Shacabka Kismaayo oo walaac ka muujiyey dadka laga duminayo dhulalka Dowladda ee Muqdisho.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 7

  • @BoondheereLibaax-f8e
    @BoondheereLibaax-f8e 8 дней назад +3

    Shacabkii aya qabiil ku taageerayo tuugadii laga xureeynaye 😢😢😢

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 7 дней назад

    Guulaysta reer jubaland

  • @AbuubakarYuusuf-g8t
    @AbuubakarYuusuf-g8t 7 дней назад

    Wariye maatahayay kkkk barikicita adi maaleh dhulka

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 7 дней назад

    Reer kismaayo ninkaan xooga ku haasto waliba hogaamiyo kooxeedka ah waa laga dulqaadaa
    insha allah xasan sheeq wuu ku saxsan yahay shacabka reer Muqdisho inuu ka saaro dhulka dowlada reer kismaayo qof xoriyad uhadli karo majiro qofkii hadlo biyaha bada ayaa lacabsiinaa ama habeenkii saq dhaxo ayaa guriga laga labaxaa waa lasoo bukaynaa qaarna magaalada ayaa laga masaafuriyaa haduu runta ka hadlo waliba Axmed Madoowe dadka wuxuu ula dhaqmaa sidii qof shisheeyo oo kale meeqaa ruux ayuu kismaayo ka masaafuriyey oo waliba kacabanayso aad ayey u badan yihiin lakiin Muqdisho madaxwaynaha soomaaliya ayaa wax ka sheegaysaa waad dhaliilaysaa cidno Muqdisho makaa masaafurinayso waa wadankaaga

  • @SiyatHussein
    @SiyatHussein 8 дней назад

    Inika isilaaliyaaa😅😅😅 Xamr Balaayo kataagan