Комментарии •

  • @team-me9il
    @team-me9il 2 года назад +1769

    Wllhi billahi ta llahi like waan saaraya 😅waad dhaarataybe iska saar🤣🤣

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +701

    Prophet Muhammad-the greatest man who ever walked the face of earth 💯 ❤🙌🏽

  • @quennafiza1281
    @quennafiza1281 2 года назад +371

    Inta xayeysiinta ila nacday ismuujiya😭😂😂😂😂

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +5

      Allah wax ku dhiiba , kuma tuso
      Subscrib isaaar Walaal ❤️❤️❤️

    • @hassanjacelowhappy1007
      @hassanjacelowhappy1007 2 года назад +7

      Aniga wan iska buriyaa saan u nacey leee

    • @ayaanqurux0559
      @ayaanqurux0559 2 года назад +1

      𝐴𝑛𝑖

    • @qadrocubed8260
      @qadrocubed8260 2 года назад +1

      Ani🏃🤣

    • @omaari155
      @omaari155 2 года назад +3

      Xoola nimo asad barnamijka lacag ayaa oga baxda xayeysiinta kuwo.usameyana asigey ka saacidan marka barnaminkaba la aantod lacagtan la iskama bixiyen ee wax fahma

  • @mohamedmusa560
    @mohamedmusa560 2 года назад +126

    Ceyda the winner 🏆 wish all best bloody

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +4

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

  • @sahranura741
    @sahranura741 2 года назад +115

    Si walbo Arimaheene aqoon ayuu leeyahay wayna kamuu qataa.
    insh'allah guul Arimaheene.
    Waliba daacad Nimo m.a👍💯

  • @kaltumoshiiq4524
    @kaltumoshiiq4524 2 года назад +122

    Team ceyda guul insha aallha walalkiy 😍😍😍🥰🥰

  • @fatimaabdalla6395
    @fatimaabdalla6395 2 года назад +32

    Arimaheena legend inu yahay wan u qiray wlh. 😍😍😍😍😍❤️

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 2 года назад +4

      Haa🥰🥰dee arimaheena waa legend funny

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 года назад +91

    Asad xajio one Love brother
    1 Million soon ❤️❤️

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam1789 2 года назад +39

    Willkeena waligaa guush adaa leh
    King ceyda the winner 🎆❤ sidokle waxan kadhicin arimaheena the winner two😘

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +2

      Allah wax ku dhiiba , kuma tuso
      Subscrib isaaar Walaal ❤️❤️❤️

    • @deeqocabdisalaam1789
      @deeqocabdisalaam1789 2 года назад

      @@Somaliboy kusary

    • @feysaldaacad2422
      @feysaldaacad2422 2 года назад

      @@deeqocabdisalaam1789 anigane iisar abayo

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 2 года назад +88

    King 🤴 👑 cayda legendary
    Waa beentii
    So funny 🤣
    Three legends 💜

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +3

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

  • @sacdiyoabdullahi5339
    @sacdiyoabdullahi5339 2 года назад +30

    Waa beentiis waa game qatar ah oo xiiso leh ee aan laga daaleen daawashadiisa m.a horay usocda💖

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 2 года назад +15

    Team arimahena ismuujiya guul arimahena 🏆 🏅

  • @qaalicali6126
    @qaalicali6126 2 года назад +5

    Team ceeda is adkeya guul guul ceeda arimahena nasiip wacan

  • @aluulashire9245
    @aluulashire9245 2 года назад +4

    CEYDA markaa uu dhahaayo waa ben tiid ayaan jeclahy anigo tiimka kamid ah ma arki donaa Asad Arimahena iyo dad badanba insha Allah wan idiin jeclahy ❣

  • @nasirabdi88
    @nasirabdi88 2 года назад +37

    Big legend🤴 #Arimaheena# next game is adkee don’t disappoint me bro ✅

  • @nuruibrahim7448
    @nuruibrahim7448 2 года назад +35

    This conversation is the great one keep going Asad hagio

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Subscribe isaar bro

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 2 года назад +9

    Arimehena has to win in shaa Allah. ceyda gameka dhan wa bentis aya oga bahdey😂😂. arimehena guul in shaa Allah hhhhhhh

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 2 года назад +15

    Hhhh🤣🤣🤣🤣🤣walee Arimaheena juba ku badalo kulaha 🤣keep going legend now🥰👍

  • @asmaatoahmed7696
    @asmaatoahmed7696 2 года назад +5

    Walahi I can't wait sidaan kolba u fiirsanaayay subscribka ayaan daalay lkn ugu dambyn 1m maanta ayuu gaadhay hno hambalyo hambalyo walahi farxdyda lama qiyaasi karo guulyso mar walba wxaana guushaada ka dambeeyy olahy ka sakaw dadaaalkaaga iyo team kaaga 27 August cayda abeera faadil arimahena Imk cumeer yagana thnku guys hada haaa hada haaa haaa hada haaaa

  • @acclegend4158
    @acclegend4158 2 года назад +11

    Legend arimaheena gull marwalba the winner arrimahayna📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌📌

  • @queennasra8552
    @queennasra8552 2 года назад +3

    Yuutuubarada somalida asad hagio bal car halaga helo wll asad horay usoco legend always legend 😘😘🥰🥰

  • @malabey197
    @malabey197 2 года назад +14

    ArimaHeena qosol oo leeyahay wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 2 года назад +23

    Ceyda waa beentiis by kaga dhagty😂😂😂🖐

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +1

      Allah wax ku dhiiba , kuma tuso
      Subscrib isaaar Walaal ❤️❤️❤️

    • @queentima6146
      @queentima6146 2 года назад

      🤣🤣🤣haaa

  • @ayuopaliofficial2971
    @ayuopaliofficial2971 2 года назад +14

    Nio labadan wlhi mar kasta soo fariisi waa labo foodo ah hhhh keep going my brothers

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 года назад +95

    Qayaano vaar vaar xayawaanada ugu dabeeyay Arimeheena wuxuu dhahay 7 wuxuuna kasheegay 6 I'M SORRY CEYDA 😢

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +3

      Allah wax ku dhiiba , kuma tuso
      Subscrib isaaar Walaal ❤️❤️❤️

    • @ctotow2745
      @ctotow2745 2 года назад +2

      Bareejo wye abyo

    • @amla-5
      @amla-5 2 года назад +3

      Wa la saxaY abaYk

    • @baarliinmaxamedxaji7377
      @baarliinmaxamedxaji7377 2 года назад +1

      7laweydiye 6 ayuu kajwbey vaar var asad soo hubi

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 года назад

      Fudeed bdnidiina vied dhameysto wah

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 года назад +21

    maansha alaah #arimahena waa daacad👈🏻

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 2 года назад +5

    Waxan ku haysata areyga waa beentiis king ceyda 🥰

  • @maryamamahamed8507
    @maryamamahamed8507 2 года назад +3

    1 Talo
    Asad waxankugula talinaa marka aad ubahato vaar kahor inta barnamijka bilabin waxad soqada mobile kadib voice audio kaduub marka loo bahdo dib udhagaysta ok
    Asxabta like Saara 👍

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 года назад +10

    1 million coming soon

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 2 года назад +5

    insha'Allah guul king ceyda 👑 team ceyda marnaba no hoos

  • @abdiraxmantobtechannel9873
    @abdiraxmantobtechannel9873 2 года назад +5

    Asad hajio keep going bro sida xaqa ukala dorta m. Dar alle kujeclhy

  • @BigmaanStudio
    @BigmaanStudio 2 года назад +28

    Waxan ku heysta ereyga Waa beentiis 🤣😂

  • @zakariafaras3807
    @zakariafaras3807 2 года назад +23

    #VAR Arimaheena inuu 7 sheego ayay ahayd Su'aasha ugu danbaysa 6 buuna sheegay

    • @halacyare9430
      @halacyare9430 2 года назад

      Asad xaraa arimaheenuu la rabay cadaalad uma ciyaarayo

    • @Ururka_yufo
      @Ururka_yufo 2 года назад

      @@halacyare9430 haa 7 buu dhahay

    • @mohaapdulahi2989
      @mohaapdulahi2989 2 года назад

      @@Ururka_yufo muuqaalka dhameysta ha degdegina

  • @sacdiyoabdullahi5339
    @sacdiyoabdullahi5339 2 года назад +27

    Ceyda ayaan guul u rajaynaa insha allah🥰

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 года назад +21

    "Si walba oo aad uhaysato qalbi ku jecel marna haisku dayin inaad dhaawacdo Maxaa yeelay maanta waa jira qalbiyo dhaawacan kuwaasi oo ku nool murugo ha ogolaanin inaad farxadaada ku xirtid qof kale"

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      subscribe isaar walal

    • @5-starsnews
      @5-starsnews 2 года назад

      @@Somaliboy adne sido kale

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 года назад +6

    Asad Ceyda uu lajiray Bilaawgi hore Xamaasadaa intee qaaday ugu danbeen walalkiisa uu raacay😂

