Asc horta Ustaad mahdi miad merci beaucoup pour tes effort et tes partages des connaissances vraiment je suis très fier de toi . je suis très intéresse dans cette domaine digitalisations , je viens de commencer à apprendre cette science . je souhaiterai vous rencontrer pour échanger certaine questionnement pour me donner une ligne de départ. merci .
marka hore waan ku salaamayaaa, midkale aan ka odhan dhalyarada mid baa ka maqan waxan marka hore baro oo ka gun gaadh xirfadan si aad marka hore u gaadhid. dhibta haysata waxaa weeyi baro marka hore xirfadan.
graphic dediner aan ahay web desiner aan ahay. runtaa ka hadashay ustaad, waqti aan badneen ayaa igaga baxay in aan Affiliate wax ka soo saaro ;lkn waa sida aad sheegtay waa nothing. muuqaaladaada waa casharada mustaqbalka, waa wada faaido miiran, ilaahey ha ku barakeeyo. mahadsanid.
Haa waa sidaa wll somalia na waa lamid Lacag waad ka diri kartaa ood ķu iibsankartaa through your credit card lkn you don't get paid with this somali paypal account
Qof wax laga faido ayad tahay walal qali thank you walal
Mahdi aad baan u mahadsan tahay wax badan ayaan kaa faa,idaa markasta talooyinkaaga waan ku meel marey from burco
Adiga ayaa mudan walaal
Asc horta Ustaad mahdi miad merci beaucoup pour tes effort et tes partages des connaissances vraiment je suis très fier de toi . je suis très intéresse dans cette domaine digitalisations , je viens de commencer à apprendre cette science . je souhaiterai vous rencontrer pour échanger certaine questionnement pour me donner une ligne de départ.
merci .
Waad mahadsantahay walaal mahad
Allah haku xifdiy0 wllo
Wll daacad ah Allah ha ku xafido
Sehr informativ und erstklassig erklärt. Danke 🙏 Ich freue mich auf die nächsten Videos 📹
Walaalkay mahdi miad aad ban kuusalamayaa wll alle hakaa abaalmariyo sida aad noo dhiirigaliso noo garab taagantahay eed talooyinka qaaligaa noo siisid markasta. magaranayo waxaan kuugu abaalgudo.
Waad mahadsantahay walaal
Thanks eng
Mahadsanid Mahdi wllky
marka hore waan ku salaamayaaa, midkale aan ka odhan dhalyarada mid baa ka maqan waxan marka hore baro oo ka gun gaadh xirfadan si aad marka hore u gaadhid. dhibta haysata waxaa weeyi baro marka hore xirfadan.
Vrm je ss fiere de te suivre prck ca me manquais de trouve ces etude que tu ft a Notre langue maternal vrm je te souhaite long vie Mahdi
Merci frere
Mahadsanid Ustaad.
Mahdsanid wll mahdi
Sxb xage wx ku marayaan❤
macalin bilahan laguma arag ee halked jirtay
Project aan samaynayay ayaa ila baladhay. Lakiin waan dadali mustaqbalka
@@mahdimiad mahadsanid macalin
Sxp marka aan rabo inan barto COMPUTER SCIENCE waxaa leyga baahanyhy inan xisaabta aan wax ka aqaano
ma iisheegi kartaa CHAPTER-rada aadka leygaga baahan yhy iisoo qor ama muuqaal kasoo sameee
mhdsnd
Wllka hormark jecel hada nahay dhalinta somali weyn
mahadsanid walaal
Wlhi mar horaan iskadaayey youtube markii lacagtiisa laysku qabtay ayna xaaran ubadatay alxmdulilh
Ustaad waa runtaa oo sababtu waa bangiyada somalida ayaan ku shaqayn swift code taas oo ay sababteedu tahy wareeg lacageed oo awood leh baan jirin
Walal qali aniga waxan ubahanahay mel an kalaso xiriro wayo qof wax ween oo faido an ka korarsan karo ayad tahay taloyin ayan karaba walal qali shukran waxan sugaba wa meel lagala so xiriro
Facebook.com/mahdimiad
Sxb kenya makasameeen kara
Asxaabey haleysoo qabto intii xirfadaan baratay iyo macalinkaba waxaan karabaa talo insha allh
Thanks teacher
Walaal mahdi mahadsanid walal waxaan kaa codsanaa manala wadaagi kartaa qaabka aad adigu onlinka lacag uga sameyso
Inshaallah mar ayaan idin ka wadagi doona
graphic dediner aan ahay web desiner aan ahay. runtaa ka hadashay ustaad, waqti aan badneen ayaa igaga baxay in aan Affiliate wax ka soo saaro ;lkn waa sida aad sheegtay waa nothing. muuqaaladaada waa casharada mustaqbalka, waa wada faaido miiran,
ilaahey ha ku barakeeyo. mahadsanid.
