Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalka Dacawaley Iyo Qolyaha Kusoo Duulay Waxa Ay Kala Yihiin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2025

Комментарии • 75

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 День назад

    Jumca Mubaarak aqyarta
    Xaafada , Alle SWT ha idin barakeyo Aamiin, Su’al an qaba ya iga jawabayo !!!
    Thnk U

  • @alinoor6515
    @alinoor6515 День назад

    Avocado abdirahman guul iyo bare ilkacase ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 2 дня назад +5

    😂😂😂😂😂Wararkiina Lama Rumaysan Karo Waad Qoslaysaan Wariye Qoslayana Lama Rumaysto Kkkkkk😂😂😂😂😂

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 День назад +2

    Sheekadu waa Arab Sh Isaxaaq iyo Reer Isaaq. Labada gaalna waa is dhaamaan. Gaal qabiil ahaan kuula dagaalamaya iyo gaal ka yimi Addiss Ababa oo aan tuuladaada reerkoodi soongaadhin oo ku barakicinayn waa kala laba. Lyuu waxba mui xeerin ee tamarba halkaa dhigtay liiska caruurtii la laayay waa yaalaan iyo haweenkii.

  • @abdiqanimohamud7751
    @abdiqanimohamud7751 День назад

    Qoraalka saxa,waa Barre Ilkacase

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 2 дня назад +1

    Dhulku Waa Ogadenia🇬🇲🇬🇶🔥💪

  • @CabdiBadal-p3b
    @CabdiBadal-p3b День назад

    Kkkkk wa kahelaa labadan warie

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 дня назад

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @LeeLeecash
    @LeeLeecash День назад

    Hawd and reserve Erea

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 День назад

    Welkom 🤗 Ilkecase iyo Abdirahman

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 День назад

    Axmaro iyo idoor israac ee ogaaden maxad yeeli

  • @MustafeAyub
    @MustafeAyub День назад

    Nin waxfahnsan

  • @Djdjdjsshe
    @Djdjdjsshe День назад

    Waa idoor nabad marabane laya munaafuqeenta maxad ubaryeesan

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 дня назад

    Aaamin Aaamin yaarabi

  • @doog880
    @doog880 День назад

    Walaahi isaq iyo ogaden midna qabriga kuu raaci mayaan kaliga bad galeysa aakhiro lagu weydiin maayo qabiilkagi wax ma usoo qabatey ma usoo dagaalantey😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День назад

    SAX❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khalidqawdhan3265
    @khalidqawdhan3265 День назад

    Liyu. Police marka ma somali baa hahah. Nimankan sawkiuwi iska dhigi jiray inay yihin xoriyod doon Hada ma liyu police uun iskumay shubin❤

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 День назад

    Shakhsiyaadkii Kaamaradaha iska duubayey ee ku baaqayey in dadka la laayo waa in lasoo qab qabtaa oo caddaaladda ay wajahaan

  • @kolomeymohamed2745
    @kolomeymohamed2745 День назад

    Ogaden inan idoor kulakeen damacaa waa qalixumo

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 День назад

    Idoor waa fulayo may gooni istaag ku dhawaaqaa?

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 2 дня назад

    Waryaal qabyaalada iyo shaydaanimada aad umad utabinaysaan joojiya

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli 2 дня назад

    20:38 Miyaad ka cabsan kulahaa WAA Hal ruux UuNe, Ilayn qosol looma dhinto 🤣🤣🤣🤣🧐😎

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bilanmahamud20
    @Bilanmahamud20 2 дня назад +1

    Reerkan qolfooftii siyaad bare iyo daarood ayey dagaal kula jiraan

    • @abdullahidhanaandhanaan4305
      @abdullahidhanaandhanaan4305 2 дня назад

      Siyaad Barre ogadeen baa riday.kk xataa farmaajihii shalay annagaa ku tuurnay. Berri haday mid keenaana anaga tuurayna.

    • @NaasirMaxamed-sx2oh
      @NaasirMaxamed-sx2oh День назад

      dir iyo daarood baa siman isaaq ilahay ayaa badiyay oo dhaqaale ilbaxnimo siiyay xaasidiinyy from ciise😅😅😅😅

  • @adamshire8803
    @adamshire8803 День назад

    😊😊0

  • @abdifatahjarmal7170
    @abdifatahjarmal7170 2 дня назад

    La xawla!
    Cagdheer caqli ma leh, intay Nairobi gaadhi u raaceen baa mid walba siyaasi iska dhigayaa oo intay umadda soo hor fadhiistaan bay isu nacab laynayaan, sidii ay xaafadoodii ama xeradii geela joogaan waxay doonaan ku hadlayaan.
    Geeljire to Siyaasi 😂😂.

