Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Ilaahay Somaliland haka badbaadiyo wixii aan Kheyr u lahayn ee safarkaa ku duugan 🤲🏾
SO24TV wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️ madaxweyne daacad ah
😊😊😊
🎉
Maasllall wallk ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuulllll ❤❤
Wariye qaliya
10kun askari S.Landers oo ay maal geliso Immarku ayaa ka mid ah arimaha MW.Ciro u joogo Imaradka. Waa guul guul s.land. xog.H/Awal ee UK.
Guul wataye qaliya
Maasha Allah haddii ayruntahay waa kheyr iyo barwaaqo.
Somaliya ma aha Dal si buuxda u madaxbanaan ama "Sovreignity" leh mar hadii (1) ciidamo hubaysan oon ogolaansho ka haysan Xukuumada joogaan dalka iyo (2) mar haduu dalku u baahday inay ciidamo shisheeye ilaalinayaan amaankiisa.
Wargaleen
Maasha allaah kanxoo nafta waaya kuwii lahaa ciro wuu lumay kkkkkk dumlamaasi geesiya yaa helibkara sirtiisa geesi garxajis allow cadawgaaga jabi aamin aamin aamin yaarabi 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 heego kanxoo nafta waaya kkkkk
10 kun eed ku faraday maha ciidan SL lotabarayo e wa ciidan uu Emaaradku isagu tababaranayo oo rer SL ah ciidanka SL ragi galilaha ayu isagu ka kaxaysanaya indheer garad noqda oo indhow garad hanoqonina 💚🤍❤️
Emaaraatku miyuu iibsanayaa Somaliland? Waxa ii muuqda wax Cabsi weyn leh. Eebow naga ilaali Yahuuda.
😂
Guul Guul. S.land.
Saxaafada dawlada uma baahin tu madaxbanaan ayan u baahanahay laçage u ma baahin de aqoonsi ban doonayna
Aqonsi ban donayan 😂ma bad in lagu badasha
چوھدری
Emaaraatku miyuu iibsanayaa Somaliland? Waxa ii muuqda wax Cabsi weyn leh. Eebow naga ilaali Yahuuda. waad baahantahay looma bahalo cuno.
Arrinta ciidamo isaga ka amarqata iyo saldhigasi military ba waqalad yaa dalkaga ku difaacaya marku 10 kun oo askari uu qorto qof kasta imaaradku isqoraya yaan lasiin saldhiga military u donayo 10 kun marku qorto maxa adiga ku hadhay caqligu hashaqeyo madaarka berbera noqotay dalkisuba madaaru leyey cidu dono hakaga duulo masaafana wu udhowyay dagaal yuuna kuso jiidin
Waar maanta sheeko ciyaal ayaad wadaa hadaanad war dhan hayn yaa sheegay ma xukuumada soomaliland waxay sheegtay inuu la kulmay aduu halkeed ka keentay intii lacag kaash la qaadan lahaa waa lacuni lahaa waa sheeko ciyaal