Masha Allah walahi wiil kan waa wiil ka kaliya ee ugu Af gaban dad ka so gala midiyaha uguna sharafta badan ee illahay wixii jira Asaga oge ha sobixiyo
AJ haddi xaqiiqda laga hadlo mamada Waa hooyada markey arintan ku wajahday waat argagaxday adigo dhan wejiga farxadi ba kaguurty SI kle bat noqoty mideda kale daroot maba uekid ee raxn Weyn Waa Qabil jir beel Weyn ku faan ee isku klsonow hooyada ha inkirin alle ka baq
AJ sorry mj wax weyn kula ah raxanweyn waa dad Sharaf leh oo ahul diinah reer kofur ah reer magaal ah beelweyn ah dagaan leh mj ka reer magalsan ee ah daciif bathy
waryaadahee raxweey waa dad laandheera laandheera dhaafay qabiilada soomaaliya waa dadka ugu nasabsan waana qabiilo badan oo kulmay raxweyn na maahan qabiil ee waa dadkulmay
AliAli gabar may kuu diideen mise waad ka xun tahay tuugsi haddii dad lagu caynayso adba si reer magaalnimo ayaad u tuugsan jirtay haddii qurbo aad timidna tuugsiga ceyrta adaa ugu horerya (Welcome to the world 🌎 what’s goes around come to around be respectful before you speak and go school)
War iska daba warewg looma baahna nin yahow Adaa afkaaga ka sheegtay inaan markaagii hore aas dhuntay Ceebna ma ahan Ogoloow in dheecaan adi iyo maamada la idinka qaado
Ninkaan DNA wuxuu uga carayo baa jira wuu og yahay lkn wuxuu u qabaa Haduu hooyadii accepted gareeyo wuxu u qabaa inuu wax kasta loose gareynayo wuxu ku hayaa family weyn ban ahay nin layaqaano ban ahay nin haduu family giisa uu helo ceeb maaha qof asoo yar dhumey wa buuxan ceebna maaha subxaanalaah ninkaan momada ha qanciyo carar kagama hareyso caasi you ku noqon hooyadiis wuu u eg yahay saaid
Asc walalkey ala kabaq DNA ogolow maadaama lagu sheegtay yaan laguugu waa xaaraami AJ family inkaarow qabaa daaroodna maaha wax ugalayna malaha caasi waalideyn waaye
Dahir waxuu soo galo oo hagag ku dhamaado lama sheegin heerka as in Leysla soo gaarona ma ah aj nin yahow adaa dhameyn Kara aqli alle wuu ku siiyay adigoo qancinayo oo mamada ajar ka raadsanaya 5:39 naagta aflagadeeneyso majeerteen dhaheysa adiga dhaqanka Ada wa sidii raxanweyn majerten amaba darood qeylinayo xagee ku aragtey dadk sharaf badan aqlaq wanagsan afdherideda soo baro dadka majeerteen imsaan aragney niman raxanweyn qeylineysa ma qabilka dhen bey ka mujunayaan dhaqankooda mey, bal adiga hada hadlayaa adaa ugu qeylo badan inta ku jirto ma qabilkaga sidaas u wada qeyliyaan dhahnaa
Muxu uga carari raxanweyn wa qabiil weyn Aj wa utuber .xaraabi ah Laakin , xil ilhaan omar wa isman mohamud Abaheed hooyadeed wa raxweyn ama reer xamar afgooye ,wana santor Congress mareykanka . Marka qabiilka ceeb maahan wbt.
