Iiran maxay dawladeedu u tahay tan ugu yaabka badan aduunka? Ninkan ayaa ka awood badan madaxwaynaha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Iiran maxay dawladeedu u tahay tan ugu yaabka badan aduunka? Ninkan ayaa ka awood badan madaxwaynaha

Комментарии • 160

  • @Seyfulah114
    @Seyfulah114 4 месяца назад +78

    Wad soogashee
    Ee kusali Nabi muxamed scw 😊

    • @hashimtahirsherif2170
      @hashimtahirsherif2170 4 месяца назад +5

      Scw scw

    • @calanside95
      @calanside95 4 месяца назад +1

      صلي الله عليه وعلا اهله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

    • @ashaabdullahi2349
      @ashaabdullahi2349 4 месяца назад

      @@calanside95😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😊😊😊😊😅😊😅😅😅😊😊😊😊😊😊😅😊😊😊😊😊😊😊

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 4 месяца назад +1

      SCW SCW SCW❤❤❤

    • @abdisamadvlogs5466
      @abdisamadvlogs5466 4 месяца назад

      Scw

  • @ťòŕöńťó-y7w
    @ťòŕöńťó-y7w 4 месяца назад +11

    Wooow C/raxman Video gii Hore Wuutegey
    Inshallh video gana Wuutagi keap going pro👍👍

  • @apdallaposs5082
    @apdallaposs5082 4 месяца назад +32

    Ku saliya nabiga Scw ❤

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 4 месяца назад +31

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)

  • @Cabdishakuur-z4l
    @Cabdishakuur-z4l 4 месяца назад +19

    Team waabari haf million inshallah

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 4 месяца назад +27

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤❤

    • @CiiseAbdullahi-ub1yd
      @CiiseAbdullahi-ub1yd 4 месяца назад

      Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam

  • @Carbdi-mc5gq
    @Carbdi-mc5gq 4 месяца назад +11

    Muqalkena manta xiisihisa ayuu ayuuwataa

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 4 месяца назад +4

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @cabdishakuuraxmad14
    @cabdishakuuraxmad14 4 месяца назад +9

    Wcs
    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤❤

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 4 месяца назад +13

    Golden voice mashallah ✨️ 💛 😍

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 4 месяца назад +7

    Cabdiraxman, fa'iidada midnimadu leedahay muuqaal nooga soo samee, hada ka hor reer yurub baa tusaale u soo qaadatay, Muqaalkaas 3 sano ka hor buu ahaa, bulshadu hada in la wacyi galiyo bay rabtaa waayo aad baa loo sii kala fogaanayaa gaar ahaan somalida ❗

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 месяца назад +1

      waariyoonysa somaali wxa ka socn la dahy hawiye & darood

    • @HamseMohamed-o3c
      @HamseMohamed-o3c 4 месяца назад

      ​Sxpow dhpka waa hawiye kaliya anaga daarood ahaan dacad bay naga tahay wale from ogaden daroodiya😂

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 месяца назад

      @@HamseMohamed-o3c Ayga ugu xun dhaqan xumada somalida barey nagahoda Jamekan la sexdan & kuwa qaniis naqdey kuwa diinta caya qabil lgu difaaco qabyalada somlida ayga barey
      Wxb isma dhantan dameer dhgihisa tihin

  • @bisharahmedabdi2607
    @bisharahmedabdi2607 4 месяца назад +8

    Aad baan ugu wareeray khumaynigaas

  • @abdallamaxamad
    @abdallamaxamad 4 месяца назад +2

    Saxitaan: آية الله علي خميني
    Ma dhalin آية الله عليّ الحسينيّ الخامنئيّ
    Yacnii murshidkii hore madhalin kan hada waa laba nin oo kala duwan

  • @khadardalap9930
    @khadardalap9930 4 месяца назад +2

    Waaba lagu wareerayaa qaab xukunkooda iyo sida ay ukala sareeyaanba😂😂😂

  • @csbbakar2694
    @csbbakar2694 4 месяца назад +3

    Weberi Media Xaqiiq 1M iyo Ka Badan Uqalma Janalkan Laakin Aawi He Kuwii Gaarsìin Laha Meel Micno Daro Ah aan wax Faaido so Gudbin Ku Mashqul San yihiin Guul Ku Rajeyna Bro Hore Usoco

