Sirta New York Times kashiftay Israilna ka carootay & hubka Mareykanka Siiyay| Xisbulah & Aliboorka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Sirta New York Times kashiftay Israilna ka carootay & hubka Mareykanka Siiyay| Xisbulah & Aliboorka
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 83

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 месяца назад +47

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 3 месяца назад +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fadumaabdiduale1624
      @fadumaabdiduale1624 3 месяца назад

      Asc.
      Sheekh maqaban karto wax aany qaban xamas waayo haday wax qaban karaan yaa ka waynaa qaasim sulaymaani .
      Xisbulaahna marba ka ufiican ayaa laga dilaa wayo waxay caado uleeyahiin booto taasina waa xeelat dagaal .waxa aad ay uga baqaan waa ehlul qasa❤oo muxaasira 19sano.
      C cadwaan wax uu ugu shaqeeyaa aad shiicada waxaana lagu ogaaday dagaalkii suuriya. Oo uu aad udifaacaa bishaar asd isga iyo dr.fowsi kaUSA jooga aad baay xaqiiriin uyahiin waayo waa shuuciyiin.

    • @nestehamohame
      @nestehamohame 3 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤❤ jizkumlahu qeyera

    • @Afdayl
      @Afdayl 3 месяца назад +1

      Sheekh courses kii waaraagay anaguna waanu kusoo eegaynaa waad naguradisay sheekh soodhakhso khayr hele😢

    • @Afdayl
      @Afdayl 3 месяца назад

      Sheekh sidee igu xayaysiin online Qur aan adoo mahadsan aan kuulasooxidhiidha ❤❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 месяца назад +6

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen falastiin

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 месяца назад +2

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 3 месяца назад +3

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 месяца назад +2

    Xisbullaah guul Bravo 💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸☪️☪️☪️🤲💪☪️☪️☪️

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 месяца назад +6

    Scw scw scw scw scw scw scw prophet Muhammad scw sheikh wacaleikum salam falastiin gull gobonimo ❤❤❤❤❤

  • @SaynabSalah-m9s
    @SaynabSalah-m9s 3 месяца назад +17

    Maya masolabnyan inshala yahudu way qaxyan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب العالمین

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 3 месяца назад +3

    Ilaahow caawi falastiin iyo dhamaan muslimiinta

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 3 месяца назад +1

    Sheekh sirta fakatey waa runtood waxeey rabaan in eey lacagta ka'jartaan kadibne hub'qaadis eey ku'sameeyaan jaajuus'badane eey sameeystaan, oo eey waliba dhahaan masaajidka deyrweyn oo dhagax'ah ayaan ku'soo wareejineeynaa.
    Kadib wax muslim sheegta looma'ogola masaajidka, shaqane kama'sooraadsan kartaan wadankeena.
    Sheekh waxyaabo badan oo aa naan ognahey iyo waxyaabo aan ognaheyba weey'sameeynaayaan.
    Mar'hore ayey hubka ka'dhigi'lahaayeen oo eey dhihi'lahaayeen askarta falastiin magaalada iska'dhiciya, juuq qofkii dhahane madaxa ayaan ka'tooganeeynaa.
    Sidaas ayey dhihi'lahaayeen ee dhowrkaan qof ee xamaas ayey mari la'yihiin kkkkkkkk.
    Waxeey is lahaayeen hal week labo week xamaas ku'soo tirtira kadibne askarta lixda kun ee falastiin hubka ka'qaata oo askartane kala'dira kkkkk sidaas ayey is'dhahaayeen fula'yaalka hubka badan haaysto.
    Sheekh hada kadib maga'cooda waxaa la'dhahaa fulayaalka kkkkk.

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 3 месяца назад +2

    Xishbulhi iyo Iraanta Gantaaladoodu wax tarmaleh. Wax lagufaanana maahan. Waa faan iyo bakh bakh laftigooda yuhuuda lashaqayn iyo maraykanka. falastiintana way hoodaadin.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 месяца назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @MaxameddeeqCumarcabdi
    @MaxameddeeqCumarcabdi 3 месяца назад +4

    Ilaahow ugargar walaalahena rer falastin oo Cadowga ka dulqaad

  • @JamadFarah
    @JamadFarah 3 месяца назад +1

    Thank you shiekh for the information I live in tx

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 месяца назад +3

    Dagaalka Yuhuuda ay kuheyso Islaamka ma ahan mid qarsoni ah

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 3 месяца назад +4

    Aniga waxa la yabanhay wixi dhici lahay hadii
    Match, loqabto Israel iyo Hamas bes
    Hamas vs israel
    Waa la dubi laha israel sidi hilibka oo kale 😅

  • @MohamedDukow-n4y
    @MohamedDukow-n4y 3 месяца назад +4

    Cunsuriyad mahe wa yahuud

  • @ugaasarkaani
    @ugaasarkaani 3 месяца назад

    Qaxa ay qaxaeen qaxbaa kahoreyay inta hartana wey qaxi Donan insha allah

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 месяца назад

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 3 месяца назад

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 месяца назад

    dhulkan walba ma laheen reer falastiin xamaas maqawinda Alqsaam ❤❤❤

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 3 месяца назад

    Yuhuud allaha dhigo meel xun

  • @AliMiguil-xt3on
    @AliMiguil-xt3on 3 месяца назад

    Très bon journaliste .bravo. je ne rate pas ton information. MERCI

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 месяца назад +3

    ILLAAHAAYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW CAAWII WALAHEEN PALESTIN YAA ALLAAH YAA RAABII YAA YARAXMAAN YAA RAXIIM ADAA AWOOD LEEH ILLAAHAAYOW CAAWII

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 3 месяца назад

    🙏🙏 waa run 💪

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 месяца назад +2

    illahaya ha jabiya cadawaga isalanka Yuhud nacalada ha ku dhacada,Amirka inshallaha kuwa gula sanaya waa walaalah hamasa, xisabulahi kuwa qaxay waa Yuhud nacalada ha ku dhacada

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 3 месяца назад +1

    Ka guura wadamada gaalada soomaaliyeey inteey goorgoortahsy

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 3 месяца назад +1

    yahuud ayago dhul eyesan laheyen ayago dagan ayey kibir iyo isla weyenini ku darsadeen Ilaheye idnku salid dowlad idinka awood badan

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 3 месяца назад +1

    Xageeku dembeeysey online course

  • @iyakeali7649
    @iyakeali7649 3 месяца назад

    @HORUFADHITV
    Asc walal Baal firsoo waraar cusb ayaa soo baxay oo falastiin ka hadlaysa hadi aad katagtay

  • @SacdiyoCali-ec3nx
    @SacdiyoCali-ec3nx 3 месяца назад +1

    Guul falastin❤

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 3 месяца назад

    Xisbullah ayaa u baxsaday hud hud markeda hore

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 месяца назад

    ❤wcs ❤

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 месяца назад +1

    Naagta ilmaha yar oo Muslim ah ceejada ku dili lahayd waa yahuudiyad

  • @HiboElmi-r5k
    @HiboElmi-r5k 3 месяца назад

    Alle haw gargaaro calamka islamka gumays iyo i cadalad daro ayey kujiran hadad sharaftii iyo cisadii alle kusiyey katagto halkaas aya kudambeyn

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 3 месяца назад +1

    #Kooorsadii maxaa kudhacay aga
    Xataa kama soo hadashid bee 🙄🙄🙄

  • @MaxamadCumar-wi2og
    @MaxamadCumar-wi2og 3 месяца назад

    Shiiq maxmd aad baan ula sucdaa barnaamijada aad soodesid marwaliba waan kumahd santhy sahqada aad uhaaysid bulsada

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 3 месяца назад

    Wll mahad sanid maanta waxay maraysaa ,maahmaahbaa tidhaah"waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqii doonaa,ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa!". Guul xamaas guul dhamaan islaamka AaMIIN
    ...Yaa Allaah

