JABKA DAMULJADIID DOOXA (4094)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 17

  • @abdibelel-xv9vm
    @abdibelel-xv9vm Месяц назад +2

    Waa la garanayaa Aden ,
    NISA soo galbisay , Sanbolooshe weydii,
    iyo Hasan Sheikh.
    Saduq John waday

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад +4

    Madaxweynihii Hore Sheikh Shariif Wuxuu uqeeliyey Oo uu Ku Eedeyey Dowlada MD Hassan Sheikh Waxa kamid Ahaa Inuu Ciidamada 1 Guuto Dagaalanta Aysan Ciidamada laga helin karin Qabyaalad Caburin Uu Dalka ku Eedeyey iyo Musuq Maasuq Badan

  • @user-tb9lq7nd3l
    @user-tb9lq7nd3l Месяц назад

    Anigoo ilaahey la hortagayo dhul 3o kilometer ka oo udheeya afgooye xamar in aanan lagu dagaalamin ayaan jeclahay waxaan leh magaalo kasto wey fideysaa aqoonteyda markaan eego aniga dagaankaas aan u dhalan arintaas in ilaahey gargaaro oon la isku dagaalin ama aan la isku handadin ilaahey baan ka baryayaa ilaahey nabadgalyo siiyaa inshaa allaah.

  • @yassinahmed3023
    @yassinahmed3023 Месяц назад

    Wa hadhaa hadhaa..ugaas manta barnaamijkaada wan dhamaystay...ee ninyahw ninkaan aad waraysanayso waa khabiir walhi..barnaamijyo badan oo kle kasoo diyaari

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад +2

    Waxaa Suurto Gal Ah In hubkaas loogu Dan lahaa in Dekeda Garacad Alshabaab Gacanta loogeliyo ayku Weeraran Taasi Waa Macquul Ah Hubka wuxu kusocday Mishin Shirqool Ah

  • @ApdikaafimusseIsse
    @ApdikaafimusseIsse Месяц назад +1

    itobiya cidan ahayn makenin hubka

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 Месяц назад +2

    M. Maxamed Cabdullahi Faramajo iyo m. K. Sheekh shariif Horay ayeey isu cafiyeen I bobalika ah

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Месяц назад

    War sideed u rabtaan in xasan hambalyo bixiyo ?😂. War xasan waaba nin kasoo horjeeda in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah😂. Wuxuu ogyahay in cidi u cidaynayn isaga😂

  • @jamaomarjamaomar9815
    @jamaomarjamaomar9815 Месяц назад +1

    Asc mahad said thanks

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 Месяц назад

    WAXAAS RUN MOODA EE WAASHA
    SHIEKH SHARIF WUU IDIN BEEN GUYRAYA
    HA ISKU WAALANINA

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 Месяц назад

    Hubka alshabab loo waday

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Ethiopia wa cadawga koobad ee soomaalidu leedahay .
    eelay oromo u guura ethiopia .

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад +1

    Sidii Taliban iyo Maraykanka loogu heeshiisiyey Qadar aya Al Shabaab iyo Dowlada Somalia loogu heeshiisinaya Qadar anigu arrinka waxan u arka arrin aad ufiican .
    Niimankan isqarxinaya halala heeshiiyo. Maxay doonayan ?
    Meesha campaign looma joogo ee heeshiis baa ka socda Qadar.
    Eelay wareersan baad tahay .

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    N&N iyo Farmaajo uuma joojin doonaan Deni iyo Buuqlandlaantiisaba , sida uula socda M.J reer bahalow .
    Mareexan iyo Majeerteen isma arki karan , way isneceb yihin taana hala oggaado eelayaaye oromo .

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Месяц назад +1

      Sidaad jeceshahay baad uhadashay, mj iyo mr waa 2bada reer ee aduunka isu jecel iskuna hiiliya.

    • @sedson02
      @sedson02 Месяц назад

      Wa beentaada .

  • @sedson02
    @sedson02 Месяц назад

    Puntland doorasho xor ah kama dhacdo , qabiilo darooda isku codeeya .
    Maxa loogu hambalyeen qabiiilo isku camiraya ?
    Xasan Sheekh wuxu yidhi Puntland looma joojinayo .
    Waana siday tahay .