Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mahadsanid
Nsiib hdii la dhaho somalia ninka, Ugu nsiibka wcn ahy runtii🥰
You are amazing wlhi
Noo soo badi wadnaha midigta kuyaal waa xey run badbaa 😂😂😂😂
Mahdsanid wllka
😍
Hhhhh
Mara ayn masye wn ku gulsantye🥰
Waxan xasuustaa malin anagoo 19 ruux ah inaan tutkey kaso tahriib no waxaa naso markey dinteyna dhexbartanka bada turkey mareysay ayaa waxa naso bursaday askarta ilalada bada turkey lkn nasiib wanaag waxaan uga so hor marnay bada greece wuxuu ahaa nasiibki ugu weynaa nolosheyda hadana waxan kaso salaamaya holand
Legend salaama 👋
@zeekmp
Waan daawadey asigo afsomali ah waxana ladhahaa filimka lucky
Short cup ma aha wiil ee waa gabar, mida kale guriga soodumaayo waa atooraha ee ma aha sanjey
Me doon an ku saarneyn 28 qof ayaa ka soo badbadnay aniga iyo mid kale
Nasiibkii o qofa
@@TACAAL1 u?
Sababta labada nin u dhiman wayeen wayoo waxay ahaayen atoorayaal😂
Wow
thanks
Waligay nasip kuma gulaysan qof iga bitixun inu jirana ma amin sani
Ani dhkigaas wuu igu jira naf ahanteee
Waxaan kuguu leestay banooniga 🏅💯🧠
Maglin wali
Filinka.magaciisa
Lucky 2009
Haa dhowr jeer ayaan rasaas leygu soo ridey ka badbaadey alxm
Nasiibkii oo qofa
Qarax aya kabaday aniga ilha iga bad baadiyay
nasiib nuuucaasa ma galeen waxkasta haddi la sheego ilaahay baan magan galnay
Nasiib wacan aniga
War ninka turjumay been badanaaa kkkkkkkk afsomali asaga oo ah famproj kasoo daawo nio
English subtitle baan ku daawaday sxb cida khaldan ma garanayo somalida turjuntay ayaan u malayn
side la iskugu xeraa sup title ka iyo muqaalka
Waxaa la isticmaalaa App la yidhaa Media X player ama VLC
𝐖𝐚𝐥𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛
Waxaa xasuustay malintaa haramcsd meel cidlaa isku helnay hdana cagaheyga uga baxsaday bal hdaa cabdala buurane ahaan lahaa miyaa baxsan lahaa nasiib wacaniyaa alxd
Wilier kumaguulee san
Mahadsanid
Nsiib hdii la dhaho somalia ninka,
Ugu nsiibka wcn ahy runtii🥰