  • @mohamaxamuud-km4rc
    @mohamaxamuud-km4rc 3 месяца назад

    Asc. Horta xisbulaah iyo lubnaan maxaa iska gale

  • @Boqorejr10
    @Boqorejr10 3 месяца назад +2

    First comment

  • @osmansheikh6190
    @osmansheikh6190 3 месяца назад

    Asc, sheekh waad ku mahadsantahay sidaad noogu soo gudbiso wararka aduunka iyo sidaad u waaniso oo ula taliso soomalida maanta waxaan kaa codsanayaa inaad gaarsiiso dadka soomaalida meel kastoy joogaan inaan loo dabaaldegin wiiga xoriyada oo soo dhow waayo wax loo dabaaldego ma jiraan wadankii wuxuu ku jiraa gumeysi itoobiya iyo imaaraat gaar ahaan itoobiya ayaa wadankii heysata markaa waa in lagu bedelaa wiiga u ducenta wadanka , dadka soomaliyeed waxaan ka codsanayaa oon ku adkeynayaa in aaney meelna isugu soo bixin wax xoriyad la dhaho waa wiigii murugada iyo u duceynta wadanka

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 месяца назад

    Walaalow goormaat tabisay warkaan ma axadaa mise waa isniin waa ku wareernay fadlan nooshee malinta iyo bisha

    • @AmiiraBashiit
      @AmiiraBashiit 3 месяца назад

      Saacada maafiirisid 3 saac Leeba yaalaa

  • @toobaliin
    @toobaliin 3 месяца назад

    waa naag yahuud ah caruurta isku dayday in ay disho naagta sida wararka qaar sheegeen.

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 3 месяца назад

    Bilinkin wa yahuud o laba wajiile ah

  • @omaranisabriye1305
    @omaranisabriye1305 3 месяца назад

    Nakta asalkeda wa yahuud

  • @abdulkadirbarre7862
    @abdulkadirbarre7862 3 месяца назад +1

    Dal aan lahayna waa Darren ku ioog

  • @YasinBile
    @YasinBile 3 месяца назад

    Dawlad kusheektan daanta galbeed ee dhulka reer Ftn kajirtaa maxay ugahadlilacdahay mise iyadaba kulasocota?

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 3 месяца назад

    Kumanaan dagaalyahan oo ka kala yimid ciraaq , Iran, Suriya iyo Afghanistan baa ku qul qulaya Lubnaan si ay ugu biiraan xisbullag

  • @rooblemuxumedyuusuf4293
    @rooblemuxumedyuusuf4293 3 месяца назад

    Dacwada ciqaabteedu dhantahay 10 sano damiin malaha dadka halagu baraarujiyo, waxan rajaynayaa qaanuunka America in uu ka agdhawyahay.

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 3 месяца назад

    Maadaama ay. Xisbullahi soo sawirtay oo laga dilay sarkkalo, maxaa u ugu aarsaweyso waqtiga ay wax duubeyso, maxaa fursadaas uga faaideyso weydiu

  • @abdiwasahabdullah6151
    @abdiwasahabdullah6151 3 месяца назад

    Maxamud abas Dowladis majirto sidi marenkan iyo Israel qaban qorshahoda hadi dono xms ha tagero ama hadayo arin asago u talo

  • @BahatiNoor
    @BahatiNoor 3 месяца назад +2

    WWW❤❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 3 месяца назад

    WAR MAGACA RABBI DHAMAYSTIR. MAXAAD U KALA REEBI JAALLE????

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 3 месяца назад

    SC, hooyoyin Somalyed ee dagan Minnesota oo 4, 5 ama 6 Dabaal u wadayo, iyadoo hooyada eysan Dabaal aqoonin, marka HOOYOYINKA SOMALIYED EE ILMAHA MARKEY BIYAHA GALAAN, HOOYADINA EY TIKTOK GASHO, ILMAHANA EEYSAN DHANKOODA FIIRININ AYAA BUUXO. ILMAHAADA AYAA FIIRIS KAAGA BAAHAN. ABSENT FATHERS

  • @quran_kareem-k3d
    @quran_kareem-k3d 3 месяца назад +1

    😢😢😢😢 😢

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 месяца назад

    danta galbed falastiiniyiinta kunool waa dabaalyaal hurdoweyn kujire ilaahow hurdada kakici

  • @Cabdikadir_xusein
    @Cabdikadir_xusein 3 месяца назад

    Mesha wax badan aa la ogeen ka socdo. Israail waxey rabtaa dagaal iney lakasho xisbullah . Weyna ogtahay ineynan ku aadin lkn waxey raadinee qaab eyku isticmasho hubka nucler ka .weyna isticmali doonta . Umada muslimka allaha ka bad baadiyo!!

