajir siiyo sheeqena runtii waa kalimad kuso aday xili u munaasab ah

  • @MaxamedXasan-x5q
    @MaxamedXasan-x5q 2 месяца назад

    Shukran

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 месяца назад +1

    Waa wada soomow oo miidhan waa washeen laakin waxa ka liita kuwa raaca oo caamada ah dadku waxbuu bartaa meesha lagu romaday waa mudug taa dhexe

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 2 месяца назад +2

    Shikh xasan kaafi ilahey qeer hku siiyo. Suufiyo ilahey hasoo hadeeyo

  • @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ
    @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ 2 месяца назад

    Wllhi waa runtaa Sheikhoow

  • @AliSicid
    @AliSicid 2 месяца назад +1

    هل الصوفية شكلها اكبر ام اصقر

  • @al_tauhidchannel4526
    @al_tauhidchannel4526 2 месяца назад

    كن علي هذا ولاتغير

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 2 месяца назад

    ماشاءالله

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 месяца назад +1

    Suufiyada hilifaha haloo qaado markii laga aamusay ayay wax ismoodeen

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 2 месяца назад

    Suufiyo Dad Diin iyo Duunyo midna uma roona qabuuro dhiig lagu daadiyo waa hawshooda

  • @فاطمة-ف1ط1ث
    @فاطمة-ف1ط1ث 2 месяца назад +2

    Ale hasohadeeyo

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 месяца назад

    Qilaafku ha waaro

  • @al_tauhidchannel4526
    @al_tauhidchannel4526 2 месяца назад +1

    Suufiyo way ka gaalnimo badan yihiin mushrikiintii qureesheed.
    Shirkul akbar.kitaabada aad sheegtay waakuwa dalil u ah kufrigooda.

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 месяца назад

    Suufida allah soo hanuuniyo

  • @abdulkadirali6712
    @abdulkadirali6712 2 месяца назад +4

    Al shabaab dilaaga halista ah, maad umada oga digtid

    • @AhmendyJully-tx5xe
      @AhmendyJully-tx5xe 2 месяца назад +2

      Hadey kudileen MAAD hadasheen Allah UGA mahad celi amniga aad heysato Alshabaab la.aantood Ethiopia ayaa kuduleysan laheyd nacasoow

  • @MaclinaxmedSaalim
    @MaclinaxmedSaalim 2 месяца назад

    شيخنا شيخ حسن كاف حفظه الله

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 2 месяца назад

    Suufiyo hada waa lafahmay Cidina ku Kadsoomi mayso

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 2 месяца назад

    wahaabiyo. anaga waxaan joogna qurbe suufiyada waaba ku farina aragooda bent wahaabiyada qof dhageysan ma jiro wahabiyo suufiya ku waalateen dadka aad qarxineysaan oo dileysaan. Allaha ha idin ka badbaadiyo

  • @Hadaf-Yeelo
    @Hadaf-Yeelo 2 месяца назад +1

    Hadii qolo kasta kii xun ee magacooda sheganaayo lagu xugminaayo SH Cali Dheere iyo kuwo ka xun aa adinka mid ah oo dadka muslinta ah laaya ayagoo dhahay Ilahey baan ugu dhawaanenaa Qofki xun haliska qabto Wahaabi iyo Suufi lkn hadii Wahaabi xumaado inalgula xugmiyo ma rabtid Suufida waa sidaas okale 2diinuba qeyb xun iyo qeyb fcn waa leedihiin dad cirka kasoo dhacay oo dhowrsoon haiska dhigina 20 sano iyo dheeraad waxa umada somaliyeed lagu baabiaayo waa fikir adinka lidiin soomaray aas aaskiisa ama aad idinka aas aasteen si aad Suufi uga adkaataan waxana ogeyn markii maxaakiimta qabsatay koofurta wadanka inaa si hoose ula dagaasheen suufi hadii 6 bilood kadibna wixii idinku dhacay waalawada ogaa dulmigiini ayasoo baxay Suufi iyo Wahaabi midna Jano nama geyn karo Allah xaqa hana tuso walalyaal

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 2 месяца назад +1

      Aaway suufi dhahaaya kuwaas waa naga fuuntoobeen ee waxa ay sheegaan yaa naloo qaban , bal keen car ayaga oo ku khalad xukmihaa oo diinta waa u gaftay dhahaa .
      Qadka ayay ku jiraan wadaad suufi ah oo leh kacbadi waa lasoo raray oo dhuusa mareen iyo mid kale oo leh janatul firdowsa ayaa halkaan noo taal oo lasoo raray la celina maa ilaa aad ka gashaan.
      Suufi radinaa keen .

