Jazzakal lahu khayr C/Xaafid xaqiiqdi wa mawdhuuc bulshadena aad Muhiim nogu ah mantana ku badan kuwa qaata Allah dhigo sheikh talooyinkisa sheikha Allah barakeyo
ASCWRWB bahda Brit som TV guulaysta daaiman bi idin allaah jazaakumulaah khayran jazaa ustaad abdihafid iyo sheekh Bashir allaha ha idiin xafido dhamaantiina
Allah ha ku xiftiyo sheekh bashiir.maashaa Allah Arin igu dhacday Allah subxaanuhu watacaalaah aniyo inta ila midka ahba ha naga gargaaree, sheekhaan abdixaafid ma ila xidhiidhin kartaa?
Sheekh hargeeysa baahi weey uqabta dabiibkaa iyo shifada waxaa max Mary Qaran iyo Jamhuuriyad ama sida jinks dadka udhexgalo jin qan iyo jamhuuriyad ku qalyayaa galay iclaajyo farabadan haloodiro quraansaar
Cilaajyo looma baahna . Waxa loo baahanyahay inuu isagu qofku quraanka akhristo diinta ku dhaqmo. Intaan waxaan doono qasano markaan waalano aan cilaaj iyo jinbaa i galay dhahno maahan .
Sheekh Bashiir iyo Cabdixaafid salaan ka dib cxafidow waad ku mahadsantahay muxaadaradaan uu soo diyaarieySheekheena si la fahmikaro noogu soo gudbiyey waana darsi aan aad iyo aad aan ugu baahanahay hadaan soomaali nahay waayo waan inkirnaa cuduradan mana naqaano sidii aan uqaabili lahayn la dhaqankiisa Marka waxaan kugula talinlahaa maadaaba aad tahay nin firfircoon in aad uga faaideysato Bartaan aad haysato in aad soo celceliso barnaamijkaan aad ayaan kaaga mahad celinayaa
Farxiyo wa run iskama yimado wayna badan yihin cudurada maskaxda kuma xirna imanka o dacifa e wa cudur Allah ku qadaray o sixir ama il ku yimada galadana isku si waye magaca bakala duwan
Sheekh BashiiR Culimada Somaalida kuwaan u jeclahay buu ka mid yahay Allah ha ku jeclaado sheekh
Hal.lee jaclaaw noh
Jazaakallahu khayr Sheekh Bashir iyo C/Xaafid. Ilaah iimaanka ha nagu sugo dhamaanteen. Aamiin yaa rabi
Ajar iyo xasand an laso kobi karin rabi ha ugu badalo shekhas qalbigu ino qabojiyaye Rabi walbiga ha u qabojiyo ❤
Alla maxaan murugooday oo Allahu Rabii iga fayday. Alxamdulillahi. Shamaatatul Acdaagiina. Alle iiga har gaaray Alxamdulillahi Rabil caalamiin❤️❤️❤️
Mashaa allaah ilaahay ha kaa abaal mariyo sheekh Bashiir intaad wanaaga umadaada la jeceshahay eed cilmigaa ilaahay ku siiyay aad nooga faa iidaysay
Mashalah qeer badan siiyo SHEEKH BASHIIR Aduunyo iyo Aqiro
Wllhi waa xaqiiqo qof Rabbi unoqday gartayna sababta uu adoon uyahay wllhi mawarwaro because caqabad walboo kusoo foodsaarto waad garaneysaa meesha aad la aadeyso Alhamdulillah Calaa kulli Nicmah.
Please Ramadan ka xalqadooyin Nooga soo duub sheikha. Insha-Allah
Jazaakallahu khayr sheekh Bashir and wariyeheena Abdixafid
Maasha Allah Allaha haku xifdiyo sheekh , daadiyaha barnaamijkana Allaha u barakeeyo aqoontiisa
Masha Allah Sheekh Bashiir Shiil Allah ha barakeeyo waa Sheekh qiimo badan
Sc wr wb sheqena allh xafido wxan la xanuunsanaa 7 sano murugo wal wal stres hosbital walba waan tagaa wxaa ley yiraahdaa gaasbaad ledahy kelyha dhagax kga jira alxamdulilaah mudo sade bil lga joogo yaan baawey saliga nabiga alxmdulilaah daawo yaan kahely bilaa wal wal bilaa xanuun allh na xafido dhamaanteen
Abayo sed usamesa ibrahimiyada miya
Sheekh bashiir Ilaahay ha xafido isaga iyo culimada kale
Sheyakhaan wallaahii khatar waaye .intuu ku qorsoonaay. Waxaan naga dawa wadeen sh. umal oo iska .jiib jaab ah..,, lkn sheyekhaan waa wax kale khatar maa shaa allah.... asagoo towxiutka iyo caqiiyadada ka hadlaayo nookeen
Jazaakalaah khayran
Jazzakal lahu khayr C/Xaafid xaqiiqdi wa mawdhuuc bulshadena aad Muhiim nogu ah mantana ku badan kuwa qaata Allah dhigo sheikh talooyinkisa sheikha Allah barakeyo
Jazakallah kheer yaa shiikh. Ilahay ha ku xifdiyo.