Waad mahadsantahay walaal
Wllo markaa baratay freelancer maku shaqaysay please iisoo jawaab haday kusoo gaarto farintan
Asc sxb isooqo
Wllo kawrn hadii aan paypal ku qaato
Deedna laypalkana aan mastercard
Ka somaliya kalasii baxo.....
Djibouti paypal kalama bixi kartid.
Marka somalia sidaa oo kale ayaan u malaynayaa
Haa waa sidaa wll somalia na waa lamid
Lacag waad ka diri kartaa ood ķu iibsankartaa through your credit card lkn you don't get paid with this somali paypal account
Marka paypal account laygu soo diro
Lacagta deedna mastercarka iigu xidhan aan kalasii baxo ATMs kuyaala somalia kawrn wllo
Somalia maxaa xal ah sxbkay oo lasameeyaa
@@saalimsomali3857 horta credit card ku waa xaaraan debit card ka ayaa xalaal ah.
Talabaad paypal anigu wn furtay account somalia wx lacag ah kuman shubin mastercardna waan furanaya insha a Allah sanadkan waanan isku xidhiidhinaya waan idiin soo war celin.
Affiliate marketing waa xirfad dhaqaalo wanaagsan laga sameeyo bulshadeenu waxay ubaahanyihiin qof runta usheega oo stratgy sax ah bara qof haduusan aqoon sida google ama fcbk ads loo sameeyana dhib ayay ku noqonaysaa amana uusan landing page dhisi karin .
Ustaad adiga malaga yaaba inaad affiliate cashiro ah aad na bartid mahadsanid
Hadii af english ad ku samaynaysid way ka duwantahay marka af somali lagu sameynayoo.
Maya walaal anigu kuma tala jiro
Asc Mahdi wll waxan aad ugu mahan nahay casharada affiliate marketing ka markaa halkee ugu fiican ee aan ka heli karnaa casharadas oo bilaash
sxb inaga heleeynee xageen cashirada ka helnaaaa
Asc macalin miyaan ku barankaraa graphic design mobilkayga dibadeed ku edit gareynkaraa ama ku design gareynkaraa hadaanan haysan computer
Wll shaqooyinka online ka ah iisheg
Thanks wll mcn
Mahadsanid wll sidee kubilaabatay shirkada amazon
Waxa ka wanagsan Marka hore adiga oo bilaba shirkad dalka ah
Mahdiyow maalmahan Waadna ilowday ee mashquuley miyaa waxan
Raali noqo walaal. Haa mashquul aad ah
Cawa video ayaan so galinaya inshaallah
@@mahdimiad ma sugi karo way igu Dheertahay lkn Dhib malahan insha allah
Macalin wad mahadsantahay, waxa iga codsiya inaad nogaso hadasho sida CV loo sameeyo oona loo dhigo LinkedIn ga mahadsanid
Asc wllo paypalka haddii master card lagu xidho lacagta ma laygu soo diri karaya thks
Waxay ku xidhabtahay PayPal ka aad isticmalaysid
N8nkan runtu ayuu sheegey lakiin soomaalida runta ma rabto.
Xogtaadu maaha Sax shiekhaw
IBS BANK toos iskugu xiran yihiin
Et je souhaite que tu ns ft le javascripte c es important pr ns
ASC Mahad magacaygu waa Maxamed Caydiid jooga Hargeisa Somaliland wllo Mahad Aad ayaa u mahdsantahay waxaan lasocdaa Video yadaada waan Ka faaiiday Alle Halkaa Abaal mariyo wllo waxaad nagaliysay Han weyn oo aan Ku shaqaysan karno
Wllo Mid ayaan kaa codsanlahaa WordPress Casharo nooga samee Adoo Mahdasan
Waad mahadsantahay walaal.
Waan dadali doona
2024🎉
Iminka maxaad ka hadashay ? 🤔😡
RUclipsr hada kun dollar laga sameyo qofkas wa iga tajirsan yahay war ani 100 dollar bishi ima so gasho hhh
mahadsanid wll jasakalah
Mahdsanid sxb