Ninkaan ilaa maalintii mamada soo sheegatay ilaahada qalqal aa ka muuqdo 99.9% p mamada way dhashay because asaga dhan wuu fiigsan yahay wajigiisa fiiri
Raxaweyn cay ma ahan hoyada ha inkirin ee lahadal mamada dadna wa iskumid familiar ha inkirin aniga elaay rasmi ayan ahay ma ihi laygama maqlayo yay ku habarin gesinimo muji insha allah
I feel so sorry for AJ 😭 if most ppl believe he's xasan farey WHY you guys naming and shaming him!!! Have you guys any idea to get lost from your family and survive for 30 years. 😢
Masha Allah walahi wiil kan waa wiil ka kaliya ee ugu Af gaban dad ka so gala midiyaha uguna sharafta badan ee illahay wixii jira Asaga oge ha sobixiyo
❤❤ Masha allah😅
AJ haddi xaqiiqda laga hadlo mamada Waa hooyada markey arintan ku wajahday waat argagaxday adigo dhan wejiga farxadi ba kaguurty SI kle bat noqoty mideda kale daroot maba uekid ee raxn Weyn Waa Qabil jir beel Weyn ku faan ee isku klsonow hooyada ha inkirin alle ka baq
AJ sorry mj wax weyn kula ah raxanweyn waa dad Sharaf leh oo ahul diinah reer kofur ah reer magaal ah beelweyn ah dagaan leh mj ka reer magalsan ee ah daciif bathy
Warku waxuu ku yaalaa wajiga
Cilmi nafsiga hadaad taqaano wajiga ka aqriso jawaabta finish
waryaadahee raxweey waa dad laandheera laandheera dhaafay qabiilada soomaaliya waa dadka ugu nasabsan waana qabiilo badan oo kulmay raxweyn na maahan qabiil ee waa dadkulmay
Fadlan aflagaada hala joojiyo
Maamada wiilbaa kamaqan
Walaalkeen isagaa qancin
Kara ha tuso waalidkiis.
Maarkii raaxaan waan laasheego waad maacaash ulaalaadiinaasiid baameesha kuujiiraah.
Ninkaan haduu
Aabo iyo hooyo
Uu qabo oo wiil ay dhaleen inuu yhybay hubaan
Maxeybla aamusan yhin
Mey soo hadlaan
Waxey og yhn
In.aysan dhalin
Abaayo angu waan is hubnaa dadla yaqaano ayaano oo lahubo qabiil wayna ka dhashay mj ah hooyadii iyo aabhii la jogan Cinidina ka maqnayn ciidii wax ka maqan yihiin ha raadsadan angu wiilkana wan haysa naa
Adoo majerteen ah miyaa Eelaay noqaneysaa. Kooblee soo qaado mkan Alaa magan rasuul. Ak majerten ayaa fahy❤❤❤
Think before you talk! waa aflagaado la soco
AliAli gabar may kuu diideen mise waad ka xun tahay tuugsi haddii dad lagu caynayso adba si reer magaalnimo ayaad u tuugsan jirtay haddii qurbo aad timidna tuugsiga ceyrta adaa ugu horerya (Welcome to the world 🌎 what’s goes around come to around be respectful before you speak and go school)
Qabiil somaaliyeed ha yasin allaah kabaq
When you are ignorant is like this
Hh Somaali oo dhan baa tugsato ee amaba ka sii daran tuugo wada ah adiga laftigaga tuugsada
Raaxaan waantu si ikhiyaar Ah baay uhaalaayaan maashaa Allaahaa tabaarka.
Haa .eeshii ay kaasoo heshay ayay maaymaayga ku baratay DNA BUT NOTHING
War iska daba warewg looma baahna nin yahow
Adaa afkaaga ka sheegtay inaan markaagii hore aas dhuntay
Ceebna ma ahan
Ogoloow in dheecaan adi iyo maamada la idinka qaado
Wll ha inkirin hoyada
Brother Aj,go for DNA n close this topic once and for all…..
Nin hal kamaqantahay haan gorofo gacanta galiya si mel un oo ugahelo badi masahlano hada qofdhana maqan mamada iskaqanci khayr allha kusiye
Haa
DNA -ga muxuu ugu cararayaa? Khibradda aan uleeyahay baaritaanada maamadaa saxan isga waxba ha warsanina ee
avocato uun haloo qabto
Maamada mahadsanidin
Ninkaan DNA wuxuu uga carayo baa jira wuu og yahay lkn wuxuu u qabaa Haduu hooyadii accepted gareeyo wuxu u qabaa inuu wax kasta loose gareynayo wuxu ku hayaa family weyn ban ahay nin layaqaano ban ahay nin haduu family giisa uu helo ceeb maaha qof asoo yar dhumey wa buuxan ceebna maaha subxaanalaah ninkaan momada ha qanciyo carar kagama hareyso caasi you ku noqon hooyadiis wuu u eg yahay saaid
Dna test is the only solution
Kuwa afduubka dhan soo iyaga maahan intee masakin kayihiin waa dad qadiyad leh raxan weyn waa soomaali kuwa waliba ugu awooda badan bey ku jiraan
Fiyuuska meel kasta inta xun radian be polite
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc walalkey ala kabaq DNA ogolow maadaama lagu sheegtay yaan laguugu waa xaaraami AJ family inkaarow qabaa daaroodna maaha wax ugalayna malaha caasi waalideyn waaye
Raxanwayntuba wa daarood badankoodu 😂 awalba dad hore noga maqnaa ma iminkay rabaan inay kuwa kale naga kaxaystaan
Raxan weenta daarood baaba ubadan yantaarta maamada eey sheegatayna waaba niman harti koombe ah marka AJ yoow waxaad siisana ciil kuma qabtid islaannimo ayaaba la isku caawiyaa walee waa yaab ilaahoow na astur qof qofkii dhalay taagan yahay oo qof kale laleeyahay wuu dhalay ma sahlano calasoow calaamo kaasoo if baxday maxuu lacag daarood naceeb kubixiyey walina samri layahay ninkan waanba kayaabaye ma wacal isaaq baa😂😂😂😂😂😂
ALL NIINKA SIIFICAN AYUU HAADLEY QAAN CUI MAANSHALLAH WLL ADUUN JAN WAA LAGA TEGEÝÀ SOO AFJAARA DAGAALA DHACÈY CARUUŔTU WEY ĹUUNTA DNA
Asc waxaan ku talinlahaa DNA ayada kugu fiican ee u samir ama hooyadaa bay noqon ama been ayey noqon aj hooyo DNA samee biliis
Yantar iyo laway waa gerikonbe raxan ween somali oo dhan bay kokobanyihin
Man deal with this mom.You don't need any one
masha Allah sifiican ayaad uhadashay
Waa run maamadaan baahi umadooneyso maamadaan qanci dadkaad lasoo dhaqantey waagooni hadaad i egtahay wiilkeeda bal horta hooyadaa maxaay usoo hadli weydey Aj hooyadaa maxaay usoo hadli weydey ninyohoow majeerteen baa Gacanweyne kugu dhigey adoo hooyadaa aad kadhuntey marka hada hadey ku heshey hadiiba ooy runtahay maamadaan qanci D N E
Kuqanci hadey hooyadaa noqoto waa qeyr hadeynoqonna waa qeyr hooyo waad qan cisey kor iyo hoos wiilkeena walaalkeen baa tahay
Sheekadu maha daarood iyo raxan wayn ha gaynina ee ninka iyo hooyadiis oon ka hadla kelliya DNA uun u ekeeya waxan kalle kabaxa 😢😢😢😮😮😅
Anu islana idhalin haday ishegato waba kufarxilahaa kama cararen ano sharfaya mesha laysku badho genlaha
Ha is baaro si eey uqanacdo oo illaah kacabso
Dna
Nin rag hadal cad weye❤
Inaad carurta haaysid ayaa lagu sheegey maxaa ka jira
Wall waa daruuri in dhiiva la qaado waayo see ku qa nci neysaa
Aj go back to your 😢 please fiiri indhahiisa daanyeerka mj maxaa kaa galay aaqiraad u jeeda
Why DNA he knows he has his parents no need DNA his this lady is not his mum okay? And he know no need DNA.
Gabadha dhahaysa MG wey qayla badanyihiin, wey Edabdarantahay, MG Ka warso dhigil iyo Miriflaha dhooban Puntland. Ka fiirso hadalkzga oo dadka ha u gafin.
ISLANTU. XOGAA AYEY. RABTAA EE. XOOGAA Ka duceyso
Qabiilka in xumaan ha ku tilmaamin daarood fixed your behavior 🤭🤭🤭👎👎
Dahir waxuu soo galo oo hagag ku dhamaado lama sheegin heerka as in Leysla soo gaarona ma ah aj nin yahow adaa dhameyn Kara aqli alle wuu ku siiyay adigoo qancinayo oo mamada ajar ka raadsanaya 5:39 naagta aflagadeeneyso majeerteen dhaheysa adiga dhaqanka Ada wa sidii raxanweyn majerten amaba darood qeylinayo xagee ku aragtey dadk sharaf badan aqlaq wanagsan afdherideda soo baro dadka majeerteen imsaan aragney niman raxanweyn qeylineysa ma qabilka dhen bey ka mujunayaan dhaqankooda mey, bal adiga hada hadlayaa adaa ugu qeylo badan inta ku jirto ma qabilkaga sidaas u wada qeyliyaan dhahnaa
Raxanweyneey maad joogtaan daarood cid idiin dhaanta majirtee
Yur
Waa af lagadeyo cad
Waxan chan oo ka soocd mediyah iska soo afjaar iska aqbaal aboowe 😢😢😢😢😢
Walaalkeey
Dad kii sookor saday baa soo had lay xaq Mazar soomo asagoo yar buu inkiray hooyo anaa dhalay ha ku dhahin reer kaan la.joogu buu iyiri buu dhahay
Hooyadane maka ogolaaty
Walaahi dhiig raxan weynn buuleeyahay
Ninkaan cuqdad dishay runtii waxaa dareemaa inuu raxanweey nimada ka cararaayo hhhh😅
Muxu uga carari raxanweyn wa qabiil weyn
Aj wa utuber .xaraabi ah
Laakin , xil ilhaan omar wa isman mohamud Abaheed hooyadeed wa raxweyn ama reer xamar afgooye ,wana santor Congress mareykanka . Marka qabiilka ceeb maahan wbt.
Asc walaal maamada u nasteexee hadhibin dadka ayaa wareeriyay qanci maskiinta caafimaadka Ku dadaal walaalo xanuun yaysan la qaadin arintan soo gaabi sheekadaan walaalkay
DNA MAXAA U DIIDAYAA HADALKA MUXUU TARAYAA ARE YOU KIDDING ME
😢😢😢😢😢😢😢😢
Aaway hooyaadaa aabahaa adeerkaa ehelkaaga daarood maxaa adi kaliya kuu aragnaa? Taas micnaheeda waa inuusan jirin qof daarood ah ku sheega karo😂
Yantarba dee waa darood
Aa
Hello online with you
Ninkaan ilaa maalintii mamada soo sheegatay ilaahada qalqal aa ka muuqdo 99.9% p mamada way dhashay because asaga dhan wuu fiigsan yahay wajigiisa fiiri
Kani wa nacas D A N maxad udiide
On line maatahay
Arinka sida xaqiiqada. ah baraha bulshada halaga saaro dad isxilqaama oo ilaa afar shanqof ah oo ilaahay dartii wanag kugala mamada labarkeda iyo Aj famli siwacan arinkoda ugala waa inlahelaa
Mala. Baro. Wilkan. Ilmhisa. Waxa u ee yahini. Mamada. Ee hlagaqado. Dhiig En. Ama. Dhacan.
Wuu fiigsan yahay
Kkkkkkkkk waa fuustadii daahir calooleey😲😊😊😊😊
WAAR IS CAADE DOOQON YAHAW
walal mamada waa ku egtahay waa hoyada hada hoyo kale ledahay ken
Racan wey maxay isaga daba wareeganaysan oo mada usoo fariisin layin
Saxiib dh and night maha shay xun kalabax waashay cad
❤❤❤❤❤❤❤❤
Nataa qcaylada yere dhx wx wa wareerebe
Waa a hooyadiis meeday hooyada baahan
Eekaay wadaad maaha waa daqakato waa dad tuugsado
Raxaweyn cay ma ahan hoyada ha inkirin ee lahadal mamada dadna wa iskumid familiar ha inkirin aniga elaay rasmi ayan ahay ma ihi laygama maqlayo yay ku habarin gesinimo muji insha allah
Maamadaan waa maafiyo, marna toban doolar ha u dirin dhilada. Waarid ma aha tan waa dadkii isbaarada.
Waaba yusuf 2
Mamada maxay uimaqantahey oo usoo fariisan ladahay
mamada waadka xanuunsatenmarka layiri hala caawiyo lkn qofka isagoo familleh aad sheegaten gabdho ku dhicid iygaa u badan oo aroob ku wada dhashay
Maxad qarineysa hadad ishubto maxad udiidan tahay DNA. Away intii kula dhalatay iyo Hoyada mad natustid bal inaad uegtahay sidad ugu egtahay midan Raxanweyn iyo Carurteda. Nin yahaw ILAhAY kabaq hainkirin Qofkii dhacankisa laga khalqay. Majerten Qiyamaha wax kuma tarayo.
Masha Allah
Qanci qanci hadi day wax Ka qaldanyin
We ii qoran yahiin maa maqlay mise
Adeer mamada si kaligin wada hadla.
Hooyadii yuu inkirin
روح عند امك ياولد انت غلطان