    • @Raho339
      @Raho339 2 дня назад

      Ina BucurbaceyR Inaad Tahay Som Ma’Ogid oo Asalba’Aadan Lahayn🤣

    • @abdifatahjarmal7170
      @abdifatahjarmal7170 День назад

      @@Raho339 anigu waxaan ogahay dhilo qas weyn la wareegaysa inaad tahay.
      qabxo fooqal qabxo, ka ilaalo bakhaarka jiirka iyo baran baradu yaanay ka geline 😂😂

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 дня назад

    Ciidamada cagdheerta walee in la soo qabqaban waar bal caqli samaysta oo nin ku diiday miyaad maamulikaraysaa miyaydaan ku cibro qaadanayn af wane

  • @LeeLeecash
    @LeeLeecash День назад

    Xanuun baa kugu dhacag somaliland ah lknse Deegaankaa Anna iska leh

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 2 дня назад

    Xaqiiqda jirtaa waxay tahay in iidoor ku guuleystay dagaalkaas kolba hadii hawaarintii lagasaray oo gaaladiii qumaneyd caawa haysato lkn waxa kaliya ee aan markhaatiga nool ka ahay waa hadii uu ogaden leyn laha 40 liyuu ah in reero dhan lamooraduugi lahaa ee waxan leeyahay ogadenow liyuuga iska celiya ama dhibkooda soomaalidu ha idiin lasinasto

  • @faysalcabdiwalijazaakalaah2397
    @faysalcabdiwalijazaakalaah2397 2 дня назад

    Warbeenta iska daaya qabrigina utudha

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 дня назад

    Kaalay KA qaada ogaadeenow hadaad dawlad hadad tihiin
    Waa r dib ogaadeen dhulkan aad gubeysan U maamulaysaan

  • @SaleebaanMaxamuud-c5j
    @SaleebaanMaxamuud-c5j День назад

    Cida xaalada abuurtay waa cidii xuduuda arab badhtanka umarisayee xaalada abuurtay

  • @SahraCumar-d4y
    @SahraCumar-d4y День назад

    War side isku dharma waxaad faqidaysasn waa wiil iyo abtigiis wax and ukala wexataan mayaaliin

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 День назад

    Reer doqonmawaye warwuxu wamaxay weriye maahe ixi ixi ixi dasunbay islahorfadhiyaan buudhi madhan ayey saaranyiin naftooday qiyaamen oybeen ushegan nogob nogobdhashay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv День назад

    Bal mesha iney wax kasalagleyihiin dadkii lacag bilaash ah loqorey by leyihiin walalayey coldonow Al shabab khawarij ah oo somali xasuqayo inaad tahey ogadey

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv День назад

    Coldon waa dalim munafaq ah Liyuu ga waa galo iyo dedbey layeen waa kala labo cida uu galeysiinayo waa umada DDS Ethiopian aa musliminta ah

  • @HaawoWarsame-e5c
    @HaawoWarsame-e5c 2 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @faysalcabdiwalijazaakalaah2397
    @faysalcabdiwalijazaakalaah2397 2 дня назад

    Ugaaden jano ku gelimasid

  • @MaxamudRooble-v8m
    @MaxamudRooble-v8m 2 дня назад

    Kkkk ogaadeen inay kolba laba doqon ogaadeen ah inay gadhka xun isla hor fadhiistaan beentana iyo xaqiraada umada kale illhay idiin sooqabay

    • @Bilanmahamud20
      @Bilanmahamud20 2 дня назад

      Habaar wax kaga Jari meysid ogadeen gobtii daarood ilmaaderadey mansha allaah salaan SSC

  • @kediyemedia6353
    @kediyemedia6353 День назад

    Kaalay Maydkaaga guro Cag dheereey.
    Adoo Adoon Oromo ah ayaa Isaaq la hadlaysaa

  • @aarsadaamdayib6537
    @aarsadaamdayib6537 День назад

    Waar dhulkiina haydinku filaando ogaadeenoow wixii lawada lahaa waad ku dheesheen daaroodiyaad wadaa shalaad laascaanood faraha kula jirtay ana maanta taada diiday waxba ha la hadhin adoon yahow

  • @Raho339
    @Raho339 2 дня назад

    🤣🤣🤣🤣

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 2 дня назад

    😂😂😂

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 День назад

    Ethiopia ninka ay kadanbayso oo dagaalkii talyaaniga bariga Ethiopia from harar illaa wardheer ka dagaalamay waa cumar samatar Dr Abiy Axmedna wuu kufaanay dhowr jeer u khudbad jeediyey waana nin Daarood ah marka absame waxaan usheegaya ninkaa taariikhdiisa weyneeya hartiba taariikhda sayidka waa wayneeyaye tusaale sayidku dhulka MJ wuxuu kadagay oo guryihiisi kuyaalaan Eyl Qardho Ilig cagaarweyne qalcadahaas wala xafidey si taariikhda loo kaydiyo

  • @ismailahmed4407
    @ismailahmed4407 День назад

    𝓑𝓮𝓷𝓪𝓵𝓮

  • @aarsadaamdayib6537
    @aarsadaamdayib6537 День назад

    😂😂ala maxaad been isu sheegteen newpolis ha odhan ogaaaden dheh maanu kii ahayn aan aqaanay waar soo daaya kuwaan hadhka cad ka dhaansaday maanu ahayn ma ogaadeen kalaa dib loo abuuray ala faan weynaa waar xabashigaa inoo dhexeeya😂