Yassakallahu qeeyr, Ilaheey ha idin barakeeyo.
Maanta waan ku farax sanahay barnaamijkaaga innan daawadey waxna ka kororsadey sheeqa qiimaha badan Bashiir Shiil Allaha barakeeyee.
Abdixafidow barnamijkan waa muhiim ee badi mansha allah
Mash allaah allaah indin xafido shikh bashir iyo abdihafid
M sh allaah allaha idin barakeyo jisakallahu qeyran❤allaha❤idin❤xfido❤
Mnsha allah waa idin salaamayaa, sheekhana aad baan u salaamayaa
MashaAllah jazakaAllah kheyran
Shaikh Fuqahada madaahibta iyo imaamyadii kaloo kahadlay ee in cibaado badan sida soon, Quraan aqris, sadaqo iyo Duco badan lala yimaado waa arrin wanaagsan yiri hadalkooda iyo hadalkaad adigu sheegayso maanta ee wax cibaada ahi masoo aroorin aad leedahay,qof ka jaahilaka ahi xattaa wuu fahmi karaa, illeen intii Diinta aad aqriyeyso nasoo ggarsiisay cilmi iyo cibaado iyo Runsheegba wey kaa badnaayeen, cibaadadaas marwalba waa arrin fiican Maalintan ilaah weyneeyey ee uu addomadiisa milicsanayan waa in lasii badiyaa oo milicsiga ilaah iyo Riport ka sanadlahaa ee lagudbinayaa uu ugu dambeeyo tawbadkeen iyo Alla bari iyocibaaadaadka wanaagsanoo dhan.الاعمال بخواتيمها waa acmaasha waxaa lagu qiimeeyaa Khaatumadiisa.
wahaabiyada ma ogola waaxaas. laakin culumada waaweyn in la soomo in kheyr la sameeyo dadka wey amraan waana shey diini ah.
maashaa allaah jasakumillaah shiiqa iyo wariye
Sheekh Bashiir Allah haku xifdiyo my our Imam from back in the days. Masjid Khalid Bin Waliid. 🥰
Amiin 🤲🤲
Mansha allah sheekh bashiir alaha ku xifdiyo
Mashaa allaah allah yaxfidkum yaa rabi❤
ASCWRWB bahda Brit som TV guulaysta daaiman bi idin allaah jazaakumulaah khayran jazaa ustaad abdihafid iyo sheekh Bashir allaha ha idiin xafido dhamaantiina
Mashallah abti illahey hakuxifdiyo Mel waliboathjogto abti mcn 💋💝
Jazakallah khayr sheeq Bashiir
جزاك الله خيرا شيخنا
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabil caalamiin
Mashallh
Masha allaha wacdigaan noo wada cabdixaafid
Allahu Akabar waa xaqiiq ilahow qatumada nohagaji
Jazakallah Sheikh
Maasha Allah.
Ameen yaraab
Ilaahey ajar haka siiyo
Masha allah sheikh Bashir
Asc akhyarta sheikh bashir Allaha ku xafido
Ilahay subxanawatacaala wadan islaam ah hana geeyo maankeena kor uso qaado😢
Wake up call for me.
Jazakallaahu khayr
جزاكم الله خيرا
Jisakalaqayr Sheikh
ما شاء الله تبارك الرحمن.
Asc walaalkey Abdihafiid waxaa soo socoto bishii Qayrka Badnayd ee bishii Ramadaan ,please wall markasta inoogu cudeey Dalkii Hooyo,inuu illaahey Nabad inoo islaaxiyo iyo barwaaqo iyo bash bash.jzk Qayran,
mashalah
isbaraarujinta iyo qofka in aakhiro laxasuusiyo, majiraan wax kawaangsan
ilaahay kheyr ha'idinsiiyo
.اللهم صل وسلم علي نبينا محمد صل الله عليه وسلم
Maansha alaah
Asc maansha Allaah sheeqeynà sheeq Bashiir iyo wallken Abdihafiid, Aabayaal Soomaaliyeed illaahey ha idiin xafido idinka iyo xaasaskiina, Caruurtiinaba, jzk Qayran,Hawsha aad inoo haysaana illaahey ha idiin fududeeyo.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Sh Bashir ilaah dartiis ayaan ujeclahay,Allaha noo xafdiyo
C/f adigane saas oo kale
Great
شيخ بشير رب يحفظك 🥰🥰
Allaahu akbar
Thank u
Ilaheyow isi farxadeyda yarapi
Transitionkii karoonaha ayaa inagu dheeraaday. Waa laga baxayaa. Laakiin qof Waliba in uu tiisa intaa wixii ka dambeeya goosto uunba fiican.waad mahadsan tuu8in walaaal.