    • @jihaanaciilka1311
      @jihaanaciilka1311 2 года назад +2

      Ma is qarin karo waa laga daremayaa asad ceyda markuu qof kale ladhelaayo asigoo lajiraa marwalbo lkn hada xamasada walaalnimo ayaa qaday

    • @mahadsomali
      @mahadsomali 2 года назад +1

      @@jihaanaciilka1311 has😂😂😂👍

    • @mohaapdulahi2989
      @mohaapdulahi2989 2 года назад

      @@jihaanaciilka1311 subxanlah

  • @hodohussein309
    @hodohussein309 2 года назад +10

    Team Ceyda ma socona 🥰👏

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 2 года назад +19

    Legend asad hagio caafimad team ah ku rajeynaa sanadkaan gudihiisa I.a
    Team27💪

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 2 года назад

      @@Somaliboy Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab Alloow ducadeena Nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab

  • @heromerk4264
    @heromerk4264 2 года назад +7

    Ceyda Aa saxan wllka 7 Ayuu dhahay Cumar 💕😍

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 2 года назад +7

    Asc Happy eid mubaraak boowe and abaayo qof kasto muraad leh rabi ha u sahlo murugtinah Allah farxad idiinku badaalo 100 subscribe I sara xawiwiyaaal 🥰❤️🙏

  • @apdaajr1610
    @apdaajr1610 Год назад +1

    Barnaamij kaan
    Arimaheena vs gabar ku so samey
    Asadow

  • @luulabdi754
    @luulabdi754 2 года назад +10

    Ceyda king of game 🎮 wuu yahy keep going bro

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

  • @AliAli-bt1qn
    @AliAli-bt1qn 2 года назад +1

    Daalo wey shegeysaa anaa Saudi ku imaade 2022 dii

  • @Maandeq
    @Maandeq 2 года назад +5

    Illhey dartis ujeclhy asad 😍😍😍

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +1

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walaal ❤️❤️

  • @amiincismanmuxumed6217
    @amiincismanmuxumed6217 2 года назад +1

    ciyaartu waa bareejo asad su"aashi udanbaysay arimaheena waxa uu dhahay waxa aan sheegi karaa 7 waxaanu sheegay 6 ma" uusan garan su"aasha ciyaartuna waa bareejo

  • @fatumashafie8200
    @fatumashafie8200 2 года назад +10

    1 million coming soon my brother 💞

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

    • @fatumashafie8200
      @fatumashafie8200 2 года назад

      Amin

  • @yakiqadafi6611
    @yakiqadafi6611 2 года назад +1

    Abdulahi hajio sooqaabo qeebta kale bro inta igu racsan like dhac kusiii

  • @rahma11115
    @rahma11115 2 года назад +32

    😂2legends 😂ceyda waigaqosliye keehali kaztumo kulaha😂

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +1

      Subscribe isaar sharafey

    • @Milgo_Ali.M-56
      @Milgo_Ali.M-56 2 года назад

      Xafadaha hoosuu sheege😂😂😂😂😂

    • @cabdallashaamil2076
      @cabdallashaamil2076 2 года назад

      Hhhh hawlihiina aad uu utaqan ya in badn wuu fayday🤣🤣🤣

  • @RUBABI_PRODUCTION
    @RUBABI_PRODUCTION 2 года назад +2

    Legend asad hagio caafimad taam ah ku rajeynaa sanadkaan gudihiisa

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +1

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walaal ❤️❤️

  • @najaxnayruoz4335
    @najaxnayruoz4335 2 года назад +10

    team ceday like dhac🤣🤣🤣

  • @wacanesse5654
    @wacanesse5654 2 года назад +1

    Wawareey inta arkaysa inay isk gaadhan arimaheena iyo asad 712k
    Habalyo walalaha Malaysia

  • @mohamedkhadarabdukaadirqad4767
    @mohamedkhadarabdukaadirqad4767 2 года назад +7

    Cayda gameka xiga incha allh guull

  • @Wadaniga178
    @Wadaniga178 2 года назад

    Vaaar kale Su'aasha Dharka la xidho ee cayda la weydiyey dhagodhago ayu ku daray wa qalad arimaheena guusha leh mrka xaq la eego

  • @farhianor7569
    @farhianor7569 2 года назад +3

    Inta ka heshy challenge gan is muujiya👏👌

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      subscribe isaar my queen

