Odaygii maalmahan sidiisii ayuu ku soo noqday awalba madoobayso ayaad is marin jirtay markaan giridhi ayaad u ekaatay odayga maalmahan waa cabsaday hayeey waa lagu soo qabanayaa maalin dhaw inteed galee.
kkkk, Axmedow Jubalan waxad kusoo goobtey hal degmo sideed lagu yeelayaa, mideeda kale xamza lama haayo meel uu ku sheegey Jubaland baan duminayaa ama ladagaalayaa, keliya maamul ayay ishayaan ee ninka iska dhici ama meesha kaga dhaqaaq, asagana yuusan ku mar marsiyoonin axmed meesha waa uu curyaamiyey ee si kale hakugu weeraro. ilaahay ka baqa shacabkaa u baqa.
Xamza juba land duulaan kuma ahan ee waxa uu ku yiri fadlan kursiga ka dag ayuu ku dhahy ama doorasho loo simanyahy. Kenya ayaa meesha kugu heyso ee ma awoodeen in aad intaas heysatid
Dagaallka Jubaland Lala damacsan yahay, Itoobiyaanka Baydhabo Jooga ha loo leexiyo.
Sharciga la sheegayo ma midka Maamulka SSC Maamul U diiday baa oo Somaliland U Hambalyeey Baa?
Sharcigaas Sharci Toosan Maaha waanan Diidnay.
Guuuul Ahmad Ma Dooobe Guuuuuuul Ahamd Ma Doooobe ❤❤❤❤❤❤❤❤
Hambalyo Ahmed islam ☪️
2030 madaxweynaha la doortay waa Axmed Madoobe ! Yaab
2030 Axmad Islam baan U coddeenennaa.
Geeesi geesi dhalay
Tolnimo meytagtay sheegtay😂😂😂😂😂
😂
Anagoo boorama joogna ayaa beentaaada og
Hadad tahay absame Doqon baa tahay.
Hadaa tahay samaroona adigaa difaac u baahan
Booramoow Reer Jubaland waa xor ee adigu isa soo xoree!
🎉 happy 🎉
Guul Ahmed Nuur guul jubbaland say no to Hassan munafaq.
Ahmed uur Madoobe benaleh
Allah ka Baaq
Yaa ku aaminaaya toban weji kusiga dhiig inuu ku daato mahane maba ka kacdaan
Wadar iyo waaxid kebaa walan madaxweyne kasto yimada isku taag
Ma mooryanka an xishoon xata meytadi qabuuraha kaso faagay a muqdisho lagu ilaaliyo meel u xukumo an jirin miya madaxweyne ku ah adiga
Xasan sheekh baa ka xun ama la mid eeylaha
@@bby6alaah run bad nidaa
Beenlow ilaahay aa ka baqayn hada markaw isku caano shubay ayaw leeyahay wada hadal ayaan diyaar u ahay hhhhhhhhh
Mid kasta oo somali joogaa waa been loow xasan sheekh munaafaq koow ka yahay
Jubaland adaa lagaa qabanayaa
Odaygii maalmahan sidiisii ayuu ku soo noqday awalba madoobayso ayaad is marin jirtay markaan giridhi ayaad u ekaatay odayga maalmahan waa cabsaday hayeey waa lagu soo qabanayaa maalin dhaw inteed galee.
kkkk, Axmedow Jubalan waxad kusoo goobtey hal degmo sideed lagu yeelayaa, mideeda kale xamza lama haayo meel uu ku sheegey Jubaland baan duminayaa ama ladagaalayaa, keliya maamul ayay ishayaan ee ninka iska dhici ama meesha kaga dhaqaaq, asagana yuusan ku mar marsiyoonin axmed meesha waa uu curyaamiyey ee si kale hakugu weeraro. ilaahay ka baqa shacabkaa u baqa.
Xamza juba land duulaan kuma ahan ee waxa uu ku yiri fadlan kursiga ka dag ayuu ku dhahy ama doorasho loo simanyahy.
Kenya ayaa meesha kugu heyso ee ma awoodeen in aad intaas heysatid
Beenaale ,somalinimo ku dhuumanaya
Hier Mr farmajo a utilisé Hassan Ali kaireh, et aujourd'hui Hassan Cher utilise par hamzeh
wr sidii xamse mad gobaydid😂
Kismayo dictator
رإيس المنافقين احمد
رؤية المنافقون حسن شيخ