Cabdi dixaafid adiga oo nin reer khalafaha , hadana fuleynima kaa muuqata barman ma aragtey si geesinimo lehe buu u hadalaa, laakiin adiga badin baa kaa muuqataa.yaad ixitiraameeyeesaa ma isaaqa gardaran oo dad dhulkooda joogaa isku dayaya ineey qabasadaan baad dhexdhexaad ka noqoneeyeesaa .
Waa fulay miyaa qofku haduu labada dhinac midna u hiilinin? Anigaa kamid ah dadka leh labada qoloba caqli midkoodna malaha
Meeshan diin ayaa lagaga hadlayaa dhegaha furo oo waanadu ha ku gasho.
“ dhegihii Allah waansho ayuun baa waansame”. Hadaad cantro baqash rabto Kabtan Ayuub iyo kuwa la midkaa raadso
Eeedo xagan lasacanood mahaa 😂 wa channel ka ninkad cayayso
Allah ha ku xiftiyo sheekh bashiir.maashaa Allah
Arin igu dhacday Allah subxaanuhu watacaalaah aniyo inta ila midka ahba ha naga gargaaree, sheekhaan abdixaafid ma ila xidhiidhin kartaa?
Sallahu calayhi wasalam
Aduunkaan murugo maka dhamaatee alle hanaga dhigo kuwii alle u carara markastoo aay wax dhib ah lasoo darsaan.
Asc walaal C/xaafid Maanta ayaadka fiicantay ayaamihii tegay
Culimada oo keliya no keen
Meeshu waa TV barnaamijyo kala nooca ayaa ka socda markaa Wixii ku cajibiya uun dhegeyso
Asc sheekhena iyo wllkay abdi xafid
Qof soom.lugu laheen i.w.m.ah qadaa shacbaanka sunah miyaa inuu soomo? mana soomijirin bil kasto (ayaam al biyiit)
Jisaak llah khayar
Maxaa la samaynayaa hadii qofku aanu rabin cafiska oo kula hadlin waliba isagoo kaa gardaran
Sheekh hargeeysa baahi weey uqabta dabiibkaa iyo shifada waxaa max Mary Qaran iyo Jamhuuriyad ama sida jinks dadka udhexgalo jin qan iyo jamhuuriyad ku qalyayaa galay iclaajyo farabadan haloodiro quraansaar
Cilaajyo looma baahna . Waxa loo baahanyahay inuu isagu qofku quraanka akhristo diinta ku dhaqmo. Intaan waxaan doono qasano markaan waalano aan cilaaj iyo jinbaa i galay dhahno maahan .
Alx wax bdn ka faaidey
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Sheekh Bashiir iyo Cabdixaafid salaan ka dib cxafidow waad ku mahadsantahay muxaadaradaan uu soo diyaarieySheekheena si la fahmikaro noogu soo gudbiyey waana darsi aan aad iyo aad aan ugu baahanahay hadaan soomaali nahay waayo waan inkirnaa cuduradan mana naqaano sidii aan uqaabili lahayn la dhaqankiisa Marka waxaan kugula talinlahaa maadaaba aad tahay nin firfircoon in aad uga faaideysato Bartaan aad haysato in aad soo celceliso barnaamijkaan aad ayaan kaaga mahad celinayaa
I’m not agree with this Sheekh. Depression. Waxaa keena xanuuuno. Waaa weyn. Depression iskama imado. Ilaaa xanuuun. Keeno maa ahene.
Farxiyo wa run iskama yimado wayna badan yihin cudurada maskaxda kuma xirna imanka o dacifa e wa cudur Allah ku qadaray o sixir ama il ku yimada galadana isku si waye magaca bakala duwan
Waakan beenawaaskii maba istaahishid inaad journalist ama wariyo ahaatid Doqonka ugu indha adag waa kii uhor arkey xabadii beenta ahey ee uu kohor yidhi makugu dhacdey xabadu talow siduu uogaa waa suaale hadana beentii sidey xabadu ugusoo geshay Ninkani waa namiimiye doqonnimo udheertehay faqash majeerteen