  • @sihaamcabdisalaancali6439
    @sihaamcabdisalaancali6439 Год назад

    Arimaheen🤴❤️🇸🇴Lipaax waye walhi m.a❤️

  • @naasbarkade3973
    @naasbarkade3973 2 года назад +8

    Somali cable tv waye 💯💯💯

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

  • @faraxsan9365
    @faraxsan9365 2 года назад +2

    Wlhy game kan wu macan yhy wanan sugaynay arimahena anigo team cayda ah ayan cawa arimahena tagerssna
    Wayo ciyarta xamasad bu u celay
    Ugu danbayn nimankan way kala hadhi wayen cawa wow this is another leval man kama caajisno dawashadada asad frxd ku nolow wll

  • @mohamedosman477
    @mohamedosman477 2 года назад +3

    GUUSHA IYO CEYDA HAL HOOYO WADA DHSHY✌✌✌✌

  • @adiyaabdirashiid8899
    @adiyaabdirashiid8899 2 года назад

    Daallo way shaqaysaa dubai&somalia muqdisho&neiropi bayba tagtaa

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 2 года назад +7

    bro ceeyda keep going 😎
    ku soo daro suaalo extra eh

  • @ibraahimcabdi5767
    @ibraahimcabdi5767 2 года назад

    Waaw 3caamiro waxlagu duuwaayo family hagio waan idin wataa guuleeysta

  • @suluxtamehusein7766
    @suluxtamehusein7766 2 года назад +16

    Family hagio Eid wngsn 🥰

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 года назад +2

    Somali Channel Tv Qaranka sooma eheen👉🇸🇴🖥️

  • @cabdifataaxkhadar3157
    @cabdifataaxkhadar3157 2 года назад +20

    Whe The lion come others slow down
    Keep going Arimaheena 🥰💯

  • @bigboss1028
    @bigboss1028 2 года назад +41

    ceyda waa beentiis caqli ka dhigtay 🤣🤣🤣

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 года назад +10

    Keep going asad hagio and ciid mubaarak🎉🎉

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад +1

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

  • @amiinyarechannel8374
    @amiinyarechannel8374 2 года назад +11

    We shall reach 800k subscribers if Allah says

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 2 года назад +4

    Rematch insha allah habeen danbe asad keep going bro 😎 game shidan

  • @usaaameaadan5814
    @usaaameaadan5814 2 года назад

    M.a zxb hore usoc caafimaad ayaakuurajeenaa

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 года назад +4

    Ceyda King Of Winer🏆 Habendanbo Guusha Ada leh❤😘
    Waa Beentis Ka Fuq Ceyda😂😂

  • @FartunOmar-gd6ef
    @FartunOmar-gd6ef Месяц назад

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله محمد احبك يا رسوله

  • @suheybcade7845
    @suheybcade7845 2 года назад +4

    Labada nin iga qosliyo labo walaalo Hal guri inaa idin la joogto jeclan lahaa

  • @lailaqadarlailaqadar1665
    @lailaqadarlailaqadar1665 2 года назад

    Manshalh wa ciyar ada ceyda iyo arimheyna barnamijkan wa beentisa inbo cadi mahn

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 2 года назад +8

    Keep Going Pro🤴✌

  • @queennaadiyaofficial
    @queennaadiyaofficial 2 года назад

    Ma jiraaa qof joogo Canada oo isticmaalay PAYSII

  • @queens5170
    @queens5170 2 года назад +6

    labadooda waa wataa ani kii badiyo😂❤❤🙋‍♀️

  • @mustafeqanjey6754
    @mustafeqanjey6754 2 года назад +2

    first coment asad hajio guulleyso zhp👏

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walaal ❤️❤️

  • @najmaosman2883
    @najmaosman2883 2 года назад +3

    Ceyda guul ku rajeyna abwe

  • @mrkl9165
    @mrkl9165 2 года назад +1

    Arimahena legend of the legend gulayso

  • @wllmadra2196
    @wllmadra2196 2 года назад +3

    Arimaheena waxa hilmaamtay nuurtiin KL

  • @clsamed_0fficial342
    @clsamed_0fficial342 2 года назад +1

    Qisoyinka qaar malahan dhamad qurux badan🤎
    🦋⛓️

  • @luulcismaan3391
    @luulcismaan3391 2 года назад +10

    Team ceyda : Marnaba no hos 💋🥰

  • @zuhaipmohamed4728
    @zuhaipmohamed4728 Год назад

    Asadaw wll Ceyda hal su'aal oo sharci daro ah ayaa raacday 🙏🥹 dharka dumarka ay xidhan ayad ku tidhi dheg dhego ayu yidhi hdana waan siisay pointsgaas

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 года назад +4

    Ceyda guul ann kurajeynaya💕💪

  • @basramahmed8253
    @basramahmed8253 2 года назад

    Wall aad bn udawada barnamijkiina lkn salada quranka ku dadaala

  • @mohammedabdirahmaan7094
    @mohammedabdirahmaan7094 2 года назад +4

    Xaqul Eidaa Rabaa Hadi kale like 👍 isii

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walaal ❤️❤️❤️

  • @Moha-s8f
    @Moha-s8f Месяц назад

    Waa soogashee nabiga kusali scw

  • @ifrahmohamedsahal9409
    @ifrahmohamedsahal9409 2 года назад +7

    dhaaxaan sugnay😂❤❤❤❤❤asad 1m gaar😢😢😊

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      Allah wax ku dhiiba kuma tuso
      Subscrib isaaar Walal ❤️

  • @mohamedabdiwahaab3460
    @mohamedabdiwahaab3460 Год назад

    Asad su aashii udambeysay waa 7 lkn arimaheena wuxuu sheegay 6

  • @zakariafaras3807
    @zakariafaras3807 2 года назад +13

    #VAR Arimaheena inuu 7 sheego ayay ahayd Su'aasha ugu danbaysa 6 buuna sheegay.

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      subscribe isaar my queen ;

  • @mudanmohamed2393
    @mudanmohamed2393 2 года назад +2

    Anaga winner man 👑Ayaan ubaxsanay

  • @nashuubea8301
    @nashuubea8301 2 года назад +22

    Keep going wallhen😍😍🥰

  • @maxamedcali2947
    @maxamedcali2947 Год назад

    Taaalantika runta waa sidaa camal kib goin walalkee asad hagio❤❤❤

  • @bileali8846
    @bileali8846 2 года назад +1

    ciyarta udanbeysay 6.5 ayey ahed waa maxay barejada aad shekeysa asad iyaa muqalka mada watid miya iyaa

  • @michaeljoseph172
    @michaeljoseph172 2 года назад +7

    Qasow kuso dar oo Hadal la Heen
    Waa Beentisa io Wana Qasaa 😂

    • @Somaliboy
      @Somaliboy 2 года назад

      subscribe isaaar legend .

  • @maryanisaaqmuhammed164
    @maryanisaaqmuhammed164 2 года назад +1

    Maya soomaali janil masha qeeyo

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 года назад +5

    👑#ceyda always guuuuul💪💪💪💪

  • @hygz978
    @hygz978 2 года назад

    Asad hagio 2sano oo xidhiidh ah ku daawanaayey xabad iphone 7 plus ah ma ogaga naxsatid wllkayow🥺❤❤❤❤

  • @rahmaabdirahman1670
    @rahmaabdirahman1670 2 года назад +4

    Ceyda wan nacay su uso tagna uun 🤣 arimahena inu reebo ayan rajayna insha Allah o Face's cusub ino yimadan

    • @rakiaruun1807
      @rakiaruun1807 2 года назад

      Naa wiilka ka leexo guusha adiga uma heysidee

    • @rahmaabdirahman1670
      @rahmaabdirahman1670 2 года назад

      @@rakiaruun1807 nayahe ka leexada ma baabur ban ahay wad afsomali xumate adiga mx ka galay afka hanala so galin naya wa nagta nama taqanide 🤫

    • @rakiaruun1807
      @rakiaruun1807 2 года назад

      @@rahmaabdirahman1670 hhhhhhh waa runta kuma aqaano balse mxa ladhaha ceyda waa nacay, ceyda ma awalbuu ku dhahay I jeclow🤔🤔
      Mideeda kle marka ledahay ima taqaanid oo adba mai taqaanaa 😎

    • @rakiaruun1807
      @rakiaruun1807 2 года назад +1

      @@rahmaabdirahman1670🤣🤣🤣 waa xanaqday waa u jeedaayee sorry lkn waa laga fcnaa inaa wa necbahay dhahdo hda taagerenin xta qofka tageeraysid Lee laga hadlaaa any way sorry 😞

    • @rahmaabdirahman1670
      @rahmaabdirahman1670 2 года назад

      @@rakiaruun1807 sister ciyarta igada ila adigaganban ku necebahaye 🤣

  • @abdullahiibnucomar9292
    @abdullahiibnucomar9292 2 года назад

    Walalaheyga waxa idin ogeysina in lacagta aad halkan ku bixinesan ay dad kale o bahan ay mudanyihin ina sisan ajara ka helesan qof maskina wa cawisay