  • @zackkasim3289
    @zackkasim3289 4 месяца назад +11

    Shiicadaan yahuuda kama sokeeyaan shartooda allha naga qabto

    • @cabdiraxmaan8967
      @cabdiraxmaan8967 4 месяца назад

      Muslimiin waaye mAxaa kaaqaldan

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 4 месяца назад +1

      @@cabdiraxmaan8967 in saxaabada nabiga la naclado quraanka wax laga badalo shirki badan ku dhaqma muslinimada ma wax la sheegtaa mase in la raaco

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 4 месяца назад

      Yuhuudaa ka dhaw iiraan wa cadaw

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 4 месяца назад

      ​@@cabdiraxmaan8967 Maha Muslinim ka dheera dadkani

    • @sharmaabdi1344
      @sharmaabdi1344 4 месяца назад

      Yaakuugu sheekeeyay waxaas

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад +2

    𝗔𝗟𝗟𝗔𝗛𝗨 𝗔𝗞𝗕𝗔𝗥☝️🥺💯❤️

  • @DalxesiaamaSiaama
    @DalxesiaamaSiaama 4 месяца назад +9

    Kusali rasuulka scw scw

    • @CiiseAbdullahi-ub1yd
      @CiiseAbdullahi-ub1yd 4 месяца назад

      Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi wasallam Salallahu calayhi

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 4 месяца назад +5

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад +3

    Somalia yay ninkan 1m mauqalmaan miyaaa❤😂😅

  • @adanmohamed9954
    @adanmohamed9954 4 месяца назад +5

    Thanks

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад +2

    𝗦𝗨𝗕𝗫𝗔𝗔𝗡𝗔𝗟𝗟𝗔𝗛☝️💯🥺

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад +3

    𝗦𝗔𝗟𝗟𝗔𝗟𝗟𝗔𝗔𝗛𝗨 𝗖𝗔𝗟𝗘𝗬𝗛𝗜 𝗪𝗔𝗦𝗔𝗟𝗔𝗠😢🥺

  • @Zackyzhavy
    @Zackyzhavy 4 месяца назад +1

    Wll cabdiraxman waxan jeclanlaha Inad markale Ino so samyzo tagerida channelada yaryar mar kale. Tnx 👍

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 4 месяца назад +4

    Wlh shiicada wey dunsanyuhiin

  • @Qeizar1
    @Qeizar1 4 месяца назад +4

    Waberi on fire 🔥

  • @clshakuurducaale240
    @clshakuurducaale240 4 месяца назад +1

    Murshidka hada jooga waxaa dhalay JAVED KHUMAYNI halkaa waad qaladay

    • @HAMZAABDIWAHABIBRAHIM
      @HAMZAABDIWAHABIBRAHIM 4 месяца назад

      Haa Sayid Javad Khamanei dhale midka hdaa jogoo ayatollah Ali khamanei

  • @suuriyaanboy1780
    @suuriyaanboy1780 4 месяца назад +3

    Waanku taageeraa sxp😊

  • @DaadirYare-lk5zq
    @DaadirYare-lk5zq 3 месяца назад

    Saw Saw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
    Asc I

  • @WardaKhader-zp8gw
    @WardaKhader-zp8gw 4 месяца назад +3

    Comment kii 14🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cumarsheeko52
    @cumarsheeko52 4 месяца назад +2

    pin dheh wll qofkii ubaahan inuu barto sida loo sameeyo muuqaalada youtube ee sheekooyinka luuqa

    • @Reema11235
      @Reema11235 4 месяца назад +1

      Aniga ibar wllo

  • @abshiramursalabdullahi6147
    @abshiramursalabdullahi6147 4 месяца назад +4

    Waba ku wareersanaa xukunka Iran 🇮🇷 hada lkn waa fahmay shukrn 😍

    • @CabdicasiisIbraahim-w1u
      @CabdicasiisIbraahim-w1u 3 месяца назад

      Lkn magaca waa qalday hogaamiyaha Khomeini lama dhaho ee Khamenei ladhahaa

  • @moskowadanimoskowadani9057
    @moskowadanimoskowadani9057 4 месяца назад +2

    muqalkii loogu raadinta badnaa ayan manta helay🎉🎉

  • @CandirixmaanJamac
    @CandirixmaanJamac 4 месяца назад +1

    Waa dowlad islaaminah oonkudhaqanta shareecada islaamka mazha allah kwrn waa islaam sax halka kuwl islaam ka kagaloebey aydiintii kudhaqankeeda tageen kaga dagan iran wax kashegaya

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 4 месяца назад

      Jooji beenta waxa shareeco la dhoho dastuura ayay leyihina

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 4 месяца назад

      ​@@UmuRaxmaInabashiirtastuurkeedo waa mid aad quraanka sal looga dhigay

  • @Siciid22
    @Siciid22 4 месяца назад +1

    🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨😏😏😏😏😏😏

  • @Mohaazjama
    @Mohaazjama 4 месяца назад +1

    Zxp iska saxa ayatollah khomenei ma,uusan dhalin kan hada jooga ee ayatollah ali khamenei sidaas ukala baro😊

  • @akxaliye
    @akxaliye 4 месяца назад +1

    Ilaahada mafahmin 😂

  • @CabdirisaaqMaxamuud-i7i
    @CabdirisaaqMaxamuud-i7i 4 месяца назад +1

    😮

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 4 месяца назад +2

    MASHALAH

  • @Ala_sheikh
    @Ala_sheikh 4 месяца назад

    Shiico weligeed islaam umay hiilin , qofkii ka shakisan taas taariikhdoda si fiicn ha ubaadho.

  • @HassanJama-qy5hs
    @HassanJama-qy5hs 4 месяца назад +2

    OK

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 4 месяца назад

    Ilahay masamaxo qoffaka xaqbil admi dhac qofaka ilaahay usharig yeela iyo qofkaka qofmislina xaqdaro kudila

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 4 месяца назад +7

    Persianku waa Rag Rag ah o an maraykan dabadhilif u ahyn sida wadamada Carabta

    • @mohamadhamza837
      @mohamadhamza837 4 месяца назад +3

      Wll riwaayadaha haku qancin ee beershiyiinta iyo mareykanka wey wada shaqeeyaan

    • @abdallamaxamad
      @abdallamaxamad 4 месяца назад +2

      Maxaa geesinimaa prank miyaa geesinimaa 🤣🤣🤣

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 4 месяца назад +1

      Wax badan ayan ku baxsanyn.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 4 месяца назад

    Oo nabiga wax ka koryelan cali ye ba eego xagay ka marayan kulu nafsin bimakasabd rahinatun

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 4 месяца назад

    Waxa kor kuqoran fiiri xafiiska aayaatulaha madastuirbaa mise waa xukun islaam

  • @SaleebaanDiiriye
    @SaleebaanDiiriye 4 месяца назад +1

    شكرا جزيلا وجزاك الله خيرا
    أخي الحبيب ❤❤❤❤

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws 4 месяца назад

    Ogeeysiin: Mahdiga shiicada iyo mahdiga sunnida waa ay kaladuwanyihiin

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 4 месяца назад +1

    Wiil kiisa mhn meesha iska sax sxiip

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 4 месяца назад

    Adunku hadu burburo maxay ka faidayan oo aan ahayyn naar ma meeelkay sugayan ilayn nabigi ushafeci lahab waxay ka horaysiyen cali macali ba ushafeca qadi dona

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 4 месяца назад

    Balaayo idiin aragtay dheh! waxaas oo iska daba wareeg ah xil Jacleeysi leey katahay.

  • @IBRAHIMfjizow-r4l
    @IBRAHIMfjizow-r4l 4 месяца назад

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад

    Kkk ayatulaahi kumayni mayaa dhalay cali khumayni (inkiisa) maxad kawadaa

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 4 месяца назад

    Iraan ilaahay cadawgooda hajebiyo insha Allaah

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Месяц назад

    Yaakugu yidh madigaa badalaya waayaabe wax aan jirin dadka ha u akhriyin

  • @Subarman32
    @Subarman32 4 месяца назад

    Waxaad igaso jawaabtaan sababta uu markasta gacanta bidix ugu salaamo dadka ayaatul ali khumain

  • @zakariyeciise8430
    @zakariyeciise8430 4 месяца назад

    Wiilkiisa ma ahan ayatollah , ali khumeini-ga hada hayo ma ahan wiilkiisa

  • @CandirixmaanJamac
    @CandirixmaanJamac 4 месяца назад

    Wxa kasoo hadashaa vedioga xiga qaabka garsoorka iyo maxkamadaha iran wax umaamulaan

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 4 месяца назад +1

    ILAHAY HAAW NAXARIISTO MADAXWENAHA IRAN 🇮🇷 😢😢😢
    BALSE BINKA CUSUB XIILKA LAGU MAGACABAY HADA GERIDII MADAXWENIHII HORE EE DALKA IRAN WAXAN ILAHAY KAABARYAYA INO NOOQDO MIID AMERICA IYO YUHIDA KAGA OHIIN SIYE INSHAALLAH MUSLIM PAWER

  • @amzing2652
    @amzing2652 4 месяца назад

    waxa kula hadhay waa intro ga dheer iyo inta aad adiga is sifaynayso

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 4 месяца назад

    Waaberi media aan ku saxo labada Ayatollah isma ay dhalin, walaalona maaha arintaa iska hubso

  • @YuusufMahamuud-x8s
    @YuusufMahamuud-x8s 4 месяца назад

    Ninkaan hado dhinto mexe samen rabaan 😂

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 4 месяца назад

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CumarXuseen-ke3nk
    @CumarXuseen-ke3nk 2 месяца назад

    Waa kuwareeray qaab xukunka iiraan

  • @salmanaxmed3057
    @salmanaxmed3057 4 месяца назад +1

    XAMSA BIN DALLAAJ MUUQAAL KA SAMEE MACALIN

  • @MaxameIbrahim
    @MaxameIbrahim 4 месяца назад

    Clraxmaan wll masha allaha ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 месяца назад

    Mahdigu waa suni waana carab Iran kama soo baxayo

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 4 месяца назад +1

    A. OMAR, WALLAAL MAALMAN WAA LAGU WAAYEY, MACLUUMAADNA AAD SOO BANDHIGTO AAD BAAB U JECLAHAY. ARRIMAHA DALKA XAALAD MAAD KA HADASHID.

  • @thaabitnadiim8375
    @thaabitnadiim8375 4 месяца назад +1

    Thanks waa kuwareesana 🙏

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 4 месяца назад

    Khumayni iyo Cali khamenei ismay dhalin cabdiraxmaan ow

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 месяца назад

    Shiicadu waa firqo nacladan

  • @naciimadaacad
    @naciimadaacad 4 месяца назад

    Sallallaahu calayhi wasalim 🎉❤

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 4 месяца назад

    Waxa wehel u ah shaydanka

  • @Usame.ten-eo7je
    @Usame.ten-eo7je 4 месяца назад

    😢

  • @SmilingAntenna-uu9it
    @SmilingAntenna-uu9it 4 месяца назад

    Scw scw scw scw scw

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 4 месяца назад

    East India Company kasoo hadal walaal

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 4 месяца назад

    İiran waa necbahay

  • @D5dropD5drop
    @D5dropD5drop 4 месяца назад

    Viva Iran

  • @AbiibCawale
    @AbiibCawale 4 месяца назад

    Nabiga_kusali

  • @KaltoumMohamed-g9c
    @KaltoumMohamed-g9c 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ Iran

  • @SubeyrHarweyne
    @SubeyrHarweyne Месяц назад

    Hh

  • @AmarehAlk
    @AmarehAlk 4 месяца назад

    No macne kalmada khamani

  • @maxanedcabdilaahi2843
    @maxanedcabdilaahi2843 4 месяца назад

    Scw scw

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 4 месяца назад

    C/raxmaan cumar 1m like👍👍👍👍

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 месяца назад

    Mahdigu shiica maaha, waa nin sunni ah dhallinyaro ah ku barbaaray ka.

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 4 месяца назад

      Mahdigu waa ehlulbaytka rasuuka scww

  • @SaidCartan
    @SaidCartan 4 месяца назад +2

    magacaygu waa aayatulaahi calikhumayne..kusoodhawaada muqalkeena maanta dawadayaal😅

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 месяца назад +1

      kasi wxa aminsan yahy hada ogthy iskuma tilmamen nabiga scw xaskisa caaya sxbda

  • @SuuhabCraaxman
    @SuuhabCraaxman 4 месяца назад

    Axb

  • @CabdiXamuud-wx9ty
    @CabdiXamuud-wx9ty 4 месяца назад

    Scwscwscwscwscw

  • @HamseAbdiqaare
    @HamseAbdiqaare 4 месяца назад

    Ninkan cali khamani inaanu wanagsanayn waxa cadeynaya marwalba gacanta bidix buu isticmalaya oo bulshada ku salamaya shiicadu caqiido ahaan waa lunsan yihiin

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 4 месяца назад +1

    War sidan ayuunbaa somaalidana
    Looxumikaraa malaa

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 4 месяца назад +2

      Mid qabiilkayga ah haduusan ayatulaha ugu sareeya ahayn meeshuu xukumayo isagaa yaqaan, sidaa waxa yiri soomalidii qabiilka diinta ka dhigtay 😂

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 месяца назад +1

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.wxa xukunka diidan Hawiye & darood wxa dowld buriyey wa ayga umada wxa idnka qbtan wlhi ma qaban

    • @HamseApdirahman-i1i
      @HamseApdirahman-i1i 4 месяца назад

      😂😂​@@Cabdiraxman..Mudug.

  • @farahmaktal5013
    @farahmaktal5013 4 месяца назад

    Hal mid aan kaa saxo ruhollah Khomeini isagu ma dhalin ayottolah khomeini oo inankiisii ma,aha

  • @apdirahmaanlacag3968
    @apdirahmaanlacag3968 4 месяца назад

    Walaalkey Abdirahmaanow waxan jeclaan lahaa inaa ka soo hadasho arintaa ku saabsan dhanka diinta dalkaas ku dhaqmaan khaasan shiicada insha alaah waa kaa sugayaa intaas.

  • @siciidabdihakiim8372
    @siciidabdihakiim8372 4 месяца назад

    Kani madaxwynaha iran hduu yahy kii dhintayna ee diyaaradu ladhacdy dhawaan mxu ahaa

    • @K_arbash
      @K_arbash 4 месяца назад +1

      Kaasi waa madaxwayne kana talada ugu sareysa dalka ayuu iska leyahay wa sida boqortoyo dhaxal oo kle lkn mham

    • @siciidabdihakiim8372
      @siciidabdihakiim8372 4 месяца назад

      @@K_arbash haa exactly zxp

  • @NASRICABDIMATAAN-ed1re
    @NASRICABDIMATAAN-ed1re 4 месяца назад

    Kusali nabi maxamed scw scw scw scw ❤🎉❤🎉

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks 4 месяца назад

    Sxb waxba haku wareerin wa amiirul muminiin!

  • @AxmedwaliSheekh-hx1tu
    @AxmedwaliSheekh-hx1tu 4 месяца назад

    Ok

  • @WorldlyWork
    @WorldlyWork 4 месяца назад

    Waa ku wareeray waxan shiicada la dhaho

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 4 месяца назад

    Aad baad u mahadsantahay waa macluumaad muhiim ah.

  • @leylaaxmad
    @leylaaxmad 4 месяца назад

    M.a waabari keep going

  • @mahamedali6516
    @mahamedali6516 4 месяца назад

    Beenta ummada kala fadhiiso nahaabiyo ku Soo kiraysataye

    • @fiymamuse3650
      @fiymamuse3650 4 месяца назад +1

      Ma shiica thy ileen ninkan sida dawlada iraan u dhisanthy Buu shegye

    • @maxameddeeqcabdale961
      @maxameddeeqcabdale961 4 месяца назад

      ​@@fiymamuse3650maya waxaan ahay suni shaafici ah waxaan la jiraa walaalaha shiicada adigu yahuud miyaad tahay bal is soo sheeg aan ku dilee

  • @ahmedabdirashiid983
    @ahmedabdirashiid983 4 месяца назад +1

    Khumayni waa un boqorka Iiraan. Macne kale ma leh.