Waa wacyi Galin sax ah xaqiiqda junsalaysan. Hog ha qodin hadaad qodana ha dhereyn maah maah.Guuna baa ahyd. Jilaysha. U horeeyo Actor libaax kabeeye oo aan aad u xiiseyo riwayadihiisa waa idin bogadinyaa sxbyaal. Film runta ku salysan shactirana ka marnayn weeye wlhi.6jeeraa ku cesheday horey u socda dhalinyaro
wlhi riwaaagadaan dhoor mar ayaa ku ceshtay masha allah maraaa halkaa oga gudpo sida aan aniga ula dhacay jilitaankeeda waxaaa kasii daran waa wacyi gelin hadan ku dayasho mudan sida adigoo dad lagaa dilay aadan dad waxpa kaa gelin u leen masha allah maskax dagan ayaa lagu alifay waxaa rajeenayaa kuwa aan ka yareesan in aad nala wadaagtaan
"waalkay maaha waa loo Soo seexshay aabahay " halkaa hooyo iyo walaal KU maqan sharafi Mee? Nacallaa shaydaa ku yaal hadakiisa dir diraha ah aadmiga ayuu uga dusaa.
Fadlan Hadaa kucusbtahay chanlka subscrib saar
Libaax kabeeye waa ku taageeraa horay u soco waxaa tahay jilaysha hada jira kan ugu jilis ficn wlhi
Kuusaaray libaax waa ku taageeraa
Kkkkkkk Magaca iska badal ... danahaga libax kabeye iskugu bixise ... fuleynimo daraded ayad intod garirtay ad tidhi "madi ban yahay io Kasi Wllkay mahin oo Abahay walo sex-sexiyay io kaftan ma taqanin "oo Wllka ayad dafirteyba Mr libax kabeye
Mr libaax horay u soco
Thnku bro
@@LibaaxkChannel aad kuu taageeraa waxaana jooga meelka baxasan dalka waan jeclahay riwaayaha. Hogol tuuseyleyntaa , oo ka hadlaya waaqa kajira soomaliya , waxaan sheekadaan Ku soo xasuustay hada ka hor ayaa anoo ka imid Nairobi ayaan boosaaso tagay waxaa isoo raadshay yar aan saaxibo horay u aheyn anoo yarkii lajoogo maqaaxi Ku taal meel yaqaan godka oo aan saas uga fogeyn dabakha dheer ee golis oo looyaqaan kumee aniga iyo saxiibkay oo halkaas fadhina ayaa waxaa nooyimid odayaal asaga la heyb ah asagu waa nin iska reer magaal ah oo wax xog ah mahayo odayaashii ayaa yiri lacag keen qaaran ah markaas ayuu yiri oo ah seydheheen nin reer hebel ah ayaa nin reer keenaa oo ina hebel ah dilay ayaan dhaweyd si kibir ah marka mag qaadan meynee lacag ayaan aruurinaynaa deedna sadex wiil ayaan u qorsheynaynaa in ay soo dileen nin reer hebel ah reer hebelkaas aygoobayaan waa aniga jifadeyda waliba ninka ninka dilay adeer labaad ayaan u ahay kkk odayaashii ayaa ku celceshay adigu mataqaan ninjifadaas ah oo u qalma ninkii kkk suuyiri maya. Ilaahay yaab ayuu ii keenay nimanka waxaa lasocda ninqori wata oo raba in uuwaxdilo kkk waana I horfadhiyaa kk kuwuu doonayana waa aniga iyo adeeraday kk intaan kacay oo yarkii salaamay ayaanku iri sxb kaar ayaan soo qabsanayAA KKK WAANA CARARAY TELKIINA WAANDANSADAY DEEDNA AROORTII AYAAN DIYAARAD KA RAACAY CAKU QABYAALAD WALIGIIN ISKA ILAALSHA BALMAXAAD ADIGU GALABSATAY
Hhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkk walhi makweye zxb waan ku wata like ta igu cabiyaa
Waa wacyi Galin sax ah xaqiiqda junsalaysan. Hog ha qodin hadaad qodana ha dhereyn maah maah.Guuna baa ahyd. Jilaysha.
U horeeyo Actor libaax kabeeye oo aan aad u xiiseyo riwayadihiisa waa idin bogadinyaa sxbyaal. Film runta ku salysan shactirana ka marnayn weeye wlhi.6jeeraa ku cesheday horey u socda dhalinyaro
Allaylehe waa la helay.
Kkkkkkkkkk ma qof baa imoodeen libaax kabeeye umadeena mahan walhi berkaa icasaday
Kkkkkkkkkkkkk walahi waad iga qosli siiseen
Hhhhhhhhhhhh maqof bad imooda kukaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Libaaax kabeeye keepgoing jilaa sare
Ma anaa somaliba ah ayuu taagan yahay wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hadalkeygu mid iska dhataqu ahaa kulahaa
😁😂😂😂
Libaax kabeye wa iska tagera wlhi
Kkkk
Hhhhh 🤣🤣🤣 waar waxbaa helay libaax kabeeye wallhi meesha waxbaa ka dhacay hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
wlhi riwaaagadaan dhoor mar ayaa ku ceshtay
masha allah maraaa halkaa oga gudpo sida aan aniga ula dhacay jilitaankeeda
waxaaa kasii daran waa wacyi gelin hadan ku dayasho mudan sida adigoo dad lagaa dilay aadan dad waxpa kaa gelin u leen masha allah maskax dagan ayaa lagu alifay waxaa rajeenayaa kuwa aan ka yareesan in aad nala wadaagtaan
Waryaahe libaax maxaadan caan uga eheen dunida? So nigaadan wiil hooga ku ah ruwaayadaha. Malaha adigaadan isku taxluujineyn. Waan idin taagersanahay dhamaantiin. Waxan is weydiyaa maxeey kuwa xamar iyo hargeysa uga daawasho badan yihiin bulshada kuwa jooga garowe. Aniga idinkaan taageero buuxdo idin ahay dee bulshada dunida isbara.
Ma qofbaad imooday kulahaa.😅😅 libaaxkabeyow wlhi jilaa aan teegaarad thy balse maalmahaan ilma ayaa pranki iyo dhiiqa lugaha kuugu gelinaya.
Libaax kabeeye umadena mhn hhhhhhh
Libaax kabeeye umadeena mahn
Kkkkkkk libaax umadena mhn wa iga qosliyay
Sodon xaytah anigu taangi miyaan ahay 😅😅😅😅😅😅😅😅
Ma.qof baa i mooday aniga ku ye kkkkkkkkkk libaax kabeeye waa xaraabo
Hadalkaasu hadal dhataq buu ahaa libaax kabeeye hhhhhhhhhhhhhh nin laga qayliyay
Wlhi qosolka iga dhamaday ma ana somali ah kulaha 🤣🤣🤣
Hhhh maskabeeye waa heleen sxb soowada waxay ka turjumeysaa wacyiga jiree
Hhh
Wlh waa run
anigu ma anigaa zomaLia🤣🤣
Sidaa aad qorigaa ninka uguu fiqaysaa waa mamnuuc xataa hadayna xabadi ku jiriin
yaa ku yidhi
anigu ma ana soomaaliyq 😅#libaaxkabeeye
Mr libax kabeye io Asxabta kale cesh cala Acteur ayad tihin Dhamantin
Anu ma anaaba somali ah kulahaa 😁
Somaali maahi hhhhhh
Dad iska Sha xaya uu qabiil dhex keenay alla somali.
Reer Mudug walaahay Qosol iguma harin waa dad Wada filim socda ah walaahay 😜😜😜😂😂😂😥
Kkkkkk aniga quf miyaa imody kulaha.kkkkkkk
ma ana somaliba ah 🤣🤣🤣🤣 2020 /30 DEC
😅😅😅
Kabeeyea
qooriiguu ciiyarmagallo
Libaax kabreye hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh beerka i casaday waxba lagama qabn karo
"waalkay maaha waa loo Soo seexshay aabahay " halkaa hooyo iyo walaal KU maqan sharafi Mee? Nacallaa shaydaa ku yaal hadakiisa dir diraha ah aadmiga ayuu uga dusaa.
Hehehhehe 30 xabo aa anigu ma tank baa ahay kulahaa kanaa wax waala
Kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣
Ma aniga somali ah 🤣🤣🤣
Hhhhh reer mudug caadi maaha
Gun is disester please naga qari
Hhhhhhhhh keep
Kk
Kkkkkkk
Kkkk iskudire ragalama kacsho
Teda kle ma aniga Somali ah ba kulha bkkkk
Kkkkkkkk
Kkkkkkk beeerka
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh