Cabdi ibraahin bowbow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2020
  • Cabdi ibraahin bowbow
    djibouti, jabuuti, somali
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 1

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 3 года назад +4

    BEERAHA CASAAMO - - (AHUN) HO.CABDDI IBRAAHIN BOWBOW
    ©Erayadii& Codshaxankii& Luuqdii : C.I. Bowbow ?
    '' Buuraha buurta u dheer
    Badhtankeeda anoo ku nool ?
    Billaawiyo ?????? xidhan
    Barbaarta da’dayda ahna
    La booda ciyaaraha
    Waa balaayo jacaylkuye
    Intuu beerkiyo wadnaha
    Ka bilaamay uurka
    Meel aan beegayn iyo
    Ma i geeyay Beeyacad
    Maantana basteed iyo
    Ma bukaa jacayl
    Bogsan maayo jeeraan
    Barta ay ku nooshahay
    Booqasho la ii geeyee
    Baadi nin ay ka maqantahay
    Bayan ma u fadhiistaa
    Boholyow ma daayaa ?
    Badi warkaygiyo
    Balwada iyo heesaha
    Beryahan an soo diro
    Bayan ma u heshaa ?
    Been anoon kuu sheegayn
    Waa inoo bishaariyo
    Beeraha casaamoo ''
    Mahadsanid walaal Xasan.