Комментарии •

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق 2 месяца назад +9

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    أهل بورمي أهل الكرم
    بارك الله فيكم وحفظكم
    وجزاكم الله خير الجزاء

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica 2 месяца назад +1

    Walaaleynta somaalida wan soo dhawaynayaa. Reer Burco ban ahay.

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 2 месяца назад +3

    Mashallah somali wa walalo borame kudayasho mudan. Xamar, Hargaysa,kismayo,Baydhawo wa lamid ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад +4

    VIVA 5 Somaliya waa lamtabtan
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @whoareyou-0
    @whoareyou-0 2 месяца назад +6

    Ano re kenya ah waxa ku faraxsanay dhalinyara somaali o hal meel iskugu imid si wanaag ah❤. 100 jeer mahadsnid xildhiban.
    intii ka waa in aragti gaaban, xaasidiin ah o weligod hor marin, Allah Somali quluubtoda ha mideeyo o jidka xaqa ah ha ku mideyo.

  • @dabaadi
    @dabaadi 2 месяца назад +8

    Walahi Somalia dhab ah ayaa taalo borome ❤❤❤

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 2 месяца назад

      Somali neh hub iyo boom Ayaa yaalo!!!! Dadka ma doqomo Ayaa umaleesay? Kani Yar lacag ayuu jabooti kaqaato! Awdal is nothing without Somaliland, if they think they can survive on their own then they will be in for a shocking surprise! Samaroon doqomo maaha!

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 2 месяца назад

      ​@@nusumkate123 walloh maangaabsanidaa oo cuqdad badnidaa

    • @jamuriyadabarakaysan1858
      @jamuriyadabarakaysan1858 2 месяца назад

      Boraame Somaliland maha

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 2 месяца назад +2

    Waa sax

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 месяца назад +4

    Reer Boorama waa dadka ugu xadaarsan Soomaalida. Alle ha barakeeyo..

  • @MahamedKabeh
    @MahamedKabeh 2 месяца назад +3

    Masha alaah habalyo habalyo wllky ahana xilibaan maxamd abiib

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 месяца назад +5

    BAL EEGA BAL EEGA YAA ALAAH MIDOOBA ISKU DUUBTA SOMALIA YEEY 🇸🇴 CADAWGENA WAA SHISHEYE WAA KUWA ISKU KEN DIRAY UL IYO DIIRKEED SOMALIAYEEY 🇸🇴

  • @AbdiazizMohamed-y3o
    @AbdiazizMohamed-y3o 2 месяца назад +1

    Mashalah dad goba guulaysta reer awdal

  • @ustaadmuxiyadiincabdi
    @ustaadmuxiyadiincabdi 2 месяца назад +2

    Soomaali waxa qayrkeed ka reebay is cunsuriyaynta iyo isfaquuqida waa tallaabo wanaagsan xillibaan arrinkaasi

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 месяца назад +2

    Allah oo liaaliyo dhalin yaradaas dadka soomaaliyeed waa halqura taasbaana nagabadan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 месяца назад +1

    Boorame❤

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад +2

    M a cajib aqlikaa walk dashaam

  • @saidkarshe2929
    @saidkarshe2929 2 месяца назад +1

    War waa nin Rabi rag ba Yaaqan allah Haku sharfo👋

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 месяца назад +1

    Mashaa Allaah gob gobi dhashay

  • @harithturab
    @harithturab 2 месяца назад

    Reer Borama dad fican

  • @dca544
    @dca544 2 месяца назад +1

    ma allah somali waa wll guul guul ❤❤

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 2 месяца назад +1

    Qiyano qaran oo caad wa in xilka sidda ugu dagdaga badan luga qaado

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-0 2 месяца назад

    Jaaliyad beel

  • @nasraabdullahi8115
    @nasraabdullahi8115 2 месяца назад

    Guul

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 2 месяца назад

    Guul reer boorame

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 2 месяца назад

    Ooyaye😭😭😭😭😭

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 2 месяца назад +1

    Yaan lahilmaamin in somaliland tahay gobol somalia katirsan🇸🇴

  • @msh984
    @msh984 2 месяца назад

    👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 месяца назад +1

    Awdal state wellcome somali weeyn

  • @abdulahimuseosman6408
    @abdulahimuseosman6408 2 месяца назад +1

    Borama bartii aqoonta iyo ilbaxnimada

  • @Cabdisamad-nm3ny
    @Cabdisamad-nm3ny 2 месяца назад

    Masha allha goba nimo

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 2 месяца назад

    Muxuu maanta ku xasuustay?

  • @Hakam_10
    @Hakam_10 2 месяца назад

    Even though 😮

  • @Awdal22
    @Awdal22 2 месяца назад

    Maad iska tirahdid dhalinyarada somaliyeed ka imid garowe maxaad maamulka magacisa usoo qadisa

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 месяца назад +1

    Hadaad huwantii noo shirisay, liinta isu diyaari.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 месяца назад +3

      alayle lakla bax doqon cuqdudeesan baadtahay heedhe sidaas sii ahaada intaad cancer ka noqonesaan umada Somaliyeed deeto intay umadackale ee Soomaliyeed meel ku shirti laydin musaafiriyo ii yahud iyo amxaar layaidnku daro, wlahi qaati cunsuriyadeed ba alaydinka taaganyahay ... qashin

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 2 месяца назад

    Ma maantay yimaadeen?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Hubkii dadkii Soomaaliya gatay lagu waardiyeyn lahaa Marreexaan ayaa qabsaday!

  • @Ducaysane29
    @Ducaysane29 2 месяца назад

    Inamadan Badankooda ma moodeen arday waxbarasho u joogta Boorama. Qaabka ay u xiiran yihiin waxaan moodi lahaa Fanaaniin iyo cid la mida. Walaal Bal Timaha qaabkan foosha xun ee aad u xiiranaysaan quruxna ma leh ee ka fiirsada.

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 2 месяца назад

    Bee naa lee😂😂😂😂😂abawas

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 2 месяца назад

    Si wanagasan buu samayay xildhibaan abiib

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 месяца назад

    anuu waxbaan kusoo bartay Borama balse wixii ka danbeyey markay iriri smale ku biireen reer borama gaar ahana jaamacda Camuud , waxaa aad u yaraday dadkii aadi jiray magaladaas

    • @M00199
      @M00199 2 месяца назад +1

      adigu irirsamaale naceyb kaad u qabtaa nadanaa😂😂
      ha qarxin nooh 😄

  • @qasimsharif24
    @qasimsharif24 2 месяца назад

    adeer maxaad kasoo doonteen mawydaan jaamaacdo lahayn meeday dhabayacadii xillaka isku kobaysay adeer maxay jaamacada idiinku samayn waayeen waydinka maganta ahe taasi waxay cadaynaysaa in waxa putland xakumaa handhikaab yihiin

    • @farhiyaabdulle3593
      @farhiyaabdulle3593 2 месяца назад +2

      Qasim wax baro social media ha la imaan jaahilnimo wax baro marka aad hal il hal dheg wax laga maqlo daas ayaa kuugu wacan inaad dadka caydid anigu waxaa ku lee yahay wax baro oo xumaanta iska meydh oo ka faaidayso waqtiga just ha fiirin dhinaca xun somali ha noolaato meel kasta ay ku nool yihiin waxaa nu nahay one nation wanaagan illah ha ku tuso

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад

      Reer Awdal baa loo yimide ya akuu yimi adiga😂😂😂😂

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 2 месяца назад

    waan filayey in dherbaaxadaan ay kugu dhici doonto oo aad wadadii adeeradaadi aad ku dhici doontid reer samatar. af dheeridaadi in aad la baxsato.adigoo manorita ah. waa la diinku yaqaanay laba wejiilnimada aad caanka ku noqoteen. waxaa wadadaadi cagta saaray kan is mooday in uu dayaxa tegay batuun kol dhow waad arki doontiin isgii oo dhuusa sii deyn doona

  • @omaribrahimadan3043
    @omaribrahimadan3043 2 месяца назад

    waryaahee waxaad shirinayso so daroodkii maa ahaa hanan xininyahaa kalbaad hadanan kagaa sarin wad arkii dontaaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад

      Daarood waa Soomaali ee shut up duufle.