  • @chadali4043
    @chadali4043 День назад

    Iidoor wey isla socdaan beenbeen ta iidoor ha dhageysananina

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 2 дня назад

    ciidamadii somaliland ee itobiya lagu tababaray sanadkii ugu danbeyey xukunkii muse biixi
    ciidamadii lagu so tabaray itoobiya ee laba mar waxaa loo tababarayey qoladii aadan sune,
    waana kuwa hada dacawaley ka wado dagaalka

  • @qorsheeyechannel6185
    @qorsheeyechannel6185 День назад

    Muslimo nimaan kugu dhaqayn muuninimo qaasa gaal maxasta kuu dhaqood magansataa dhaama

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 19 часов назад

    Magacisa ayaba cooĺdon eehe maxatkafileysan.waar diiga Islam ka at kuxat gudbiseyn isachojiya.

  • @MIRATHNOOR
    @MIRATHNOOR День назад

    Beenaale tuud fiiq

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal День назад

    *Waar niyo Chanelkiinii khadkii wuu kabaxay Wax landhagaysan kari na maaha Xanuunbaad laso fadhidan iyo Beentii ethiopia ileen Waxaad NOO **#WARAMI_JIRTEENBA** BEEN BAY ahaayeen kkkk tan iminka wan ka warhaya Waxanaad sheegaysaana waa xanuun idin haya uun mana ihi Isaaq iyo Ogaadeen*

  • @ice-cold8827
    @ice-cold8827 День назад

    Munafaq beenale

  • @aminabarre1727
    @aminabarre1727 День назад

    War doqon liita ayaad tahay,fiqi tolkii kama tago,isaaq hal feedh oo isku dhegan.goobaanu ka wada dagaalamayna.nuubuluus danbe oo ka amarkutaaglaynayaa ma jirayo.waxay hoos tegayaan,iyagaana is xukumayo.macaway ku quuso

  • @faysalcabdiwalijazaakalaah2397
    @faysalcabdiwalijazaakalaah2397 2 дня назад

    Waxa aadkuhad laysaa waa qabyaalad cad dd kana ogaaden ayaad utaqaan umada dir ee kunoolna waad gumaysataa waxaka badan isaaq samaroon ciise hawiye jaarso oodigu aad raacisay oromo colaada awgeed barzud arab dhaxle wayxidhi doinan hadaad sida wax u wado ogaadeen macirkuu mari doonaa waxa tihiin beenaale iyo ben kalkaal bal dib.isu dhagayso rer miyigii dacawalay ayaad ku soo riixaysaa ina godane iyo aadan sune waa bora bagaadhe aad ku aakhi seegaysid

  • @guledahmed909
    @guledahmed909 День назад

    Shirkii awaare ee heshiiska ahaa ee udhaxeeyay beesha reer isaaq ogadeen iyo beesha reer isaaq idoor waanbogadin nabadgalyada cidakashaqan laakiin inlays aamina waafiican tahay ee reerka iidoor mala aaminikaraa jawabtu waa idinka ok

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g 2 дня назад

    Ololaha iidor e howd and resever eeriya wa wixi ay belaha darafyada ay ku hayeen sool hadan weynay qabalaha xarshin iyo dacawaley usan mustafe nagu xukumeynin

    • @Logictalks1
      @Logictalks1 2 дня назад

      Sool waa somaliland Dib baa loo qabsanayaa
      Reserve arie na wan goosanaynaa
      Bal soo cabaada hadaad doontaan

    • @AbdirashidElmi-v8g
      @AbdirashidElmi-v8g 2 дня назад

      @Logictalks1 somaliland marki hore ayad si khalad ah tuurta ugu qadaten rabten in ictiraf ku heshan degan la idinla leyahay wixi dhama u lahana besha dhexe tiri aniga ima so dhafayo degmoyin dhowr ah ayad degan u tagtan waxa dontan ka dhagta deganada kale hartiga waqoyi inside tretorial somaliland khatumo state ha is mmaulan xafadi xafad waxay ugu gudubta wa xasarad dacawaley iyo qabalaha xarshined wa ogadenia howd iyo resever eeriya xudud benaad ban u aqana

  • @yassinabdilow3428
    @yassinabdilow3428 2 дня назад

    Beenaale Beenaale Beenaale habartaa u sheeg neefyahaw neefku dhalay

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 2 дня назад

    Beenaale ilaahay ku qabay dad guryahoodii lagu dhex xasuuqay ayaad doonaysaa in xasuuqii aad u geysateen lagu dhibaateeyo walle goor ay noqotaba waa laydinka jari

    • @sahraismail2230
      @sahraismail2230 2 дня назад

      Sheeydaan isku baax ee waaxay haabaarku islaa heel o dhuulku kuulaa goo