Deg Deg Abiy Axmed Oo U Hanjabay Somalia & Masar, Diyaarad Iska Diiday Amarka S/Land

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 55

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 2 месяца назад +2

    Xabashida Somalia in eey horumarto ma rabto. Waxeey rabaa in eey Somalia kala qeeyb qeeybiso. Allah aan ka magan galeeynaa in uu sharteeda na dhafiyo. Sharta eey nala dooneeysa iyaga Allah ku celiyo. Aamiin

    • @abdisamadhassan2011
      @abdisamadhassan2011 2 месяца назад

      Aaamiin 🤲.
      Weyba nakala qeyb qeybiyeen. Maamul goboleedyada iyagaa gacmahooda ku haya😢

  • @nastexocadaawe9429
    @nastexocadaawe9429 2 месяца назад +18

    Manta waa qamiis alle dardiis ugu sali nabigena muxamad scw scw scw scw 🙏

    • @qaliifaqaliifa3101
      @qaliifaqaliifa3101 2 месяца назад +2

      ETHOPIA. MA. DHULKA. SOOMAALIYEED. IYO. BADA. SOMALIA. MIYEY. NALA. LEDAHAY. MASE. WAY. NA. DHACAYSA. WAXBA. HA. NOO. YEERIN. MARABNO. YEERISKAGA

    • @beelakiinibraahim8556
      @beelakiinibraahim8556 2 месяца назад

      Maya nala laha dalka​@@qaliifaqaliifa3101

    • @OmarSheikh-om9uz
      @OmarSheikh-om9uz 2 месяца назад

      ❤​@@qaliifaqaliifa3101

  • @Amiinqaasim-y7b
    @Amiinqaasim-y7b 2 месяца назад +1

    Wadanka Anaga Leh cidaan dannteena ka Aragno ayaan keysaneena

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n 2 месяца назад +9

    Somaliya soomaali aa leh cidi aan danaheena ka dhex aragno ayaan ku casumeynaa wadankeena xor ayaanu u nahay abbey anaga nooma tihid reysul wasaare ee ogoow

    • @beelakiinibraahim8556
      @beelakiinibraahim8556 2 месяца назад +1

      Waa runtaa anaga reysul wasaare nooma aha abi axmed

    • @UbahHussein-e9w
      @UbahHussein-e9w 2 месяца назад

      Halimo muuse waa runtaa wallal somaliya somaali baa leh abbey malihid somaliya itobiya somaali waa taqan maser waa wiil carabed

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 месяца назад +3

    Somaliland riyo ayey ku nool yihiin ( 33 sano ayey shacabka been u sheegayeen) war dadka caqligooda ka xishooda.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 месяца назад +1

    Itoobiya Ayaada Gobolka Ka Bilawday Nabad Daro Oo Tiri Xoogan Ku Qaadana Badda Somaliya Mana Fiirasaneyso In Badeda Xoog Lgu Qaato Ee Si Walbey Isku Difaace

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 2 месяца назад +3

    Jaab badanaa itoopia wadankeena meynalaleedahay waayaabe?dowladeyna meyujawaabto tuugada itopiaankaa oo xadgudubka badan allahaqabtee inshaa'allaah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад +1

    Soomaaliya soomaali baa leh CIdaaan doono naan hishiis la galeynaa

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад +1

    Ithopia yaa wax ka weeydiinaayo afaraha soomaaliya xor waaye cideey rabteey laxiranee cideey doonto waa furee soomaaliya guul inshalah

  • @NasroAli-fx1lg
    @NasroAli-fx1lg 2 месяца назад +1

    Ethopia Markey leedahay waan ka walaacsanhy ciidanka imaanaya soomaaliya
    Ma oga miyaa in soomaliya tahay xor cidii ay rabto ay la heshiunkarto

  • @kayfgaraad3766
    @kayfgaraad3766 2 месяца назад +4

    Qasab miyaa inay nabad ilalin ujogaan itobiyanku 😅

  • @MrGalayr
    @MrGalayr 2 месяца назад +1

    Asc dhamaantiin soomaliyeey meelkasta oo aad joogtaanba, Somalia 🇸🇴 last warlord is broken up 🎉 33 sanno ayay Dad Somalia Xabsi ku haystaan, Dhulmahate, Xabsigii uu ku jiray waa uu ka xorobay, Gudbiirse ( Samaroon) iyo Ciise buburintii Xabsigii ay ku jireen ayay wadaan, ileen Qabiil, Qabiilkale xoog kuma haysan karee, in badan oo beesha ISAAQ ka midana way dulmanyihiin, waxaan soo xasuustaa 2005 tii waxii xamar ka socday, iyo Duligii dadka marastaa Baada ka qaandan jiray iyo waxay ku dambeeyeen 2006 dii, Qabiil kaligii hadii ICTIRAAF la siinayo HABARGEDIR ayaa la siin lahaa, Qabiilna Qaran ma noqdo, ee Ummadda ka hor wareega awalaad passport ka xayirteene Diyardaha ha ugu derinina, wabilaahi Towfiikh .

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 месяца назад +2

    Kkkk Itoobiya micnaheedu waxaa weeye ( aan soomaaliya badeeda iyo dhulkeeda aan dhacee maxay somaliya uguu yeeratay qof ka celiya itoobiya), waa yaab indho adeyga Itoobiya waxay dooneysaa ( wax aysan lahayn).

  • @abdiqanimoh333
    @abdiqanimoh333 2 месяца назад +3

    Mussa bixi wa kabha abiy

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 месяца назад +1

    Xasan gurguurte waa in. Uu ciidamada soomaaliya si degdega u dhisaa ciidan badana ururiyaa wadankana mideeyaa joojiyaana iska horkeenka qabaailka

  • @ducaaleahmed6354
    @ducaaleahmed6354 2 месяца назад

    Alaha soo aruuriyo war waakala heleynaaye

  • @XabiiboCalicabdulle-ve3tp
    @XabiiboCalicabdulle-ve3tp 2 месяца назад

    Wllhi Ethiopia 🇪🇹 wxa leeyhy muuse bioxi yuu idinka waalin qasuus jugtii 77 somalia 🇸🇴 😄 power 🔋

  • @Nala-ciyaar
    @Nala-ciyaar 2 месяца назад +2

    Abiy waa edeb daran waana waajib in la xanuujiyo Ethiopia ma rabno ma rabno ma rabno Orobkaas urahaya doonimayno

  • @MuslimoMahamed-jv8xm
    @MuslimoMahamed-jv8xm 2 месяца назад

    Wararkaucsub

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 2 месяца назад +1

    Ethiopia maxay tahay waxa ay ka dhex aragti masar iyaguna sow kuwa hubka sharci darada ah dalka ku soo harqisa ma aha oo waliba shabaabka hubeeya ee gudaheediu xalka u la

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 месяца назад

    ETHOPIA MAXAA WAALEY ABIY MAXAA WAALEY SOMALIA HORUMAR UMA RABO LKN SOMALIA 🇸🇴 ALLAH AYAA KA DUL QAADEY HANJABAADII SHISHEEYE GUUL WAARTA ALLOW NABAD NOO SII DALKA

  • @Nala-ciyaar
    @Nala-ciyaar 2 месяца назад +1

    DAYAARADDA ETHIOPIA WAXAy LEEDAHAY CILAD KORONTO OO KHATAR GALINAYSA RAKAABKA SIDAA DARTEED WAA IN DALKA SOOMAALIYA LAGA ERYO

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 2 месяца назад

    Itoobiya waa guul dareysan- insha allah soomaliya guul guul badena- gorgor- tan kama- galeyno

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 2 месяца назад

    Itoopia maxa ugu jiro arimaha somalia mise asa maxlaxdiisa fiirsanaayo?

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 месяца назад

    Somaliland ( qac ayaa ka yeedhay)

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 месяца назад

    Calaacalka axmaarada waa farxadeyda abaayo axmed bye bye

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 2 месяца назад

    Ethiopia ayada maa iska leh wadanka waan ku dhimaneynaa

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 2 месяца назад

    Iidoorka iyo abii wey fashilan yihiin

  • @muhanadmustafa87
    @muhanadmustafa87 2 месяца назад

    Oki wixi diyardo imarad kayimada ayagaba somali dowlada ku amri weysay iney faraha kala baxdo hadii kale hawada laga mamnucaya madama wadan kan ugu horeya manta somaliya kadegi la.dahay &

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 месяца назад

    ETHOPIA iyada dhib ku heyso dalka SOMALIA xaq ayey u leedahey gacan saar iney la yeelato qof kasta oo rabto

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 месяца назад

    Soomaaliya itoobiya maleh mana xukunto waa edeb daran yahay abiye citaaruu ku jiraa cidaa rabnaa keenaynaa daljeena xataa eatsreya maxuu qaadaa xayawaanka abiye ma wuxuu na mooday itoobiyaan doqonsanaa nacaska ugu doqonsan xabishida ma daljeenuu noogu taliyaa waa tusaynaa waxaa nahay ee dalja ka bixi wasyasn xabashida mudada loo qabtay ee November oo ka dhiman 3bil ka yar hadaysan meydkooda uurayaslja ku guran oo la basbiin.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад

    Ethiopia alaha burburiyo

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 2 месяца назад

    Yahu Abi ma ciyalba waxu hayo ha so daayo wadba xeysisen

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 2 месяца назад

    Waxaad diiday nabad wana layska kaa ceelinayaa. Soomaliya iyo Masar oo wada socda iskama Célin kartaan ee liq waa lagu Kari waayay.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 месяца назад

    Ethiopia waxay lamid ahay dawladihii afrikanka ee soomaaliya yimi sida uganda burundi kenya maraykanka saas awgeed ma in ay kudagaalantaa ethiopia

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 2 месяца назад

    Wey iska hadleen anago wax nacaawiyo lahen aya iska dhicinay maxa u maleesa anago garab heesano

  • @qaliifaqaliifa3101
    @qaliifaqaliifa3101 2 месяца назад

    Waan. Diidnay. Yeeriskeeda

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 2 месяца назад

    Kanaladan dowlada somaliya iyo shacbiga wa in aysan dhageysan waxaan waryayal maha gaajo ayaa ugeysay mawadaniina maha ma waxaad arkaten qif simayan wadankisa iyo axmarada dhulkena ku so duushay kanaladan waryasha iska dhigaya dowlada wa in ay talabo sharci ah ka qaadan axmar wadankisa ceyna markeysid

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 2 месяца назад

    GDMY Maamulka PL Dani iyo Dowladda waxay iskuhayaan waa Lacagtii loogudhiibay Mashaariicda horumarinta PL. Gudoomiye Dani ayaa isticaalay qaar waxa uu ku bixiyay dagaalkii Laascaanood qaarne waxa uu kugalay doorashadii afduubka aheeyd Lacagta asagey kumaqan tahay waa Daniye ee keen dhaha runta u sheega Odayaasha reer PLandnoow hadii kale been isku qanciya.

  • @DaahirMohamed-d3h
    @DaahirMohamed-d3h 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 месяца назад

    Muuse jaahil weeye waa shakhsi isaga islug gooynaayo oo aan siyaasad waxba ka ogeeyn oo aan LA socon sida caalamka ushaqeeyo muuse waa askari gaboway

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 месяца назад

    Abiyee wir dagaal ha bilaabo gudaha iyo dibeda ayaa laga weeraraa kuma dhaco waa booto haduu dagasl bilaabo soomaaliya iyo masar iwaxay xiri xuduudaha soomaaliya oo dhan waxa ku jira xabashi waa laga sifeun dalja oo dhan waqooyi iyo koonfur waxaana garab lasiin jabhada Tplf ,fano iyo olf wslf marka kuma dhaco inuu iswaalo waa been boodo cabsi waxay ka haysaa in lasoo hubeeyo jabhada raba inay ridaan xukunkiisa keligii taliska ah ni kaan wuu wareeray na foyooba waxa uu ku jiraa wargsfasho iy waali falasrna galgalasho kaama hsrto zzTurki wuu fshmay dhagarta uu wado waxa dabada ka. Riixaya imaaraat ingiriis iyo msraykan laskin wuuku jabi doonaa kibirka uu ku hadlsyo cidna ganjabasd wax ugu qaadi maayo waayo ei ku fashilmay qabsadhada soomaaliya xoog iyo xeelad waa waashar zTuugmo iyo hanjabaad xabashi waa gun kii raacana waa gun.

  • @islamliyou
    @islamliyou 2 месяца назад

    Waxaan ahay Ethiopian
    Masar macnaheedu waa Fircoon. Fircoonna waa khaa'in.
    Dowladda Soomaaliya waxay gashay khalad weyn oo taariikhi ah. Masar waa wadankii dalka falastiiniyiinta ka iibiyey Israa’iil faa’iido darteed.

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb 2 месяца назад

      What Somalia does or wants to do is none of your or your country's business. Somalis is free country and does not want anyone to intrrfer their affairs.You and your country mind your own businesses and Stop interfering.

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 2 месяца назад

    Ader ango somali banajay abaya marna takta marna tamarta ader dabacada oramo abayaw marku shaxanko kadhamado waad amuusta marka yaad shaxanka doonata

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

    • @dr.mohamedabdisheik8813
      @dr.mohamedabdisheik8813 2 месяца назад

      Hooyadaa u guuri Aby Ahmed si guusha aad sheegeyso u xoogeysato adgoon xanaaqiñ

  • @HabiiboMaxamed-u5w
    @HabiiboMaxamed-u5w 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HabiiboMaxamed-u5w
    @HabiiboMaxamed-u5w 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