  • @nuurboukharihasan4740
    @nuurboukharihasan4740 3 месяца назад

    Sheekho Arimaha soomlida wadka hadasha badi wana ku mahadsantaahay arinka lkn soomalida Ethiopia 6 sano dagal lagu dhamaday aya ka jira dhulki soomalida aya la bobaya gobolka STTi inbadan oo kamada canfarta oo ayi Ethiopia hubka iyo sanad la daba jogto soomali badan aya guryohogi iyo hantidod labobay lana barakiciay hada ababul xog leh aya jiro soomalidu dhulbay so ceeshatay lkn Ethiopia canfarta u saftay waliba Dagalka kuso bartay
    Kaso hadal walal si locawiy ama lo duceye inu alle ka qabto cadoga Ethiopia ee isuso bahystay

  • @calijey8932
    @calijey8932 3 месяца назад

    السلام عليكم شيخ اسمي عبد السلام إبراهيم وأريدكم مساعدتي لأن المعرفة التي لدي لا تكفي لما أبحث عنه، أنا في وضع فعال للغاية لذا يرجى الرد على رسالتي لدي قصة لأشارككم

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 3 месяца назад

    waa yeli Karan sababto ah dagaalkii 2006 miya ma hubo markay israiil duqesay bayrud xasan Nasrallah wuxu yiri hadaa Markle duqeysan bayrud wuxu yiri xayfaa maabacda Tala abiib Ayaan duqeynena marka way duqeyn ran

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 месяца назад

    Alaha pelestine haguuleyo yahuud alaha hakashifo

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 месяца назад +1

    Mareykan ka hub ban udiidey Israel waxbo kama jiraan dagaalka wey isla wadaan Lubnaan balagu murmayaa hada marina dalkele oo lagu murmayo bad arki doontaa

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415 3 месяца назад +1

    Muxu qiran dagaalkaba isaga wadada sowmaha mareykanku

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 3 месяца назад

    Cmarkii cunsirinimo ladhaho ameeica cadaanka waxa kasi xun ajinabiga sida hada tan sanbuuqada weyn oo kale marki dagaalka xm bilaawday oo 40 ciyalay dileen ladhahay anoo gaarigayga soo korayo mid indho yara oo eet wadato intay i fiirisay fiiri cadow nimo ay socodka boobsisay cadan kuguma dagdagayaan way kafiirsadan

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 3 месяца назад

    Wadaadkan waa beenawaaas. Carabta waa laga adkaaday iyo muslimka labadaba. Muslimka. Waa fulayo. Dhamaantood waana dad aad u xun

  • @Muna-r2f
    @Muna-r2f 3 месяца назад

    Inay sheegaan maaha inta gantaal ee ay tuuri donan waa laga diyar garoobidoona dadkan miyanay siyasada dagaalka aqoon waxaad ku dagaal galyso sirtaada hadaay kaa sii hormarto soo lagag faa iidaysan maayo oo lagaga hor marimaayo intaadan adigu samayn iraan ayaa sii sheegtay inay weerar qaadi doonto waana taynu ogayn in lagisii diyaar garoobay
    Waar ha sheegina airtiina dagaalka

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 3 месяца назад

    waa ateist zionist ah kuligood ilaahay maba aamin sanaba

  • @gd9597
    @gd9597 3 месяца назад

    500,00 is 5 percent of the Israeli population, it is a lot of people for Israel

    • @Jacaylmohamed1
      @Jacaylmohamed1 3 месяца назад

      Adiga ruufiyaan miyaa tahay waxaan kuu arkaa in aad naqdinaysid hadalka wadaadkan
      Luuqad kalana wàad Ku hadashaye

    • @lulmohamed181
      @lulmohamed181 3 месяца назад

      Adigu maxaad yahuuda u difaacaysaa .ma I yagaad kamitahay halkaan iskaga bax lagaagama baah na

  • @AbdiMagan-hq1pg
    @AbdiMagan-hq1pg 3 месяца назад +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW S CW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW