Barnaamijka Goo goos oo aad u xiiso badan "Ali Harare iyo Kawsar Abdillahi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 27

  • @qabyoninweyn88
    @qabyoninweyn88 10 месяцев назад

    Na'iima naya yur. Shamsa shax iga dhiib. Allah u wada naxiisto.inta dhimatay insha Allah

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Год назад

    Masha-Allah what a beautiful song

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад

    Masha Allah waa hees qiimo leh walaahi aniguba hablo baan dhalay 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 Год назад

    Maasha allaah,
    Waa hees aad u qiimo badan,

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Год назад

    Kawsar waad xijaaban tahay mana xijaabnid masarka sifiican u saaro timahagaa muuqda😊😊😊😊😊

  • @mahamedcabdirisaq8535
    @mahamedcabdirisaq8535 Год назад

    Marshaale Makudartey? Su aashii ugu qaalizaneyd dunda?❤❤❤❤❤❤

  • @souguehbenegueh9344
    @souguehbenegueh9344 Год назад

    Gafaneh Djibouti

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Год назад

    Very good ❤❤

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 Год назад

    Manshaallah

  • @newadalempire1055
    @newadalempire1055 Год назад +1

    Iyo kawsar dhuubo

  • @abdikadirosmanshamin848
    @abdikadirosmanshamin848 Год назад

    Ali xaraare ilxun kuma aragto

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 Год назад

    Mashaallah 😢😢

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Год назад

    Mashaallah

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 Год назад

    Awkoombe 1950 Banki ayuu Xisaabiye ka ahaa ma ahayn ciyaalka xaafada

  • @SomaliIntelligent-o1p
    @SomaliIntelligent-o1p Год назад

    jow kow now waxan hees maha ee wa sheeko jow kow now hadana bow qoto qoto miyaad nin ugu radinaysa gabartaada huda

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 Год назад +1

    Mashallah Ali that’s was beautiful song Congrats♥️

  • @LovelyLive-nv2px
    @LovelyLive-nv2px Год назад

    ♥️

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Год назад

    👍👍👍👍

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 Год назад

    Wahbaaaaa kadhi,i ,,,sisintah iimey

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Год назад

    💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohameda_dahir5182
    @mohameda_dahir5182 Год назад

    Hhh cali xaraarow xagee ku noolyahay awkuuke

  • @cabdimahamud
    @cabdimahamud Год назад

    Gabadha waxaan umalayn lama qabo nin haduu qabo maysan soo fariisateen

    • @abduge1237
      @abduge1237 Год назад

      Jaahil baa tahay. Gabhu Waa wariye shaqo bay ku jirtaa. Maxaa ku jira in ay weriyo noqoto yadoo la qabo.

    • @cabdimahamud
      @cabdimahamud Год назад

      @@abduge1237 walaale cay iskuma lihine wariye nimo noo caan ooma naqaano waa Chanel RUclips ah ,adiga oo tell phone kaaga haysta ayaad gali kartaa

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 Год назад

    Ninkani xareere waaqof liita wxnarky hooyo xanuusanysa imnka hindiya kumqan wxykacodsaty sidiii liisheegy caawimo wuuu Diddy dadna wyisuxigeen sorry hooydiii walcaawiyay dhalinyr reer hrgdaa ukvdy waaxwyaan akhs

  • @ahmedjama5524
    @ahmedjama5524 Год назад

    Maxaa lagu fasiri karaa hadalka Maxamuud Xaashi???
    Hadalka Maxamuud Haashi annigu Waxaan u Qaatey innuu ahaa Sarbeeb uu kula hadlayo labada dhinac ee isku horfadhiya Tuulada oog, Gaar ahaan Shacabka reer Somaliland oo uu si dadban Wax ugu Iftiiminayo!!!
    1. Wuxuu la hadlay SSC iyo Puntland. Wuxuuna Sheegay iney guuleysteen oo ay ka adkaadeen Maamulkii Muuse Biixi, Sidaa awgeedna ay iyagu xaalada ka dhigi karaan Nabad iyo Colaad midkey doonaan. Isagoo dalbaday ama Codsadey in Maxaabiista badan ee laga hayo reer Somaliland looga axsaan falo. Maxaabiistaa ayaa la sheegay iney beeshiisa u badan yihiin.
    2. Hadalka uu la hadlay SSC iyo Puntland oo uu guushooda ku Qirtay Waxay muujineysaa in Maamulkii Muuse Biixi ay Jabeen oo aaney Jirin Wax danbe oo laga sugayo ama la Weydiinayo ee Taladu ay u taalo Waxgaradka reer Somaliland.
    Waxa kale oo hadalkaas ku sarbeeban in dadka reer Somaliland ee abaabulka dadaal laga dhex Wado uu u muujiyo in laga adkaaday maamulkii Muuse Biixi, Sidaa awgeedna Shacabka Somaliland ay fahmaan islamarkaasna loo baahan yahay Waan Waan si Nabad lagu gaaro Maxaabiista ka maqana laga soo baryo reer SSC si Nabad iyo Waan Waan ah oo aaney Jirin Fursad kale oo Xoog iyo dagaal oo lagu soo badbaadin karo!!!
    Waxay ila tahay innuu ka cabsadey Muuse Biixi haddii uu toos ula hadlo Shacabka reer Somaliland, Maadaama Maamulka Muuse Biixi iyo in badan oo Shacabka reer Somaliland Careysan yihiin. Waxaase lagu kala gedisan yahay Cida mudan in loo caroodo ama lagu eedeeyo guuldarada ku dhacday Ciidankii Somaliland iyo Waxay tahay Xaqiiqada Weli Carada lagu Qarinayo!!!!
    Sidaa awgeed fariinta uu u diray Garaadada SSC iyo Shacabka reer PL uu ula jeedo iney Wax ka fahmaan Shacabka reer Somaliland Meesha Xaaladu mareyso oo ay ka shidaal Qaataan hadalkiisa.
    Waxaa la filayaa in hadalkaa Mahamoud Hashi uu dhiirigeliyo dad badan kale oo reer Somaliland oo u badheedha Nabada, Waan waanta lala galo reer SSC iyo Puntland. Sidoo kalena Muuse iyo Maamulkiisii Fashilay oo iska daba Wareegaya loo sheega iney meesha ka baxaan iyadoo Colaada iyo dagaalka ay abaabulayaan laga horyimaado!!!!
    Hadalka Xaashi Wuxuu ka badalan yahay hadaladdii Faysal Cali Waraabe iyo Ciro oo aad Moodo iney raaceen oo uu kaxaystay Muuse Biixi iyadoo la arkayey iyadoo Faysal Cali Waraabe oo tuute Xidhan hadba meel sawir isaga Qaadayo.
    Si kastaba ha ahaatee Waxaad Moodaa Xaashi innuusan lahayn Awooda hadalka Cad ee Jaamac Shabeel, Xildhibaan Mohamed Abiib, Saraakiisha Ciidanka Buuraha Gacan Libaax, Boqor Buurmadow iyo Wax garad badan oo ka tirsan beelweynta Garxajis oo sheegay in Muuse Biixi iyo Maamulkiisii uu Fashilay lana Joogo Waqtigii Waxgaradka Shacabka reer Somaliland ay ka tashan lahaayeen siddii meesha looga saari lahaa loona heli lahaa hogaan Cusub oo ay Soomaaliland yeelato. Taas oo keentay in Fariinta uu diray Maxamuud Xaashi siyaalo kala gedisan loo Fasirto.
    In badan oo Mas'uuliyiinta Mucaaradka reer Somaliland ee aan kor ku sheegay Si cad u sheegaan in ay khalad tahay in talo danbe oo Muuse ka shaqayso Somaliland.
    Ugu danbeyn, Waxaa jira hadal kale oo lagu lifaaqay hadalkaan Maxamuud Xaashi oo uu ku hanjabayo iney dad laayaan ay shaqo uga harsan tahay. Hadalkaas oo la sheegay innuu jeediyey Xili uu laba Jufo oo isku hal beel ah kala celinayey si uu Maslaxad uga dhex abuuro isagoo ka tirsanaa Maamulka Somaliland ee hore 2017 laakiin hadda si khaldan loo turjumay iyo dagaalada Maamulada Somaliland iyo SSC.
    Si kastaba ha ahaatee, hadalkaan Waa bilow Maxamuud Xaashi Waxaana la filayaa innuu hadalo badan oo danbe oo ka cad cad soo bandhigo oo uu ku baaqayo Nabad, Wadahadal lala galo maamulada SSC iyo PL iyo in Isbedel lagu sameeyo hogaankii SL ee Fashilay isagoo kaashanaya Xisbigiisa Siyaasadeed iyo Xubnaha kale ee Nabada iyo Isbedelka Somaliland ka shaqeeya!!!