Abwaan La Xidhay Oo Xisbiga Waddani Gabay U Tiriyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 35

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 года назад

    Aqoon xumaa ka muuqata, kan Abwaanka ku sheegayaan

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 года назад

    Wiilkan yidhi gabay baa laygu xidhay waxaanu kala garaneyn Gabay iyo Hees amba Maanso. Da'adiisana wuu la qabaa iyo qaar waa weyn. Nin Wax ku dhawaaqay waa inay u kala soocan yihiin, Gabay, Geeraar, Buraanbur, Maanso amba Hees!!!.

  • @xasansaleebaan6984
    @xasansaleebaan6984 2 года назад

    Guuul

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 2 года назад

    Maasha Allah Nin Raga

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 2 года назад +1

    abwaanow xaal qaado qof kii 3 eray idhaahdaba MA abwaan ba

  • @somaliwaterplumbing1
    @somaliwaterplumbing1 2 года назад

    Masha allah wa abwaanki abwaanada noolow sxb

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 2 года назад +1

    Wadani waa Somalia

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 года назад

    Eng. Osman abdillahi ali
    Xisbiga ragga maxaad uga jeeddaa. Xibiga dumarku waa kee? Waddani waxaad u tirisay maxaad u qabyaaladaysay.

  • @xaliimodayib165
    @xaliimodayib165 2 года назад

    Maash Allah ❤️

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 2 года назад

    Waheey Wahabaa Na Fuuley, Wareer Baa Noo Dhamaaday Walee Run Baad Sheegtay Soomaaliland Buu Muuse Biixi La Meeraystay.

  • @yurubgeenyopro7127
    @yurubgeenyopro7127 2 года назад

    kani ma habar yuusa miyaaa

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 2 года назад +1

    #heego waxay kagaa hadhay cay waa naf la cariid wlhi hadalka waa ka agnaan #heego waa heego

  • @maxamedjaamac7940
    @maxamedjaamac7940 2 года назад

    Balwaxa gabaynooga dhigaayo daya waar kalmadaa Ninhoraaeeday anagukaayeelimayno hadaan shicibka nahay miyaad nakhasbi inta uukujiro xisbiga ninkiikufaanay afartanjir afartan Milan haysta ma anaguunacuni maxaawadanka uguhadhay

  • @abdirisakomar4004
    @abdirisakomar4004 2 года назад

    maxaa gadh hunguri meesha ka muuqda

  • @maxamedjaamac7940
    @maxamedjaamac7940 2 года назад

    Wadani wuxuu rabaa inuu inaga iibsho tuugtii wadanka liqday waardalkaba kumahadhin afartan Milan ookale eeintaa uunkudhimo

  • @awalehirsi526
    @awalehirsi526 2 года назад +2

    Suugaaneey xaal qaado😁

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 года назад

    saqraankan wada gariirayaa miyay dayeeyaan marka hore.....

  • @omergul4363
    @omergul4363 2 года назад

    Xusbigii wadani ma inuu hooyo ayuu isugu yimi mise doorasho

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 2 года назад

    Ma codkar baa la qiimeeyaa mise aqoon baa la qiimeeyaa miskiin

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 2 года назад +1

    Ilhaw la xidha imikana

  • @maxamedjaamac7940
    @maxamedjaamac7940 2 года назад

    Anigu waligay ninkufaanay xoolodadbaan urursaday hadana raba inuumadax noqdo laigukarimaayo eehorta xisbiga halagasaaro afartanjirka kufaanay afartan milyanbaan haystaa ninkiiwaraabe ariraacinaya yeelkadii

  • @kadisxb2507
    @kadisxb2507 2 года назад

    woof

  • @Burco.
    @Burco. 2 года назад

    Xabsiga kulmiye iska ilaali sxb

  • @abdimohamoud7443
    @abdimohamoud7443 2 года назад

    Qabyaaladii oo faanaysa kkkkk

  • @boqorenabiil4806
    @boqorenabiil4806 2 года назад

    Waar sidaad doontan md u hadashan hab heegaysan baa sanadkana muuse ku guulaysanayA

  • @aaminaxasan978
    @aaminaxasan978 2 года назад

    Huuuraale..huuraale.hoo.dhul.jiifka

  • @abdullahibrahim1285
    @abdullahibrahim1285 2 года назад

    Waa been

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 2 года назад +1

    Waad xidhan thy imika

  • @AhmedHassan-xw1wl
    @AhmedHassan-xw1wl 2 года назад

    Abwaane halkeedad dhigtay

  • @aaminaxasan978
    @aaminaxasan978 2 года назад

    Ma.la.hubaa...hubsiimo..hal.baa.lasiistaa

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 2 года назад

    HHHHHHH YAA FAAN WEYNAA
    MUQDISHO AAA HOYADIIN IYO XAMARBA WASA