    • @Hasanali-kt2xh
      @Hasanali-kt2xh 2 месяца назад

      Sdeer boorka iska ilaali . Cali dheere wa nin dhiig muslim xalalaystay xukunkiisana wa la yaqaan ...

  • @Xusenxasan-n1z
    @Xusenxasan-n1z 2 месяца назад

    KALIimada laa ilaaha ilalaahu muxamada rusuululaah majira miyaa

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 2 месяца назад +2

    Allah ha ku soo ku soo hanuuniyo
    Diinta baro
    Qof cilmi leh saan uma hadlo

    • @yusufwarsame1460
      @yusufwarsame1460 2 месяца назад +2

      Alle ha ina wada Hanuuniyo,
      Cilmiga uu ku hadlayo ma mid ka wanaagsan baa jira (cibaadada oo Alle loo keliyeeyo)

    • @ShaakirJaamac
      @ShaakirJaamac 2 месяца назад

      Waqtigii qabtiga wa la dhafay

    • @Aishakulan
      @Aishakulan 2 месяца назад

      jaahil dhagaweyna tahay waxo shega ma fahmi katid canjeradada dubo culumada afkaga haku tagine

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 Месяц назад

    😂😂😂wa-daad Argigixisaa uma xumid
    Umada Somaliyed idin ogaatay
    Ma Diinta dhigaysa in qof salaad kasoo baxay in inta masjidka hortiisa lagudilo layiraah-do Allah akbar wan kujihaaday
    Umad-muslimiina inta la isku qurxiyo laleeyahay galaan usoconay wa noo jihaad
    Janaan kugalaynaa

  • @EliyazAli-k4o
    @EliyazAli-k4o 2 месяца назад

    Suufi wa fashilanyihiin..😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 месяца назад

    Waa nimankan suufiyada waa niman waashay waxba lagama dhaadhicin Karo waxay qaateen been khiyaali iyo waxaan jirin oo been cadah

  • @NuurMaxamed-ny2zq
    @NuurMaxamed-ny2zq 2 месяца назад +2

    Waa wahaabi diinta islaamka saxda ah baro ilaahay hakuso hanuuniyo waa maalin qamiise

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 2 месяца назад +3

      Oo shirkiga ka fagow Alle Bari miya ku dhibaysa

    • @NuurMaxamed-ny2zq
      @NuurMaxamed-ny2zq 2 месяца назад

      @@abdulkadirsheikh7671 baro diinta islaamka saxda ah ee wanaagsan

    • @BashirMaclin-so3ps
      @BashirMaclin-so3ps 2 месяца назад

      O

    • @NuurMaxamed-ny2zq
      @NuurMaxamed-ny2zq 2 месяца назад

      @BashirMaclin-so3ps (sam 0.0 wahaabi. Khawaarij) ahlusana waljameca 1sax dadka Soomaalida ahi badanka waa shaaficiyo fiQhi ahaan ashcariyo caqiiddo ahaan qaadiriyo ama axmadiyo ama rifaaciyo dariiqo ahaan ) waxa tahay jaahil mana is ogid

    • @BashirMaclin-so3ps
      @BashirMaclin-so3ps 2 месяца назад +1

      @@NuurMaxamed-ny2zq haye caabud illaahay kaligii oo ha caabudun sheekh camalkiisu ko

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 месяца назад

    Kufaaru.qureeshtii.dhahaayay.ajacala.aalihata.ilaahan.waaxidan iyo.suufiyada.waxba.ismadhaamaan

  • @CbdiJamac
    @CbdiJamac 2 месяца назад

    Shekha x.l. ma aqonin madaxweynihi o cimamad so qaatay an umaleyay

  • @Xidigamogadishu
    @Xidigamogadishu 2 месяца назад

    Beenta ka dhaaf culimada haana isku wada xambaarin msubaglayaasha ku qaraabta been abuurka shiiq ubees iyo shiiq cabduqaadir jeeylaani waa wxn cilmi laheen dad umawiyiin iska harawsada si aay u dhacaan hawaabiyadana w waay ka buuxaan suufiyadana waay ka buuxaan ayagana kuwa dadka qarxiya argagaxisada ah ma hawaabiyaa loo saari karaa yaa arkay culimada tafsiirka iyo diinta u saaxiibka ahoo suufida oo wxaas ku wareegeeysa mxaad beenta u sheegtaan war illaaheey ka cabsada subaglayaasha iyo dadka wx qarxiya labadaba waay qaldanyahiin

  • @thewisetzar5363
    @thewisetzar5363 2 месяца назад

    Somaliland = Jadiidiyo bakthi

    • @AadanMaxamuud-bj2kn
      @AadanMaxamuud-bj2kn 2 месяца назад +1

      Suufi yadu meel wal oo ay joogaan ala ha sooha nuuniyo

  • @barkhad100
    @barkhad100 2 месяца назад

    Jaahil afar afcarabi ah bartay,waraabe dad cuna o geed ismarisa.dadku imika diinta way barteen waxaad tihiin wa barteen.Imisa laguugu shubay..😂😂😂Mr Mik

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 месяца назад

    Wahaabiyo inkaarqabayaal imada😂in aad leyseen iyo in aad xoolahooda dhacdeen ayaad ka dhigteen waxa tihin mashruuc reergalbeed umada allaha idinka qabto

    • @DarkscapeHorror
      @DarkscapeHorror 2 месяца назад

      Ilaahay Qeerkiisa oo labaryo kasoo hadal shirkigiisa

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 2 месяца назад +3

    Wahaabi dhiiga muslimka yaa u baneeyey. Haddaan adiga kaa figrad duwanahay ma gaal baan ahay. Gaaleysiinta dadka leh لااله الاالله oo salaad iyo soon kii soonkiina soomay dhiigiisa ayaad dhahdaan ilaah baan ugu dhawaataan diintaas ma heysto mana qaadan doono yuhuud mashruuceed baana u arkaa

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 2 месяца назад +1

      Ma ilaahay ookaliya caabud ayaad diidantahy legend 😅😅😅

    • @ib1244
      @ib1244 2 месяца назад +1

      ​@@MukhtarIsmacil-b1y
      Hhhhhhh intaas buu diidan yahay ka waran uu dood ka keenaayaa

    • @Masago2025
      @Masago2025 2 месяца назад +1

      Qofka si awsan u ogolaan talada waxaw ku wareegaa meel aan muuqan ..wahaabiyo iyo khawaarij dhiiga umada labaneysto iwm midns kamuu hadlin shikha kaliya ilaah caabud cibaadada u khalis uma muuqato wax dood laga keeno

    • @ShaakirJaamac
      @ShaakirJaamac 2 месяца назад

      Adiga naftadada ka hadal.QABRI DANBE MAYA

    • @سميةعبدرزاق
      @سميةعبدرزاق 2 месяца назад

      suufiyo mushrikiin qbuuriyiina sufiyo shacabkii gobalada dhexe kulaayeen way ilaaween intay kursi ucarayeen suufiyo ciidan itobiyaan

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 2 месяца назад +2

    wahabiyowaa wasakh
    waxaa layiri waran kaaciliya war kaama ciliyo muslimka ayey kaalay siyaan

  • @MaxamedFaarax-jw8gy
    @MaxamedFaarax-jw8gy 2 месяца назад +2

    War wadaad xun oo ush ah oo qudhun ah waxbana garanmaysid wahaabi xun baatahay

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 2 месяца назад

    Waadada sucudigu lacgta siyo ee fidiya ina masajid laysku qarixiyo ee digoga xalaashaday